Xogta Xasan Sh Fiqi Ali balcad maxuu u kala qaban la’yahay, Oromadii oo golaha shacabka soo gashay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 8

  • @adowkiyana6983
    @adowkiyana6983 3 години тому +2

    Sultaan tv ma,injireyda nafalfaley miyaa?War wax nafleh ma,annaagaa suull,iscunaaaa?fiqi,iska dhaaafa,toloow,cadow baa boodka nafadhiya isjiidjiid daaaaaaya walaalyaalow,( s guuuuuuul iyo gobannimo

  • @dhaqansabrie7664
    @dhaqansabrie7664 16 хвилин тому +1

    Walal koofurta aad iyo aad ayey u yaqaanaan gabay, murti, iyo aqoonta ay u leeyihiin. Ha dhihin wax ma yaqaaniin.

  • @abdifarah5875
    @abdifarah5875 3 години тому +1

    Ali balcad Waa ruufayan u shaqeeya Ethiopia wana hubaal mysuqmasuq ka wada arin aha dibada hada kahorna waxa kasoo dacwooday safarsda (Germany) wana arin Ali balcad ka weyn waxa loo socdana wa reer gaar ah iyo wixi somalinimada ay ku danbayso fiirsana fiqi meel xun yana laga tuur doona sideedanaba wa balcad in dalka laga qabto iyo xildhibanada koonfur galbeed iyo reer waqooyiga yana u badan kuwa dalka tashuushka kuwada dalka

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v 4 хвилини тому

    Cali.balcad.tuug.itoobiya.ushaqeya.weye.xildhinadana.waakuwi
    Itobiya.ushaqaynay...
    Baalamaanka.waxancanbaaraynaynayna..calibalcad.iyokuwalashaqaya

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 години тому

    Haa waa tufiyan waliba itoobiya injirey u rufuyana fiqi dadka iyo dalka somaliyed ayuu u haday ayagana dortay cali balcad iyo xildhibanada mashinka wada waxay u halayan itoobiya

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 години тому

    Waxa cajiib ah sababta xasan looga keeni waayey mooshin. Cali balcad waa ninkii saxiixay heshiiska badda isagoo jooga adisababa balcad iyo xasan waa isku eg yihiin.. waa in dib elegis lagu sameeyo xasan sidda uu dalka u hogaamiye.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 години тому

    Suldaan xasan iyo cali balcad waa wada socdaan arintu waxay daran tahay ethiopia. Xasan iyo balcad waxay rabaan inay bad siiyaan oo lacag qaataan. Halka fiqi uu qiiro aan soomaaliya jirin uu hadda la soo baxay halka waqtigii farmaajo uu ahaa shaqsi dhib ku hayey qabiilada soomaaliyeed iyo nacayb qabyaaladeed maantana uu jilayo wadaniyad laakiin uu rabo diktatoornimo iyo dhaqaale.

  • @gucuregacod7119
    @gucuregacod7119 2 години тому

    Waxaas waxaa sababaya habacsananta dowlada Hassan madaxda waa nadaam meelkasta ku fashilmay gudaha iyo dabada Ninkasta shaquu leeyahay maxa keenaya inuu ku xadgudbo shaqo uuna isagu lahayn fulinteeda waxas waa nadaam xumada systemka umada somaliyed metalaya iyo siduu fashilka u yahay majiro sabab ay isugu qabsadan lahanshaha fulineed ee awoodeed haduu shaqadiisa ku filaan waayo wado lomaro ayey leedahay lkn isjiid jiid waa wax khaladan totally Ninkasta waa inuu qabta shaqadiisa uu xaq uleeyahay haday ku kala bixiwayana dawladu kala saarto cadayso cida khaladka iskaleh digniin adag loodhiibo haduu soceliyana shaqada laga xuyuubiyo hogaminta markay ka xumato waa sidan oo kale fashil tiro badan inay imanayso.labo nin oo wasarad kawada shaqeya ayuu kala saari layahay sidee umada somaliyed u hogamin kara una kala saari karaa cidkasta waxay tabanayso ama xaq uleedahay cajaaib sheikhow