КОМЕНТАРІ •

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 4 місяці тому +2

    UGBAD baayo we love u mashalah ku dakee PUNTAND

  • @Puntland1
    @Puntland1 4 місяці тому +3

    Ugbad ❤🎉 abti nolow

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 5 місяців тому +2

    ugbaad.waa gabar alli badan..dadteyda somali kii ixtiraamo..badaxa saaraneyso..

  • @MukhtarIbrahim-jy9sy
    @MukhtarIbrahim-jy9sy 4 дні тому

    Maba rabaan eeg😂

  • @user-fk6th2hi6n
    @user-fk6th2hi6n 18 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-fk6fl9ho5h
    @user-fk6fl9ho5h 5 місяців тому +1

    Aabihii qaranimo agaasimay amiir deni

  • @FarxaankhadarAxmed
    @FarxaankhadarAxmed 5 місяців тому +1

    Alamayee na meheri marlabaad isku gurtoo dhuxusha ku badii dani

  • @Dj-jx9zs
    @Dj-jx9zs 4 місяці тому +2

    Darood baaaaaaa❤❤

  • @hassanadow5596
    @hassanadow5596 5 місяців тому +1

    Madax bis ayai qarsan laxeet

  • @user-ne8oq5yy4k
    @user-ne8oq5yy4k 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤

  • @talomedia4769
    @talomedia4769 5 місяців тому +1

    Ninkii ku soo daayay madaxwaynaha naagtaan sharcigii puntland iyo diin ahaanba meelbuu uga dhacaye haku waayo shaqada uu kahay puntland

    • @Puntland1
      @Puntland1 4 місяці тому +2

      Puntland 🇸🇱 wa Xarun Somaliyeed dadku wa dalkeena dalkuna wa dalkeena.

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 5 місяців тому +2

    Aduunka ilahay madaxdooda waxay u qabanaayaan amaan kuma raadiyaan. Iyagaa kufaraxsan.waxayna u arkaan waajib saaran. Somaali meelyar haduu qabto inmaanta dhan la amaano buu rabaa. Kalsooni male .

  • @CabdirashidFaarax-ou3kb
    @CabdirashidFaarax-ou3kb 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmadirieh4134
    @najmadirieh4134 5 місяців тому

    Guul❤❤❤guul❤❤❤

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 5 місяців тому +1

    Rabiyow na astur adun iyo akharaba yarabi nagaraali noqo laxawla walaquwata ilaabilaah alcaliyil cadiim 😢

  • @HanimahamedSaid-jv2ju
    @HanimahamedSaid-jv2ju 5 місяців тому +5

    Darood wa dawlad

    • @qalbideeqaluul1725
      @qalbideeqaluul1725 5 місяців тому

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @user-bf9fu2ju4w
    @user-bf9fu2ju4w 5 місяців тому +1

    Guuul guuul haarti daani guuuul❤🎉❤

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 5 місяців тому +2

    Guuul daan ✊️🦁✊️👑🌹💯👍👏👏 wow Wow She have a beautiful voice🏆🥇⭐️💎💯👍👑🌹🫶♥️🫶🎉🎉

  • @gorgor3062
    @gorgor3062 5 місяців тому +3

    Yusra harti sidan baa udanbeysay inalilah

    • @user-ft9zr8dk4t
      @user-ft9zr8dk4t 2 місяці тому

      Adigana m'a in aad celeema saartaan duqyaashii oromo oo aad isirkoo noqotaan baa kuu danbeysey ?😂😂
      Uqbaad iyudo waa gob gobi dhashay. Waana fanaanad qaran oo umada soomalieed iyo gobanimada jecel ee haka hinaasin. Waxaaba laga yaabaa in aad tahay mid heesta oo codkeeda iyo sharafteeda lahayn😂😂

    • @bilana289
      @bilana289 Місяць тому +1

      @@user-ft9zr8dk4t
      Ugbaad waa gabadh laandhere ah maaha LAFTII NAGAA

  • @hassanhassam222
    @hassanhassam222 5 місяців тому

    Lacagtii umada soomaaliyeed ayaa lagu ciyaarayaa … Hal gobol madax waynihiisa ayaa intaa ku baxday! Ka federal ka umadaxa ah muxuu cunay? Aakhiro maxaa war yaalla

    • @ednaaden7248
      @ednaaden7248 5 місяців тому +1

      Maxa umad somaliyed mesha keenay reer puntland aya madaxwaynahoda ugu talagalay inay ku maamuusan wuna uqalma maxa ku haya adi😂

    • @xariiromar8367
      @xariiromar8367 5 місяців тому +2

      Hal gobol kulaha Puntland waa 9 gobol

    • @hassanhassam222
      @hassanhassam222 5 місяців тому

      @@ednaaden7248 Marka umada soomaaliyeed kama mid tihid? Ujeedadaydoo dhan waa ka booday … lacagtan lagu tumanayo yaaleh? Soo adiga iyo waxaad dhasho kama go’na

    • @hassanhassam222
      @hassanhassam222 5 місяців тому

      @@xariiromar8367 marka adiguna mushkilada iyo ujeedadaydii intaas ayaad kusoo koobtay? Lacagtan lagu tumanayo oo fanaaniinta Shanta qaaradood tigidho loogu soo gooyay lacagta shacabka kuma dhibin?

    • @xariiromar8367
      @xariiromar8367 5 місяців тому

      @@hassanhassam222 lacagta ma adiga shaqaystay dhaqan xumada meesha kala tag waryee