MashaAllah Abaayo maaanta unbaa ku arki wllhi waan la dhcy kalsoonida nafsadeed ee ad iskugu qabto original kan inad waligaa ahaata ku rajjeynaa oo Aadn is bdlin tankle an jeclaadi ayaa ah xijaabka ad xernthy Allah ha ku barakeeyo ❤❤❤gbr fcn ayaa tahy rabbigeeda aqoonsn,maanta gbdhaheena xijaabka waxy u arkaan reer baadiya nimo .❤Allh hanagu suga waddada saxda ah .
salaada wax ka muhimmsan malahan, waqti gaar ah malahan, waqti walba in laga hadlo ayey mudan thy, si qofka u isaga saxo dibna u eego salaadihiisa hore, iskana saxo kuwa u hada tukanayo. anyway mahadsnid eng sumeya
Mansha allh ❤
Kheyr Allah kusiyo adigo iyo inta hadithka nabiga scw poor uqadeyso qabriga waasic Allah haigudigo iyo islamka melkaso ee joogan Allah hanagadigo kuwa salada oogow sida saxda dinta fahmo cilmika kuwa ubarto cabsi eebo ubarto akhiro iyo aduun guleysto Allah hanagadigo allahuma Sali cala nabiyana mohamed
Aamin yarabbi jazakallah kheyr
Masha Allah wax yabaha ugu fican ina laga hadlo dhalin yarta waye inbdn oo ka mida nh wee ku culus tahay salada allah ina wada hanuniyee
Aamin yarabbi intay ku culus tahayna allah u fududeyo Anagana allah naguma cusleyo
This is the type of recaps we need🎉
Exactly inbadan oo badan waliba👍
Mnshaa ALLAAAH tappaarakllaah ALLAAAHU AKBAR
Masha Allah illah ajar hakaa siiyo anakana kuwo salaada ilaaliyo allah naga yeelo ❤
Aamin saxib jazakallah💙
Maanshallah walall 9:46
Jazakallahu khayr xbbty ❤
Mashallah marka an arko gabadh xijaaban oo qoraxda iyo iumiga udulqaan runtii qalbiga ayan uga duceeyaa subxanallah 😢😢😢😢
Allahuma barik walaal wax badan ayaan ka faa’iiday.
Jazakallaah xppti ❤
☝️ SHUKRAN 🤍 AKHII ☝️🤍💐
Say Ukhtii🤌🫡
Masha allah gabar wnagsan ❤
Keep going my sister
Thanks 😊 bro🙌
@ Adaa mudan
Mahadsanid Yaa sumaya
allaha ku sharfo sumaya waa mowduuc mudan inlaga hadlo
Aamin wllo shukran
Abaayo waan kaa helay gabdhaha adiga camal Allah sw hano badiyo aniga iyo raga kale ee jecel gabdhaha dhowrsoon
Mansha'alaah wall❤
Jasakallah khayr abayo m.a kep going
Wajazak wllo
Mansha Allah Allah ku barakeeyo abyo Allah nawafajiyo anaganah oo nahanuunsho iisooduceeya asxaabeey muraad baan leeyahayeh
Aamin yarabbi dhamantena adna muradkaga allah ku sahlo
Mashalah❤❤❤❤
Sallaahu calayhi wasalam
ماشاءالله
Mashaa Allah ❤❤❤❤
Mnsh allh ❤
Ilahayow nagu arsaaq jaceeylkaga iyo qushucda salaada
Aamin yarabbi
Sallallaahu caleyhi wasallam
☝️ MASHA 🤍 ALLAH 💐 BARAKALLAH ☝️ FIIK 🤍 my 💐 sister ☝️🤍💐
Mash Allah hori usoco ajar Allah kasiya ❤
Amin wllo shukran✨️😊
❤❤❤
MashaAllah Abaayo maaanta unbaa ku arki wllhi waan la dhcy kalsoonida nafsadeed ee ad iskugu qabto original kan inad waligaa ahaata ku rajjeynaa oo Aadn is bdlin tankle an jeclaadi ayaa ah xijaabka ad xernthy Allah ha ku barakeeyo ❤❤❤gbr fcn ayaa tahy rabbigeeda aqoonsn,maanta gbdhaheena xijaabka waxy u arkaan reer baadiya nimo .❤Allh hanagu suga waddada saxda ah .
Aamin yarabbi dhamantena shukran wllo
Wlhi suma wlhi ma joogteeyo labada rakacadood qamla fajar lkn subax subax an haleelo wlhi malintas wey iga qurux badanthy malmaha kale ilahayow ino fududey
Aamin yarabbi wad jogteyn karta isku day le ilahay hanala garab galo oo hanogu kalmeyo dhacadisa
Amiin apyoh mcnto i.a
جزاك الله خيرا muxada rada tankale waxan kugu amaanaya in aada marsan wax yaabaha ay ismariyaan gabdhaha maanta sida cadaysada iyo afguduudka iyo waxay dhahan mek abka
salaada wax ka muhimmsan malahan, waqti gaar ah malahan, waqti walba in laga hadlo ayey mudan thy, si qofka u isaga saxo dibna u eego salaadihiisa hore, iskana saxo kuwa u hada tukanayo. anyway mahadsnid eng sumeya
Aad iyo aad, mahadsanid eng wireless 🫡
I ta iga dambeysaay ilahy dartii iguduceeya inuu bari iifududeeyo salaada wey igu adagtahy😢😢
Ilaahay haku fududeyo oona haka rali noqdo wlshey
wll xaged jogta
Buuga dhambalda quranka noso same
Hye insha allah
Abayo lkn sikasta hadaan isku dayo wan sameen wye
ilahay haku fududeyo wan ku so duceyna adna ilahay bari oona ku dadal naftada ha u shegin inad samen weyday ama shaydan ba si saxixi dona!