NIMCAAN HILAAC OO XOG BADAN OO HARAY LOO OGAYN SOO BANDHIGAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • FANAAN NIMCAAN HILAAC "FANKA SOMALIDU WAA HIBA BEELAY".

КОМЕНТАРІ • 297

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 роки тому +19

    Nimcaan meesha uu ka hadlayo waxaa fahmi kara qof damiirkiisu noolyahay .
    Dadkeena Soomaaliyeed wey wanaagsanyihiin lkn waxaa naqasaya tira yaroo jaahiliin ah lkn ILAAH hana tuso wanaaga iyo midnimada
    Amiin .

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 роки тому +34

    This man is humble intelligent wise too

  • @sucdibirimo3669
    @sucdibirimo3669 3 роки тому +28

    Nimcan wa wiil fican oo dadkiisa jecel iyo dalkiisa illah haku xifdiyo wllkey dar illah banku jeclahay

  • @ishqyboy
    @ishqyboy 3 роки тому +8

    Nimcaan is truly a living legend for real 🙌

  • @kassowcade1250
    @kassowcade1250 3 роки тому +10

    Nimcaan always tastes his words before he spits them, that's why I love listening his stories

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 3 роки тому +30

    Legend wayn hant qaran weyaan wlahi ninkanj next gulled simba 💋🇸🇴🇸🇴

  • @ZamzamIsse
    @ZamzamIsse 3 роки тому +14

    ilahey wuxu yiri: ومن الناس من يشتري لهوالحديت ليظل عن سبيل الله. war ilahey halaga boqo heeshuhu wa munkar dhaldhalalka adunka yu idin been sheegin من يتق الله يجعل له مخرجا ويرزقه من حيث لا يحتسب

  • @amaaladan2372
    @amaaladan2372 3 роки тому +10

    Wiil qaran nimcaan hilaac💜🇸🇴💝💕

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou 3 роки тому +13

    Madax weynaha mustaq balka waa ku salamay lpx soomaliyed ✋✅

  • @khadraosmanibrahim5809
    @khadraosmanibrahim5809 3 роки тому +11

    Wllo sharaf iyo karaamo ku haya nimcaan hilaca siyaasada Hadi aad soo gasho somali oo dhan baa ku taagan from borama hogii taclinta🌹❤️🌹❤️🌹🥀📝📒🎓 keep going

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh 3 роки тому

      😂 siyaasada ha ceebayn

  • @indhooshaji9192
    @indhooshaji9192 3 роки тому +4

    Legend legend dhalay walee wiilkaan soomali dhab pure my fav fanaan

  • @nawalofficialchannel8023
    @nawalofficialchannel8023 3 роки тому +4

    Nimcan hillaac geesi + wadani soomaaliyeed ❤️🇸🇴❤️💐🙏

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 3 роки тому +1

    Qaranki oo Qof ah Legendary Nimcaan Hilaac

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 3 роки тому +4

    Alxamdulilah manta oo umalay ayan wiilkayga aan oogu magac daray wariye abdihafid oon tageero sido kale xajigaygana wuu tageraa 🥰🙏🥰

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli9140 3 роки тому +4

    Nimcaaan waan la soconaaa👍
    Nimcaaan mideeye fanaan somaliyed❤🤍💚

  • @sacaadaaadan363
    @sacaadaaadan363 3 роки тому +18

    Mashallah Allaha idin xafido my brothers Abdixafid iyo boqorka codka Nimcaan Hilaac ❤️

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 3 роки тому +6

    Sax waa tagersanahay in oo noqdo.siyaasi waliba in lomagacaawo .wasiirka dhaliyarada.ayaan.jeclahay wax badan in oo kabadalikarayo.ayee ilatahay.boqorka codka.waa wilka soomaali ey kufanto.allah.ha nookaxafido.waligaa.guuleyso.cabdixafii.geesi soomaali ey ku fanto.ayaa.tahay💔💖💝💝👌👌👌👏👏

  • @salmonuur7211
    @salmonuur7211 2 роки тому +1

    nimcaan fanaanka kliya aan taageero jir oo joog king nolow

  • @hani8826
    @hani8826 3 роки тому +2

    Mashaa allaah . Nimcaan rabbi ha ku xafido .wiil aaqil ah ..🌹♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @fowsiyoibraahim8909
    @fowsiyoibraahim8909 3 роки тому +8

    Caaqil waaye masha allah fanka allaha ka irzaaqo

  • @hanweynmedia
    @hanweynmedia 3 роки тому +12

    Masha allah runtii waa fanaan akhyaar ah aadna u jecel dhaqanka iyo hiddaha wanaagsan ee soomaalida.

  • @aliahmedamina
    @aliahmedamina 3 роки тому +6

    Mansh Allah Nimcaan Hilaac waa humble and intelligent man 💕 👏

  • @sharmarkejama4086
    @sharmarkejama4086 3 роки тому +16

    Wa fanan qiimo iyo qaayo leh legend brothr keep going

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 роки тому +8

    Masha Allah walee Waa Qof daacada nimcaan

  • @nawalita841
    @nawalita841 3 роки тому +4

    Wow nimcan hilaac nin aan jeclahay guleeyso wllkey 🔥💙🤍💙

  • @mohamedaliomar9333
    @mohamedaliomar9333 3 роки тому +30

    Dhalinyarada qalbiga wanaagsan eee wadaniyada soomaaliyeed jecel uu ka mid yahay

    • @cabdulqadirbisle6856
      @cabdulqadirbisle6856 3 роки тому +1

      Boorama oo dhan ayaa saxib jecel
      Somali oo dhan walahi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴dawlada ayaanka shaqee
      Yaa somaali guul iyo gobnimole🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭

    • @sahrahasan3331
      @sahrahasan3331 3 роки тому +1

      Waarunataa hadanahey rerborama somaliweyn hanolato haisracdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 роки тому +25

    THE ONE AND ONLY NIMCAAN 🙋‍♂️👈

  • @umayanali6334
    @umayanali6334 3 роки тому +2

    Masha allah fanaan aan tagera buuxa u ahay iyo wll qali ah suxufi weyn c/xaafid

  • @estarhussein5623
    @estarhussein5623 3 роки тому +2

    Nimcaan legend of the legend♥️🙏

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 3 роки тому +1

    Mansha allah nimcan hilaac legend nin wadaniya oo qabyalad neceb dar alle kujeclahy wll hore usoco

  • @maxamedabdulahi8860
    @maxamedabdulahi8860 2 роки тому

    Asc wllky abdi xafid waxan ubaahna teelkaaga جزاك اللهُ‎

  • @drsfahan9555
    @drsfahan9555 3 роки тому +6

    Nimcaan garaadka Allah ubarakeyo qof lagu dayan Karo wye ❇️

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou 3 роки тому +9

    Nimcaan geesi soomaliyed 🔥🙏✋

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому +4

    iskalaaji so qabo plz inta ila qabta liketa iigu badiya sxbyaal codsi

  • @xafsociisenaaaleye2920
    @xafsociisenaaaleye2920 3 роки тому +8

    Legend hilaac 🇸🇴🇸🇴💙💙❤

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +2

    NIMCAAN HILAAC...CALANKEYGA WAA PURE ❤

  • @umumohamed4828
    @umumohamed4828 3 роки тому

    Mnsha allh nimca👍 &C/Xafid👑

  • @manamunye8330
    @manamunye8330 3 роки тому

    Nimcaan guuleyso walal wiil soomaalinimo ku dheer aatahay waan ku taageeraa guuleyso

  • @sagalahmed5110
    @sagalahmed5110 3 роки тому +4

    Nimcaan hilaac the one and only ❤️🌹🌹

  • @deqaduale5092
    @deqaduale5092 3 роки тому +3

    Legend nimcaan hilaaac❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdihamse2222
    @abdihamse2222 3 роки тому +5

    Hanti Qaran Sir Nimcaan hilaac legend👑

  • @maryanmuseadow3835
    @maryanmuseadow3835 3 роки тому +14

    Keep going nimcaan hilaac next xariir axmed

  • @cabdirashiidibraahim1030
    @cabdirashiidibraahim1030 3 роки тому

    Shakhsi aan taageero nimcaan hilaac guulban kuu rajeynayaa

  • @saidabukar3436
    @saidabukar3436 Рік тому

    We very happy for you and nimcaan hilaac. All your devices in our Somali community are very remarkable and fully copied. @Somali British Tv much appreciated your support and time.

  • @hassanhossainkafi6527
    @hassanhossainkafi6527 3 роки тому +8

    Next guled simba🇸🇴💪

  • @ahmednorfarayare6176
    @ahmednorfarayare6176 3 роки тому +3

    The one only nimcan fanaan wadaniyadu ku weyntahay aaad baan u salaamaya
    Nin rageed c.xafid nin weyn oo legend ah ayaad noo so qabatay

  • @sahraib2047
    @sahraib2047 3 роки тому +4

    Nimcaan CODISI heestii Dadka dhalinyarooy dalka dadka yaa umaqan dalka yaa la sugayaa in aad soo cusbooneeysid plz

  • @Saahililyar2146
    @Saahililyar2146 3 роки тому

    SIR NIMCAAN HILAAC🥰🥰🥰❤

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +2

    Nimcaan Hilaac..kaligiis 😍❤

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 роки тому +4

    Boqorka codka Halyey qaran keep going wllkey nimcaan hilac

  • @maxamedabdulahi8860
    @maxamedabdulahi8860 2 роки тому

    ماشاءاللہ

  • @sahraib2047
    @sahraib2047 3 роки тому +4

    Madaxweeynaha mustaqbalka ee somaali Weeyn welkom

  • @faizam523
    @faizam523 3 роки тому +9

    Nimcaan iyo Abdixafid laba wiil oo soomalida dhexdeeda sharaf ku leh. Nimcanow hadaad madaxweye isu sharaxdo waxaad noqon madaxweynihii ugu codka badnaa abid.

  • @mohamedgaradshalaqbeen902
    @mohamedgaradshalaqbeen902 3 роки тому +6

    Wlhi wx somalinimada ka weyn eynu isku jeclan karno iskuna kalmesan karno garabna iskgu noqon karno xqiqtan mjrto dadkeygow somalinimo wxd ku weydan wlhi beydan wx kle ku helen
    NIMCAN CABDIRAXMAN XASAN
    HILLAC somalinimo wxn ehn mankagu yusan qadan guul ban ku rjenya
    "Samada calanka ku laran"
    "Aya sanka taag ifaray"
    "Adkeso samir lahow"
    "Bilaha sonka ifaray"
    "Buraha surad baa u dheer"
    "Hankana somalinimo"
    "Gobtuna silic bey martaa"
    "Hadana saxarir matiro"
    "Abartuna waa sunee"
    "Hadu jiray saban xumaa"
    "Waxa xigi bari samad"
    "Sag saguna wuu dhamaan"
    Somalinimadu ha sareeso🇸🇴🇸🇴💪

  • @adarsiad3555
    @adarsiad3555 3 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Namcaan hilaac guuuuul iyo gobanimo kuu rajeenayaa 🌹🌹🇸🇴🇸🇴

  • @nimcojaamac8000
    @nimcojaamac8000 3 роки тому +4

    Masha Allah

  • @abdinourhaashi9301
    @abdinourhaashi9301 3 роки тому +3

    Masha allah madaxa fanka nimcaan hilaac allah kuxafido

  • @abdiqaniaden8551
    @abdiqaniaden8551 3 роки тому +5

    Keep going Abdihafid

  • @inaali8861
    @inaali8861 3 роки тому +5

    Fanan aan hesihiisa aan aad ujclhy horay usoco ayaan leeyahay

  • @hamdakeyse5859
    @hamdakeyse5859 3 роки тому +2

    Ader cabdi xafid iyo fanankena dadan tagera tihin horey usocda

  • @zundiinahmed855
    @zundiinahmed855 3 роки тому

    Hilaac hirgalay guulayso keep goin wllky

  • @alaay9762
    @alaay9762 3 роки тому +2

    Masha allah❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘

  • @rukhiahassan
    @rukhiahassan 3 роки тому +1

    Masha allah nimcaan hilaac best somali singer

  • @ibrahimhassan1624
    @ibrahimhassan1624 3 роки тому

    The One And OnlY Nimcaan Hilaac

  • @FatimaAdam-uq5rw
    @FatimaAdam-uq5rw 3 роки тому +1

    maashaah nimcan iyo cabdixafd guul iyo gob nimo

  • @nimcocabdu3305
    @nimcocabdu3305 3 роки тому +1

    masha Allh wllo guuuulyso nimcan hilac

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 роки тому

    Fanaan aad u fiican weeye horey u soco ugaaas

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 роки тому +6

    Mashallah legends ishelay mantana

  • @mabaxayijr1285
    @mabaxayijr1285 3 роки тому +2

    Horfadhimedi❤️🔥🙏🏼

  • @hamdiasad1754
    @hamdiasad1754 2 роки тому

    Hillac best al fanan Ian from sudan

  • @shugri.farahh
    @shugri.farahh 3 роки тому +2

    Waa nin ku dayasho mudan Nimcaan. Much love🤎

  • @naciimamuuse8589
    @naciimamuuse8589 3 роки тому

    Masha Allah nimcaan hilaac fanaan qiimo badan ❤❤❤

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe2046 3 роки тому +2

    Waan ku salaamey halyey Nimcaan

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag 3 роки тому

    Nimcaan iyo cabdixafid alaha idin xafido
    Nimcaan waa fanaan leggen ah waxaan kugu taageera daganaashahaaga iyo masuuliyada kaa muuqata keep going bro

  • @fbishar
    @fbishar 3 роки тому

    What a gentleman. Mashaallah very wise 👌

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 роки тому +2

    #Vip guests💯💥

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit7048 3 роки тому

    Legend ayaa thy nimcaan hilac iyo abdi xafid wan idin tagera ku dayasho ayaat mudan tihiin wadani ayaa tihiin

  • @cabasosmanjamac
    @cabasosmanjamac 3 роки тому +2

    Nimcaan Abdirahman hassan hillaac waa fanan aad u akhlaaq bdn u dagan aad u cod mcn

  • @ayaanbashiir5912
    @ayaanbashiir5912 3 роки тому

    Maasha Allaha wllo nimcan hilaac 💯💯💯♥️♥️♥️

  • @kowsarjama2575
    @kowsarjama2575 3 роки тому +4

    Mashallah hambalyo nimcaan

  • @sucdibashiirmahamed4471
    @sucdibashiirmahamed4471 3 роки тому

    Cabdifitah anaa kulamida heesta intaanjaaniska helo waa dhagaysta

  • @nastehodahir769
    @nastehodahir769 3 роки тому

    Keep going 💪✨masha Allah

  • @hassanhossainkafi6527
    @hassanhossainkafi6527 3 роки тому +4

    Cabdihafiidow kaama yeelin lagend gaan hadalkiisa waad soo koobtey

  • @fatinabdirahmanabdirahman8012
    @fatinabdirahmanabdirahman8012 3 роки тому +4

    masha allah my favourite 😻 singer nimcan hilac 😍😍😍😍😍

  • @daganm6835
    @daganm6835 3 роки тому +1

    Somaliland Guul guul ❤️❤️❤️🤲🤲🤲

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 3 роки тому +9

    Guuleed simba kuxigsii wll abdixafid

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 3 роки тому

    Masha Allah nimcaan hilac waa qof karemo kamuuqto sharaf aamiisan Somalinmo

  • @especialeyes3404
    @especialeyes3404 3 роки тому

    MaashAllah Nimcaan jir oo joog waankugula jirnaa siyaasadana Allah hakuu runeeyo himiladaa

  • @abdallesabriye7691
    @abdallesabriye7691 3 роки тому

    Fanaan qaran qof dhiirogaliye ah wadaniyadane ay ku weyntahay rabbi haku maamuso adiga iyo wariyahaba

  • @abdimahadsalad4054
    @abdimahadsalad4054 3 роки тому +1

    Masha alaah tabarakale alaah nixafido

  • @engmohamedege2889
    @engmohamedege2889 3 роки тому +4

    Qof cuqdadaysan baad tahee ragii kaa waawayna ee reerkina ayaa Somalia iskaga soo yaacay sonaliliand ha barbar dhigin m/ goboleeyada somali qiiro waxba lagagama badli karo somaliland waa reality .

    • @yussufmohamed8732
      @yussufmohamed8732 3 роки тому

      Dee ma adiga dowlad ah markaas marka aad leedahay ha barbar dhigin maamul goboleedada adigu ma tihid miya maamul yar ileen isaaq ba waxan yar samaystaye

  • @Cayni123
    @Cayni123 3 роки тому +3

    ASMA LOVE keen taageera uahye 🥰🥰🥰😍

  • @sadoyusuf7946
    @sadoyusuf7946 3 роки тому

    Mash allah boqortuuyo aqliga allah ku taayo huray uu soco

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 3 роки тому +4

    Nimcaan hilaac legend keep going brother

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 3 роки тому +11

    guled simba no so qabo✌ inta igu racsan is mujiya

  • @odayoday3986
    @odayoday3986 3 роки тому

    nimcaan Hilaac halayay Soomaliyeed midnimada Somali ku sii soco

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 роки тому

    Madaxwayne noo noqo insha alllah 🖤❤️

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 3 роки тому

    Qalyaad meel iska dhiigo is walashadaa.Very true

  • @ayanjama4133
    @ayanjama4133 3 роки тому

    Maanshaalaah Tabaarakalaah Somali sax ah weeye Nimcaan Hilaac ilaahay hakuxafido Aamiin

  • @luulmaxamuud1738
    @luulmaxamuud1738 3 роки тому +3

    Nimcan yare ku soo dhawaaw siyaasada soomaaliya waa loobahan yahay dhalinyaro waxgarad ah