Agaasime Timirre oo fariin Adag u diray ciidamada xuduudaha Puntland.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Agaasimaha Wacyigelintanta ciidamada iyo ladagaalanka argagixisada Puntland, Maxamed Abduwali Nuur Timirre oo la hadley warbaahinta dawladda Puntland ayaa bogaadiyay dagaalka ay kula jiraan argagixisada dadka shacabka ah ee ku dhaqan gobollada dhexe oo kaashanaya ciidamada dawladda.
    Agaasime Timirre ayaa dhanka kale farriin adag u diray ciidamada Puntlad si ay dhankooda u dardargaliyaan ladagaalanka kooxaha argagixisada ah.

КОМЕНТАРІ • 32