TEAM 27TH WE ARE ONE WE ARE THE BEST ,,,, KEEP GOING MY BIG BROTHER ASAD ,, THIS PROGRAM WAS SO GOOD BUT UNFORTUNATELY ITS OVER ...PLEASE BRING US MORE INTERESTING VIDEOS 📹 🙏 THANKS ALOT BRO AM BLOODY T27/8❤❤❤
Asad : lacag AMA jaceyl Marish:money is everything Waxa ka helay runta ay shegtay masha allah sabab to ah gabdho badan ayagoo dadka iska gadaayo ayay dhihi jireen jaceyl waa ku wataa marish beauty 😅😅
Asad hagio sxb barnamijka wa barnamijki igu horeyay on sidi filimada muzazalka cml ugutaxnaa aadna an uxiseya ee sxbw ha jojinin ee weekly xita inoga dhig....thanks
Asad inta rabta inuu siwado barnamirka love ha isaarto
Hhhhhhhh
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
Ani
Prank indonesia uu wiil Somali Ku sameyy gabdh indonesian ah
ua-cam.com/video/XuzftsHjff0/v-deo.html
Fadlan subscribe hala dhafin
@GOLDEN22 Prank indonesia uu wiil Somali Ku sameyy gabdh indonesian ah
ua-cam.com/video/XuzftsHjff0/v-deo.html
Fadlan subscribe hala dhafin
inta rabta in Barnaamijkan Lasii wado Like iisaara 👍 aad ayaan u xiisaynaa Hanaga joojin waqti usameey proder
10k🇸🇴😂😂
Waxkastoo macaan waxa kamacaan hadlka Allah adaa igu raacsanthy like isaar wll mahsanid♥♥♥♥
HADAAD KAMIDTAHAY INTA JECEL DIFAACA DIINTA NAGU SOOBIIR WIXII DHALIIL AH NA NALA WADAAG WAAN TIX GALINEEY NAAYE MAHAD SANIDol
Haaaaaaa adiga ayaan ku ahay🫂🥀🔐
😍😍😍
sxbow plz isbucii 1mar kadhig yaa igu raacsan asxabeey like kumujiya inta igu raacsan 😍
subscribe isar wllo mcn
officials warn kuu saaray adna ii saar
wll iisaar subscribe Adoo raaliya
UA-camleyda bishan lacagta ay helan 35 percent aa hos uu dhacdaay... marka sas daradeed ama uu modaay showgan lacag ka heleen.
@@Ruuxiquruxofficial9321 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin
Haa daacadba u ahay jacaylkayga iguso duceya inan dhawaan ka dhabayno hamigayaga oo guur xalal ah 😍😍🤲❤️😘
Ilahay hku sahlo hdu qayr ku yahay mcnto wixi qayr ku ah ilahay unba oge
Ased xajow ilahey cafimaad hakusiiyo waxaan rabaa adigoo lagahaaga kusocdo inaa ku arko weyna dhicidontaa insha alaah
Asad wil her jabuti ayan ahay Dar Allah ayan kujeclahay wan ku docaysta ilahayow haydilin ano ku arag from jabuti
Jabuti sow mahan dhulka somalia
Laga haysto ee france haysto
Somali one famaly
@@mali7297 wll aqonta kugu yar ee Allah akuu siyadiyo djubuti waa dal madax banan school aad
waan kaxumaday asad in aad joojiso barnamijkan aad baan ula qabsanay pls waxaa kaa codsaneyna Week halmar inaad noo soo galiso hadey macquul thy codsigeeena noo tixgeli Team27 😭❤
Prank indonesia uu wiil Somali Ku sameyy gabdh indonesian ah
ua-cam.com/video/XuzftsHjff0/v-deo.html
Fadlan subscribe hala dhafin
Inta Ka XuMaaaTay IN uu ASAD HAGIO
Soo Af Jaro BarNaaMiJkan Mid DooRo
Oo Ka NaxDay Like isku MuuuJiYa👍👈
Prank indonesia uu wiil Somali Ku sameyy gabdh indonesian ah
ua-cam.com/video/XuzftsHjff0/v-deo.html
Fadlan subscribe hala dhafin
Asad hagio wn jeclahay come and take with me time
Qofkii ugu horoyey ayaan ahay ilaahey dartiisa like isaara fadlan
Subscribe igu caawi walal please please
Walalo subscribe
TEAM 27TH WE ARE ONE WE ARE THE BEST ,,,, KEEP GOING MY BIG BROTHER ASAD ,, THIS PROGRAM WAS SO GOOD BUT UNFORTUNATELY ITS OVER ...PLEASE BRING US MORE INTERESTING VIDEOS 📹 🙏 THANKS ALOT BRO AM BLOODY T27/8❤❤❤
WAXA LADHGESTO WAXA UGU MAC QUR AANKA KARIIMA AH PLEASE 1KUN IGAARSIYA😓QOFKII MUURAD LEH ILAHAY HA UFUDEEYO
*Barnaamijka Caawa in lasoo xiro*
*Aadba uga xunahay Hadaan nahay* #Team27
*Hdd ka xuntahay* 😢👍
Bro
Hajoojin ee iskuwad hawlahaaga iyo barnaamijkan please
Inta iguraacsan 👍
Isbuucii halmar ka dhig waa iga codsi 6 kale shaqooyinkaag kale qabo
I really love asad he so inspiring all of how is strong and too kid too I want meet him I’m big fan him I love ❤️ very much a asad
Mariish calanka gacantada kujiro🇸🇱🇸🇱🇸🇱
marish jabuti ku dhalaty lkn waa reer PUNTLAND
She’s puntlnder wll
@@salmasaid995 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin
Asad keep going bro legend always is legend
Blz hajoojin wllo hada rabto weekend kasta mid nosoo dhig😭
Jandaani ama doorno asad waa wax kale hore u soco Huuno
Wll subscribe ii saar please codsi waaye
Marish .ArgtideeeDa Sooo RaaaCy.❣️❣️❣️
HADAAD KAMIDTAHAY INTA JECEL DIFAACA DIINTA NAGU SOOBIIR WIXII DHALIIL AH NA NALA WADAAG WAAN TIX GALINEEY NAAYE MAHAD SANIDok
Hambalyo hambalyo inaad iska joojiso baa fiican wax aakhiro iyo aduunba ku anfaca waqtigaaga iyo waqtigeena ba han kagafaa iidaysano
My favourite youtuber wn kucodeye brother
Aad iyo aad ayaan jeclahay asad inaa siwado marka hanaga jojin asad wllkey qaliya alle ha ha ino kaxafido 🤲🤲🤲😘😘
Wow Qofki ugu horeyo runta ka Hadlay dhinaca Lacgta😂😂
HADAAD KAMIDTAHAY INTA JECEL DIFAACA DIINTA NAGU SOOBIIR WIXII DHALIIL AH NA NALA WADAAG WAAN TIX GALINEEY NAAYE MAHAD SANIDok
Wale maxa runta shegte
True Wlhi money la aan jaceyl ka wax lacuno miyaa sidu ku soconaa l
@@husenzeboi3680 runta rabi ba nagu jecel
@@hanisaciid9708 waa layaba 😂
Keep going baramij kale idinka sugaya team asad
Inta ila fahantay inay umu ahzab isdagalen like sar
Maasha allaaah maarish iyo suldaanka asad waalabo aantaageero keep going
Adan uga xumahay inaad joojiso barnaamijkan aadan ugu xerna waana jeclaa run ahaantii😭😭😭
Waa gabar aad u qurux badan marka de is liidi mayso the money is everything weye fahama jacayl qalalan muxuu shegaya asadow wa ku salamin boqor🙏💯
The one N only Asad My bro keep going ❤🙏
wll subscribe Iyo like
Asadoow maxaa nooga joojinee aad buu xiise u lahaa isbuucii xita hal mar ka dhig ama xitaa bille ka dhig please
Intii ck inlaid qabto rabta liket isaara
HADAAD KAMIDTAHAY INTA JECEL DIFAACA DIINTA NAGU SOOBIIR WIXII DHALIIL AH NA NALA WADAAG WAAN TIX GALINEEY NAAYE MAHAD SANIDom
Kan Aa Ugu danbeeyo 😓😓
Ck Ma Jiro 😒😒
Waa fikir fiican lkn doorashada halaga daayo magaalooyinka iyo asxaabta sababtoo ah asxaab badan oo asxaab ah ayaa isku qaadanaya inay isku danaysanayan magaaloyinka iyo asxaabta waa sida midig iyo bidix mana kala maarmaan horay usoco asad
Ayyy wnka xunahy wll ina joojiso barnamijkan
HADAAD KAMIDTAHAY INTA JECEL DIFAACA DIINTA NAGU SOOBIIR WIXII DHALIIL AH NA NALA WADAAG WAAN TIX GALINEEY NAAYE MAHAD SANIDok
Subscribe igu caawi walal please
First comment and like ur UA-cam long life and quick recovery inshaaallah walalkey
HADAAD KAMIDTAHAY INTA JECEL DIFAACA DIINTA NAGU SOOBIIR WIXII DHALIIL AH NA NALA WADAAG WAAN TIX GALINEEY NAAYE MAHAD SANIDok
m.a my happiness
@@maryanruun2722 maryam run teeee sxpy
Wan kaxomahay inan jojiso barnamijkan wala hajo jinin plz siiwad walal plz👏👏👏😭♨
Asad sharaf iyo ciso Ku nolow ee barnamijka isbuuci hal malin Ka dhig waa ficn yahy bro❤❤❤
Samsung vs iPhone
Mid u codeeya
Ani Samsung wayo hadn hystaba😁🤠
zamzung is the pezT mopiLe🏆😜🥰
Samsung clgsy 7 prime aan hada haaystaa ina iska badalaa rabaa ee kee ii doori laheydeen asxbey
@@umasuheyla4175 zamzung A201s 👍🏿
Samsung's
wll iisaar subscribe Adoo raaliya
She is beautiful Masha allh
Walaal ilahey cafimat hakuseyo amiin ya alah
mashllh asad wllo fani weeye barnaamijkani lkn guri barwaaqo noso qabo pls from burco
Asad : lacag AMA jaceyl
Marish:money is everything
Waxa ka helay runta ay shegtay masha allah sabab to ah gabdho badan ayagoo dadka iska gadaayo ayay dhihi jireen jaceyl waa ku wataa marish beauty 😅😅
Been ma ahan wlhi car naag nin lcg la'aan haku dorato runta wa muhim
@@sucdiahmed5370 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin
Doqon baa lacag iyo aduun jecel.
Waana say tahay,
Orodoo weydii caaqiliinta dadka maskaxda leh suaashaas,
(Yaa lacag iyo aduun jecel).
Doqonku maoga inay lacagi dhamaan .
Lkn qofka caqliga badan ,wuxuu ogyahay inay lacagi dhamaan,
Jacaylkuse uusan dhamaanayn,
Kulana socon illaa aakhiro.
@@ahmeddahir8184 khlad baa.kaa.dhaa.dhcsan guuurka jcayl kAdib buu yimaada lkn nolosha waa lacag lov maran muxuu tarayaaa lcag hada haysatid jcylka waaad garan kartaaa huuno
@@saynabsadaq9506 wa tuxibbuunal maala xubban jammaaa (xoolahana waxay ujecelyihiin si daran)
Surah al fajri.
ilaahay baa horayba usheegay.
in dadku xoolo jecelyahay.
Lkn xaqiiqadii sidaasi mafiicna.
in lacag iyo xoolo laga jeclaado Qalbi qani ah oo daacad ah.
Oo macaan ,
Very humble ah.
Qofkii lacag iyo xoolo kadoorta.
Waa doqon nacas ah.
Marish Beauty Channel Keep Going Abayo ♥️
M.a allah hakucafido abowe Asad keep going Ayan kuleyaxay 💞♥️
❤💔
DggfjfjXvvv💝😫😫😏😉
Masha allah abowe ilahay dartis ban kuu jeclahay farxad kuwar
Wlh run waaye money is every thing✅✅👏
walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin
Msha allaah wllkey dariskeyga xalasha ah ayaa tahy reer marko cadey love 💘
No no wllo kadaa dad badan noo soo qabo
Waan ku taageeraa
Azad love you keep going
Gabadhan indhaheeda saaid ayey cajiib u yihiin masha alh
Raaali kama nihin inad muqaalkaan mid dooro aad joojiso Broh Asad almiino hal video isbuucii nosoo gali adoo mahadsan❤❤❤❤❤
Asad hagio sxb barnamijka wa barnamijki igu horeyay on sidi filimada muzazalka cml ugutaxnaa aadna an uxiseya ee sxbw ha jojinin ee weekly xita inoga dhig....thanks
3:06 Yaa ila arka in uu arimaheena uu isagu is fiirsanayo 😅😅 Reactionkisii 😅🤭🤭
Asad hagio waan kusalamayaa zxp hormar wanaagsan zxp qaali
RUNTA layzka doorta Lacag Ama jaceyL
Somalida hore zay izku daad raacinayen ka yaapay
Aar lacagta izka doorta
Sax.
Reer malaysia barnamj xisa leh aye sobandhigan an laga cajisenba hore usoco asad
I love you asad hagio pls big fan 😥😥😥😪😪😪😭😰😭😭
Inkastoo youtuberska malaysia xikmadii ka sii dhamaanayso lkn adiga waxaad qaadatay go,aan raganimo from BerBera
waanba ku haysanee ha joojin ee todobaadki mar xataa ka dhig asada hajoojin barnaamijkaan
Iska joogi wax faaiido leh ma aha....ku badal wax aduun iyo aakhiro leh
asad plz ha joojin bar maamishkaan
mid dooro wlhi waan wadanaa
asxaabeey asad ila tuuga😭😭😭😭😭
💯💯💯💯💯💙💙💙💙
We love you asad❤
Sxp wakhti badan haku bixin lkn bishiiba hal video samee
Mahadsanid
Much love asad mi brother ❤️🌹💞
Shadiyo sharfa plz nokena
Subscribe igu caawi walal
@@bureeqoabdukadir5030 walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin
Asad you are a fan of wwe i can see daniel bryan and kofi kingston
Wll subscribe igu caawi please 1000 wax yar iiga dhiman codsi waaye
Howsha isku wad sxb hana joojin barnamishka. Keep going.
Abwe halmar lee ani I sual wa iga codsi wa marki labad an Ka codsadey plz
Asad kaligaaga maa go aan gaaree anaga wax manihini miyaa sxb
Man sha Alah asad
Asad Hegio and marisha keep going
Ok Wllkey Asad. Hagio Horey usoco .
Shadiyo adigo so qaban miyaa dhameyne 😥😰😢😭😭😭
Mash Allah ❤
walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin
Hanaga joojin asdoow ee isbuuciibo mar nosoo gali wllo 👏🏻
Sorry Wlhi Barnaamijkan Uxiisi doonaa😢
Kep goin wlkey asad 🥰🥰✌
Shadiyo lee inuu soo qabo bes plz
Nasra abti doon wali record ayee wadata ✊
Asad hanaga jogin ee week hal mar ka dhiga abowe qali waa barnamij aan ka heley thanks
Iqro albatross inta sugayso like ii saara
Wll subscribe igu caawi please codsi waaye
Puntlander gril waa kuwataah xbbti💔💕💖🇸🇱🌏
Iphone ayay wada dooranayaan 😂 ani Samsung ka helaa
Hadad iphone bilowdo kukale lamaqabsan dontid
No No No No No No No No No No
Barnamijkan sii wad wll Asad Hagio isku dhib sxb plz 🙏🙏🙏💯💯💯😭😭😭😭
Anigaa Og Sababta Saxda Aad U Joojisay Asad Haggio Waayo Nuurdin Kl Ayaa Kaa Daba Daysadey Barnaamijka 💔🙂
Walaahi maskaxda kuhaaye Asad kuhoreye lkn Nkl ayuu ugu casilay umalena
@@mohamoudsiid9803 Haa Zxb Wuu U Tanaasulay NkL Waxpa Meesha Kuma Haayo Prank La Matalo Buu Kusoo Noogay 😂
My wll ha joonin wlhy aaad ayaan uga hellnay ha joojin ha joojin plz plz plz wll waa codsi
Wanku faraxsanahay asad ina marish qurux noo keento 😍
Haa daacad ayaan uahay jaceylkeyga abowe qali asad xajiyoow
Msha Allah wallkey keep going🙏💖
walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin
Waryaa we need more people please
In marish lagu khatimo waa noo sharaf 😍😘
Arimaheena inta iLa ragra like is muujiya,.......var.......... Camirada gdaaL Arimaheena ma iLa aragtaaN......👏👏👏
Waan ku tagersanay jacaylka iyo lacagta tasa wax kala hagta 🤣🤣🤣🤣
Asad keep going brother
Aad ayan kugu xumahy inaa la joojiYo ina ila xuN like dhac ku zii
wey qurxoontahay inantani laysma caasiye masha allah kuwa badan way dhaanta halkaa so fadhiistay
M.a keep going prther asad hagio🌏
Abowe wixi aaad jeclaato sameeey anaka farxadeena waaa un farxadaada hadaan nhy team 27 keep going
Walalkay Asad Hagio Ku Taageersanahay Wll Hore Usoco
HADAAD KAMIDTAHAY INTA JECEL DIFAACA DIINTA NAGU SOOBIIR WIXII DHALIIL AH NA NALA WADAAG WAAN TIX GALINEEY NAAYE MAHAD SANIDok
walaal waalidka ilaahay aduun iyo aakhiroba haa u dambi dhaafo, adna waxa aad rabtid si degdeg ah haa kuu siiyo hadii aad subscribed ii sartid amiin amiin
Inta jacel nabiga like isaara fadlan
Scw
Qofta ugu horeesay jacel lacak ka dooratay😅