Horta wani salamey abdishukri, hodan, egere hadan qaldey iga rali noqo wll magaceyga wa fartun oo ku nol CANADA hadi aan jawabta aan isku dayo guriyahan waxa la dhaha mudul waxeyna ku yalan konfurta somaliya gara ahan beydhabo, Wajid,xudur
Waa mudul ka dhisan ulaha dhirta amase dhis loo yaqaan waxay ku badanyihiin tuuloyinka tan laku wareejiyo waa u aqaan mardo anigu waxaan ahay 36 sano jir 20kii sano ee udabeyay ku noolaa maraykanka 4 tii sano ee ka horaysay ku noolaa islii Nairobi Kenya soomaaliya waxaa iigu dabaysay anoo ah 12 sano jir
Wlhi aniga goofurta kudhashsy jowhar shalaanbood qoryooley afgooye iyo meelkale aantagay wey qabaaan wan ku faraxsanahy in aan ku goray meel badiyo laactv
ASC Walalay Aqalada Somliya aa aad u qurux badan kunfurta illaa gobolad dhex illaa Waqoyi iyo shanta Somaliyeed waa jiran melaha miga Waxana laga Sameyay Coos iyo tirar ama qoray shaeey oo kajiraa udabo magacayo kale waa jiran intas aan ka aqaan aan ka kaas aan ka garanaya
Wax la dhah coos quul sasn lom dhiiso waa in cooska la xiirir qeeb badan lag dhiigo ka diib lagu safo an aqano siida loo dhiiso cooska balad ween meel la dhaho far jano am janto lag soo guur
waa mudul wale kii mustaxiil ayaan soo xusuustay
Waa thanks laac tv waad ku mahadsantihiin barnaamijyada dhaqaanka iyo waxyaabahaa bulshada ka dhexjira ee aad marwalba dadka usoo gudbisaan
MaShaa Allah dhaqanka aad noolaysaan Allah inixafido.
Waxaan unaqanaa dhankayaga ree waqooyiga... mutul ,cariirshna waan maqlay hadaan qaldanayn
Wuxuuna kubadan yahay tuulooyinka ..baadiyaha waxa laga dhisaa aqalsoomaliga.
Mundul baa ladhahay koley waayo aniguu reer waqoyi baan ahay
Masha allaah mudul ayaa ladhahaa
mudulka tuulada weeye anigu reer mudug baan ahay tuulada ayaan ku bartay hada tuulo aanka soo guuray buu iiigu yaataa in la dumiyo xataa waa diiday waa iska jclhy
WELIGEEY MA ARKIN WAXAAN AQAANA AQAL SOOMAALI 👍👍👍❤❤❤🌷🌷🌹🌹⚘⚘ JECLIYA HODON IYO RIWAAYADII DHIB DHALAAN
Muqdisho gaar ahaan afgooye
Wa aqal mudul eh oo laggu dhiso udub iyo duful suashini ehed nh aqaladan somalia 🇸🇴 xage said loga istacmala ma garan karo sawabtu nh waligey mawo arag dhulkeni Hooyo lkn inshallah wan tagi mar wanaa so barani inshallah idinka cashiro idinka qada hadaa wlhi hore u socda nona so badiya vidioyashan cml mahadsanidin kuligin 🥰🙏
Amiin illahoow hooyo udanbi dhaaf aabana udanbi dhaaf
Mahad sanidin lkn waanka dheerahay bandhiga wan Jeclaan lahaa igare iyo abdi shukri iyo Hodan inaa layf idiin arko
mudul ayaan ugaranayaa anigu
Waa mudul misee waa aqaal Somali
Mashaallah qurux noolaada rag dhaqanka nooleeyatihin
Laakiin hodan digada lo'da way garan wayday magacay afka ku balaadhisay waan ka naxay ha u noqon dhaha hana iga raali ahaato
Igarre baa bootin dheer
Haa waan idin jeedna
1 waxaan u aqaan cowstuur coska ayaa ukala baxa dhornooc oo kala ah xaliimo dheer cowska rarada laga sameyo waxa isku haya waxaa ladhahaa mareedo guriga magiciisuna waa mudule mesha sare waxaa lagasaaraah fuusto
Igare gabadha haa caayin
Mutul lewaye waqooyi laga dhistaa
Aniga waxaan u aqaanaa mundul
Horta wani salamey abdishukri, hodan, egere hadan qaldey iga rali noqo wll magaceyga wa fartun oo ku nol CANADA hadi aan jawabta aan isku dayo guriyahan waxa la dhaha mudul waxeyna ku yalan konfurta somaliya gara ahan beydhabo, Wajid,xudur
Today I am the first person Lkn like madoonayo asxaabtan leee iska jeclahy
Mudul ayaa layirahaa
Kkkkkkkkkkk
Waxan kasoo jeda gobalka togdheer waxa looga yaqana mutule waxana lagu dhisaa sarab iyo dhoobo lakin cawskaa garan maayo
Hormar wacan
Igarre walal noo sharax gurgur iyo surat
Waa mutule mardo baa la yidhaa
Mutul iyo cariish
Wa gobalada dexee
Ayaa uaqanas
Waa mutol weeye
asc asxaab igu qaaliya waan idin salaamay
Waa mutule ka samaysan sarab ,caws iyo dhoobo
masha allah sxba qaali ah
waa idan salaamy
Maansha dhaqankeenu wacanaa
Aniga waxan ka soo jedaa ogadeenia kanoo kale lagama dhisto aqal soomali ayun ba laga yaqanaaa lkn kan waxan u maqlay in la yidhah buul caws
Waad mahadsan.tiihiin
Mutul weye aqalkaasii
Iyo fataale cabdi shugri kan kale maba ii xisabsane
Xoogaaga aad ka dheertahay ayaan ka dheeraysay
😁😁😁😁 abdishukriyoow subaax nimoo aayaad hartaay Sxb😁😁😁
Waxa layidhahdaa mundul waxana laga dhisaa tuuloyinka garan maayo meeluu ubadan yahay
Wow salan sare koxda LAAC TV masaida abti baloyahay
Ani waxaa u Aqaan Mutule!
Waxay ku badan yihiin guryahani koonfurta Somalia waxaa ladhaha mudulle ama mutule.
aniga kolay ma arkin somaliya intan jogay
Waa mutulle waxa
Lagu wareejiyana waxaa ladhahaa mardo
Waa mudul Ama waa cariish
Waa mudul siloon, waxaa laga dhistaa konfurta.
Taariikhdii baad ka iloowdeen
Baadiye lagama dhiso lkn tuuloyinka aya laga dhisaa waxan u aqaan mutule waxa lagadhisaa duur iyo Sarab iyo faantada loda iyo leben waa Sidaan u aqaan
Igare iyo Abdi shukri ........ Suaal?...... War ninyow Hodhan malaqawaa wanjclhy eee💝💟🔥💋💞💫💯💜
waa bareejo
Waa mudul ka dhisan ulaha dhirta amase dhis loo yaqaan waxay ku badanyihiin tuuloyinka tan laku wareejiyo waa u aqaan mardo anigu waxaan ahay 36 sano jir 20kii sano ee udabeyay ku noolaa maraykanka 4 tii sano ee ka horaysay ku noolaa islii Nairobi Kenya soomaaliya waxaa iigu dabaysay anoo ah 12 sano jir
Waa mudul
waxaa la yirhada marka hore mudula cawoska waxa hay mardo iyo xatabo
Mudul weeye waasii nabaad guurayaa hada gobolada qaarkood
Wcs walalayeey aan jeclhay
Waxa ladhaha mn hoori
Waxay ubadan yhn koonfur waana mundul lkn coos baad geesaha kasaarteen
Muudul Al balad ween soo xasusutay
Kkkk waa modol
Wa muudul.
C shugri aya kaa bootinndher😄
Hargaiza waligaY Ma dhaafiN mxaan sheegi
Maqal muuqaal baahiye waa ok.
Lkn fogaan arag mise fogaan gaar?
Haa
Hoosna waxaa laga mariyaah dhoobo silooga ilaaliyo dulduleelka una noqdo dugsi haboon
Mundule hodan warunted tuloyinka lagadhistaa
Waa mudul
Muduul waaye
Waxa ladhaaa mudul waxaana loo badanyahay jubooyiika
Lama kala xanaqaaan deee
Waxay ku badanyihiin konfurta iyo hawdka
Masha allh
Waa mun duleh
Kkkkk shukri baa kaa boodo dheer
waxa lagdhisa badiyha tuloyinka waxn ladhaha aql somali
Waa waab
Wlhi aniga goofurta kudhashsy jowhar shalaanbood qoryooley afgooye iyo meelkale aantagay wey qabaaan wan ku faraxsanahy in aan ku goray meel badiyo laactv
ASC Walalay Aqalada Somliya aa aad u qurux badan kunfurta illaa gobolad dhex illaa Waqoyi iyo shanta Somaliyeed waa jiran melaha miga Waxana laga Sameyay Coos iyo tirar ama qoray shaeey oo kajiraa udabo magacayo kale waa jiran intas aan ka aqaan aan ka kaas aan ka garanaya
Asal dhaqankii
waxan u aqaana mudul
Mutul
Wwww mudul ayaa ladhahaa
Waligay ma arag aqalkanoo kale cawska maxaa isku dha dhajiyay
Wax la dhah coos quul sasn lom dhiiso waa in cooska la xiirir qeeb badan lag dhiigo ka diib lagu safo an aqano siida loo dhiiso cooska balad ween meel la dhaho far jano am janto lag soo guur
Walaleey Beledweynee maat tirii Iyo farjanoo jawaab🤔🤔😉
Asxab an ad u jeclhy aya tihin hore usiii socda dhamantihin waxa tihin asxab an kala dhicin
Maansha Allah laac tv👍👍👍👍
Mudul wuxu ka samaysay yahay tiir dhis caws xaarka loda waxan ahay rer jubolaan gaar ahaan baardhere waxa laga helaa tuloyinka kan badiyaha waa kan lala gurguro waxana la yirahdaa aqal somali waxa laga sameeyan udub tiir kabed waxaa luqadayda lagu yihdaa hoori waana luqadii aad lahayd dad Bay u gaar tahay marabno markad hal xalxiraha shegaysay cabdi shugri baan sheegayaa hada
Balbalaarka warka isii
Mundul waa maqalay lkn maanaan arag
Hodan baan ku raacsanahy kani waa aqal masay.
Igarre,c.shugri iyo hodanba waa mahadsantihin.
Mudul
Wankaqanay
Waliba digo waa markay engegto markay lo'du dhigto ee ay cusubtahay waxaa la yidhaadaa dhiriq
Waxa la yoraxda munuul waxaw uu badan yaxay Baadiyo amaah reer guura
Tuuladayadii WANAAGSAN waxa loogayaqaan Mutul wuxuu ka koobnaa
1:SARRAB (laamo) lagasoo gooyo geedka gudda
2:DUUR iyo bacda roobka oo dusha laga saaro
3:DHOOBO layskula dhejiyo
tuulada wanaagsan xagee ku taalaal walaal gobolkee calashaan
Gobolka Sool
Wallo
Waa mundul adiga ayaan kaa maqlay
Udub ayaa la dhahaaa
Waa mudol
Mudul la dhahaa waxaa laga dhisaa tulooyinka 😏😏
Cabdi shugribaakuleh
Wuxuu ka kooban yahay dhigo udub iyo caws
mudul miyaa mase gadaar waxarood
Kaan mudulka lagu warejiyo waxaa la dhaha mirdiin 😄
Mudul
Caas
Hodan i love ❤️ you
mudul ayaa ladhahaa
Masaydu waxay dhahaan somali baan nahay