Dhalinyarada Beesha Arab oo ku shiray Magaalada Hargeisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 95

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf6330 Рік тому +3

    Bursuug Arab hadaanu nahay waa idin soo hanbalyaynayaa from dhagaxle mombase gursum ayaan idinka soo salaamayaa arabka soomaalilanow

    • @bosschannel6468
      @bosschannel6468 6 місяців тому

      Indr Aad Baad umahadsan tahay walow ay waajib tahay isgarab istaagu maadama aynu mid nahay. Guulayso🫡

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 2 роки тому +2

    GEED LABKA ISAAQ
    VIVA ARAB SH.ISAXAAQ
    FROM GARXAJIZ SH.ISAXAQ
    H.YOONIZ

  • @munirkh
    @munirkh 2 роки тому +10

    Arab waan la xididey, oo waan ka guursadey, anigoo sacad muuse ah, walaahi dad ka wanaagsan waxan is idhaa yaa reerkiina oo dhan sidooda ka dhiga, waan dad inaga horeeya oo inaga qalbi wanaagsan maanshalaah jecliyaaa tolkey iyo gacalba magaciinu ha jiro oo kor ahaada waligiin waa duco.

    • @moseskaahin8631
      @moseskaahin8631 2 роки тому +1

      Come on sacad muse arab ka guursadaa ma jiro, nin arab ka guursaday waa nin jiir weyne ka guursadey, taas aad tidhi wey ka mabsuudayaan Lon run kaama aha arab waa gunta isaaq waa hubaal taasi reer sh isaxaaqna wey og yihiin

    • @munirkh
      @munirkh 2 роки тому +1

      @@moseskaahin8631 waxad u eegtahay qof xanuusanaya maskixiyan, Bal xiliga la joogo 2021 ayaad ku fikireysaa gun iyo xumaan, taariikh da soo akhriso oo indhahaaga fur, intaanad waxad maqashey qarni hore aanad run moodin.

    • @user-sh1co3tx4e
      @user-sh1co3tx4e Рік тому

      Mahadsanid indr

    • @user-sh1co3tx4e
      @user-sh1co3tx4e Рік тому

      @@moseskaahin8631 waa Siilki hooyada was Arab miyuu kuwasey

    • @bosschannel6468
      @bosschannel6468 6 місяців тому

      @@moseskaahin8631 Mid Arab ahi Haduu Ku kufsaday oo Falaasta kaa jabsaday Xaaji uun dheh injirtaay. Falaadhi gilgilasho kaagama Go,do Walee😂😂😂

  • @mahamedmahamuud2068
    @mahamedmahamuud2068 2 роки тому +3

    Mnsha allaah guulaysta

  • @ahda18mey63
    @ahda18mey63 2 роки тому +3

    MashaAlh guul

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 2 роки тому +6

    Mashallah, wa guul somaliland uso hoyatay.

  • @clqanixasanemailcomcaano1228
    @clqanixasanemailcomcaano1228 2 роки тому

    Mansha Allah viv aarb

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 роки тому +7

    Dhalinyarada Sunta iyo qabyaalada ka daaya oo dalka iyo dadka Sonaliland ku faana Somaliland iyo qaranimada ayaa inawada deeqda. Jooji qabyaalada oo kobci qaranimada. Qabiil ha dhaco.

    • @Sarah-to7oj
      @Sarah-to7oj 2 роки тому +1

      HODHODHO, QABYAALADU YEY KA MAQAN TAHEY? SOOMALILAND QABIIL BAY KY DHISAN TAHEY 🤔 YEY KA QARSOON TAHEY.

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 2 роки тому +2

    mansha alla rer tolkay hore usocda

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 роки тому +2

    Dr Kayd waa Xasan Ciise Jaamac markuu da'da yaraa. Hassan Isse waa my role model. I am Reer Hawd. Arab ma ihi lkn role modelskaygu Rab ayay u badan yihiin. Edna Adan waa role ladayda bay ka mud tahay.

  • @cxaafidclaahi403
    @cxaafidclaahi403 Рік тому

    Guul

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 роки тому +2

    Waa beel goba intaan ka aqaano laakin somalia inay degaan ma moodayn gartay ethoipia jabuuti somaliland iyada waa gurigoodiiba

  • @HRU20
    @HRU20 2 роки тому +3

    Hadii dardaarankii Faarax Nuur qaadataan waydun liibaani...

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 2 роки тому +1

    reer abtiga masha allah

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 2 роки тому

    Mansha Allah Hambalyo.

  • @fdama
    @fdama 2 роки тому +1

    Clan meetings should not be allowed. Ministers should not attend these meetings as they work for their country but their clan.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 роки тому

      GUULAYSTA ABTIYAALADAY WAXAA LAYDINKA DHIGAY MARINKA QASA EE REER FALASTIIN OO DHAN WALBA LAGA GADOOMIYAY IYADOO COLAAD 1950 KII LAGU DHACDAY LAGU XISAABTAMAYO

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First 2 роки тому

      The ministers represent government for the meeting. Campaign for the upcoming presidential election has started and the administration is the brain behind all these meetings. We don't expect them ( ministers ) to work for us ( citizens) because we know their true intentions and who they work for!

    • @MetaXeditz147
      @MetaXeditz147 9 місяців тому

      tag countrykaga wase

  • @hussenmohamed474
    @hussenmohamed474 2 роки тому +2

    I thought they stopped all tribal meetings in hotels in hargeysa? By parliamentary or president decree lol??

    • @fdama
      @fdama 2 роки тому +2

      They did. Nothing is enforced in Somaliland.

    • @haibeim7582
      @haibeim7582 2 роки тому +1

      They did. But in Somaliland tribe is above all.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan 2 роки тому

      Madaxwaynaha iyo golaha wakiladuba hab qabiil ayay ku yimadeen?
      Maxa marka la jojin

    • @kingkhalid7638
      @kingkhalid7638 4 місяці тому

      Ur people are messing up the country so is every man for himself

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 2 роки тому

    👏👏👏👏👏

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 2 роки тому +2

    Araboow, iminkaba waa idin daba soconaa.😂🌷👪

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 роки тому

      Wa dad samir badan o dagan ayago xil u qeylinaya waligey ma arag

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 2 роки тому

    4 xaraf wa kuwe?

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 роки тому +1

    Kan komashinka ahaa markuu xil waayay ayuu macaarif noqday

    • @muminadahking5234
      @muminadahking5234 2 роки тому

      Gurayaga intu kiraystu walahi kiradi la bacsady wa gudafad qadhmun

  • @saakiyaroble9991
    @saakiyaroble9991 2 роки тому +1

    Arab waa inu isku tashado cid ay uu daba fadhiyan ma jirto car waa nink shirka carqladeya kas nin uu aqan

  • @GBal-bd4de
    @GBal-bd4de 2 роки тому +1

    Edna Aden oo shir qabiil ka hadlaysa waa markii iigu horreysey. Edna meeqaankeedii heer qaran shirkani hoos ayuu u dhigay. Nasiib darro aad u weyn.

  • @ahmedmo5495
    @ahmedmo5495 2 роки тому

    Dhalinyaro ayaa shiraya. Siyaasad cad ku socda

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 2 роки тому +1

    Shirkan arabku qabsaday maxaa madax, calool iyo candho meesha lagu cunayaa
    Arab hilib geel ha la amaahiyo si ay u qashaan, waayo ma kari karayaan
    Anigu 10 geela ayaan ugu yaboohay, ugu soo dara

    • @quraanonlineschool6213
      @quraanonlineschool6213 2 роки тому +1

      Ceeb wll beel dhan baad aflagaadaynaysaa allaha kubarakeeyo messege-kaa iska masax xumaana hayga fahmin

    • @manadayaanle527
      @manadayaanle527 2 роки тому

      Qaaanis baa thy hooyada wase arab gajoonya hlke ku aragtay afkaga basar uyeel dhilayaw

    • @user-sh1co3tx4e
      @user-sh1co3tx4e Рік тому

      Beedey

  • @mosamater7882
    @mosamater7882 2 роки тому

    🎃🎃🎃🎃🎃

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 2 роки тому

    Somaliland kadaaya sharafteeda hoos ha'udhigina..qabyaalad wataa soomaaliya ilaa imika ka dhaqaaqi la'dahaye ...SOMALILAND BAA INA DEEQDA DADKANA KADAAYA QABYAALADA

  • @jabaabanews8310
    @jabaabanews8310 2 роки тому

    Ninkani siduu uahaa nin qaran ayuun buu doorashadii galoo nin gabiil ayuun buunoqday

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 2 роки тому +2

    Reeraha ha nagu shaacsaarina Shira oo isku yimaada balse in laga dhiga mid dahsoon oo wada tashi ah fiican elayn qaranba nahay oo qabiil lagu dhaafay

    • @Osobalii
      @Osobalii 2 роки тому

      Arab shaac Saar uma bahna wll is daji bale

    • @mohamedibrahim7183
      @mohamedibrahim7183 2 роки тому +1

      Dadkayaga qurbaha jooga ee jecel inay ka war hayayaan xaalada waddanka; gaar ahaan, deegaanada aanu ka soo jeedno maxaad kula talin lahayd?

    • @saakiyaroble9991
      @saakiyaroble9991 2 роки тому

      Arab yu shaca bax uga daba fadhiya

    • @kaamilcali9731
      @kaamilcali9731 2 роки тому

      @@saakiyaroble9991 Arab Uma jeedo lkn waxan u jeeda in warbaahinta lala so istàago rer hebal ado umadi xil u haya oo wasir ah wa laga fiicanyahy qabiil alah aburay

  • @fatxiyamahamed2109
    @fatxiyamahamed2109 2 роки тому

    I feel pity for this country I mean somaliland that their intellectuals and their leaders are still thinking in this backward system tribalism sorry guys for your bad luck

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 роки тому

    Togdheer iyo saaxil dagaan ayay ku leeyiin

  • @adanmax4249
    @adanmax4249 2 роки тому

    Pv

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 роки тому

    Bal ninkan weyn ee cabaadaya isagoo xiiqsan sidii xil Maxamad Abiib.

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 2 роки тому

    Arab ma somalibaa dhalasho ahaan mise waa Jaarso
    Walee Habar Awal Howlbaa utaala

    • @quraanonlineschool6213
      @quraanonlineschool6213 2 роки тому

      Ceeb wll duritaanka mawanaagsana allaha kubarakeeyo ee inaga masax COMMENT-kan xumaana hayga fahmin

  • @ahda18mey63
    @ahda18mey63 2 роки тому +1

    Lakin waxa ushegayaa Besha Arba war wanu hurudnayee Hurdaada haLaga kacnoo walh wakhtigi Qogka Xishodaa Laxasuusan jeeray Lamajogoo Fadhiga kakacaaa

  • @saramusa4036
    @saramusa4036 2 роки тому

    Ma wasiirkii dhamaa ee arimaha dibadaa sidaa uhadlaaya, Ma wuxuu kala fogeynayaa dadka iyo dalka mise wuxuu ahaan lahaa kii isu soo dhaweynlahaa. Ninku dagaal buu ku jiraa kulmiya ah, Arabna been haw sheegin ee kursigaaga ilaasho, meeshuna waa qabiil land wax somaaliland ahi majiri doonto Mar hadii wasiiradii sidaa u hadlayaan.

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 2 роки тому

    Arabkii ma kulmiye ayaa loo Riixayaa? ArabKulmiyaysan

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 роки тому

    War miyaynaan reer hebel ka gudbin? War miyaynaan Qaran Somaliland layidhaahdo ahayn? Inta qoys kasta iyo reer kasta gaar u shirayo, wax hagaagaya ma jiraan. Waa in la wada shiro, maaha in la kala shiro!

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 2 роки тому

    Wufuuda arab ee somalia ka socdaa maxay ahayeen ,anigu idinma fahmin arabow

  • @abalahdhuusawayne9206
    @abalahdhuusawayne9206 2 роки тому

    Sawtii lalahaa shirbeeleed arab kuma jiraan miyaa
    Cid gaara uunbaa loo jeedaa waar cadaaladii aaway

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 2 роки тому

    Arabaw sawtii laba wasir laydin siiyay io A ma waxkalaa idinka maqan intaasaa idinku filane

  • @moseskaahin8631
    @moseskaahin8631 2 роки тому +4

    Hargeysa arab kuma qabsan karo shir, waayo magaalada dulsaar bey ku yihiin
    Shirkooduna muxuu soo kordhin ma xoolaa la gawracaya

    • @abdilahiyusuf5779
      @abdilahiyusuf5779 2 роки тому +2

      Moses Arab Haduu Dulsaar Ku Noqdo Hargaysa Adigu Maxaad Noqonaysa Markaa

    • @moseskaahin8631
      @moseskaahin8631 2 роки тому

      @@abdilahiyusuf5779 kaad magaalada martida ugu tahay baan ahay saaxiib

    • @momahedahmed7367
      @momahedahmed7367 2 роки тому +1

      @@moseskaahin8631 cuqdadi wali mayna kaa bixin niyaw Arab wuxu Ku sameeyay wayna. Hhhh. Horta xoolaa Han qalnee. Aduu maxaad qabataaa. Miyaad dawarsattaa. Bal maxaad qabattaa

    • @saakiyaroble9991
      @saakiyaroble9991 2 роки тому

      Siilka hooyad kuwi macmishay waa ragi xoreyey cidba ma daba fadhiyan xiniyahod ayey ku fadhiyan

    • @moseskaahin8631
      @moseskaahin8631 2 роки тому +1

      @@saakiyaroble9991 anshax xumadaada ayey ka muuqataa in ay kaa xumaatey candhadii ood guumowday ka dibna suuqa gashay
      Waa Arab naagahooda inta badan Isaaqu ma guursadaan, arab dhexdiisan macno ma sameynaso oo caruurta waxay ku korsadaan illaahay ma siin
      Markaa hooyaday oo laandheere ah arab in uu caayo waaba aakhiru saman

  • @guledabdi6342
    @guledabdi6342 2 роки тому

    Arab dhagorii malegyahay yaabadan labaduuda

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 2 роки тому +2

      Dhogorii maxaa la dhahaa abti
      Ma eelaay wiiq baa?😆😆

    • @togdheer-man8588
      @togdheer-man8588 2 роки тому

      Ina xaga dheere marku maqlay Dhogori wuxuyidhi ," Hammu Awal dhalay wax dhogor leh."