KING CK OO JAWAAB ADAG BIXIYAY IYO SHARMA BOY ANAA QAATI TAGAN MAXAN TARXILI KARA HANIYOTO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • 28 October 2023

КОМЕНТАРІ • 105

  • @foozia426
    @foozia426 10 місяців тому +12

    Waar ck wa rijaal cadowgiisu hajabo insha allaah ❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 10 місяців тому +9

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 10 місяців тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @farhia2984
    @farhia2984 10 місяців тому +8

    Majeerteen iyo magaretion ayeey kala garan waayeen reer adeerkey
    Waxaan ka baqaa ran markey fashilanto in hadana kala garan waayaan malakulmowd iyo majeerteen digaag hadey dhimato ay dhahaan majerteen aa diley!!!❤❤❤

    • @kikiki1189
      @kikiki1189 10 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @ugasohassan5973
      @ugasohassan5973 10 місяців тому

      Walsahi waaiga qosliseu majeerten iyo magareeshin ay kalagarneaayeen AA kkkk

    • @farhia2984
      @farhia2984 10 місяців тому

      @@ugasohassan5973 waxey soo wadanaa ka daran M hadey arkaan rèrkasaa ku soo dhacdo ninaa Zambia denbi ka galey MJ soo tarxiishey midaa qadka laga wayey MJ Canada u tuurtey yaabey

    • @khadroali7142
      @khadroali7142 10 місяців тому

      😂😂😂

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 10 місяців тому +4

    Wa run anaga jogna 🇺🇸 usa dhaliyaro dayacan bad inta arkaysa waa oohin

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 10 місяців тому +5

    Maasha Alaah wax xunoow Lagu waa War wiilasheena waa Dahab Gaalo is uma Gacan Galion intaas waa ka nasabsanahay HA Leeys jafo laakiin Gaalo is uma Gacan gelino wiilasheena waa boqoro

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 10 місяців тому +6

    Shar boy xaasid maaha

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 10 місяців тому +3

    SOMALIDA WAX BEEN BEY ISKU SHEEGAN QIOF WAXTARXIILI KARA MA JIRO WADAMADAN RAG AYA ISKA LEH XAQNA WEY KU DHAQMAN

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 10 місяців тому +4

    Waan ku farxeeynaa wanaaga iyo wada jirka dhalinteena maasha Alaah

  • @kabobeofficial2476
    @kabobeofficial2476 10 місяців тому +10

    Sharma runta ayuu sheegay😂

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 10 місяців тому +2

    Walaalow laftirkaaga aba hadal qaloocane jika kaligeed muukasoo hadlaa yaab fadhi qurux badan buufadhiistaa walaahi ❤

  • @farhiabasal1227
    @farhiabasal1227 10 місяців тому +3

    Ilaahay ha u gargaaro dhalinyada somaliyeed

  • @imanmohamud5457
    @imanmohamud5457 10 місяців тому +2

    Soomali fudayd baalagu imtaxaamay . Sharmaboy waa fariid aqli badan wiilkaas yarka ah ka leexda

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 місяців тому +6

    wallaahay sharma boy waala masabitay anaba qaati taaganbu yiri aniga ma ihibuu yiri raga madaxdaayo waxtarxiili kara ma ihi

  • @manadaud6266
    @manadaud6266 10 місяців тому +3

    Dharma boy waa runtii dhinyaro badan oo somali ah baa ku dayacan Minneapolis oo homeles ah

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 10 місяців тому +4

    Somalidu waa dad walan sharmo boy wiil muwadan ah wiilah dayacan dhibayso

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 10 місяців тому +8

    Sharma boy❤❤❤❤❤❤

  • @salwoabdullahhi518
    @salwoabdullahhi518 10 місяців тому +5

    Suuqa xoolaha waa xaafad xamr kutaala barasho wanaagsan

  • @jawaahiryuusuf722
    @jawaahiryuusuf722 10 місяців тому +4

    Salalahu caleehi wasalim

  • @user-tr3yl8ym1o
    @user-tr3yl8ym1o 10 місяців тому +2

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @NimoIbrahim-l3q
    @NimoIbrahim-l3q 10 місяців тому +4

    Walaahay sharmaake wuu igaqosliyey

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 10 місяців тому +2

    Scw Scw scw scw

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 10 місяців тому +4

    Saalalahu caaley waasalama 🥰♥❤ 😂😂😂

  • @mumtaazupdirizak5928
    @mumtaazupdirizak5928 10 місяців тому +2

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤

  • @NasriWacdi
    @NasriWacdi 10 місяців тому +6

    Kusali nabigena wll 😢😢😢

    • @ahmedmahamed9676
      @ahmedmahamed9676 10 місяців тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 10 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 10 місяців тому +8

    Waa runtiis sharmo😅😅😅

  • @user-tr3yl8ym1o
    @user-tr3yl8ym1o 10 місяців тому +3

    😂😂😂😂😂😂sharma boy

  • @KhadraAli-sr1rx
    @KhadraAli-sr1rx 10 місяців тому +2

    Miskina somali wadanki gaaladay siday leyihin wanu tarxilay iyo reerba tarxilay mawaxay moodayan dhulkodi qadhmunka waynaye ay ba,saden

  • @gorsgang9647
    @gorsgang9647 10 місяців тому +5

    Aniga horay ayan kuu shegay inad dadka kala safirto CK jiko haduu ka so hadalana jikadiisu waa jiko qurux badan horay ayuu guryo qurux badan uga so muqan jiray hadana wuuu ka so muqan donaa insha allaah mida kale sharaboy dadka dhahaya waxabuu tarxilay Waa kuwa jahiliin ah American qofana ma lahan waxaa ku dhex nool dad wax dilay meshan sharaci aya ka jira CK cayaynka wlhi sida loo wareeriyo wuu baratay

  • @amranosman1102
    @amranosman1102 10 місяців тому +3

    Somaliyey wanaga isku keenida dadka an ka talino

  • @suadnuur4524
    @suadnuur4524 10 місяців тому +2

    Laakaha media jojiya nacebka king ck

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 10 місяців тому +2

    Wa run aad bay uu rafad sanyihin

  • @MucadDahir-zl6yv
    @MucadDahir-zl6yv 10 місяців тому +2

    Cabdi kariin isagaa ahaa ciyaal suuquuqa xoolaha xamar

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 10 місяців тому +1

    Qofkii 2 beri la waayey waxbaa lagu sameeyey ayaa leys leeyahay, aawey axadkii xalay hadlaayey""

  • @suldaanmoha6349
    @suldaanmoha6349 10 місяців тому

    King ck iyo sharma waa walaalo walaahi

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 10 місяців тому +9

    Sharma boy 👑

  • @Mahammmedi
    @Mahammmedi 10 місяців тому +2

    Dalo is not easygoing

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 10 місяців тому +2

    Walhi Ben mahan 😅😅😅😅😅😅

  • @manadaud6266
    @manadaud6266 10 місяців тому +2

    Caramel baa loo yaqaana suuqa xoolaha

  • @najmokuurya5034
    @najmokuurya5034 10 місяців тому +2

    Cimraan warkaankale haidabeye. Aaaaaaaaaaaa way xaaaaaaaaaaaskaga. Warkasto wan is wediyaaa wana ixiiiiiiiiiiiisay ina arko plz iska sogala mise mise wad layaacden

  • @user-zc4gx4hn3m
    @user-zc4gx4hn3m 10 місяців тому +1

    Walahi wayabana war Ragina somalida wadanka nabadkujooga wadankan kashaqeyata wadanbaa nisugaya qabyalada iyocadowga iskadaaya

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 10 місяців тому +1

    Maraykan qof qof uma dhagayiisto somalidan khalad bay ka fahmeen ee isdajiya adeerayaal wax xog somali ah ma dhagayiisto wadankan iyaga ayaa danahooda ya qaan ee been ta ha la iska daayo

  • @Cadale63
    @Cadale63 10 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw

  • @amalsyaid666
    @amalsyaid666 10 місяців тому +1

    Wiilka abtiga u tahay ga u tuba racin midgan yahow

  • @akafi1212
    @akafi1212 10 місяців тому

    Some people has UA-cam when they speak guys think before nothing some more come out on your mouth it will be back to you king CK family they are a legend live alone the him ✅✅✅

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 10 місяців тому

    Scw scw scw scw ❤❤❤

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 10 місяців тому +1

    War mar walba maxa jikada ku dhaxtagey xasbunalah ma karantiilba jikada lagu geye miyadan nin raga ahen 24 hours jikada lagugu caya ilen wad yara dhiman thy mel kale mahesid xita bananka ma tagi kartid malaha jikada sexata o waa qolkaga rasmiga

  • @mouwlidsiyad9600
    @mouwlidsiyad9600 10 місяців тому

    Salallahu calayhi wasalam

  • @bellaxaji110
    @bellaxaji110 10 місяців тому +2

    Europe United Kingdom ayeey Somali da ku badan tahay 😂

  • @salwoabdullahhi518
    @salwoabdullahhi518 10 місяців тому +1

    Aryaa waa lahjd ee baro

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 10 місяців тому +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @najma649
    @najma649 10 місяців тому

    waa runtii wax uu tarxiili karo malaha maskiinka isagaaba sharci haysan

  • @maymonyasiin2850
    @maymonyasiin2850 10 місяців тому

    Sharma ka sharma❤❤❤❤❤❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 місяців тому

    Scw scw scw scw

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 10 місяців тому +1

    somaliyiintu hadaayaan seeflaboodka beenaha ahee dadka lagu masabidanaayo

  • @timocadehshow2942
    @timocadehshow2942 10 місяців тому +1

    War heedha sxb waxay kale miyad weyad

  • @MaryanAli-w1h
    @MaryanAli-w1h 10 місяців тому +1

    War hadadan aqoon iska amus Toronto musan dhihine korantada ama suuqa xoolaha wa xamar

  • @abdirahmanahmed3565
    @abdirahmanahmed3565 10 місяців тому

    waxaa maqli jiray soomali abaal malaha

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 10 місяців тому +1

    Waa been meeshiisi buu jooga weli sam sam dayax maraykan bay joogdaa

  • @umohassanmohamed6480
    @umohassanmohamed6480 10 місяців тому

    That's true

  • @farhiabasal1227
    @farhiabasal1227 10 місяців тому

    Asc Waa run walahi

  • @user-qv4qb6vk1k
    @user-qv4qb6vk1k 10 місяців тому +1

    EELaayahoow. Kuma. JeceLo. Dadka

  • @Bile24335
    @Bile24335 10 місяців тому

    Waxaaa cajiib ah inaad ck lahatiisa ku cajileyso 😂😂😂 mida kale jikada aad sheegeyso asiga iska leh ee waxaan ku dhegaa adigu hadalka cadeyso ha baqin

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 10 місяців тому +1

    Adi kama danbey sidoo lakin 😂😂

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 10 місяців тому

    WAR LAAKAHA BRO SUGAR BAA GUUGU DHAC DAY MIYAAA.

  • @NimoIbrahim-l3q
    @NimoIbrahim-l3q 10 місяців тому +1

    Kkkkkk

  • @wabaxa
    @wabaxa 10 місяців тому

    BEEN AYAAD SHEEG TAY
    MAXA YEELAY SUUQA XOOLAHA WAXAN LOO YAQANAA MARKA LAJOOGO NOTH AMERICA
    WAA MINNEAPOLIS

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 10 місяців тому +1

    Aqas taan way walatee yahuu

  • @foosmohamed1078
    @foosmohamed1078 10 місяців тому

    Mareykan nolal waa taalaa laakiin dadkaan waa dhalinyaro halowday oo daroogo bartey oo jirkooda daroogada baratey oo waliba sida aan maqley in la caawiyo diideen marka ilaahey ilmaha soomaalida u xafido dhamaanteen

  • @gorsgang9647
    @gorsgang9647 10 місяців тому +1

    Aryaaa ceeb mahane iska amus igu salan gabdha aad qabto ee sharafata badan hana kuu sheegto sidad dadka uga hadalayso isku si uga hadal dadka Ama iska amus

  • @rahma-wo5gl
    @rahma-wo5gl 10 місяців тому

    وما تدرى

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 місяців тому

    Subxaanalah

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 10 місяців тому

    Wcs wrb

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 10 місяців тому

    Mashallah sharmo

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 10 місяців тому

    War sharma boy waa Smart walaahi
    Anaaba sharci haynin kulahaa waa runtiis. Meel maqaaxi shaah ah ayaan u bixiyay Xero geel kadib markii aan la yaabay sida soomaalidu ay taag taagantahay banaanka maqaayada
    Sida geel dar lagu horayo ayaa loo taaganyahay banaanka maqaayada
    Anoon maqal suuqa xoolaha
    Gaaladii way yaabantahy what happened ayay kuleeyihiin markaasaa dhihi waxba ma dhicin just chilling
    Oh! Sorry aa hadana lagu dhahaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 10 місяців тому

    Adiga so gudubiyey ck inu canada galay ❤

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 10 місяців тому

    Nagta ma walantahay

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 10 місяців тому

    😂😂kkk

  • @KhaalidCabdi-k7z
    @KhaalidCabdi-k7z 10 місяців тому

    Shamso

  • @user-ys5nk4xo2y
    @user-ys5nk4xo2y 10 місяців тому +1

    Aduu kolba wax noo keendee hhhhhh

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 10 місяців тому

    Oh miskin walhi aduunkan dulmi

  • @Sanriom3lody
    @Sanriom3lody 10 місяців тому

    Qof sharci hesan maxo tar xiili kara qofki hesta xata afarahas magali karo

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 10 місяців тому

    Suuqa Xoolaha. Xamar Ayku taalaA

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 10 місяців тому

    Asc sharmo habo mmalyun

  • @aminaadan5075
    @aminaadan5075 10 місяців тому +1

    SHARK BOY WAA RUNTIIII DHALINYARO U BAAHAN IN LA TARXIILO CK NAXDIN AYAA KA MOOQATA

    • @aragsanmohamedaragsan1106
      @aragsanmohamedaragsan1106 10 місяців тому

      Adiga waxaa run mooday america rerka futada inayleeyihiin maskiin jiimtaga nin iyo naagba dabada wada luxaaya ck wuuidinciilay

    • @aminaadan5075
      @aminaadan5075 10 місяців тому

      @@aragsanmohamedaragsan1106adiga runtaa ku dhibay miyaa reerka futadana waa kuweee waa magac igu cusub, dhalinyaro homeless ayaa u baahan wax wadan koodiii ku celiya, CK haday dhacdo in la tarxiilo isagaaa is tarxiilay wadankan cash money social media laguma faano. Miskin ciilan oo luu dhalo waaa noocaaga

  • @noorunalanooor
    @noorunalanooor 10 місяців тому +1

    SCW SCW SCW SCW SCW

  • @sulekhahassan7439
    @sulekhahassan7439 10 місяців тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 10 місяців тому

    😂😂😂