“Sirdoonka Qaranka anigaa Aasasay oo sameeyay.” Janaraal Cabdisamad Gamgam.Dhibcaha Tariikhda Q 3aad
Вставка
- Опубліковано 9 лют 2025
- Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.
Khabiir waayo aragnimo iyo Cilmi badan isku darsaday Allah CIMRIGA iyo caafimaadkaba ha u barakeeyo general cabdisamad gamgam
Illaahay cimriga iyo caafimaadka ha u barakreyo General Gam Gam, waa raga halkaa qaranka soo gaadhsiiyay waxa uubaahanahay in barnaamijyo badan laga duubo oo dadka iyo dalka dhaxal ugato.
Intelligence is backbone of any nation
cabdisamad gamgam waa mujaahid qiima leh oo hamble ah.
Mujaahid miya nocan utaqanan miya mujahid si fudud miya lagu noqda gaalo miyu ladagalamay mise isaaq ayaka lee mujahid isku bixiyan miya
War waa ahlu naar qof walba oo sheganayo inoo mujahid yahay waa ahlu naar jaxiimo ba sugeysa
Diin waxba kama yaqanan bilash bad isku waceysan mujaahid wa ahlu wada naar wixi snm sheganayo
Haa Gaalkii Siyaad Barre iyo Gaaladii la socotay buu laayey. Sidaasuu mujaahid ku noqday
@@SNAcomandokii quraanka badalay miyaa gaala mise kuwan iska riday daalimka
Ma kii wadada dilay ayaa gaal ahaa mise kuwa sharaftooda dicaacday
Qofkasta oo sharaftiisa ilaalaashada waa mujaahid ee calankaad sidato kuwa wataa daalimiina
Dulmigay 60 ilaa 90ki wadeen ayaa ay rabaan inay soo celiyaan duliyahow
@@ahmedfarhan447 calanka aaan wato waa calan sharaf leh waa calan qaran ee ma ahan calan qawil teda kale inaa dalimin tihin shaki miya ku jiro calanka aad wadatan wa calan qawil tiwxiidka waba ku ciyarten oo kanisada ayaad dhax dhigten oo abaarso ayad dhax dhigten calan waxad sidata oo argagixiso ah baad sidatan argagixisada din ayan udagalameyna bey dhahen lkn wey ka ben shegen idinkana tiwxidka waad ka ben shegten argagixisada waba is ledihin waxad is ledihin konfur baan qarxineyna si aan qaran unoqono lkn waligina noqon meysan argagixisada sids leskaga dhiciyo baan naqana sida baqtigoda lo waro ban naqana
Aderkaga sheydan adan suni inoo nol yahay iyo in kale maka war heysan adeer baqtigiisa ayaa dhulka yala si walba aad gar udeysaten yaad qaldeysan kanisadaha baad ka tuuqsatan gaasha weyned edna adan aya kanisadaha idinkaga tuuqsato ma diin miyad wax ka taqanan wale jamhirta ssc khatuma state of somalia waxad tihin wey idin tusen calacalkina wlh dibada ayey kenen nocas ayaa dowladi dhexe ee siyad bare ugu adkaten miya hhhhhhhhhhh warya naclada rabi ba idinku dhacday diinta islamka faraha nogs qaada asalba gaal raac baad eheyden asalba gaal baad dhawarka ku qadi jirten asalba gaalbad futada udhaqi jirten hadana kanisadaha ayaa nigala biila si walba aaf kanisad ufuratay hadane ingiris ictiraf wu ku siin la'ayahay waad hogten wlh kuwi lacadabi dono allah idinka dhigo
Ssc sol sanag ceen waa dhul somalia xukunta waye
@@SNAcomandociidamadii afweyne ee shacabka maatada ah laynayey waa lagu noqonayey mujaahid
Waraysigan inbadan sugayey Alle ha xafido Taliye cabdisamad
We appreciate your outstanding service to the Nation 🙏
Cimrigogu harago geesi (SNM).
AABAHA SIRDOONKA QARANKA WAA ROOBLE TIMIR CALI
allaa yaa arxamu
Give respect pre of somalia
Sarakiishii SNM geesiyashii dhidibada uu dhigay Somaliland nin dadka iyo dalkaba wax badan uuso qabtay caafimad Iyo cimri dherar adero nolow geesi qaran taariikhda ku xusi doonta Incha alh 👏🔥❣️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaa SNM iyo Somaliland isu keenay. Somaliland waxa la aasaasay 1991 kii, SNM na waxay ka mid ahayd jabhadihii qaabka reernimada u dhisnaa ee doonayey in ay afgembiyaan dawladdii Somalia sida snm ,usc spm ...
@@abdirahmandahirabtidon7702 SNM waxay ahayd geesiyaashii heeryadii madoobay ee GUMAYSIGII CADOWGA FIRCOON AFWEYNE IYO SOMALIA-ITALIA ee SOMALILAND KU SOO DUULAY ka badbaadiyay XASUUQII IYO CIDHIB TIRKII UMADA SOMALILAND. MUJ wuxuu ka mid ahaa ragii SNM ee wadankooda CADOWGA ka xoreeyay markii danbane ka qayb qaatay dib udhisida REPUBLIC OF SOMALILAND
Shame on you mm SOMALIA FAQASH TV! Mujaajidku wuxuu ahaa ragii FIRCOON AFWEYNE IYO CADOWGII SOMALIA-ITALIA ka badbaadiyay reer sheikh isaaq ee joojiyay XASUUQII! Idunku waxaad tihiin FAQASH TV! SOMALIWEYN IYO MUNAAFAQIMO WADA
MMtv qaybtii hore iyo qaybtan waraysigi 2aad ee u dhaxeyay mee
Hilman hadal kuma jiro xayle salase maha waa mingistu xayle maryam
Waa Ninbqaranka qiimo kulehhhh weeye c.samad x.clahi gamgam
Waa qof dalkiisa wax badan kusoo biiriyey. Laa shukru calal waajib
Mr Gamgam
Khibarad badan ayu leyahay waa shaqsiyadka magac somali sheegta ee ciidamada aqaana
Xayle salaase 75 kiibuu bakhtiyey SNM Mingiste ayay is arkeen
Nin arab ah oo siyaasi ah ayaa iska leh fikirka iyo sameynta Astaanka qaranka siyaasi. cabdilaahi jawaan baa sameeyey
Waa Ragii u Muuse biixi Dayacay.
Kani maaha wariye khibradle maaha in waxan oo kale loodiro dadka waaweyn ee taariikhda leh
Ciidamada sirdoonku waa unug ka mida ciidanka bilayska waana baalasha dawlada iyo aasaaska sugida amaanka qaranka sidee u sheegan karaa qof qudhi samaynteeda muu idhaahdo dadkii u horeeyay ee ka shaqeeyay ayaan ahay qoladiina tiifiigu iska hagaajiya qoraalka Cinwaanka mise dad waalan ayaad wax u sheegtaan
Ninkanu wuxu ahaa dhaman madaxwaynayaashi somaliland soo maray lataliyahoodi dhanka Military ga waana maskaxdii dagaalki snm ku dagalamaysay isaga iyo cali xuseen
Ciidanka sirdoonku Maha qayb kamida bilayska malaha CID o danbiyada dhaca baadha ayad ku qaldaysaye sirdonka qaranku wa cidan madax banan o dalka dibadisa iyo gudihisaba kahowl gala badanana dhibatoyinka qaranka iyo umadisa lo malegayo en wali la fulin ayu Kasi hor Taga xeer dastuuri Aho Gaara ayay leyihin
Indho caddays Snm iyo xayle salaase maxaa isu keenay
From jibuuti somaliland sirdoon ayee laa wareertay.
Shaqaada sirdoonkaan halkaan kaa aqriisoo :
Ethiopia sirdoon ayaa u joogaa jibuuti shaaqadoodu waa haadii askaari Ethiopian soo goostoo sidii loguu celiin lahaa .
Jibuutina sidoo kaaleh .
Somaliland sidoo kaa leh sirdoon ayaa u joogaa jibuuti shaaqadooduna waa qoofkii dhiibatoo iyoo wixii somaliland lidiig ku ah ayee u joogaan sidaa haadii qoof aan kaa shikinoo iyagaa badhaa.
Markaa somaliland 1994 waaqtii adaag ayuu ahaa sirdoon ayaan ahaa waxaay kaa dhiigaan tahay daad reer somaliland ayaa guryoo lagu dhexgarac ayee . Sheekadaan joojiyaa .
JABUUTI IYO SOOMALILAND WAA LABA DAL OO JAAR AH MARKA IDINKA AYAA SHAQADIINI NAGU TILMAAMAYA DADKA LAYDH TIRIIG KU QABTA MARKA YEY NAN IS QOD QODIN ADEERAW HADII KALE WAX BADAN AYAAN SHEEGI DOONA 😅😅😅😅
Sirta dalka bananka ma looso saari karaa. 😅 calaamka waa diil 😢. Ée wa sidee ???
Qaybtii labaad meeday
Qaybti labaad meeday
Ninkani waa libaax sarre
Taliyaha ciidanka qarank galans dhigo
Rooble timir cali ayaa aasaasay
Bililiqo ayaa bilaamatay
Dadkii dhintay taariikhdoodiii oo laboobayo
Cajiiiiiiiib
Qabyaalada iska daa wax la boobay meeshan ma yaalane
Ader ninkanu waa maskaxdii dhigtay shaxdii snm dalka ku qabsatay wana Latiliyihii military dhaman madaxweyneyaashi soo maray somaliland isagana dhigay shaxwalo dagaal somaliland ku gashay
dumarka la qabuun ha idinka amaan helaan sirdoon waxba kama taqaanaanee
Yaan adigana lagugu darin ee ka baxso.
@@basbaas12 adeer meeshan dad hagaagsan oo shaqadooda yaqaan ma joogaan min Muuse waal ilaa ka yaree Habar Jeclo ee watchman ahaan jiray ee sirdoon loo dhiibay ee naagaha la qabo ku meeraysta
Arinkaasi ma fududa markhaati ayaa lagaa rabaa iska dheh uun maaha
NUUX BAASTO ayaa ciidan dhisay taas waan kaa diiday Generale, 30 kun oo ciidanka qaranka ah ayaa u qoran oo ugu lacag ku qaataa , dagaalkii ugu danbeeyay 5 kun ciidanka waa laga waayay , CAAGLAYAAL BEENA AYUU KU MUSHAHAR QAATAA . 100 guri ayuu hargeysa iyo gabiley ka dhistay ciidankii xalaasha ahaa jiida ayuu ku bakhtiyayaa oo 100 dollar ku qaata.
Wa beenta
MUNAAFAQA
Qaybtii labaad meeday
Qaybtii labaad meeday
Qaybtii labaad meeday
Qaybtii labaad meeday
Qaybtii labaad meeday
Qaybtii labaad meeday
Qaybtii labaad meeday