QARAXII LIIDO LAGU DHAMAADEY SOOMAALI WAA JABTEY CAAWA DOWLADA IYO SHABABKA AYA SHACABKII XASUUqEY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 18

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому +1

    Mahad salaad,mahad salaad mahad salaad. Mukhtaar roobow.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Місяць тому

    Inna lillahi wa inaa ileyhi raajicuun.
    Allaha u naxariisto dadkeena la xasuuqay. Inta dhaawacantayna Allaha u booga dhayo.

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому +2

    Waa dhallinyaradii musaqbalka waxay la xasuuqay.

  • @yarka4574
    @yarka4574 Місяць тому

    Magaaladan Xamar intixaan ayaa kusocda. Alaha Unaxariisto

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому

    illaahay hawnaxariisto intii dhimatay inta dhaawacantayna haaw boogo dhayo laakiin reer xamar iyagaa halkaa osdhigay qabyaalad baay shalay xasan xabaalo qote ku taageerayeen

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Місяць тому +1

    Kuwa is qarxinayaa cirka kama ayna imaan,Guri ayey shalay ka soo kaceen.meeshaas ha la tago.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Місяць тому

    Wa hawiye xaxa wax qarxinayo

  • @ShuuriyeShifane66
    @ShuuriyeShifane66 Місяць тому

    😮😮❤die

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Місяць тому

    XASSAN CULUSOOW GURGUURTE SANBALOOSHE MAHAD SALAAD KAWAANLE WAA FARAXSAN YIHIIN CUD LA XISAABTAMAYSO MA JIRAAN DADKU HA ISKA BAROORTAAN INA HA DHINTAAN MADAX KU SHEEGTUNA WAA KU FARAXSAN YIHIIN IYAGU MADAX UUN BAY AHAANAYAAN SOOMAALI WAA ISTAAHILAAN DOQON NABI MUUSE CALAYHI SALAAM BAA HABAAREY . QABYAALAD BAA LOO BAA BA'AYAA HABIQLAYSO AAD BAANA UGA UGA XUMAHAY DHIBKA DADKA SOO GAAREY CIDNA UMA MAQNA CEELNA UMA QODNA .

  • @user-ni9nl9wt2z
    @user-ni9nl9wt2z Місяць тому

    😭😭😭😭😭😭

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Місяць тому

    AAWEY KUWA KU QORA MEELWALBA DALXUREEYE IYO BIRMADE XASSAN SHEEKH .

  • @ShuuriyeShifane66
    @ShuuriyeShifane66 Місяць тому

    ❤😅😊😊😊

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Місяць тому

    Tuugo nimo bay kumaqantahay xasan dhiqo iyo sanballoodshee

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Місяць тому

    Kkkkkkk xalanee baa llagasoo abaabulaa qaraxyada

  • @sadiajimale1022
    @sadiajimale1022 Місяць тому

    Inaa lilahi waa inaa ileyhi raajicuun. Ilaahoow umadaan xaqa tus. Soomaali masiibada heesata ilaahoow ka dul qaad. Bal maxaa lagu laayay dadkaan dhalinyarada u badan. Aaway dowlad ku sheegii ku mashquulsaneed is ku dirka ummadda soomaaliyeed. Ilaahoow u naxariiso intii dhimatay, inta dhaawaca ahna caafimaad Deg degga sii. Sababta dhalinyarada loo baabi'nayo maxey tahay?

  • @user-ex9qq4bs9i
    @user-ex9qq4bs9i Місяць тому

    Qofkii joogay 91kii Muqdisho oo uu dariiq kasta yaalay meyd maato heyb darteed loo xasuuqay oo aay cunayaan Eeyaha iyo Bisadaha aadan hurkooda magaalada dhex mari karin, tani la yaabi maayo! Cuquba aanan laga towbad keenin baa shaqeeysaneeysa!!!!!!!!!

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h Місяць тому

    Moriyaan dawlad nimada garanayn baa kamasuul xamar