BTS: DIDI NAJI | ISMA IP | RAVION | THE NAJI FAMILY
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- Take a look behind-the-scenes as the NAJI production team prepare for the release of 2 NEW songs featuring:
1. Didi Naji ft. Isma Ip
2. Ravion ft. Didi Naji & Isma Ip
Enjoy.
//Naji Productions
Aduunyadu wey yartahay ilahey ankawada baqnee walaheyga sakarad baa nawada su gayee❤
Kullli wada sii Didi aniga gacana utagey wana ka fuqay feeno feeno😂❤❤❤
Gskd
Mxaa cabeee😂😂
Wxii rabtaa cabaaa😅😅 thays fire song🔥🔥💣
Liil baliil soo qabta Noh see cml 🎉
Isma IP big legend ♥️🦁
I can't wait this song ❤
Legends ✌🏽
Somali music to the world Didi on the mic ❤
«Hard work” pays.. kulahaa, lacag’ oo ku dhex dhashay-see waaye bro! 😂
Yow guys big family on love ❤️ Naji Family always up boom 💥
👇
Legendary 👍😁
Soo fasaxa sxbyaal🔥🔥
Dab io holac💥💥💯
isma ip and didi naaji
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Cabtoy in the building 😅😅😅
Ciiyaal naji reeh jabouti waaye😊
We need more collabs like these🎬🔥🔥🔥🔥
The family intarnationl way
Two big rabbers
Rappers maaha waaa Afro beat singers
Legends is helay isii sisin 💪🏽
Hard music😊
❤amazaing
Hit song sosocoto yakushegayahe 😂
Legends ⭐
Isma wuu baxsan yhyyy 😂😂😂
Geedo geedo 😂
We wait the song team naji and maliyow one love ❤
Isma ip talanted wye dj wa nin u qalmo
Masha Allah walalaheyga dadaal wanagsan ayaan idin rajeynàa Insha Allah ❤❤❤
What waxa sosocda iyo wayniga yaa weeyn hayeey family naji
❤❤❤
😍😍😍
Garkii cimrada iyo xajka lagu aadi lahaa ayaa la aadeen kubka kasii iyo hoos kasii
Isma ip and didi naji 🔥🔥😉
Stoner isma ip
wooooooooooooooooooow what's recording
Meeqo mar yaah dhahdeen😭😂😂
Aaad baan niiga mahadcalinayanaa , soo badiya vidoeyad iyo heesaha iyadoo aan rajaynayno , in kuwa afsoomaaligooda lawada fahmayo ay noqon doonaan .
Lahjada reer xamarkaad noo hoos galisaan maramar kkkk .
Waxaan camal may samayn karaan only naj family
Haa wll Germay ku aadan tahay wll🎉🎉🎉❤
❤🎉
International way
Waxaan waa kuwaalaneena abaaaba hore usocda kar kar🔥
Legend Didi Naji
Sxp Hal waxan Kushega O ah niyahow Qofka haduu wangsan yhw Wnagisa looga daysada Lakin Qof Xumanti Looga daba dayso sado Fanka ad ujeedin wanficno dambi wye 😮wkk ilahey kabaq g oky😮❤ please 🙏 ilahey kabaq wlheyk Didi naji 🥺🤍🙏
Best of the best reer naji sacad🎤🎹🎸🎻🎺
rag waa weeyn baa tihiin waa cimriden oo waxa idiin dhiman baaba iska yare maad rabigiin u noqo taan oo wadadi nabi maxamed raacdaan waxan aad waadaan aaqiradiina waxba idin ka tarimeeyso wlaalayaal xisaab baa naga dambeeso dumarkan qaawan iyo heesan waa camal sheeydaan ee rabigiin u noqda
Ansalata yaa cunaayo anaga doro iyo barisa rabbaa😅😅 naaji legend
Diidi gaasha ha waalin hana walaaqin yaaqay hhhh
Waa idin sugi la nahay sewax uwadiin hee❤😂🥰
Isma and naji 2 legends 🎉🎉🎉🎉
ᴡᴀᴡᴇɴᴋᴀ😂❤
Waxan o naji ahi maxay ahayen 😂nio wa idinku wareeray
Family dhanoo fan uso shaqa tage wyeh🎉😂
Monday Monday Monday 🌪️🌪️🌪️
Heesuhu way xunyihiine Isma Ip and Naji family " ka socda" dee no 😂😂😂
Brothers heestaan wax kale waaye it will be a top song denbigeedana waa wataa iska ilaaliya hee kkkkkk
Best legend helay wlhi
Waryaa dambi weyn Aya kudhacday ninka hadalka soo gabagabeeyey Aya lahadlaya furaha naarta iyo Jannada ilahey Aya haayo makhluuq gacantiisa kumajirto dadka haku baraarujin hooba nargalaase tiimbo ilahey xaqqqa hanawada fahansiiyo kuwa khaatumadooda ilahey suubiyo hanaga dhigo
War heesta maxaa ku heysatiin👋
Soo fasaxa yaqay wan sugin waynee😂😂
❤❤❤❤ please do hiphop rap so sweet songs love and sad ❤❤❤❤ thank u so much all of u ❤❤❤❤
🤔😊🤩🥰🦚🍎🍻🍺🎗🎑🎆🎇✨🎈♥️♦️🌍🏞🏟🏛🏩🕋🌅♨️☀️⭐🌠🌕⛈🌦🌧🌈🔥💧🌊☄do the rap way thank you bro
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂❤❤❤❤
Sooo badi🎉
High song 🎉
My favorate rapers😊😊😊
Wan sugi la’ahay yqei 😢😂😂
Cabsi
wr iga soo boobsiiya alaabtaan🎉
😂
🫡🫡🫡🫡☠️☠️
ʜᴇᴇsᴋᴀʀᴋᴀʀ
Qoyskani fisqi ayunbu wadaa...🤢
❤❤❤❤