Saylada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2019
  • Saylada #Burco /jarmalka/Tuurta /Xamarta 2019
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 52

  • @HusseinAli-rd7ki
    @HusseinAli-rd7ki 4 роки тому +2

    Masha allah Burco, Kenyada, Saylada, tuurta, Jarmalka, qassabka uun baa idiin hadhsanaa masha allah.
    Laakiin wll Marka la aqiimo wax walba farahaa laga qaadaa, any way hambalyo wll noosoo badi

  • @yasmiincisman52
    @yasmiincisman52 3 роки тому

    BARI SOGAADH

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 4 роки тому +2

    Eedaan iyo qorox oo siidacaysa #sunset in burco
    Masha allah❤
    Thank you wll

  • @abdidheere7000
    @abdidheere7000 4 роки тому +4

    cidi igamaysoo horeyn filayaa i,m the first one

  • @fatimamohamed4502
    @fatimamohamed4502 4 роки тому +1

    Mashallah galbeedka burco

  • @hasanibrahim5448
    @hasanibrahim5448 4 роки тому +1

    www burco qurux bdnaa mnsha allaaah noo zoo bad i wll thnkz

  • @anwerabdi9069
    @anwerabdi9069 Рік тому

    Xaafadihii hore ee ay burco kabilaabmatay ayaan jeclaa inaad itusto waayo anigu mudo kaba dan 45sano ayaan kasoo maqnaa burco waxan rabay xamartii afgooye dhuurtii abudebey laba qawo

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 4 роки тому +1

    Masha allh burco cadey

  • @azizjaamac9260
    @azizjaamac9260 3 роки тому

    Burco wey hormartey... video aad u wacan

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 4 роки тому +1

    Mashaallah well done...Salaada ha ilaabina si aad tusaale ugu noqotaan dad badan oo isin daawanaya...

  • @kaafilyrics1779
    @kaafilyrics1779 4 роки тому +1

    I love you my buroa💝💝💝💝💝

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому

    THANKS ABDIRIZAQ YOUR CLIP

  • @abdikarimfarah4124
    @abdikarimfarah4124 4 роки тому

    Manshallah

  • @SomaliBoxing
    @SomaliBoxing 4 роки тому +1

    😍 jawi aad u quruxbadan mahadsanid sxb so gubinta videogan

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 3 роки тому

    Saylada burco maxan kaso dagay anigo hawd kaimi oo wada boodha ila xiribaha🤝🏼👌👏🏼😍😚🤣

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 4 роки тому +1

    Nice mobile

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 4 роки тому

    Maasha allaah sxb. Magaaladu aad bay u wayntahay. Wax badan baana iska badalay.

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +1

    DHULKA IYO DADKABA ILAAHAY HANOO NABAD GELIYO QURUX BADANA I MISS HOMELAND

  • @abdirahman3572
    @abdirahman3572 4 роки тому +2

    Niyaw Qasabka Maxaad Utagi wayday
    Iyo Xaafadahaa Sayladda iyo Qasabka u dhexeeya

  • @ibrahimzszo7684
    @ibrahimzszo7684 4 роки тому

    markad xanaanada maraysay inad midig u laabata bay aheyd xafadii ma barta aheyd.
    sida kale nice video bro, aad bad u mhdsn tahay

  • @adoonkiialle8646
    @adoonkiialle8646 4 роки тому

    S 10 +

  • @lovelylove1167
    @lovelylove1167 4 роки тому +2

    I miss wallhi meeshaas maxaan maray 5:15

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 4 роки тому

    Wadooyinka burco waxa ugu horeeya ee u baahan yihiin waa drainage system kadib guryaha iyo wadada inta udhaxaysa laga guro sandaqada, kabadha qaad iyo qashin oo dhan lagana dhigo meel dadku maraan. Wadada la dhisaaba nadiif bilaa boodh ah bay noqon lahayd.

  • @HassanMohamed-pw9jg
    @HassanMohamed-pw9jg 2 роки тому

    Waar war fiican baad burco ka wadaa

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому

    17 AWOOW WAXAA KU ABTIRSADAA BURCO ARAB BURCO

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 роки тому

      Arab Burco madagee Awoow ciyaarta naga daa kkkkkk kaftan.

  • @nuuramohamed5850
    @nuuramohamed5850 3 роки тому

    Waar nagatag intaaspa wakhti kumaanaan pixineene waxaan sugayna inaad tegidonto xaafadaydiih aan uxiizay ee tuurta

  • @khadarcismaan6254
    @khadarcismaan6254 3 роки тому

    Xafadaydii ayaa so martay sax

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 роки тому

    Beenta maxa ku faleysaa wll mada tuurta mareyba🙄🤔

  • @inacarab517
    @inacarab517 4 роки тому

    Jarmalka iyo xafadahygi ala mxn u xiisay

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 4 роки тому +1

    Aboowe burco intaa miyaa yaa
    Hal xaafad weeye

    • @2jaboisak761
      @2jaboisak761 4 роки тому

      Ma jili kartid

    • @thekingmaxi3860
      @thekingmaxi3860 3 роки тому

      May dhinaca galbed oo waliba badh kaliya ah, burco wa magalo weyn lakin hal mar video lagama dubi karo

  • @abdidheere7000
    @abdidheere7000 4 роки тому +1

    @Äbdirezäq Nk aadbaad umahadsantay sxp qli xaafadayadii ayaad hormartayba hhhhhhh

  • @farxaanahmed2722
    @farxaanahmed2722 3 роки тому

    Ma arko laba qaw ila aktoobar bro

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 4 роки тому

    Wlhy turta wa xafdaydii ala maxn u xizay

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому

    KIINIYA TO SAYLADIII

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +2

    ANIGA REER BURCO BAAN AHAY BEESHA ARAB LAAKIIN QURUXDA IYO HORUMARKA BURCO WAA LABADA BEELOOD UGU BADAN ISKU DHOWAANSHAHOODA SIYAASADEED IYO ARAGTIYEED BEDELA FIKIRKA LABADA BEELOOD LAGU KALA FOGEEYEY KA YIMI GALBEEDKA SI BULSHADA KU NOOL TOGDHEER ISKU FAHANTO WAA ARAGTIDAYDA FIIRO GAAR AH

    • @munaofficial1689
      @munaofficial1689 4 роки тому +2

      Ishaad kariday

    • @abdidheere7000
      @abdidheere7000 4 роки тому

      waa fikir fcn wllo dadku waa wllo waa inan iyo abtigii lkn siyaasiyiin xunxun ayaa shacabka kalaqaybinaysa oo qabiil dabada geliya marka lagabadiyo reerburco same bari iyo galbeed makala laha

    • @laaleyschannel2711
      @laaleyschannel2711 4 роки тому

      Burco Labo beeLood ma degaan walaal waa fikir khaldan beelo badan ayaa wada degan

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 роки тому +1

      @@laaleyschannel2711 Ciise Muuse haday yidhaahdeen Berbera anagaa danbaabna Burco hayska ilaabeen gari Allay taqeene

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому

      @@mahamedaden7237 ciise muuse burco ma degan miyaa oo ma lahan see wax u wadaa🤔🤔🤔

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому

    abdi rizaq sxb wadada brige kasoo talaabtay ma cawaaale suqaar ilaa tuurtii tuurwaa miyaaa

  • @zakariabulleofficiall6014
    @zakariabulleofficiall6014 4 роки тому

    War niow burco io hargaisa nagu washee Gabiley imo