Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

SUURAGALNIMADA DAGAALKA 3AAD DUNIDA (4002)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 Місяць тому

    Asc alaahu akbar Adam hadey dadka sidaadoo kale ahaan lahaayeen wax is iscafiya iyo wax isku naxariisteey nkhonlahaayeen ilaaheyow adigoo kale noogawadadhig yaarabi thank you so much allaha ku xafido ❤❤❤

  • @maxmudmaxamud
    @maxmudmaxamud Місяць тому +2

    Maanshallaah. Waanadada iyo aqoontadaba waa loo baahanyahay

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u Місяць тому +1

    Ma. Garanayo. Ninkaan. Hadlayo. Waa. Nin. Aqli. Badan waaye. Waa. Runtiisa. Trambi. Ayaa. La. Qaatey. Anigaa. Dhaxay. Mar. Hore.

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Місяць тому +1

    Mahdiga inuu soo horeeyo ayaan umaleynaayaa intuusan dhicin malxamada sidaan arkay axaadiista marka mahdiga waqtigan xaadirkaa wuu nadhex joogaa lkn habeen kaliya ayaa ilaahey mansabka siinaya isagoo waliba dhowrsan

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Місяць тому

    Aadan noosoobadi barnaamijka caalamka soomaalida cawaantaa waan kudaalnaye aduunkuba waxey moodaan qabiil iyo in laqabyaaladeyo

  • @abdulqadirmoalin5086
    @abdulqadirmoalin5086 Місяць тому

    Asc macalin adigoo mahadsan fariintaan gaarsii walaalaha ( jareer weeyne )2 goodle waxbadan weey isku qalaafaan oo kuma heshiiyaan laakin jareer weeyne yoow nala si
    Naani wax kasto aan ka hor is taakno sida siyaasada dhaqaalaha horumarka iyo dad nimada mahadsanid

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 Місяць тому +1

    Waxa loogudirey Lafta garen inuu keeyno muqdisho mise inu kaso taqluuso markii oo kasi moqdena waa oin laqarajiya

  • @QaliAbuukar-gd3dn
    @QaliAbuukar-gd3dn Місяць тому

    Cod maleh

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 Місяць тому

    Ujeeddadu ma yaan Somalidu yurub usoo haajirin baa? Annaku waa joognaa ee Somaliyeey ha isku imaannina dalalka reer galbeedka, Ujeeddadu waa sidaas

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Місяць тому

    Ninkan odayga ahi intaa Israel iyo dagaal-addun kaga hadlayo waa buufis uu Israel ka qabo iyo khuraafaad . Dawladaha waaweyni dagaal adduun uma jeedaan . Saylac uu ku riyoonaya isaga noociisu shaqo kuma laha Saylac iyo Somaliland

  • @daamaabdoulkader3613
    @daamaabdoulkader3613 Місяць тому

    Dadka baantuuga ah maleh doog ee waxay taageeraan ciddii xukunta laakiin waa dad tuuganimada iyo daroogada shaxqadoodu tahay taasaa hubaal cad ah waana jaahiliin