Shacabka GAZA oo kusoo biiray Niyad Jebinta Ciidanka ISRAIII & Netanyahu oo eryaya Wasiir Gallant |

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 114

  • @SaynabIsmail-mg5hg
    @SaynabIsmail-mg5hg 19 днів тому +8

    Allah tabaarka wa tacala ayaa ka awood weyn hubka gaalada , guul iyo xornimo buuxada Allah swt ayeynu ka barayeynaa 🇵🇸🤲🤲🤲

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 19 днів тому +3

    MAREYKAN, MID MID AYU DOONAYA IN UU CARABTI UU MIDBA MAR WEERARO.

  • @sucaadxasan2532
    @sucaadxasan2532 19 днів тому +14

    Waaan kusalino xabiibkeena muxamed scw❤

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 19 днів тому +5

    Mahadsanid maxamad ciise walaal alaha kubarakeeyo aduun iyo akhiraba alaha kusiyaadiyo cilmiga iyo caqligaba

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 19 днів тому +1

    ❤Allaah hainoo xafido musliminta
    Reer falstin❤

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 19 днів тому +9

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @user-yv2ez6xv9q
    @user-yv2ez6xv9q 19 днів тому +1

    Wll maracade ee ciyaaarta waxa ugu muhiimsan marwalba noogu soo dar

  • @raageugaas4279
    @raageugaas4279 19 днів тому +2

    َوَلن تَرضَى عَنكَ اليَهُودَ وَلاالنَصَارى حَتَى تَتَبِعَ مِلتَهُم

  • @gicxurur2222
    @gicxurur2222 19 днів тому +2

    Wacan oo wanaagsan
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMahamud-tl9qv
    @AbdirahmanMahamud-tl9qv 19 днів тому +2

    Allaha u gargaaro reer falastiin 🤲🤲🤲

  • @upthilaahilamela7660
    @upthilaahilamela7660 19 днів тому +1

    Maracade show oo zxp nin ilahay hibo u sooyay tahy alx dheh balaaqo fahanka io micneheeda wadata leedahy alx dhhe
    Ciyaarahana inaga daa waa guul gaaleh ha sheegin zxp wararkaaga qaza oo caalamka islaamka kugu ogahay alah haka xifdiyee

  • @MaxamedCabdiqadir-iz2pj
    @MaxamedCabdiqadir-iz2pj 19 днів тому +2

    Maracade.nagadaa.ciyaaraha.
    Umabaahnine
    Mahadsanid
    0p

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot 19 днів тому

    Tan iyo markii aa joogi jirtay risaala ayaan kula socday gooleeso aboowe 💝

  • @HaydarAli-u8p
    @HaydarAli-u8p 19 днів тому

    Allaha u gargaro reer gaza

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 19 днів тому

    Allaah nacladiisa haku dhacdo
    🔻🔻🔻 🔻🔻🔻 🔻🔻🔻🔻
    Yuhuud iyo hogaanga mareyknka

  • @abdulmohamed2525
    @abdulmohamed2525 19 днів тому

    Thanks maracade

  • @NuurAbdisamed-r2f
    @NuurAbdisamed-r2f 19 днів тому +1

    Ilaahay ha ugargaaro walalaheen

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 19 днів тому +1

    Saankuu sugayay waan daalay 🎉
    ilaahay haguuleeyo muqawamada 🇵🇸
    Iiso duceeyo maanta waan xanuun sanahe😢

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 19 днів тому

    Allaahu Akbar

  • @abdillahiibrahimabdillahi9518
    @abdillahiibrahimabdillahi9518 19 днів тому +1

    Asc med cise khayr sheek sxb

  • @mabdulahidahir862
    @mabdulahidahir862 19 днів тому +2

    Ree Gaza Allaha ugargaaro

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 19 днів тому

    💪Allaah haino ilaaliyo💪
    Awooda mujahidinta XAMAAAAS

  • @user-ge1wt7rk2w
    @user-ge1wt7rk2w 19 днів тому

    Alllaha will be Helping inshallah sisters and brothers Palestinian kids children and Ababy children

  • @user-bd1bo8dm6s
    @user-bd1bo8dm6s 19 днів тому

    Allah aya kawen yahuuda iyo nasari inshallah guun ban urajeyna dhaman reer gaza amiin amiin amiin yarab allah hakaduk qaado dhibka hesta reer gaza amiin amiin amiin yarab😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-mn4gv4mr2k
    @user-mn4gv4mr2k 19 днів тому

    اللهم انصر اخواننا في غزة

  • @mustafealowxiir8526
    @mustafealowxiir8526 17 днів тому

    Sheekh mustafe

  • @IsmailCiltire
    @IsmailCiltire 19 днів тому

    Assalamualaikum aleykum maracadde show wankusalame wllken
    Aad ba umahadsantahy sida qimaha badhan warkatha xisaha badhan nagusogarsise.
    Thank you Hero.
    Munafiqa mareykanka inn digalka lajogiyo aayu afka kamataqaya biyaha hostodatha inn yahuda gantalo uugacan galiyo aayu wadaa.
    Marka Xamas iyi Qadr waa inn isha aay furan sii Mareykanka uu qiyano yahay sida dalalka Carabta oo kamid aah Abudhabi(Emirate) aaay Musliminta uqiyante oo aay yahuda hos katageran.
    Heshiska waa inn unoqta miid digalka si dameystiran lo afjari dono halka mareykanka uu donayo inn kaliyah dorashada iskaga mashquliyo inta digalka heshis lagagaare.
    Allah dibatatha hakadulqatho wllhen rer falasteen inshallah.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 19 днів тому

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg ❤❤❤❤❤

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi7099 19 днів тому

    Guul ama geeri Allow Guushaada iyo Nasrigaaga Sii reer Falastiin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 19 днів тому

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha nagu sugo xaqa dhamaanteen aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha ku rido argagax iyo baqdin waali ah cadowga isu baheystey xasuuqa shacabka falastiin aamiin

  • @MoAmin001
    @MoAmin001 19 днів тому +1

    Guusha wlalehen wey w dhowdahay 🇯🇴🇯🇴

  • @HassanabiikarHassan
    @HassanabiikarHassan 19 днів тому

    Marshall allah

  • @SouadCheikmahamed
    @SouadCheikmahamed 19 днів тому

    inchaallah guul gobanimoo rer palestin

  • @user-ku7kx8xb6v
    @user-ku7kx8xb6v 19 днів тому

    Walalhen guul insha allh adna shukran wll maracadde

  • @mohamedibrahimaden6708
    @mohamedibrahimaden6708 19 днів тому

    Maracade. Mahadsanid sxb

  • @AbdirahmanAbdirisaq-q9d
    @AbdirahmanAbdirisaq-q9d 19 днів тому

    Waad mahadsantahay

  • @IBRAHIMMOMER
    @IBRAHIMMOMER 19 днів тому

    Wad mahadsantahay

  • @ahmedyussuf8029
    @ahmedyussuf8029 19 днів тому +1

    Asc❤❤❤

  • @qaalidcabdikariin9873
    @qaalidcabdikariin9873 19 днів тому +1

    Wcs

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 19 днів тому

    allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 19 днів тому +3

    allah burburiyo yahuud mareykan aamiin illaahow uhiili falastiin aamiin

  • @RaaqiyaYuusuf
    @RaaqiyaYuusuf 19 днів тому

    يارب ياكريم يارب العالمين يا الله يا الله يا الله يا الله يا رب السماوات والأرض يا حي يا قيوم يا رب هذا كون كله يا ذل الجلال والإكرام يا الله يا رب كل شيء كله يا قوي ياجبار يا ملكوت السماوات والأرض اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم انصرإخواننا اللهم ثبت قلوبهم وارزقهم حلال طيبا مباركا من عندك واشف مرضاهم وعاف جرحاهم وارحم شهداهم وآمن خوفهم اللهم وسدد رميهم وثبت أقدامهم وأيدهم بنصرك يا أرحم الراحمين يا رب العالمين اللهم أمين اللهم امين يارب العالمين

  • @CarafaadNaasir-vj3mw
    @CarafaadNaasir-vj3mw 19 днів тому

    Sidaa wararka usoo badi maxamed oo qaybo badan oo macluumada soo kordhi

  • @LuqmaanAlhakiim
    @LuqmaanAlhakiim 19 днів тому

    Asc walaalayaal cinwaankaas ii soo taabta

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 19 днів тому

    Waa guul iyo gobonimo tani waa burburka iyo dhamaadkii israil maraykan ' ingiris ' canada 'faransiis sidoo kale waa guushi xamaas iyo dawladii falastiin insha allaah

  • @cabdinasirmalin8253
    @cabdinasirmalin8253 19 днів тому

    Insh guul muslimint❤❤

  • @zakariyealiadamadam
    @zakariyealiadamadam 19 днів тому

    Dagaalka aduunka waaye

  • @CabdiRaxman-t5m
    @CabdiRaxman-t5m 19 днів тому

    Waad mahad santana axmedaw ilaha ugargaaaro reerfalastiin

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 19 днів тому

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay yahuud weey jabtay isbiruu yaa ahlul khasa

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 19 днів тому

    Scw scw scw scw scw scw

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 19 днів тому

    Alle yuhuuda ha jabiyo

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp 19 днів тому

    kuwaari maayaan israailiinto😊

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 19 днів тому

    Asc. Maracadde, waxan layaabnay cameradaha taangiyada lagubaayo dabataagan goob walba. Allow u gargaar muslimiintaan falastiiniyiinta ah.❤❤❤❤

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 19 днів тому

    Turkidu ma cunsuriyiinba iga jawab maracade

  • @firdowsahassan4350
    @firdowsahassan4350 19 днів тому

    insha Allah gull way Gari donan reer falastin

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 19 днів тому

    Asalamu Calaikum wrt walaal SALIGA NABIGENA HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN

  • @user-gf1wt3op2b
    @user-gf1wt3op2b 19 днів тому

    ❤❤

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 19 днів тому

    Alla yaa Daanta galbeed guri iiga gada wey quruxan tahay daanta galbeed

  • @hamsehasan8076
    @hamsehasan8076 19 днів тому

    Alqasam guul

  • @IsmailYuusuf-v4n
    @IsmailYuusuf-v4n 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FardowsoSiidow-ru9qw
    @FardowsoSiidow-ru9qw 19 днів тому

    Yuhuuda gacanta xamas ilahow dhamantooda soo gali amiin yaa rabi😂😂😂😂❤❤❤

  • @BashiirWaadaacad
    @BashiirWaadaacad 19 днів тому

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SaynabMohamedabdulkadir
    @SaynabMohamedabdulkadir 19 днів тому

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✌️✌️✌️❤️

  • @sumayaayub421
    @sumayaayub421 19 днів тому

    RABI aya ka awood badan Israel iyo xulufadoda

  • @suheybsaalx
    @suheybsaalx 19 днів тому

    Gaashaan dhig maxawaa

  • @CGFYDFCF
    @CGFYDFCF 19 днів тому

    Istaanbuul baad joogtaa

  • @halimahassan8542
    @halimahassan8542 19 днів тому

    Asc sidaas waxaalamid noqodoonta soomaaliya haddaan lagahortagin waxmagaratada laheshiiyey dawlada hashisheeye oo cuntamooye waxkalerabi

  • @FaadumoIbraahimmaxamad
    @FaadumoIbraahimmaxamad 19 днів тому

    Hubaa la siinayaa wad hadal ayaan socoda war is gala ma aha

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 19 днів тому

    Mareykanka , ingriiska, france etc waxa ka go'an in reer falastiin la baabiiyo lkn Ilahay aya awood leh, Ilahaw Jabi gaalada

  • @SurprisedBlueMackerel-xc4gs
    @SurprisedBlueMackerel-xc4gs 19 днів тому +1

    اللهم انصر اخواننا في غزة ❤❤❤❤

  • @alisheikabdi9792
    @alisheikabdi9792 19 днів тому

    Sxb maracade ciyaaraha xitaa waad lasocotaa warkaga ma dhawo

  • @macacade2646
    @macacade2646 19 днів тому

    Haaa guleeeyso

  • @mohameddjamagouled6784
    @mohameddjamagouled6784 19 днів тому

    Qu'ils continuent de construire ça va prendre fin très bientôt

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 19 днів тому

    NIO LOCITION AAD HOOS KU QORTAY TIRTIR

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi5956 19 днів тому +1

    galda weyku farxsan yihiin in musliminta la xasuqo Alle musliminta qalbigoda ha mideyo

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 18 днів тому +1

    Wax aan ilaabi karayno maaha waxa uu maraykan wado iimana Kala soocna yuhuuda iyo maraykan Biden ayaaba afkiisa ka sheegay inuu sahyuuni yahay

  • @MuriidiMavi
    @MuriidiMavi 19 днів тому

    😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 19 днів тому

    Rushku wa eber bal mutaageero cadowga maraykanka uf

  • @maxamedcabdicumarmaxamedcabdic
    @maxamedcabdicumarmaxamedcabdic 19 днів тому

    Waxan ku rajeynaya gul iyo cafimad waraye maracade wariyaha ucodkisu ideqay cawka dibadi

  • @AbdilaahiKayd
    @AbdilaahiKayd 19 днів тому +1

    Waxankuwaydiiyay.madxasiyaidueefalastiinmaoodhankarijoojihubkadwand.amashirkaadwado

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 19 днів тому

    زلزال الغروب ونوا ابهم

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 19 днів тому

    Wanaagsan

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985 19 днів тому

    ❤❤ Palestinian guul insha allah

  • @MohamedJawahiri-un2do
    @MohamedJawahiri-un2do 19 днів тому

    Maracade cayaar nama qosayse siyaasada noogu daa

  • @ismaaciilgalad9785
    @ismaaciilgalad9785 19 днів тому

    Alle haka dulqaado dhibka reer Palestine 😢

  • @sahrasheekhaadan1464
    @sahrasheekhaadan1464 19 днів тому

    Yuhuuda ha dhisto guryo badan hana sameyso deegaano fiican oo dagaan ku haboon
    INQABA SIXRU CALASAAXIR waxaa dagi doona dadka ay guryahoodii dumiyeen mar dhaw insha allaahu

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 19 днів тому

    Kuwa ciyraha xiseya ma ihi lkn waxan labada koob urajeynayaa mitka latiin kolombiya kan yurubna isbeen.sababta waxey 2 wadaas kaso horjedan gumatka Falastiin.

  • @igalalmis1577
    @igalalmis1577 19 днів тому

    Asc maracade show ma 20000 oo guribaa mise wa 20 guri ama 20 hectares oo la guriyeeyay warka soo kala saar wariye sare wcs

  • @nuurmaxamed9158
    @nuurmaxamed9158 19 днів тому

    Mar marka qaar waxad ba ku fikireysaa inaad hesho awood aan cadi eheyn si aad ugu gar garto walalehen rer falastin

  • @halimamohammed6670
    @halimamohammed6670 19 днів тому

    ❤🇦🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😅😅😅😅😅

  • @user-mn4gv4mr2k
    @user-mn4gv4mr2k 19 днів тому

    Meeja football ⚽️ noo gali wax noo faaiida dhaama

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 19 днів тому

    Cadaalad la'aanta maraykanku waa cadaalada kelliya ee maanta dunidan guudkeeda maraykanka sharci qabtaa dunidan kama jirto keliya tiisa uun baa sharc ah

  • @user-nl1yn1bo7f
    @user-nl1yn1bo7f 19 днів тому

    Nabiga_kusali

  • @aishafarah5500
    @aishafarah5500 19 днів тому

    !!!!!! GOORMAA MARAYKANKA LALA XISAABTAMI DOONAA?????
    MA ANIGOO NOOL MISE MARKAAN DHINTO.
    ILAAHOW REER FALASTIIN UGA HIILI MARAYKANKA IYO SAAXIIBADII
    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 19 днів тому

    Meelmadaw.ayad.ledahay.sawiradaa.eegeda.haysaa

  • @user-ve4uf8pp6p
    @user-ve4uf8pp6p 19 днів тому

    Wax kastaba Hallokeno hubkasta marekanku hasiiyo ayaa ku dagaalami xub iib waa lagu helaa macaawina waa lagu helaa laakiin wadno iib ah xaguu uga keeni oolagu iibiyaa

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 19 днів тому

    Maxamad ciise inaa ciyaaraha iska dayso wararkooda ayaa ficnayd baad modaa inkastoo aan caawa kaliyah arkay adiga oo ka hadlayo

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 19 днів тому

    Kuwan ilahey aya kufilan watugo eilahey hakaqbto kufartan falastin wey dhiban yihin balse ilahey aya uqoray bahaladan arxan labo yasha eh ilahey hakarebo yuhud qokilala dajiye un baog cadawnimadoda yuhud alha babasho iyo kuwa garbtagan efalastin dhigoda dhulka kudadiyay masibo alahakurido hubka eyusowatan ayaga alaha kuqarxiyo intey sogarin falastin inashala weyxorobe samir ilahey wosiyay lino manta waxkudhacay falatin adunka qof jogo umadulqadan karo ilahey gi udortay hakaqato bahaladan cawanta eh falastin qey baudabeydono inshallah yuhud iyo kuwa arxan labo yasha halg baudameydono bidnilaah muslinka ahaha damir koda socelsho walasexiyey osunba lasiyo qol balaguxertay galada ayeuxeran yihin alaha kafuro qolka luguxertay ohudada alaha kakacsho falastin iyo muqawimadoda gul alaha siyo Amin yarabi 🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭🇪🇭💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇪🇭♥️🇪🇭♥️🇪🇭♥️🇪🇭♥️🇪🇭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇪🇭🤲🇪🇭🤲🇪🇭🤲🇪🇭🤲🇪🇭🇪🇭♥️🤲♥️🇪🇭🇪🇭♥️🤲♥️🇪🇭🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽♥️🫶🏽♥️🫶🏽🇪🇭♥️🫶🏽🇪🇭♥️🫶🏽🇪🇭♥️🫶🏽🇪🇭♥️🫶🏽👑💪🇪🇭💪🇪🇭💪🇪🇭💪🇪🇭🥇🇪🇭🥇🇪🇭🥇🇪🇭🥇🇪🇭

  • @axmedaadanmacalinnuur7308
    @axmedaadanmacalinnuur7308 19 днів тому

    Maracadow hadii Ukraine &Israel uu hub siinayo mareykan lagama hadli karo hadii Ruushka ay iran&N.korea hub siiyaan maogola sababtu maxay tahay ?

  • @naam9190
    @naam9190 19 днів тому

    Oo hady hub Helen mxy uso badhigi wayeen god qalalan mxu tari 😂