“Waxaanu Cirro u qaadanay Isaaq yaanu burburin “ Cali Siciid Raygal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @NasirOsman-y9e
    @NasirOsman-y9e День тому +3

    Congratulations for your grate useful points . Nin wayn oo hadal Qiimo leh ku hadlay Masha Allah.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 День тому +2

    Maasha Allah Ninkani waa Siyaasi waxgarad Allah yaqaan ah Ha la badbaadiyo Somaaliland maanta waxay maraysaa halkii ugu dambaysay waqtiguna wuu yaryahay Viva Wadani Viva CIRO free Ciidamada Somaaliland ee laascaanood Muuse biixi uga soo cararay 😭😭😭😭😭

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 День тому +1

    Masha Allah, Geesi run-sheeg ah oo xaqiiqda taagan ka hadlay!!

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk День тому +2

    CIRRO GUUL HABARJECLO FARIIDKA ISAAQ WEEYE FROM GARXAJIS

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 День тому +1

    Mashaallah illahay hakaa abaal mariyo

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 День тому +1

    WAR WAXBA HA IS XIIJIN CIRO MAARBNEE

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 День тому +2

    Hadal nin weyn waa talo qiimo leh laakin waa muuse biixi ninka saqajaanka ah ee ina Kaahin ku shaqeysta

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 День тому +4

    Anigoo ah HABARYOONIS WXN WAZIIR HORE CALI SICIID RAYGAL WAN KU TAGEERSANAY IN CIRRO LAGU DOORTO ISKU HAYNTA ISAAQA WAYO MUUSE IYO INA KAAHIN WXY KALA QAYBIN IYO NAC BAY KALA DHIGEEN

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih День тому

    Sababee muxuu kaga duwanyahay kuwakale

  • @Gubaddo
    @Gubaddo День тому

    Waxaad sheegtay in xisbiga kulmiye lahaa magacaabista degmada Fiqi ayuub

  • @MohamedIbrahim-g1q
    @MohamedIbrahim-g1q 21 годину тому

    Ninkan inu sandalad ka so jedo wayka muqada😂😂

  • @mustafadahir9852
    @mustafadahir9852 19 годин тому

    Libaax weeye ninkani muu laba labayn fikirsiisa oo si kalsooni leh ayuu u hadley.

  • @Yonis3012
    @Yonis3012 День тому +1

    Kani waa beenale lacag la siiyay. Qashin

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 14 годин тому

      Aduna 😂😂😂 maxad ahayeed

  • @MohamedGabgriel
    @MohamedGabgriel День тому +1

    XISBIGA HUWANTA MAAFIYADA EE WADANI IYO ICTISAAM,
    SHACABKA JAMHUURIYADU KUMA AAMINI KARO
    JIRITAANKA JAMHUURIYADA
    IYO XORRIYADIODA

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 22 години тому +1

      Sxb waxaagu waa baroor maanta baroor shaqayn mayso
      Cirro waa madaxweynaha Muuse xilka kala wareegaya.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q День тому +2

    Ciro ey ey dhalay NO VOTE YUSRA xaaska farmaajo isticmaalayey

    • @AbdirishiidYasiin-sz7br
      @AbdirishiidYasiin-sz7br День тому +1

      Naaa cayda jooji nin lama fuulee adaa lagu isticmaalaa oo dhaqankaga aya laga garanayaye

    • @IbrahimFarah-gh5cf
      @IbrahimFarah-gh5cf 22 години тому

      Sharmuuto habar yonis waa kuwii idin qaxin jiray.hj jeclana ciilay😂😂😂😂 dacawo iyo dibi 😊😊😊

    • @IbrahimFarah-gh5cf
      @IbrahimFarah-gh5cf 21 годину тому

      Mise dhediga isaaq baa tahay dhilooy😅😅😅

    • @IbrahimFarah-gh5cf
      @IbrahimFarah-gh5cf 21 годину тому

      Dabaaley ma maqashay dacawo iyo dibi iyo dugaag😅😅😅😅 dibi waa dhediga isaaq,dacawana waa hj, dugaagna waa😅😅habar yonis libaaxyada isaaq 😊😊😊

    • @QueenCawo-b2q
      @QueenCawo-b2q 21 годину тому

      @@IbrahimFarah-gh5cf xaaska farmaajo isticmaalayey NO VOTE AKHAS

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 День тому +1

    Ciro maalintaan badbaado ubaahna siyaad baraa uu safiir u ahaa waynu garankara shaqada safiirnimo maantana graad jaamac ayuu safiir u ahaa

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 22 години тому +3

      Sxb qayliya ama baroorta cirro waa madaxweynaha muuse bedelaya😂

    • @Sasqwwgvtgg
      @Sasqwwgvtgg 14 годин тому +1

      Siyaad waxaba kama garanaysid kii shalaye aah kulmiye Bari waa meel kale danaha isbadala oo mabadidi lagu wada socadaya ayaa isbadala baro waxa sidaad siyasad ugaa hadashid