Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin
Jaza aka allahu khayra
Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mnsh allh sh maxamed sh cumar
Tafsiirka sh.Dirir:Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة الروم iyo faaiidooyinka suurada:Waxyaabaha guud:🌱Reer yurub waxa la odhanjiray الروم .💥Waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadashay:Arimaha caqiidada haday tahay :🌱Quraanka 🌱Diritaanka rasuulka.🌱Abaalmarinta uu illaahay Adoomaha abaal marinayo.🌱Gaalada sida loola doodayo.🌱Dagaalka dunida ka socda ee qolana diinta illahay udagaalamayso qolana kasoo hor jeedo.🌱 Aaydaha aan akhrinayno iyo kuwa caalamka ka muuqanaya.🌱Daliilada dadka qancinaysa.🍀Sababta aya kusoo degeen aayadaha uhoreeya سورة الروم:Xiligii uu nebigu soo baxay waxa jiray awoodo 2 baa qolo ayaa jaziirada carabta kusoo dhawaa qolo waa beershiyaankii la odhanayay reer faaris kisra nin layidhaahdaa hogaaminayay qoloda kalena waa roomanka oo reer ruum la odhanayay waxa hogaaminayay hiriqal Dimashaq iyo Istanbuul ayaa u ahaa xarumo sacuudiga waqooyigiisa ayay soo gaadhaysay awoodoodu way dagaalameen xiligii nebiga lasoo diray waxa laga adkaaday reer روم waxaana laga qabsaday Dimishiq iyo baytul maqdis kii haystayna wuxuu ucararay qusdandiin oo hada loo yaqan istanbul ayay ucarareen nimankii reer quraysh ee makka joogay ee nebiga la dagaalamayay iyo asxaabta way kusoo jeedsadeen oo waxay yidahahdeen saw arki maysaan kuwii bilaa kitaabka ahaa ee dabcaabudka ahaa waxay ka adkaadeen kuwii kitaabka lahaa ee nasaarada ahaa anaguna kitaab ma haysano sidoodaas oo kale ayaan idinka adkaan doonaaa kuwiinan kitaabka sheeganaya arintaa dadka muslimiintaa aadbay udareemeen nebigay uyimaadeen ayagoo nebiga uuga waramaya oo dareen kooda cabiraya nebiga illahay Aayadahan ayuu illahay kusoo dejiyay oo jawaab uuga dhigay .Abubakar ayaa la hadlay oo yidhi arinku saa maaha ee reer ruum way guulaysan doonaan waxay ku yidahahdeen sharad managula gelin haa buu yidhi taasina waa kalsoonada uu quraanka ku qabo qaalmo geelaa laysku dhigtay oo waxay yidhaahdeen hadaan anaku helno oo sidaa guusha ku haysato reer faaris anakaa geela qaadanayna haday adkaadaan reer ruumna adigaa geela qaadanaya , dhawr sano ayay guulaysan waayeen markay 5 ama 7 sano marayso ayuu abubakar nebiga uyimi oo yidhi weli arinkii waa sidii markaasu nebigu ku yidhi ereyga بضع intaad utaqaan markaasu yidhi sanado 10 ka hooseeya kolkaas ayuu ku yidhi haday 7 marayso uugu dar 2 sano weli kaamay dhamaan intaan 2dii sano dhamaanbaa ninankii reer ruum ka adkaadeen reer faaris sidaasaa waxyigu wuxuu sheegay run iyo xaq ku noqday.💥Faaiidooyinka suurada:1. Qisada bilowgeedu waxay inoo tilmamaysaa aduunyadu si qudha kuma socotee isbedelkaa badan qolo qudha ma haysato gaalo iyo islaamba qolo walba imtixaanbaa la marinayaa.2. Arin soo socda waxa odhaankara sidaas ayay noqonaysaa waa illaahay oo qudha .3.Aayadahu waxay inoo muujinayaan in arimaha illaahay gacanta kuhayo guusha iyo guuldarada labada isagaa haya .4.Illahay wuxuu sheegay gaalo kala adkaatay inay muminiintu ku farxayaaan waxaa loogu farxayaa waa 2 arimood:🌱Dad haday is qabtaan mid uunbaa kuu dhaw inuu kaasi guulaystana waad jeclaataa.🌱waxyigu wuxuu sheegay markuu hirgalo oo wuxuu illahay sheegay run noqdo runbuu ahaayee muminiintu way ku farxayaan.5. Dad muminiintaa fikirkooda iyo aragtidoodu waa caaalami maaha dad meeshay fadhiyaan ku kooban aduunka waxa ka dhacaya iyo cida la ayidayo ee maslaxadi ku jirto ayaa dadka muminiinta hankoodu halkaasbuu gaadhsiisanyahay .6. Balanka illahay si aan uugu kalsoonaano qofka muminkaa wuu ku kalsoonyahayee sidaa daradeed ayuu illahay usheegayaa arimaha suuradu sheegtay.❗️Dadku badanka waxay eegaan sababaha lkn qofka eegaya cida sababtay ayaa ka muhiimsan. Waa inaan illaaha sababaha hirgeliya waa inaan eegnaa.7. Gaalada xaqiiqadooda dhabta ah ayuu illahay inoo sheegay , wuxuu alle uqiray cilmi aduunyada ee muuqda inay yaqaniin wuxuu ka anfiyay cilmiga xaqiiqada ee dhabta ahaa .❗️Aqoonta uu illahay dadka uu siiyay waa inay Aakhiro uuga sahay qaataan.8. Xanuunada waaweyn ee dadka ku dhaca waxa ka midaa qaflada inuu garan waayo maxaad aduunka u joogtaaa xagaad usocotaa.9. Illaahay inaad rumayso waxa kasii xeel dheer inaad barato.Ilalahay waxa lagu bartaa :🌱Caqliga .( caqligeenu wuxuu udiyaarsanyahay wiixi loo sheego inuu aqbalo)🌱Aayaatkiisa kitaabka kuyaal .🌱Aayadaha caalamka ka muuqanaya.🌱Afcaasha illahay ee wanaagsan.Waxaanad ka arkaysaa:🌱Weynaan .🌱Inuu dhamaystiranyhay.🌱Naxariis .🌱Xikmad.10. Aayada اولم يتفكروا في أنفسهم labo macnay noqnaysaa:🍃siduu illahay u abuuray ma eegaan.🍃qof waliba muu gaarkiisa ufikiro.11. Waxyaabaha lagu cibro qaadanayo waxa kamidaa:🍃Wixii tagay ( ayaamihii ummadihii hore soo maray)🍃Waxa soo socda.( aakhiro oo soo socota).12. Hadaad dulmi samayso cida uugu horaysa aad wax yeelaysaa waa naftaada.13. Gaalnimo wax ka weyn majiro abaalkeeduna waa naar in la geliyo.14. Akhlaaq wanaagu wuuxu ka yimaadaa inaad aakhiro rumaysantahay waana qof mar waliba xaga danbe eegaya iyo in akhiro laysa soosaarayo.15. Aayadaha 18 iyo 19 culimada qaar waxay ku fasireen:🍃Xiliyada salaadaha .16. Qalbigaagu yaanu marna ka go in ee illaahay marnaba ha ilaawin.17. Aayada 21 culimada qaar waxay ku macneeyeen:🍃nafihiinuu ka sameeyay dar isku lamaan ( ninka ayaa lab iyo dhedigba sida x iyo y)🍃wuxuu idinka abuuray dad kala duduwan.🍃wuxuu idiin abuuray xaasas .( macnahan ayaa ku cad aayada).18. Dusha dhulkiisa ha isku weynayn dhulka lagaa abuuray isaga laguugu aasayaa.19. Awooda alle waxa ka midaa inuu dadka qof keliyaa ka abuuray hadana badiyay .20. Faaiidooyinka guurka waxa ku jirta:🍃In dadka is guursanaya inay isku nooc yihiin..🍃wehelka .🍃kalgacal iyo naxariis inuu dhex yeelay .📍Waxaana lagu helaya inaad illahay adeecdo .21. Raga iyo dumarku waxyaabahay ku kala duwanyihiin way is dhamaystirayaan.22. Kala duwananshaha luuqadaha iyo qaab u hadalka umadaha waa ayaad alle.23. Luuqadaha waxa dadka baray illahay .24. Xidhiidhbaa ka dhaxeeya midabka qofka iyo deegaanka uu qofku ku noolyahay.
Barakallahu ❤
Jazaka allah
M.A ZHIIKH
جزاك الله خير
❤❤❤
JazakaAllah khayr sheikh
Allahu akbar
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
M. First msha allh❤❤❤❤❤❤❤❤
Alaahu Akbar kabiiraa
Masha allaah
Khadr ilahay ha ku siiyo
jasakallaahukhayiir
Suuratu الروم waxay ka bilaabmaysaa daqiiqada: 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 00:48:07
salalaahucaleyihi wasalam
Been bay isu sheegeen
Alxamdulilahi rabicaalamiin
Jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin
Jaza aka allahu khayra
Alle haka abaal mariyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mnsh allh sh maxamed sh cumar
Tafsiirka sh.Dirir:
Waxyaabaha Guud ee laga qaadanayo سورة الروم iyo faaiidooyinka suurada:
Waxyaabaha guud:
🌱Reer yurub waxa la odhanjiray الروم .
💥Waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadashay:
Arimaha caqiidada haday tahay :
🌱Quraanka
🌱Diritaanka rasuulka.
🌱Abaalmarinta uu illaahay
Adoomaha abaal marinayo.
🌱Gaalada sida loola doodayo.
🌱Dagaalka dunida ka socda ee qolana diinta illahay udagaalamayso qolana kasoo hor jeedo.
🌱 Aaydaha aan akhrinayno iyo kuwa caalamka ka muuqanaya.
🌱Daliilada dadka qancinaysa.
🍀Sababta aya kusoo degeen aayadaha uhoreeya سورة الروم:
Xiligii uu nebigu soo baxay waxa jiray awoodo 2 baa qolo ayaa jaziirada carabta kusoo dhawaa qolo waa beershiyaankii la odhanayay reer faaris kisra nin layidhaahdaa hogaaminayay qoloda kalena waa roomanka oo reer ruum la odhanayay waxa hogaaminayay hiriqal Dimashaq iyo Istanbuul ayaa u ahaa xarumo sacuudiga waqooyigiisa ayay soo gaadhaysay awoodoodu way dagaalameen xiligii nebiga lasoo diray waxa laga adkaaday reer روم waxaana laga qabsaday Dimishiq iyo baytul maqdis kii haystayna wuxuu ucararay qusdandiin oo hada loo yaqan istanbul ayay ucarareen nimankii reer quraysh ee makka joogay ee nebiga la dagaalamayay iyo asxaabta way kusoo jeedsadeen oo waxay yidahahdeen saw arki maysaan kuwii bilaa kitaabka ahaa ee dabcaabudka ahaa waxay ka adkaadeen kuwii kitaabka lahaa ee nasaarada ahaa anaguna kitaab ma haysano sidoodaas oo kale ayaan idinka adkaan doonaaa kuwiinan kitaabka sheeganaya arintaa dadka muslimiintaa aadbay udareemeen nebigay uyimaadeen ayagoo nebiga uuga waramaya oo dareen kooda cabiraya nebiga illahay Aayadahan ayuu illahay kusoo dejiyay oo jawaab uuga dhigay .
Abubakar ayaa la hadlay oo yidhi arinku saa maaha ee reer ruum way guulaysan doonaan waxay ku yidahahdeen sharad managula gelin haa buu yidhi taasina waa kalsoonada uu quraanka ku qabo qaalmo geelaa laysku dhigtay oo waxay yidhaahdeen hadaan anaku helno oo sidaa guusha ku haysato reer faaris anakaa geela qaadanayna haday adkaadaan reer ruumna adigaa geela qaadanaya , dhawr sano ayay guulaysan waayeen markay 5 ama 7 sano marayso ayuu abubakar nebiga uyimi oo yidhi weli arinkii waa sidii markaasu nebigu ku yidhi ereyga بضع intaad utaqaan markaasu yidhi sanado 10 ka hooseeya kolkaas ayuu ku yidhi haday 7 marayso uugu dar 2 sano weli kaamay dhamaan intaan 2dii sano dhamaanbaa ninankii reer ruum ka adkaadeen reer faaris sidaasaa waxyigu wuxuu sheegay run iyo xaq ku noqday.
💥Faaiidooyinka suurada:
1. Qisada bilowgeedu waxay inoo tilmamaysaa aduunyadu si qudha kuma socotee isbedelkaa badan qolo qudha ma haysato gaalo iyo islaamba qolo walba imtixaanbaa la marinayaa.
2. Arin soo socda waxa odhaankara sidaas ayay noqonaysaa waa illaahay oo qudha .
3.Aayadahu waxay inoo muujinayaan in arimaha illaahay gacanta kuhayo guusha iyo guuldarada labada isagaa haya .
4.Illahay wuxuu sheegay gaalo kala adkaatay inay muminiintu ku farxayaaan waxaa loogu farxayaa waa 2 arimood:
🌱Dad haday is qabtaan mid uunbaa kuu dhaw inuu kaasi guulaystana waad jeclaataa.
🌱waxyigu wuxuu sheegay markuu hirgalo oo wuxuu illahay sheegay run noqdo runbuu ahaayee muminiintu way ku farxayaan.
5. Dad muminiintaa fikirkooda iyo aragtidoodu waa caaalami maaha dad meeshay fadhiyaan ku kooban aduunka waxa ka dhacaya iyo cida la ayidayo ee maslaxadi ku jirto ayaa dadka muminiinta hankoodu halkaasbuu gaadhsiisanyahay .
6. Balanka illahay si aan uugu kalsoonaano qofka muminkaa wuu ku kalsoonyahayee sidaa daradeed ayuu illahay usheegayaa arimaha suuradu sheegtay.
❗️Dadku badanka waxay eegaan sababaha lkn qofka eegaya cida sababtay ayaa ka muhiimsan. Waa inaan illaaha sababaha hirgeliya waa inaan eegnaa.
7. Gaalada xaqiiqadooda dhabta ah ayuu illahay inoo sheegay , wuxuu alle uqiray cilmi aduunyada ee muuqda inay yaqaniin wuxuu ka anfiyay cilmiga xaqiiqada ee dhabta ahaa .
❗️Aqoonta uu illahay dadka uu siiyay waa inay Aakhiro uuga sahay qaataan.
8. Xanuunada waaweyn ee dadka ku dhaca waxa ka midaa qaflada inuu garan waayo maxaad aduunka u joogtaaa xagaad usocotaa.
9. Illaahay inaad rumayso waxa kasii xeel dheer inaad barato.
Ilalahay waxa lagu bartaa :
🌱Caqliga .( caqligeenu wuxuu udiyaarsanyahay wiixi loo sheego inuu aqbalo)
🌱Aayaatkiisa kitaabka kuyaal .
🌱Aayadaha caalamka ka muuqanaya.
🌱Afcaasha illahay ee wanaagsan.
Waxaanad ka arkaysaa:
🌱Weynaan .
🌱Inuu dhamaystiranyhay.
🌱Naxariis .
🌱Xikmad.
10. Aayada اولم يتفكروا في أنفسهم labo macnay noqnaysaa:
🍃siduu illahay u abuuray ma eegaan.
🍃qof waliba muu gaarkiisa ufikiro.
11. Waxyaabaha lagu cibro qaadanayo waxa kamidaa:
🍃Wixii tagay ( ayaamihii ummadihii hore soo maray)
🍃Waxa soo socda.( aakhiro oo soo socota).
12. Hadaad dulmi samayso cida uugu horaysa aad wax yeelaysaa waa naftaada.
13. Gaalnimo wax ka weyn majiro abaalkeeduna waa naar in la geliyo.
14. Akhlaaq wanaagu wuuxu ka yimaadaa inaad aakhiro rumaysantahay waana qof mar waliba xaga danbe eegaya iyo in akhiro laysa soosaarayo.
15. Aayadaha 18 iyo 19 culimada qaar waxay ku fasireen:
🍃Xiliyada salaadaha .
16. Qalbigaagu yaanu marna ka go in ee illaahay marnaba ha ilaawin.
17. Aayada 21 culimada qaar waxay ku macneeyeen:
🍃nafihiinuu ka sameeyay dar isku lamaan ( ninka ayaa lab iyo dhedigba sida x iyo y)
🍃wuxuu idinka abuuray dad kala duduwan.
🍃wuxuu idiin abuuray xaasas .( macnahan ayaa ku cad aayada).
18. Dusha dhulkiisa ha isku weynayn dhulka lagaa abuuray isaga laguugu aasayaa.
19. Awooda alle waxa ka midaa inuu dadka qof keliyaa ka abuuray hadana badiyay .
20. Faaiidooyinka guurka waxa ku jirta:
🍃In dadka is guursanaya inay isku nooc yihiin..
🍃wehelka .
🍃kalgacal iyo naxariis inuu dhex yeelay .
📍Waxaana lagu helaya inaad illahay adeecdo .
21. Raga iyo dumarku waxyaabahay ku kala duwanyihiin way is dhamaystirayaan.
22. Kala duwananshaha luuqadaha iyo qaab u hadalka umadaha waa ayaad alle.
23. Luuqadaha waxa dadka baray illahay .
24. Xidhiidhbaa ka dhaxeeya midabka qofka iyo deegaanka uu qofku ku noolyahay.
Barakallahu ❤
Jazaka allah
M.A ZHIIKH
جزاك الله خير
❤❤❤
JazakaAllah khayr sheikh
Allahu akbar
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
M. First msha allh❤❤❤❤❤❤❤❤
Alaahu Akbar kabiiraa
Masha allaah
Khadr ilahay ha ku siiyo
jasakallaahukhayiir
Suuratu الروم waxay ka bilaabmaysaa daqiiqada:
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
00:48:07
salalaahucaleyihi wasalam
Been bay isu sheegeen
Alxamdulilahi rabicaalamiin
Jannatul firdawza ilahay ha ku siiyo amiin