Abdiaziz Afrika

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 314

  • @dekadahirmohamed4985
    @dekadahirmohamed4985 2 роки тому +34

    Alaha kuu nxrsto c/caziiz Africa Africa qabrigaadana waasac alaha kaaga dhigo 😭😭😭

  • @user-tq1mw5rd3x
    @user-tq1mw5rd3x 2 роки тому +43

    Africa ilahay hakuu naxariisto😭

  • @MrDiiriye
    @MrDiiriye 2 роки тому +7

    Abdicasiis Africa Allah ha kuu naxariisto sxb taariikhdaa ku xusi doonta

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 роки тому +15

    Geesi Africa Alle Yaa Rahma 🤲😢🤲

  • @samiofficial8410
    @samiofficial8410 2 роки тому +7

    Ilahay ha u naxariisto abdiasis Afrika

  • @taifakali1981
    @taifakali1981 3 дні тому

    May Allah sw give you janatul firduws abdi Aziz firduws

  • @ururkasamafalkamarwo6238
    @ururkasamafalkamarwo6238 2 роки тому +11

    Ilaahay haku naxariizto afrika😭

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 2 роки тому +3

    Subhanllah waa waxa afku uu marooro subxanalaa ilahay calamo idinku rid abdiaziz afrika Allah weene ha u naxaristo

  • @Aiden_Scot
    @Aiden_Scot 4 роки тому +7

    Abdicasiis ilaahay haku xifdiyo.shaqo wanaagsan baad Ummadda Soomaaliyeed u haysaa ilaahay hakula garab galo howsha aad wado. Soo bandhig cadowga Ummadda , ilaahay ha jabiyee oo Ummadda shartooda ha dhaafiyee.

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 5 років тому +109

    Mash Allah kun adiga oo kale ah oo investigative journalist ayaa loo baahan yahay runtii geesi noolow in bdn argagixisadu umadda soomaaliyeed alle haka qabto.

    • @anarabotaan1132
      @anarabotaan1132 5 років тому +5

      Waxaa qosol igu dilay afkiisa qaloocan, nacalaa jareerkii iyo argaagixisadii ku dhashay was!!!!!

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 роки тому +1

      @@anarabotaan1132 wll qabiil ha caynin adigo mahadsan cawaankan afka waxa ka qaloociyay waa dhiiga u galay allaha ciqaabo aduun iyo akhiro

    • @kingmahad4506
      @kingmahad4506 4 роки тому

      @@anarabotaan1132 😂 Avka tuug nimo io qaain nimo oga qaloocdy Cadaabta ku waar ilah idinkis

    • @IbrahimMohamed-oz9ne
      @IbrahimMohamed-oz9ne 4 роки тому

      War alshabaab ma taageero kumana jiri london ayaa ku noolahay balse ninkaan xukunka ku dhawaqaayah oo intaa dadka dil toogasho ku xukamah maxee udili waayeen horta.

  • @shakiibyare9519
    @shakiibyare9519 5 років тому +71

    Abdiaziz Africa libaax usoo baxay shacabka somaliyeed Guulayso

  • @abdalleganay3129
    @abdalleganay3129 2 роки тому +2

    Abdi aziiz Africa alle hakuu naxariisto maanta dib udaawdey muuqalkan

  • @ahmedmukhtar7513
    @ahmedmukhtar7513 5 років тому +22

    Africa shaqsi weyn oo codkiisa argigixisada kacabsadaan mahadsanid

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 5 років тому +37

    *cabdicasis africa walaakeey walahi waan kuu cabsanayaa walaalkeyow is ilaaali ilahay baa wax ilaliyee ninmakan nabad diiidka ah cadow baad u noqotay*

  • @hodankayse9495
    @hodankayse9495 2 роки тому +5

    😭😭😭
    africa yarxamakallah wll

  • @dalmarbeeldaaje
    @dalmarbeeldaaje 2 роки тому +4

    alaha kuu naxariisto cabdicasiis afrika

  • @mumtaasburuuj270
    @mumtaasburuuj270 9 днів тому

    Alaha unaxaristo Celsis afrika

  • @lilomar7903
    @lilomar7903 2 роки тому +6

    Allah ha unaxariisto😭😭

  • @daacadofficial5645
    @daacadofficial5645 5 років тому +14

    Africa nin codkiisa cadawgu ka cabsado horay usoco mazuul

  • @shuukefanax3219
    @shuukefanax3219 2 роки тому +2

    Allaha unaxaristo Africa qabriga Allaha uwasiciyo naxarista eebe Allaha siiyo

  • @dalla112
    @dalla112 2 роки тому +4

    Allaha u naxariisto insha Allah khawaarijta walaga aargudanaya

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 5 років тому +28

    War wariyahaan xagee ku maqnaa mudo cod kiisa maan maqlin welcome back

  • @Guyaalmedia12
    @Guyaalmedia12 5 років тому +15

    Abdiaziz Africa, Libaax Soomaaliyeed, hambalyo hambalyo hawl culus baad dadkaaga u haysaa.

  • @mabaxayijr1285
    @mabaxayijr1285 2 роки тому +5

    Alla haunaxaristo 🙏🏼

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 2 роки тому

    Alle ha u naxariisto caawa 20 Nov 2021 ayaa weriye Abdiaziz Afrika lagu qarxiyey Xamar halkaasna uu ku geeriyooday.
    Nin weyn baa baxay caawa oo nimankaas dadkii dhammeeyey wadnaha u galay ilaa xad.

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 5 років тому +22

    Bravo cabdicasiis Afrika shaqo fiican baad dadkaaga iyo qarankaaga u haysaa

  • @ahmedabdi4207
    @ahmedabdi4207 2 роки тому

    Alle ha u naxriisto ya rabi geesigii muqdisho armaajo aya dilay al SHABAB may diline

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 5 років тому +16

    Ilqayte, awoowga isha xun kawas.. caawad heysaa dunuubta ka gashay ilaahay iyo adoomadiisaba. Jahanama way kusugi dameeryahow.

  • @abdikadirabdijama6352
    @abdikadirabdijama6352 Рік тому +1

    ilahay ha u naxariisto runtii halyey qaran oo dalka iyo dadka somaliyeed badbaadintooda kaalin wayn ka qaatay. wxaana loo dilay in uu ahaa khatar haysta kooxaha dilal ka geystaa😭😭😭

  • @yassinadam418
    @yassinadam418 4 роки тому +5

    Baahidaaa iyo jahligaa Afkaa u geliyey meel adag.
    Lakiiin Axmaqsanaa mu iskagaa cararooooo oo tahriiboooo.

  • @MHM25TV
    @MHM25TV 2 роки тому

    Abdicasis Afrika Halyey qaran bu aha, allah ha u naxariisto

  • @abdisalaan1504
    @abdisalaan1504 5 років тому +30

    Africa nin culus Live ayaa u daawaday Barnaamishkaan Keep going🙏

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv Місяць тому +1

    Hello 2024🎉

  • @abdirashiidibrahimmuse5771
    @abdirashiidibrahimmuse5771 5 років тому +18

    wxn ahyd qof ku nool ahay hargaysa
    runtii taageero aan caadi baan U hayaa weriye afrika iyo codkiisa dahabka ah.
    kooxdan alshabaaab iyo dacish wax badn oon ka aaminsanaa ayaa imika iicadaatay

    • @user-pj4ng8vx8j
      @user-pj4ng8vx8j 5 років тому

      noolow cdcss afrika geesi alaha ku xafido

  • @shardiidvlogs7404
    @shardiidvlogs7404 4 роки тому +1

    wiilkan jir dil baa ka muuqada waa khalad in la jirdilo qof maxbuus ah ha la xukuma waa sharci lkin no jirdilo

  • @guulwade3445
    @guulwade3445 5 років тому +9

    Afrika ilhey haku dayo runtii wan ku weynay malmahan adoo sidaan uhadlaayo

  • @khaledhassanali2390
    @khaledhassanali2390 5 років тому +5

    Barnaamijyadaan oo kle bulshada haloo soo daayo si dhagarta caqli laawayaasha ay wax oga bartaan shacabku ogana fajignaadaan mahadsanid c/casiis afric

  • @axmedweyrax6556
    @axmedweyrax6556 5 років тому +9

    C/afrika nin qaran nolow intey nolol jirta eepow mcn

  • @sakariye9219
    @sakariye9219 5 років тому +9

    afrikca wariye khabiira

  • @ismailyoung1639
    @ismailyoung1639 4 роки тому +1

    Wahaabiyada dalka halaga cirib tiro kuligood waa Argigixiso waana dad aan naxariis lahayn

  • @leysanbarriorsi6723
    @leysanbarriorsi6723 5 років тому +12

    War ilaahey amarkiis anigana abtii Waa hal qabsigeygii caadiga ah Somalia hadaan joogi lahaa Waa la igu dhegi lahaa kkkk

    • @hamzezizouxxx3320
      @hamzezizouxxx3320 4 роки тому +1

      Waxaa ka baxoo magacaaga afgarashada noo sheeg 😅😂🤣🤣😁

    • @liibaanlidhere8225
      @liibaanlidhere8225 4 роки тому +1

      @@hamzezizouxxx3320 hhhhh 😂😂😂😂😂

  • @maxamecusman4804
    @maxamecusman4804 5 років тому +13

    Afrika saxiib guulayso.

  • @bogganaseexadaislaamka8659
    @bogganaseexadaislaamka8659 3 роки тому +3

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 4 місяці тому

    jareer af qaloocan naarta allaha kugu fogeeyo

  • @charmarkemohamed8039
    @charmarkemohamed8039 4 роки тому +28

    Sirdoonku inuu waxna qarsado waxna umada u ban dhogo weeyaan.
    Sida afgarashada dacish ee abti gaadhigii wuu joogaa oo kale in la baahiyo ma ay ahayn.
    Taasi eaxay sahlaysaa inay badalaan afgarashadaas.
    Qaar badan oo lagu qaban lahaa afgarashadaasina waxay fursad u helayaan inaan lagu ogaan afgarashadaas

    • @Ayaan8912
      @Ayaan8912 4 роки тому +1

      Charmarke Mohamed saxiiiix waaa walaahi

    • @hodangeele5282
      @hodangeele5282 4 роки тому

      Ilahow aaliga kuda anagodhan somali hadaa nahey sir maleh

    • @seifudinibrahim4654
      @seifudinibrahim4654 4 роки тому

      Ma wxd u maleynaysaa in ay run tahay af garashada la sheegaya? Muwaadin ogaw,wax kasta oo aad maqasho run ma ahan.

  • @bronourihassan5816
    @bronourihassan5816 4 роки тому +10

    Jicho pevu wa Somalia..

  • @xabiibwadani5791
    @xabiibwadani5791 5 років тому +11

    Waa inow maraa cadaalada lana dhadhansiiyaa xanuunka geerida aw dhadhansiiyiy marxuumiintii aw dilay

  • @anyaahmed4696
    @anyaahmed4696 Рік тому

    Allaha unaxariisto cabdi casiis afrika geesi ayow ahaay

  • @amiinjaamac4194
    @amiinjaamac4194 4 роки тому +2

    Alle if iyo aakhiraba ha cadaabo
    Hooyadii wasahan afka qalooca

  • @abdullahialinur8741
    @abdullahialinur8741 2 роки тому

    Alaah ha unaxariisto cabdi casiis Africa

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 11 місяців тому

    Tolay africa si gaara geeridiisa iitaabaty😭

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 роки тому

    Abdiaziz Afrika codkiisa ma jecli Ilaahey Amarkiis mala waayya Nin badala

  • @feysalhassan6849
    @feysalhassan6849 5 років тому +8

    Waqtigaaga aad ayaa ugu mhdsanthy

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 8 місяців тому

    Ilaahey raxmadii janno hakaa waraabiyo wall qali😢😢😢

  • @mohamedhassanaden6855
    @mohamedhassanaden6855 5 років тому +6

    wxii afgarsshda u ahaaa waaba faafisenee ma aygaa doqoma ah oo abti dhihi doono wey badlyaane

  • @aysarmoha1654
    @aysarmoha1654 5 років тому +1

    Africa alle haku xafido cdowgeena ayad cadow u noqotay

  • @nasteexo404
    @nasteexo404 4 роки тому +4

    Abdiaziiz africo wedhawaceen aan maqlay intoo maqnaay ma ogi in ayruntahayne lkn saas aan maqlay

  • @mahadow1
    @mahadow1 Рік тому +1

    Shiiqeey wuxuu u dhintay dhiig kar 😉

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 5 років тому +12

    Wariyahn caadi mahan.. wallhi aad ban uga helaa qaabku tuugtan sheskoyinkoda uso ban dhigaan.

  • @juliemalik1940
    @juliemalik1940 4 роки тому +3

    Allah ha idin halago dhagar qawayasha dadka bakaraha ku dishen abtigey mcn ku jiray waxan Allah idinka barya inu Allah idin qabto one day insha Allah

    • @ciiseneshvil2057
      @ciiseneshvil2057 4 роки тому

      @Abu Yasir nacalad eebe hkugu dhacday aduunka kuma raagaysiin stupid baa thy dhiiga qof muslim ah yaa ku baneeyay gaalka xitaa maba iska dili kartid haduu ku dulmin

  • @mohamedqadar5913
    @mohamedqadar5913 5 років тому +5

    Africa nin codkiisa cadowgu ka baqaan

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 роки тому

    Dawlada wixii shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil

  • @saiddhore4968
    @saiddhore4968 4 роки тому +1

    Doqonsanaa!wuxuu ku faraxsanyahay in dawladu daawaysay! AlxamdullilH hadii laydaaweeyey kulahaa! Ma oga in ladilaayo miyaa! Caqli ku filan hadduu qabo dad masaakiin ah soo laay laguma qanciyeen.

  • @tuugajabsadayoutubka6180
    @tuugajabsadayoutubka6180 4 роки тому +4

    258 Dis liketa saaray waa UGUS shuubaa idin Wada dhashay Car hadaa Rag tihiin kalaaya BOOSAASO iigu yimaada Wlleee inaan idinka iyo hooyadiinba idin wasaayaa
    Wariye AFRIKA Alle haku xafido sxb Horena usoco Cadowgaana Hoos

  • @farhanhassan3829
    @farhanhassan3829 4 роки тому +15

    Dadka sida geesinimada leh ay comments uga dhibanayaan UA-cam ugama dhibtan Facebook
    War hal mara la dhimanahe shabaab aan ka dhiidhino
    Afrika garabkaga nahay wll

  • @abdikanikhalif9837
    @abdikanikhalif9837 5 років тому +9

    Cuqubadii uu galabsaday buu la qal qaloocday habaar kugu dhac sheeydaan

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 роки тому

    Wariye Abdiaziiz Africa Africa xafidahulah.

  • @feysalhassan6849
    @feysalhassan6849 5 років тому +12

    Fadlan hanaga soo daahinin

  • @Zackabdul
    @Zackabdul Рік тому +1

    😢

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 роки тому

    Wixii shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 роки тому

    Wixii shabaab sheygto daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil Sida Cali Deere fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 роки тому

    Dawlada somaaliya wixii sheygto alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil cafis mala han dawlada waain dishaa wixii sheygto alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 роки тому

    Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay wadankey oodan magaalada iyo xuduudadeyda oodan difaacankarto dawlada

  • @samiircali4287
    @samiircali4287 5 років тому +4

    Mahadsanid Africa

  • @diplomacy_24
    @diplomacy_24 5 років тому +13

    3 maalin ayaan idin sugayay horn afrik

  • @nasrixuseen6453
    @nasrixuseen6453 4 роки тому +1

    Aad iyo aad baan ugu farxaa marka aan arko qof dhagar qabo ah oo dadka iyo dalkaba laga qabday

  • @AsadAli-mr3sx
    @AsadAli-mr3sx Рік тому

    Africa alaha u naxariisto 😢

  • @somalistars1320
    @somalistars1320 4 роки тому +1

    Horn Afric
    Idacaad an jecla
    2003 ila hada

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 роки тому

    Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa waxey ku hadlaayaan dawlada

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 Рік тому

    Ilaahoow unaxariistoalshapaap inkaar alaha ku rido

  • @hassanabdulaahi3687
    @hassanabdulaahi3687 4 роки тому +1

    Abdi aziiz africa libaax libaax dhalay

  • @al.markaawiofficial1893
    @al.markaawiofficial1893 5 років тому +3

    Africa wad naga so daahdey sxp

  • @zakariaabdi1722
    @zakariaabdi1722 4 роки тому +6

    Jareeraa ahaye jileec suu idaminaana😂😂😂

  • @leylaabdulkadir3257
    @leylaabdulkadir3257 5 років тому +2

    Kaan qareenka uu ah adaan hala qabto asago kale ayu kiisaskoda qarinayahee waa dhiig caab qarenku iyo adaankabo Allah aya ka magan kalay kuwano kale

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 роки тому +1

    Dawlada wixii shabaab danbi kagalo wadanka dawlada somaaliya waain shabaab daawadooda waa Dil xabsi Laguma haayo hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil Sida Cali Deere fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab wixii sheygto alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 4 роки тому +2

    Abdiaziz Africa walaahi dalkaan waa u halgamey si geesinima leh waxaan dhihi lahaa ninkaan stuff Aad u Tayeysan dowlada ha u Qorto waliba dhalinyaro isaga uu keensadey sida walaalihiis oo uu ku kalsoonyahay dowlada mushaar ha ku siiso si ninkaan uu shaqadaan muhiimka ah u sii wado Kooxdaan waa cadow ee ninkaan yeysan cidla ka helin walaahi Abdiaziz Africa oo kale lama heli doono hadii uu naga baxo somaliyey ninkiina muhiimka ah inta uu noolyahay garan meysaan wax Qabadkiisa markii uu naga baxo ayaan wada tacsiyeyni karnaa ee ninkaan hala ogaado muhiimada uu leeyahay wanilaahi towfiiq

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming Рік тому

      Indeer garaaad baa tehee ee lkn hadi wakaaa saad kaa baqeyse baa dacdeee

  • @fartuunmaxamad509
    @fartuunmaxamad509 2 роки тому +1

    Ileen ninkaan waxloo qarxiyay Kab alshabaab kashtay😫😭

  • @jabarticaydiid4000
    @jabarticaydiid4000 4 роки тому +4

    Dowlada intaan midiyaha laga shaacin in lala wadaago oo laso qabqabto wixii lashaqaynayay.

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 роки тому +1

    Wadankena Allah nabad hanooga dhigoo

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 роки тому

    Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay wadankey oodan difaacankarto dawlada

  • @caasholuul5468
    @caasholuul5468 Рік тому +1

    Haladilo

  • @halganofficial6454
    @halganofficial6454 4 роки тому

    Noolow wariye abdiaziz Africa shaqada u heysid umada somaliyeed runtii waa geezi in LA garab istaaga u baahan illahey hakaa abaal mariyo cadowna illahey kuma tuso

  • @idleProm
    @idleProm 4 роки тому +1

    Dadka dhanba waa wada shabaab yaab

  • @dabdheere5724
    @dabdheere5724 5 років тому +1

    C.casis Africa nin kudayasho mudan

  • @jakatamcade2689
    @jakatamcade2689 5 років тому +4

    Asc marka hore waan Idin Salmay inta barnamijkan soo gudbisay oo ugo horeyo Libaax Abdi Aziiz Afrika bro allé ha ku xafido mid kale bro umdan wa cadoga kowad e somalida oojecleyn in somaliya nabad noqoto waxan fiirsaday barnamijyo badan oo aad Ayaga ka wareysaneyso mid xita dhahyo Diinta ayaan wax ka aqaan kuma jiraan ayaga dhan waa waa tad aanan waxba aqrin waxan qurin ee allé hanaga haayo idinkana allé ha idinka badbadsho waayo shaqo qaran ayaad heysn

  • @updyrisakfaisal82
    @updyrisakfaisal82 4 роки тому +1

    Supxanalaah supxaanalaah supxaanalaah supxaanalaah

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
    @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 5 років тому +2

    Afrika nin weyn

  • @munajaamac3057
    @munajaamac3057 4 роки тому +1

    Afka maroora balayo warabe la moodo

  • @fitdoctor1622
    @fitdoctor1622 4 роки тому +7

    Su'aal waxaa weydiisaa maxaa ku kalifay inuu ku biiro koowdii?
    Waayo cadaalad darro, faqooq, iyo haybkalasooca waxy kugu keeni kartaa inaad doorbido inaad ficilo foolxun ku dhaqaaqdo mrka Cadaalada allha noo balaariyo anaga alha hana fahansiiyo

  • @feysalhassan6849
    @feysalhassan6849 5 років тому +3

    Guul wacan ...