SIR CULUS - MUNIRA || BUSKUT BIDAARTISA HAL SANO AYUU IGA QARINAYEY IS CADEYS QAS QASNA WU MARSADAA🫢

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @faisamumin8580
    @faisamumin8580 2 місяці тому +4

    Naag taan waa saqajamad edebdaran Team Buskut All day.

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 2 місяці тому +5

    Gawadhaan Allaha caafiyo waa jiran tahay wallaahi subxaannallaah

    • @queensahara5735
      @queensahara5735 2 місяці тому +1

      wallal ILLAHAY ka cabso adunyada waad ka tagee dontayee.

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 2 місяці тому +8

    Ninka faransiiska ee ilmaha kaa heesta maad iska celisid marka wiilka somaligaa sidaan ula dhaqmeysid doqon yahay

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 місяці тому +7

    Subxaanallaah guurkii soomaalida dadka caanka ayaa kuciyaareen 😂😂

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar7770 2 місяці тому +3

    Wlh yabwaye ilaahow umadada soohanuuni yaab anlafadhiyaa adun waxba madhina aaqiro samaan😢

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 2 місяці тому +1

    Subxanallah walee qurbaha waalagu waashay 😢😢

  • @leylafarah3404
    @leylafarah3404 2 місяці тому +1

    Hadhow inay tiraado walacaa iigu wacnaa bay rabtaa

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 місяці тому +1

    Walaalayaaloow goormay bidaar cay noqotay

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 місяці тому +3

    Gabadhan miskiinad ma aha waa United Nation fartay doontay qortaa buskud godkiisaa biyo ugu galeen

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 2 місяці тому

      Waa dhilo gaal ka so dhargay u soo turay 🤮

  • @hodanmomar9900
    @hodanmomar9900 2 місяці тому

    Subxaalahall. Na ninka wa il ma haga abihi e kaxisho

  • @farxiyoibrahimali7475
    @farxiyoibrahimali7475 2 місяці тому

    Alle hana asturo

  • @basramohamed9220
    @basramohamed9220 2 місяці тому +5

    She want him

  • @leylafarah3404
    @leylafarah3404 2 місяці тому

    Subxaanallah soo aabo iyo hooyo matihiin warkala xishooda

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 місяці тому

    Allah na asturo

  • @nuurtokhaliif2378
    @nuurtokhaliif2378 2 місяці тому +4

    Bisinka lkn bidartu wacadi maxa kamacnah nimanka dhan way ubadanyihin bidarteh😅😅😅😅😅

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 місяці тому

    Wargabadhaaan waa xaamilo yaa naseexeeya oo ka qabta social media ha walaaleey naso walaalay naso walaleey naso unax naftada ❤❤❤

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 місяці тому +1

    Sharafi dhimatay wallahi somaliyee wiilow gabarey waxaad guursaneysaa Ka fiirsada guurso waxaad taqaano waxaad taqaano ayaa dhaleysaan ama guur dhanba iska daay Wiilow ama Gabarey bilaa caleeg

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 2 місяці тому +1

    Subhnllh tan mxa ka khldn ma ninkeedi ilmha u wado sas u caayin

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 2 місяці тому +1

    Allah maxey ceebowday tan weyna isla fiicantahay

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 2 місяці тому

    Doqomadii weh soobateen wllaah

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 2 місяці тому

    Asc kkkkk hayey saxaf adna cadey igu salan Malissa sheme igu soo dhaweyneysiin adiga iyo adna cadey codsigeyga weli ma iga soo jawabina see ahan waye ❤❤

  • @xasiibaomar1871
    @xasiibaomar1871 2 місяці тому +1

    Naagtan waa shaydaan

  • @nimcoali58
    @nimcoali58 2 місяці тому

    Subxaanallaah Subxaanallaah allaha sohadeeyo saan maquruxbadna ceeb waaye nin aad ilmo udhashay seed uceebeeysa beri csnugaada utur waxad caabeyneysid waa aabihiis wixi meeshaan sogala sifudud ugama baxayaan markuu weynaado wiilkaga waad kashalayn doontaa dib isugulaabo

  • @rahmasheikh5360
    @rahmasheikh5360 2 місяці тому

    saxaafoow irsaaqada meel xun idinka gasay Adiga iyo intii xumanta faafisa illaahay kacab sada fadiixad mafiicna guryihiina iyo owlaadiina ubaqa

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 місяці тому

    Doqon yahay suxaanallah Allah uu kuguqabsan doona subxaanallah wa ceeb caruurtaadu markay vidioga daawadaan facooda lama dheeli karan

  • @falisa576
    @falisa576 2 місяці тому +2

    Subxanallaah war qoftaan haday ninka
    Jeceshahay maxay uga tagtay
    Ragoow naagtaan o kale ha guursanina
    Iska ilaaliya o naag diin leh guursada
    Naagtan o kale afka yaxaaskaa leh
    Ha guursanina wa bilaa diin uff

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 2 місяці тому +3

    Naa xishio oo ilahay ka bogo doqon baad tahaye waad waaltay

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 місяці тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 horta ani wan daremay inu is badaly baf cad😂😂😂

  • @ferihahassanmohamed1739
    @ferihahassanmohamed1739 2 місяці тому +2

    Naagtaan cideeda xagabsato way waalatey cacuudu

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 місяці тому +1

    Adunka naag ka saqajaansan oo ka xaraamisan oo ka dhaqan xun naagtan ma arag. Ninki gaalka carurta ka haysto raadso inta buskud u bootaynasid skiifo

  • @hoodiyoayaaan7029
    @hoodiyoayaaan7029 2 місяці тому +1

    Bidaar maxay micno ah oo leedahay timihii oo duulaye weeeye markuu caloosha kuu buuxinayeey maa dhahdi bidhaar baa leedahay annaga hadda maxaa nagala soo doonteen😂😂😂😂😂

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 2 місяці тому

    Walaalayaaloow gabar xaamilo ah maxay u sii walayaan may nasato dumarka markay xaamilo yihiin buuq uma baahna war aaway ehelkeeda walaalay ilmaha calooshaada ku jira u nax😢

  • @UbahElmi-w1v
    @UbahElmi-w1v 2 місяці тому +2

    Naagtu waa xolo

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 2 місяці тому

    Subxanallah Subxanallah😭😭😭 Subxanallah Subxanallah sorry w Mahamed buskud

  • @Najmahassan7128
    @Najmahassan7128 2 місяці тому +1

    Alle magan saana manodhineed nin aduunyo joogoow maxa aragti kuulaaban allaw na astur

  • @FaadumoMoalim-i6n
    @FaadumoMoalim-i6n 2 місяці тому +4

    Waxan nag ma aheen

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 2 місяці тому +1

    Who cares naag walaan way is ceebaysay tani dharka dhigo bal cidad wax ka qaado uuuuf

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 2 місяці тому +1

    mahiir mahiir beele naya kuwa kasotagtay carurta kale kaso tagtay sidan mat igu calan cashiid maxamed buskut wax fican miyu kutosay 😂😂😂😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 місяці тому +1

    Ka xaab xaabi hee buskudoow dagaal shaanshi aan kugu soconaa😅😅😅😅😅

  • @ayaancumar9685
    @ayaancumar9685 2 місяці тому

    subxanalh waa xamilo

  • @foozia426
    @foozia426 2 місяці тому

    Bisinka. Oo bidaartu wa caadiye maxuu kaqarinayey

  • @shamafamily123
    @shamafamily123 2 місяці тому

    Asc asxabta iso beqda waxan ahay yutubar cusub walayalow❤❤❤❤

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 2 місяці тому

    Nayaa gaalkii madowa oo ciyaalka kaa dhaley aawey shut up qurun ayaa tahey

  • @farhiyoali791
    @farhiyoali791 2 місяці тому

    Balaayo Jabuuti wixii ka imaadaba Ha guursato 😮😮😮😮

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂 waa yaab😂😂😂😂

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 2 місяці тому

    Rer kaliya ee media iskubuqoda la arkin asxaf adna 😂

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 2 місяці тому

    Habartan samira been badanaa wa habro shaqa laan ka badatay oo xan un u nool😂😂😂

  • @ZaraHuss
    @ZaraHuss 2 місяці тому

    Labo ninleey aqlaaqdeedii weey leedahay dayuusad waaye naagtaa

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

    Bisinka bal maxay ku keentay duub

  • @somalitax7639
    @somalitax7639 2 місяці тому

    Hadi bidarta aad ku cayneysid maxa uur kale uga yelatay wallahi inna wallatay

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 місяці тому

    War somaliyey naag taan waaba mafiyo see nin ey isu qawisey oo ilmo kadhalay isagoo horda indey timihisa kor uqadey ugadubtay nagtan dhaqnxumated wuxu masanbey ahayad🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 місяці тому

    Soomaalidu waa low live gaar ahaan kuwa ku jira social media ha waa isku maqanyihiin dhamaantood Isa soo wada qarxiya foolxumadiina noosoo duuba reer xaaraan quute

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ubax-uy8tv
    @Ubax-uy8tv 2 місяці тому

    Macquulma aha

  • @ferihahassanmohamed1739
    @ferihahassanmohamed1739 2 місяці тому

    Nolosha dadka kale ku sireysiin iska DAAYA REER SOCIAL MEDIA naagtaan maxay ku faaidee iney gof nolol isla Soo gaateen sidaan udaba cararto

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @sadianuur8837
    @sadianuur8837 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @derejoart1602
    @derejoart1602 2 місяці тому

    Adigu mad iska daa waxan iyo falada nocan

  • @ferihahassanmohamed1739
    @ferihahassanmohamed1739 2 місяці тому

    Naagtaan way ila galdantahy fikirkeyga teeda kale ma wanagsano iney sidaan la isku caaayo waa in la ogaadaa nolosha idin Soo dhaxlartey oo hadana cilmihiina wax u fiirisaan

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 2 місяці тому

    Tan maxaa si ka ah nin ayuu uyahay bidaar naag afdheer aatahay ee isku xishood doqon yahay

  • @Nasriin_Ahmed
    @Nasriin_Ahmed 2 місяці тому

    Hhhhhhh aduunyo

  • @UMuxasanxusen
    @UMuxasanxusen 2 місяці тому

    Kkkk😂😂😂

  • @najaxnajax4656
    @najaxnajax4656 2 місяці тому

    Illaahow balaayo qoorta ha noo galinin bal naagtan aan sharafta laheyn fiiri ee bilaa akhlaaqda ah iyo kuwa kalee dhintey ee low life ka ah ee ka war guraya naagta wareersan, bidaar ma ceeb bey noqotay nin rag buu illaahay ka dhigey ee orodoo haduu ninka ku furey oo ku nacay meel fariiso oo ka har dadka bilaa xishood yahey.

  • @ahlanwalye640
    @ahlanwalye640 2 місяці тому

    .😊😊😅

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 2 місяці тому

    Saxafow adno away malmahan 😅 maxa iga galy lkn 😂😂

  • @amalyusuf1210
    @amalyusuf1210 2 місяці тому

    Nayaa isku xisho, waad na cebaysay, dhaqan uma lihin waxaas .

  • @HalimaxasanKaahiye
    @HalimaxasanKaahiye 2 місяці тому

    Lkn maxamed burukada waa dambi weyn maba lagu dukan karo

  • @FarhiyaWardere
    @FarhiyaWardere 2 місяці тому

    Naa ka fuq ninka ilmahaaga qaado hadaad rabto

  • @queen_seynish
    @queen_seynish 2 місяці тому

    Malah gabdha wey hinastay gabdha ha laga qabta aladah xasbunalahi

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 2 місяці тому

    Na aamus dowon yahay ma ninkii xalaal kuguqabay ba video ga soo galisay bidaartu ma ceeb bay noqotay

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 2 місяці тому

    Waa beenalay naagtani
    Waatan duubaysee .
    Teeda kale vidari ma caybaa.sawtaad futada ka dharqanaysay.
    Waar waxani waa cabtoo oo markii dhaladu ku dhex go,daabay xasuusataa.
    Maxaa hindiyad ah sawtad lahayd ninbaa xaran igu qabay.

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂