Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Dhal fanaan masha Allah. ❤ Allaya raxma aabo Da'ud Ali Masxaf, kaalin weyn baa fankii umada soomaaliyeed ka duntey geeridiisii isaga iyo intii abwaan, fanaan iyo musician inaga geeriyootey. Allah ha u wada naxariisto. Amiin😢
Fanaaniinta koonfurtu masraxiyada aad bay ugu fiicanyigiin . good job
Allaa yacizak, fannaan qaali ah oo haddana dhal fannaan ah, Daa' uuud Cali Masxaf; see loo hilmaami karaa Aabihiis A.u.n. Salaan sare Maxamed.
Mahad sanid waxa tahay qof fanka wax ka garanaya wlhi thank u brother
Absolutely dhal fanaan ilaahay ha u naxariisto Da'uud Cali Masxaf
Wacadala Waa Fanaan Iyo Bar Inuu Legend dhalay way Ka Muuqataa Codka Alle Kaama Xumeeyo Marku Ku Luqeeneyaayo Heesaha Wuuba Ku Raaxeysanayaa Astaan Ninkaan Hadeydaan Nooso Celin Markale Isma Sheegano
Mohamed Dauud cali masxaf the son of great musician
Astaan Tv 📺 Ma Dhal fanaan Mohamed daaud baa ku qaladeyn Abdisamad..
Dhal fanan abahihii cuudka somalida daauud cali masfax
Daud cali masxaf is alive inside you. Nostalgia 🙏
Wow keen nice our oromo singers always play this song
Who is Oromo
This brother has beautiful voice manshllah
Ma xasuusan leylaay, waxaa hore u qaaday AUN fanaan qaaliya Abdikadir Shiiq Ali "Sanka".
Maxed dauud cali masxaf
2da midigta xiga cadi ma Ahan keep going dhamantin❤️❤️❤️
Axsan fanaan💯💯
A living legend
Waa fanaan buuxa
His voice is interesting dhalfanan masha allah
Ala waxan arka heesti aun uu qaaday daud ee laabsalax laha erayada
Msha allh
Cinwaanka iska saxa ninkanu waa Maxamed Daauud Cali Masxaf. Nin aad ugu cod eg aabbihii. Xoogaa erayada waa yar qaldayaa heeska ugu dambeeya barnaamijka ee uu allifay xildhibaan abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
Xildhibaanka jufada, qaran ma ahaa
@@Drqool-pg1qr Kama hadlin sxb jufo iyo wax kale toonna fadlan dib u akhri qoraalkeyga adigoo mahadsan. Xasan Dhuxul Laabsaaalax wuxuu ka mid yahay halabuurka da'da yar ragga ugu erayada culus ilaa xad. Haddeer waa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliland. Jufo haddaad ka wadid degaankaas Somaliland ee uu ka soo jeedo waxaan ku dhihi lahaa in dad Soomaaliyeed hadalka si loogu qalloocsho waa waxa Soomaaliya halkaas dhigay.
Muxu ku yiri hada iska sax qorlka maxd ka wada
Like father like son.
Man caadi maaha
Best song
Dhal fanan
Calayk calayk
MashaALLAH
Wuu cod macaanyahay wuu carab laayay mooyee
Anigu ma arag carabjalqo, fanaan buuxa oo cod cajiiba, masraciyad, qurux hubqaad intaba ilaahay u dhameeyey ayuun baan arkaa.
MILTe igu. Salaan
Kan siciid da'ud ayaa ka khatarsan xaga fanka...
Hargeysa waa in visa lagu soo gala cidwalba in loo soo daayo ma aha
Visaha waxa u ah wajigii aabihii oo fanka dhaxal kagaga tagay
Somaliland ma sacad muse leh
Asha waxaa tahay doqon cunsuroyad ah,Xamarna kaa xiran ee saa ogoow
Adigo ma leedahay visa gaar ah oo laguso galo hargaysa
Maxaad ka wadaa markaa
*𝗗𝗵𝗮𝗹 𝗙𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗨𝗱𝗴𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮𝗮𝗱 𝗞𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝘁𝗮𝗮**𝗪𝗮𝘅𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱 𝗞𝗶𝗻𝗴 𝗢𝗳 𝗞𝗮𝗯𝗮𝗻**𝗔𝗨𝗡 𝗗𝗮𝗮'𝘂𝘂𝗱 𝗔𝗹𝗶 𝗠𝗮𝘀𝘅𝗮𝗳 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗦𝘄 𝗛𝗮𝘄 𝗡𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼🤲*
Heesaha oo dhan miyaad dhagaysatay horta adigu sxb?
Dhal fanaan masha Allah. ❤ Allaya raxma aabo Da'ud Ali Masxaf, kaalin weyn baa fankii umada soomaaliyeed ka duntey geeridiisii isaga iyo intii abwaan, fanaan iyo musician inaga geeriyootey. Allah ha u wada naxariisto. Amiin😢
Fanaaniinta koonfurtu masraxiyada aad bay ugu fiicanyigiin . good job
Allaa yacizak, fannaan qaali ah oo haddana dhal fannaan ah, Daa' uuud Cali Masxaf; see loo hilmaami karaa Aabihiis A.u.n. Salaan sare Maxamed.
Mahad sanid waxa tahay qof fanka wax ka garanaya wlhi thank u brother
Absolutely dhal fanaan ilaahay ha u naxariisto Da'uud Cali Masxaf
Wacadala Waa Fanaan Iyo Bar Inuu Legend dhalay way Ka Muuqataa Codka Alle Kaama Xumeeyo Marku Ku Luqeeneyaayo Heesaha Wuuba Ku Raaxeysanayaa Astaan Ninkaan Hadeydaan Nooso Celin Markale Isma Sheegano
Mohamed Dauud cali masxaf the son of great musician
Astaan Tv 📺 Ma Dhal fanaan Mohamed daaud baa ku qaladeyn Abdisamad..
Dhal fanan abahihii cuudka somalida daauud cali masfax
Daud cali masxaf is alive inside you. Nostalgia 🙏
Wow keen nice our oromo singers always play this song
Who is Oromo
This brother has beautiful voice manshllah
Ma xasuusan leylaay, waxaa hore u qaaday AUN fanaan qaaliya Abdikadir Shiiq Ali "Sanka".
Maxed dauud cali masxaf
2da midigta xiga cadi ma Ahan keep going dhamantin❤️❤️❤️
Axsan fanaan💯💯
A living legend
Waa fanaan buuxa
His voice is interesting dhalfanan masha allah
Ala waxan arka heesti aun uu qaaday daud ee laabsalax laha erayada
Msha allh
Cinwaanka iska saxa ninkanu waa Maxamed Daauud Cali Masxaf. Nin aad ugu cod eg aabbihii. Xoogaa erayada waa yar qaldayaa heeska ugu dambeeya barnaamijka ee uu allifay xildhibaan abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax.
Xildhibaanka jufada, qaran ma ahaa
@@Drqool-pg1qr Kama hadlin sxb jufo iyo wax kale toonna fadlan dib u akhri qoraalkeyga adigoo mahadsan. Xasan Dhuxul Laabsaaalax wuxuu ka mid yahay halabuurka da'da yar ragga ugu erayada culus ilaa xad.
Haddeer waa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somaliland. Jufo haddaad ka wadid degaankaas Somaliland ee uu ka soo jeedo waxaan ku dhihi lahaa in dad Soomaaliyeed hadalka si loogu qalloocsho waa waxa Soomaaliya halkaas dhigay.
Muxu ku yiri hada iska sax qorlka maxd ka wada
Like father like son.
Man caadi maaha
Best song
Dhal fanan
Calayk calayk
MashaALLAH
Wuu cod macaanyahay wuu carab laayay mooyee
Anigu ma arag carabjalqo, fanaan buuxa oo cod cajiiba, masraciyad, qurux hubqaad intaba ilaahay u dhameeyey ayuun baan arkaa.
MILTe igu. Salaan
Kan siciid da'ud ayaa ka khatarsan xaga fanka...
Hargeysa waa in visa lagu soo gala cidwalba in loo soo daayo ma aha
Visaha waxa u ah wajigii aabihii oo fanka dhaxal kagaga tagay
Somaliland ma sacad muse leh
Asha waxaa tahay doqon cunsuroyad ah,Xamarna kaa xiran ee saa ogoow
Adigo ma leedahay visa gaar ah oo laguso galo hargaysa
Maxaad ka wadaa markaa
*𝗗𝗵𝗮𝗹 𝗙𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗨𝗱𝗴𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮𝗮𝗱 𝗞𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝘁𝗮𝗮*
*𝗪𝗮𝘅𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗟𝗲𝗴𝗲𝗻𝗱 𝗞𝗶𝗻𝗴 𝗢𝗳 𝗞𝗮𝗯𝗮𝗻*
*𝗔𝗨𝗡 𝗗𝗮𝗮'𝘂𝘂𝗱 𝗔𝗹𝗶 𝗠𝗮𝘀𝘅𝗮𝗳 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝗦𝘄 𝗛𝗮𝘄 𝗡𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗼🤲*