MARKI UGU HOREYSAY ANIGA IYO XAAJIGEYGA OO ROUTINE ISLASAMEYNO❤️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 153

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 8 місяців тому +45

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @Munoshariif-n8l
    @Munoshariif-n8l 8 місяців тому +10

    Famil isku faraxsan wan idin salaamay❤❤❤❤❤❤

  • @halimamohamed1029
    @halimamohamed1029 8 місяців тому +1

    Never see never had

  • @naxwamohamed3928
    @naxwamohamed3928 8 місяців тому

    Abyo birta saliid iyo cusbo kushub intadan canjerada bilawin kagama dhageeyso

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 8 місяців тому +21

    Kusaliya rasuulkeena scw ❤❤❤❤❤

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 8 місяців тому +10

    Lamanahn dar alle u jeclahy video ay ifraax duubtyna maba dhaafi kari ilahy amarkii❤❤never seen never had xasuus heer caalami ah😂😂
    Guulysta qalbiyaal from duriyadii✅🤍❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 8 місяців тому

    Weligey ma qassin canjeero oo galey lagu darin. Hilbaha badan iska yareeya. Bataatiga dadka waa weyn uma fiicno sokor badan ayuu leeyahay barta veggies kala nooc ah.❤❤

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 8 місяців тому +10

    اللهم صلى و سلم و بارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

    • @tarhanjerah114
      @tarhanjerah114 8 місяців тому +1

      SALLALLAHU ALEIHI WASALAM 🤍

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 8 місяців тому

    Wuu saxanyahy muuse fandhaal aya amba u aqana kan ilkana findhicil aya ladhaha kala saar ifraaxey

  • @RaxmaHassan-tk7pf
    @RaxmaHassan-tk7pf 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mashallaha

  • @Muniita-
    @Muniita- 8 місяців тому +3

    Ilmaderayal nio idinku ducad xasuusatanba intaydan cuntada cuni lkn anigu bisinka xata ma xasuusto oo waa halka ka naxi layahy aniga iyo inta ila midka ee dhuudhuban ducada xasuusta la idinku dhufaye😂😂😂❤

  • @AsmaMohamed-l1d
    @AsmaMohamed-l1d 8 місяців тому

    Haha basbaaaska mooyaha lgu tumu maxaa kamacn

  • @FowziyoAxmed-j7q
    @FowziyoAxmed-j7q 8 місяців тому +4

    Ifraaxey chalange gamka chooser oo xujada Soo sameya pls❤❤❤

  • @daadiramiin4935
    @daadiramiin4935 8 місяців тому

    Ifraax adileee kirabnaa😂

  • @frdwsawye5746
    @frdwsawye5746 8 місяців тому

    Marocco ha aadin muusow

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 8 місяців тому +4

    Labadiinaba sooduuba wllhi qurux weye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 8 місяців тому +6

    Abid wada jira lamanahayga ❤

  • @ayanahmed1138
    @ayanahmed1138 8 місяців тому +5

    😂😂😂😂😂😂😂 wlhi wa qof wanagsan MashaAllah Guuleeysta inshallah abaayo iyo Abowe guul wcn

  • @AminaIbrahim-dt6if
    @AminaIbrahim-dt6if 8 місяців тому

    Never seen Never heard 😂😂

  • @Anab44
    @Anab44 7 місяців тому

    Aamiin yaa rabi❤️

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 8 місяців тому

    Muse bixi

  • @halimamohamed1029
    @halimamohamed1029 8 місяців тому +2

    You injera looks beautiful 😻 mashallah 🥰

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 8 місяців тому +1

    Masha allaah

  • @MaajidMoha7617
    @MaajidMoha7617 8 місяців тому +1

    ifraax iyo xajigeda waidin salamy birta cajelada xeer kumasax mardanbe makudhibeso abayo insh,allh

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 місяців тому +2

    Haa kaso sheekey yaraanti kkkkkkkkkkkk
    Masha allah allah idiin barakeeyo ❤❤❤❤

  • @hanihani8241
    @hanihani8241 8 місяців тому +2

    Waan idin salaamey marka hore walaalayaal koobabka aad isku dhufaneysaan iska daaya waa shuqul gaaleed markasta ayaan ku arkaa wadamada dibada waa iga talo❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 8 місяців тому +2

    Mashallah tabaarakalaah walahi ifraah markasto wey iskafaraxsan tahay allha kuusiyaadiyo wadaad ayaad heshay oo diinta yaqaano❤❤

  • @canabomar512
    @canabomar512 8 місяців тому +4

    Machallah Allah Ku barkey 🇩🇯🇩🇯

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 8 місяців тому +1

    Maansha allaah ilahaye ha idin barakeeyo ❤❤❤

  • @KalsonSalaad
    @KalsonSalaad 8 місяців тому

    Wa run karotada wa la hola

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 8 місяців тому +1

    Mashaallah beautiful family iskuwara mi couple 💑 ♥️ ❤️ 💖

  • @xayatiqurux5369
    @xayatiqurux5369 8 місяців тому +1

    Mansha allah lamane qurux badan ❤❤❤

  • @mahdabobalemuhumed3940
    @mahdabobalemuhumed3940 8 місяців тому +3

    Mika wye wa sax reer Kenya wn u naqanaa

  • @gddg4353
    @gddg4353 7 місяців тому

    Waa ❤ mashaalh family qurux badan ❤❤❤

  • @اسماعيلمحمد-ك2ش
    @اسماعيلمحمد-ك2ش 8 місяців тому +1

    Asc masha allaah bilcaafya muraadkiina alaha sahlo mataano Isha allaah aamiin

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 8 місяців тому +2

    ما شاء الله الله يحفظكم يارب العالمين 😍❤

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 8 місяців тому +3

    Masha allah illahay hani xafido

  • @SumayaAhmed-ju2pl
    @SumayaAhmed-ju2pl 7 місяців тому

    Asad RamDanta barNamij taxane ah so Samee❤🎉

  • @AshuAsha11
    @AshuAsha11 8 місяців тому +1

    MashaAllah

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 8 місяців тому +3

    Aamiin amiin amiin yaa rabbi

  • @safiyaabdiaziz1829
    @safiyaabdiaziz1829 8 місяців тому +1

    Masha allah❤❤❤❤

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 8 місяців тому

    Ameen yaa Rabb kulligeynaba 🤲🤲🤲

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 8 місяців тому +1

    Miike waa sawaxili af somali ma aha af somali fandhaal in lagu dhoho ban jeclahay

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 8 місяців тому +4

    Manshaallah😍❤❤

  • @AminaIbrahim-dt6if
    @AminaIbrahim-dt6if 8 місяців тому

    Ifraxey adiga iyo muse ilhy ha isku kiin dhaqo I a

  • @xanaansaciidxanaansaciid9602
    @xanaansaciidxanaansaciid9602 8 місяців тому

    Miike waaye only reer Kenya yaqaano😂😂😂

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 8 місяців тому

    ❤❤❤

  • @queenZuzi-n4u
    @queenZuzi-n4u 8 місяців тому +2

    Allah is one❤

  • @khadromohamed27
    @khadromohamed27 8 місяців тому +1

    Wuu kaa saxan yahay fandhaal ayaa la dhahaa

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 8 місяців тому +1

    Ifraah Nabad Jacel

  • @Ftima-d4f
    @Ftima-d4f 8 місяців тому +1

    Mashallh so beautiful nice family

  • @ailail3210
    @ailail3210 8 місяців тому +1

    Ifrah adiga iyo xajigaga

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 8 місяців тому

    Istakiinka waa findhicil 😂😂😂 fandhaalkana waa qaado camal😂😂

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 8 місяців тому +2

    Ifraaxeey muuse prank kusoo samee hppty😂❤

  • @fardusiid7889
    @fardusiid7889 8 місяців тому +1

    First one who see this video is me kuna xiran chanalkan

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li 8 місяців тому

    Hhhh nooga soosheekay ifraax dumashiday qaali masha alaah ilaahy haysukiin barakeeyo wllo wan idin salamay

  • @islamicquranchannel2909
    @islamicquranchannel2909 8 місяців тому +2

    Mikow😂😂

  • @dekaanab
    @dekaanab 8 місяців тому +1

    dumaashi bilaneeey so dhawoowfrom awdal borama

  • @Hibaaq-r5z
    @Hibaaq-r5z 8 місяців тому

    Waan yaabanahee marka laguursdo macunto laga shaqeeyaa wax kale majiro miyaa

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 8 місяців тому +2

    Mash allah 🎉❤❤

  • @MudanAnwar
    @MudanAnwar 8 місяців тому +1

    Nac nacda nagadaa inaneey xaaji muxuu hayahay xaj xaji lee ku jirta😮

    • @Msomale
      @Msomale 8 місяців тому

      😂😂😂

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 8 місяців тому +1

    Ifraax muse naso dheh adan ku rbna kaligaa ❤😂

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 8 місяців тому +2

    Mansha allha ❤️

  • @Suleqa-np5zj
    @Suleqa-np5zj 8 місяців тому +1

    Wad saxan tahay abayo

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 місяців тому +1

    Ducadu waa muhiim lakin cuntada ka dib duceysta.😂😂

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 8 місяців тому +1

    Mashallah❤❤❤

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 8 місяців тому

    waa run tiis ha is nafaqeeyo shaqaa sugaysee

  • @yasidhassen2091
    @yasidhassen2091 8 місяців тому

    Ifraxay qolka jifka Madan natusine maxa jira wllo adaban ku tageraye

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 8 місяців тому

    Mikoo aladhaha kenya 🇰🇪 Africa aad loga isticmala😂😂qado alwaax lee waye

  • @LuulXaji-yw7pj
    @LuulXaji-yw7pj 8 місяців тому +1

    M.a ilahey ha idindayo

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 8 місяців тому +1

    Mash Allah beautiful family ❤❤

  • @Aasa3954
    @Aasa3954 8 місяців тому

    Codeynta kliga aya ku wcn

  • @maryamahaaji7966
    @maryamahaaji7966 8 місяців тому

    Ifrah carrot dhaq marka soo iibsato ka dibna towel ku ma sax cagad ama bac ku xir jileyc maka noqoseyso

  • @taqwaabdalla444
    @taqwaabdalla444 8 місяців тому +1

    Maasha allaah ❤

  • @Sagaldahir-d6s
    @Sagaldahir-d6s 8 місяців тому +1

    Mashaalah 🥰

  • @kadaneosman8910
    @kadaneosman8910 8 місяців тому +1

    Masha allah❤❤❤🎉

  • @luckywoman7439
    @luckywoman7439 8 місяців тому +1

    Inta og inay aamina cabduqadir isku dheceen😊

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 8 місяців тому +1

    Masha allha ❤❤❤

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 8 місяців тому

    naa hedhe wll qolki jiifka meeyay fadhi baa noogu dhamaysay 😂

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 місяців тому +1

    Mashaa Allaah❤️👍

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 8 місяців тому

    hurdo mahaysee sarirtu uxiisa ifraxey fahn xajiga

  • @فتحيةعلي-ي1ن
    @فتحيةعلي-ي1ن 8 місяців тому

    ما شاء الله الله يحفظكم يارب العالمين 😍❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 8 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤

  • @HappyPizzaSlice-hp6dr
    @HappyPizzaSlice-hp6dr 8 місяців тому

    Nooga soo sheekey abaayo plz❤❤❤

  • @11naa44
    @11naa44 8 місяців тому +1

    MashAllah ❤❤🎉🎉

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 8 місяців тому +1

    Isku waara oo caruura qaayrqabto ihaya ha idin siiyo

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 8 місяців тому

    Prank rbnaa ifraxey baayo😂

  • @XaawoCabdulle-td9pp
    @XaawoCabdulle-td9pp 8 місяців тому

    Masha Allha😂😂😂

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 8 місяців тому

    Runtii weeye somaliland fandhaal❤

  • @Leila-lj6lt
    @Leila-lj6lt 8 місяців тому

    ifraxey nowada sosara❤

  • @BadraJacvar
    @BadraJacvar 8 місяців тому

    Waa sax waxan u naqaana fan dhaal

  • @RahmaAli-m9o
    @RahmaAli-m9o 8 місяців тому

    Hhhhh ifraax nooga sosheekee 😂😂

  • @NajaxCali-sv8sh
    @NajaxCali-sv8sh 8 місяців тому

    Ifraxey ka so sheke wlloy alle ha ku daye❤

  • @thinkabout.2504
    @thinkabout.2504 8 місяців тому

    Akhas aniga xishooday

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam 8 місяців тому

    Aamin abayo

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 8 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @amiiraadam
    @amiiraadam 8 місяців тому

    Ka so shekee indHaygiii 😂❤

  • @CabdixakinLaanka-gs4wh
    @CabdixakinLaanka-gs4wh 8 місяців тому

    Karo sheke😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 8 місяців тому

    Manshaallah

  • @IsmailAhmed-xi1zr
    @IsmailAhmed-xi1zr 8 місяців тому

    Mash allah