ABAAL MARINTA DHIIG DAADINTA IYO FARXADDA GOLAHA WAKIILADA MARAYKANKA || Run Qaraar. @QANUNIMEDIA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Saaxiibada sharafta leh maraykanka iyo inta badan galbeedku waxay garab buuxa siinayaan Gumaystaha muqaalka wuxuu ku saabsan yahay weerarada Xuutiyiinta Yaman iyo qudbadii Sheydaanyaahu ee golaha wakiilada Maraykanka iyo sida ay ugu raaxaysanayaan xasuuqa iyagoo u arka in ay xaq u leeyihiin gumaadka caruurta, haweenka iyo waayeelka.
    kusoo dhowow @qanunimedia kuna soo biir saaxiibadda nagu xiran mahadsanid.

КОМЕНТАРІ •