Warda iyo Tayasiir jacayl codad cajiib ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 164

  • @nimokuria
    @nimokuria Рік тому +46

    Labadiina maad isku yaacdiin oo idinkoo lamano noo soo farisateen quruxda wey laba jibaarmi laheed ❤❤❤❤ wan isla kiin jeclahay yan qalad la ii fahmin💋

  • @suusuukeerowcali6799
    @suusuukeerowcali6799 Рік тому +35

    Mashallah ❤ ❤❤❤lkn quraanka kariimka ayaad ku qurux badantahiin

  • @atika5785
    @atika5785 Рік тому +7

    Rabi swt ayaa hibada bixiya lkn hibada sida loo isticmaalo ayaa kale duwan ,nicmad walba illahay ayaa mudan in loogu shugriyo ☝😓.Waad yartihiin huunayaal illahay u soo laabta oo qayrka quraanka xadiisyada ka sheeqaya bidnillah walashey warydaay xijaabo aduunyadan waxba lagma qaadayee

  • @xamdaadam2327
    @xamdaadam2327 Рік тому +26

    IlaHay amarkii Lapadan Wan iska Jecelahy🙏👸🤴❤

  • @nejmahoney9135
    @nejmahoney9135 Рік тому +14

    Golden voice wallahi support you from Djibouti 🇩🇯

    • @saeedmohamuud8277
      @saeedmohamuud8277 Рік тому

      Jdk

    • @Supr93
      @Supr93 11 місяців тому

      I’m the i 😂 I’m it😢 I’m the I see that you’re interested in a job place know if go for another one ☝️ or a drop off where the guy is at a higher rate overall 😂

  • @billanbj7056
    @billanbj7056 Рік тому +18

    Manshaa Allah ilahay codka dahabiga haydiin barakeyo walalo is fahmay ilahay calaf hayskugu kiin daro

  • @islammedia1593
    @islammedia1593 Рік тому +5

    qofka_Alle_magacan_kubarya_taladana_saarta_arimahisa_sida_u_karabo_wey_u_noqon(144p)

  • @idilbiixi8497
    @idilbiixi8497 Рік тому +8

    Waaw amising noo soo badiya walaalayaalow anther level❤️❤️❤️

  • @abdirahmanmohamed7476
    @abdirahmanmohamed7476 Рік тому +5

    Bal inaan ku dhiirado dhexdaan xidhanaya........dhoof nooli kulante...dhaqaaq toobiyaha qaad....amarka ilaahay heestasi meelbay i tabata❤🥰

  • @fatumanunow5100
    @fatumanunow5100 Рік тому +6

    Welcome back teysir jacel iyo warda saciid dar illahey isdhinnjclahy runtii♥️

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Рік тому +4

    Aad ayan idiin jecelahay labadinaba farxad iku noolada marwalba naka soo hor muuqda illahay haa ku dhib yareeyo dhoofka warda siciid 🙏❤🥰

    • @deqacumar
      @deqacumar Рік тому

      Oo miyey dhofayza wardi

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +6

    Jaceylkeygi tayasiir iyo warda qurux🥰💋

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 Рік тому +7

    Welcom back wllky tayasiir✨️🙏♥️💪🏿👋

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Рік тому +3

    inanti dhamaday xaabo mad ka dhigatay kkkkkkkkkk warda waan ku salamaya walashay

  • @mohamedwali6162
    @mohamedwali6162 Рік тому +6

    Taysiir Maanta waxaa so qabatay Qofkaa inbadan sugeynan Wardiita zaed 🙋‍♂️

  • @CjaamacAyjeex-sy5di
    @CjaamacAyjeex-sy5di Рік тому +1

    Wlhy labadan qof caadi maaha taageero ayaan idiin ahay

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 Рік тому +3

    Wan islakiin jeclahay illhay waxan kabaryay in uu calaf iskugukiindaro🥰

  • @Sabriin.mustaphe
    @Sabriin.mustaphe Рік тому +5

    Meesha Marku Fanan Leyhy wa iska Sidan
    Isaga Bilabaya Heesta😂hore U soco Wllo🥰

  • @AhlaamMohamed-
    @AhlaamMohamed- Рік тому

    Warda saciid Fanandeyda ku jclhy wllkey taysiir salam adiganhe huuno🤌

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 Рік тому +1

    Warda iyo tayasir wan idinsalamy wllo
    Tayasiir cajiska iskada uguyaran valogyo sogeli habagagabnadane kolba meshad jogto sodub .

  • @khadarmuuse8210
    @khadarmuuse8210 Рік тому

    Mnsha allah cod iga dheh hore usocda

  • @liidhargada
    @liidhargada Рік тому +3

    Warda xaasha iyo ninkeeda

  • @hanadhandsome8213
    @hanadhandsome8213 Рік тому +1

    Zxb in yaroo editing ba ka dhiman video yadadaa
    iga xuman maha bro kal iyo laab ku taagera so maha
    inaga so hagaji sida kale barnamijku wa on fire 🔥 👌 💛

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 Рік тому +1

    Omg this is amazing...by the way adiga iyo Warda 2 channel uma baahnidin waayo waad is compliment garaysan... 1 UA-cam channel wada isticmaala then arka sidaa over million ku gaadhan anigoo midhan baa buuxa oon music ba jeclayn lakin pure voice dhegaysata hibada codka music wuuba khariba....soona dedaala kuwo aan xabad talent ah hayn baa intaa yaacaye....
    By the way lovebirds dabayshoodi baan dareemaya bal wax noo sheega.... You look great together 😍

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 Рік тому +3

    Wow axsan cod kalama dhacdan masha alah ❤

  • @asmaxuseen404-ic3vd
    @asmaxuseen404-ic3vd Рік тому

    Man sha Allah tayasiir and warda wan idintaageraa hore u soco

  • @abdullahiabday
    @abdullahiabday 11 місяців тому

    ❤❤ waad isku soo bsxeeysaan

  • @hamzanacer2246
    @hamzanacer2246 Рік тому

    Machallah🥰❤taysir iyo warda

  • @Burco.
    @Burco. Рік тому

    Tayasiir iyo Warda xaashi Soo dhawaada oo soo dadaala anigu waan idin sugayaa Xogay Nafis ah baan dareema marka Aad timaadane

  • @SalebanCismaan-r3m
    @SalebanCismaan-r3m Рік тому

    Keep giong zhpky tayasiir never give up your life✊️

  • @CjaamacAyjeex-sy5di
    @CjaamacAyjeex-sy5di Рік тому

    Mnsha allah

  • @suldaanfaysal1165
    @suldaanfaysal1165 Рік тому

    warda siciid and tayasiir jacayl hore uzocda wllo wan idin wataa❤️❤️❤️

  • @RidwanAbdi-wq6wl
    @RidwanAbdi-wq6wl Рік тому

    Mnshallaah wllhi waan kahelay

  • @niciimaabdirahman8501
    @niciimaabdirahman8501 Рік тому +4

    Idinkuna nala jooga oo dib hanooga tagina ❤😂

  • @SupeyrQulle-yu7uk
    @SupeyrQulle-yu7uk Рік тому +2

    Labadan alow calaf iskugu dar🤲😍

    • @AyanAada
      @AyanAada 11 місяців тому

      Aamiin❤

  • @iidoahmed8745
    @iidoahmed8745 Рік тому +1

    Masha allah warda siciid aad ku taagera xppti

  • @ahmedxudun5760
    @ahmedxudun5760 Рік тому +1

    Waa awlaad jaceyl kuwani

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 Рік тому +2

    What the beautiful voice 😍😍😍

  • @ruqiyomohamed3782
    @ruqiyomohamed3782 Рік тому +2

    🥰🥰masha allah👏👏🎤🤴👏🌟👏🎤👸👏👍🏻👏💐💐💐🥰🥰🥰

  • @masbalqueen7625
    @masbalqueen7625 Рік тому

    Wiil an iska jeclhy waye tayasiir ❤️❤️❤️

  • @NastehoIbrahim-gs5cz
    @NastehoIbrahim-gs5cz Рік тому

    wow waad isku so bxaysaan❤

  • @ismailabdi9996
    @ismailabdi9996 Рік тому

    Warda siciid big fan👋

  • @xamdamaxamed2461
    @xamdamaxamed2461 Рік тому +2

    Mansha allah ilahay codka ha iniidaayo wllo aan jecelahay♥️♥️

  • @ubaxhasan7589
    @ubaxhasan7589 Рік тому

    masha allh taysiir iyo warda waa isku soo baxaysane isku baxa wlalyaal

  • @Bawaaq
    @Bawaaq Рік тому +1

    Mzha aallh laba qof oo aan Isla jecelhy

  • @ahmedmahamuud5464
    @ahmedmahamuud5464 Рік тому

    Illahay baa ina dilaaye waa cod dahabi ah... more video plz

  • @hodanilwad6464
    @hodanilwad6464 Рік тому +1

    Waysku so baxaysaane Bushaaro 🫂🤴👸

  • @maankaali9558
    @maankaali9558 Рік тому +1

    Nio meeshan lagaa jecelyahay ku soo dhaaawa nio lanbarka rabi lahaa teysiiraw

  • @mimik2959
    @mimik2959 Рік тому

    Labadan yar yar wlhi waaba ku haystaa caawa igu horaysa.. like iyo subs waad iga haysaa wllo

  • @hamzezidane1245
    @hamzezidane1245 Рік тому

    Horenusicda wllhue

  • @fatumamohamed3262
    @fatumamohamed3262 Рік тому

    Waan niixiisay my ppl

  • @maankaali9558
    @maankaali9558 Рік тому

    Teysiir sxp lajan waan kusalamay adiga iyo wardaba waan idiin salamay waxana kasoosalaaa muqdisho

  • @dekowmahatomar7215
    @dekowmahatomar7215 Рік тому +1

    Welcome back

  • @qalbidhayemedia4807
    @qalbidhayemedia4807 Рік тому

    Good voice

  • @sagalcadey888
    @sagalcadey888 Рік тому +1

    Axyaa codad m.a

  • @AsiiyaAbdiReerbadiye
    @AsiiyaAbdiReerbadiye Рік тому

    Inigoo laminate ayà quruxbadnaan lagUd🎉❤

  • @najahmohmet4966
    @najahmohmet4966 Рік тому

    Waaxay sababta warda indha uga ilaalinysaa tayasiir

  • @Mubarikabdiozman
    @Mubarikabdiozman Рік тому +1

    in bdn k dib wn hely wn radinyy barnamijkan 👍

  • @liidhargada
    @liidhargada Рік тому +1

    M.a wardo is back

  • @hindazaar9182
    @hindazaar9182 Рік тому +4

    Warda mnsha allah codkeda wan iska jecelahay

  • @hodancabdiraxmaan6429
    @hodancabdiraxmaan6429 Рік тому +2

    Waan iskugu kiin duceeyay

  • @rahmaessa4640
    @rahmaessa4640 Рік тому

    Mashallah warda iyo tayasiir dad aan tageero

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +2

    Ah yaa cod mxn Isla kiin jeclhy We loved you😍❤

  • @farxiyamaandeeq6022
    @farxiyamaandeeq6022 Рік тому +1

    Macha Allah

  • @rumanmoha709
    @rumanmoha709 Рік тому

    Mansha allaha in badan baan idin sugeyney soo badiya

  • @ayaancadey3854
    @ayaancadey3854 Рік тому

    Warda waan tageeraa

  • @LiibanAhmedMohamed-ut1ly
    @LiibanAhmedMohamed-ut1ly Рік тому

    Wow Ina ba caadi ma ahan

  • @xamdahussein7187
    @xamdahussein7187 Рік тому +2

    Laba qof oo aan taageero sharaf ku noolaada

  • @mutasahmeth8122
    @mutasahmeth8122 Рік тому +1

    Mashallah

  • @cawosiciid1968
    @cawosiciid1968 Рік тому +1

    Indho jacyl isma eegan😅😅😅

  • @axmedaadan6559
    @axmedaadan6559 Рік тому

    Sahra khayr leh inshaalah warda zxkay tayona waan salaamayaa

  • @imanh9343
    @imanh9343 Рік тому +8

    Masha Allah they look so cute together 🥰

  • @Zuhiepapdiriyad
    @Zuhiepapdiriyad Рік тому

    Noso badiya prother

  • @ahmed.faadhoowo
    @ahmed.faadhoowo Рік тому

    Barbera danyerki ma joga wali 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcodahir9174
    @nimcodahir9174 Рік тому

    Axsyaasalaam❤❤👍👍

  • @filsanabdi2046
    @filsanabdi2046 Рік тому

    Wewe labadiina jah wlhi wan idin jeclhy🥺😫😊🥰

  • @aaminabdi1696
    @aaminabdi1696 Рік тому

    Wllhi inantaa nadpan codkeda utagera alla yaoarak wllsha

  • @mohamedyare1877
    @mohamedyare1877 Рік тому

    Wow m.a 👌 👏

  • @hamdiali5929
    @hamdiali5929 Рік тому

    Masha Allah qurux ❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💢💕🧡💞💓💗💗💖💝💝💘💘💌💌

  • @queenzahara7828
    @queenzahara7828 Рік тому

    Masha allhaa cod io daganan mita kle gabdha wilka maba fiiriin karto walhi

  • @abshirabdilaahi1519
    @abshirabdilaahi1519 Рік тому

    Alla.wll.hadan.hayo.200000.waan.ku.siimla oo sab iskaraays

  • @safiyamohamed8702
    @safiyamohamed8702 Рік тому

    Waaw ❤

  • @mohamedjamamuse9121
    @mohamedjamamuse9121 Рік тому +1

    Onther level tayasir jacal Coodkaga allah ku deysto Adiga iyo wardo saciid ❤❤❤❤

  • @cabdicasiisbarkhad8923
    @cabdicasiisbarkhad8923 Рік тому

    Masha allah wllka iyo walshay

  • @ilyaasmahameth3184
    @ilyaasmahameth3184 Рік тому

    Mashalaa❤️❤️❤️ respect full❣️❣️🎻🎻

  • @zahrabon
    @zahrabon Рік тому

    Asxbt I like you waxan inigu duceynaya I inaad dhinaca khayrka ku dadaashan

  • @shukriahmed351
    @shukriahmed351 Рік тому +1

    Wooooow dadkaygii idin jecelahay ❤

  • @sadaamsiciid4748
    @sadaamsiciid4748 Рік тому

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo
    Noqda labadi isku barakoba

  • @nabiihahassanjama.jamaac7211

    Masha allh wllo waligayba waa islakin jecla iskusobaxaysan wllo 🥺🥰♥

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Рік тому +1

    Ayyy aragtidiina aad baa ugu farxy wllhi masha allah blz mar walbo saan isku soo muuqda 😢😢😀

  • @abdirahmaan1472
    @abdirahmaan1472 Рік тому

    Waa waYnkaH❤

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 Рік тому

    Long time ago welcome back 🙏

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Рік тому

    Isku eegtiinee ma walalto tihiin hh from somaliland

  • @naciimajano
    @naciimajano Рік тому +6

    Now isku waaca waa isku soo baxaysiine🤣❤

  • @walidahmad7325
    @walidahmad7325 Рік тому

    Masha Allah 😢😊

  • @cabdirashiidxusseencali7894

    waaw idiin jeckahy darr alle

  • @mutasahmeth8122
    @mutasahmeth8122 Рік тому

    Waaaw

  • @sumadqaran
    @sumadqaran Рік тому

    Xageed ka dhacday waa lagu waayay

  • @Xaawojano-w7w
    @Xaawojano-w7w Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @sacduuahmed6790
    @sacduuahmed6790 Рік тому

    Wada joogiina waan jecelahay❤️❤️