Illahaw na astur dadkan kala ajanibka ya ubaneyay inay istabtan tlow geeridu inanay kula tashaneyna waba ogyihine wax wada duuba dhib malaha lakin qof muslima markad taghay wuxu alle ka xaratimeyey wa inan iska ilalina
Film kan waa fiicna ma 15 buu ku dhamaday inuu sii socodo fiicaan lahayd lakin waa tageersanahay inay somalidu sameeyan wax laga helo wanagsan waad mahadsanthin hore u socoda ❤🎉
Walahi ma ilaabo masasal mcn ood Naga jarteen waxa ku jirtay inantan gadaal kaga soo biirtay ee macalimada ah waxay ahayd Mohmed xaaskiisa uura way yeelatay mohmedna muu dhalayn oo shil ayuu galay 😢was so good ayuu ahaa walahi
Filimkii wuudhamaaday baan ugartay ama hal xalqad baahadhay , Alle haydin sharfo team xogmaal Film kaloo quruxbadana waan idinka rajynaynaa insha allaj
Maxamed paracetimol hada ka hor malguu shegeeshay ni kaliya fananks abdiqadar xasan lari u eg intahay wax soo jilikrtaa taariiq faneedkii iyo qisooyika jaceel ee abdiqadar xasna raali. Keep going sxb aniga wankuwataa, ina adertay yasmina halkan kasalmayaa by amiin
Marbaa hadal uga tagi lahaa marka Bay qac iga yeeri laheed😅😂 lkn gacmaheyga wan ka atkaaday video ga wan dhameestay markas baan soo jwb ❤ aad ayaa ugu tixanahy flimka 😊❤
Walaahi waan farxay waan soo cararay filimkii baa soo galay aan is dhahay markan arkay Tina iyo Mohammed iyo Sumaya waan farxay iney heshiiyeen baan u malayeeyey.
M❤❤achaAllah wali films soomaali ah sidan uga ma helin Yasmiin Tina cawandiyad ❤❤fariida ba tahay 😂😂😂Ila anigii naa naxay pranka n'aga daa oo no wada musalsalka I love u all
War anag bay prank nagu sameyn san isku lah filmkii ba so galay markan arkay iyago wad fadhiya waa yabay wan dhafiyey ila an gadh siyey parnk😂 war idin jecli❤
Naagaha miyaa daba guri jirtay dhaqanka film 🎥 doobista kuma jirto xeerka A farqadiisa T Dhalinta yar yar hadii ay daawadaan kalmadaana ay ka bartaan xog maal. Waa howl kale
sumaya kulaha kamara man ayad tahay ninkii dhama la afdubay la tooganayav ugu saamaynta badna la dilayay baskolada laga bad badiyay intu soo maray adigu fikinka kamad so amazing kkkk maxaa qaldan fikin ayan sugaynay bark mad noogu badashen tiina sideed utagi hala dacweeyo timiro
Ku salli Nabigeena ahna The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
scw scw ❤❤
صلى الله عليه وسلم
SCW SCW scw SCW SCW
Salalaahu calayhi wasalam
Maxamed parstamol waa qof degen wax walba xil iska saara wajigisa iyo deganantis ka muqada inuu haga tanaasul badan yahay good leader
Filmka tiina la aanteed dhadhan malaha, wlhy, waa qof burji iyo karti Alle kubanaystay, MashaAllah oo hadal kar ah, runti waan wataa tiina
YASMIIN TIINA PlZ hanaga Tagiin La aanta wale Filimku Wax mha❤😂😂😊
Maxamed Maanta ayuu naga shaafiyey oon ogaaday inuusan khaladka asaga aheyn walahi huuno Allaha kula garab galo hawshada adag Ee Aad bulshada uheyso weynu ku jecelnahay hadeynu nahay taageerayashaada💯❤️❤️
Tiina waa boqorod runtiii Qalbi wanagsan ayeey lehadahay❤🎉 maxamad wad ku mahasantahay bro qali sadaad inoo mada daliso
Illahaw na astur dadkan kala ajanibka ya ubaneyay inay istabtan tlow geeridu inanay kula tashaneyna waba ogyihine wax wada duuba dhib malaha lakin qof muslima markad taghay wuxu alle ka xaratimeyey wa inan iska ilalina
That was wonderful....Yasmiin Tina & Sumaya are good actresses, I like them!!
Film kan waa fiicna ma 15 buu ku dhamaday inuu sii socodo fiicaan lahayd lakin waa tageersanahay inay somalidu sameeyan wax laga helo wanagsan waad mahadsanthin hore u socoda ❤🎉
War mnto dhnaa ypanaa supxnallah hdna markaa arky in laleyhy 4 umrayaa se ubxe aa ogadey inu wax hore yhy hdna wxa ka xnaqy sida asad lola hdlyo pracetamolw ha iso xsusin flimkii jahwrer ilaa hda wa sugoyaa wlhi please mahamdw markaa flim smeneso warqad noga sxix dadkaz iny mel adi krin intu flimka socdo 😂❤🙏
Howl adgaa hesaa illhy hkula grab glo wllky ❤
Walahi ma ilaabo masasal mcn ood Naga jarteen waxa ku jirtay inantan gadaal kaga soo biirtay ee macalimada ah waxay ahayd Mohmed xaaskiisa uura way yeelatay mohmedna muu dhalayn oo shil ayuu galay 😢was so good ayuu ahaa walahi
Haa jahwareer weeye😢
Magaciis filmkaas
Habo wad iganixisay runti in aad Lanaxday Ayaan moday filimka qofta macanak kadhigaysa thank you mam
Filimkii wuudhamaaday baan ugartay ama hal xalqad baahadhay ,
Alle haydin sharfo team xogmaal
Film kaloo quruxbadana waan idinka rajynaynaa insha allaj
Musalsal ayey bilabeen
Ilmadii qarsonayd soomaaha
Sumaya another level ,wllahi inantaa kaliya u dawadaa, Asad iyadaa ku filan😅😅😅😂😂
1- Mamada hadee baxdo filimkan maraxuu noqonaa walahi..
2- maamada xor waaye
3- Teeda kale Somali contract wax ladhoho maba yaqaanaan horta dhibkaasee qabaan
4- prank gadaal ayaan ka ogaaday😂😂😂😂😂
Asad wa wil dulqad badan masha alah mohamedna wuu dagan yahay alaha idin dhowra
tiina 😂😂😂😂 habar dakharo leh maad keentid just funny talented women aduunka wuxuu kukala socdaa ismaqal iyo inlisutanaasulo laakiin inaga somali ahaan waa wax inaga dhiman taasi ilaahay haina garansiiyo
Maxamed paracetimol hada ka hor malguu shegeeshay ni kaliya fananks abdiqadar xasan lari u eg intahay wax soo jilikrtaa taariiq faneedkii iyo qisooyika jaceel ee abdiqadar xasna raali. Keep going sxb aniga wankuwataa, ina adertay yasmina halkan kasalmayaa by amiin
Maxmed parsmol waa legend wlhi isthe best actor ❤️
Wa cadala inta tiinaa bixi laheed inaanan maxamed qabyo waxaada danbo daa wadeen TIinaa Ifraax Tusmo Sahro c.dhuule gabdhahaas waa 100% jilinkooda aniga xageyga❤
Sir iyo caad is a great show. Wonderful 👍 the best👌
Aadban idin jeclahy wllhy ha inaga joginina plz filimanta somalida waxalgu nacay waa qabyada 😢lkn adinka wa idin aamin sanahay keep up team xogmaal❤❤😊
See camal anagna waxan rabnaa in wiigii laba ama sedex malin laga dhigo hore socda❤❤❤
Anigaba waxan modayey run wlhi Tina you prank us too😂 without Tina Xarago there’s no a exciting drama ❤
sumayo qof mar laa jiirtaa qosal wye whli thanks guys
😍🥰
Waan idin salaamay dhamaan team paracetamol,
gaar ahaan xidigtii qarsooneyd marwa Tiina agtaradnimadan makuu qarsooneyd maasha allaah.
Waan naxay caawa yaasmiin tiina qofka ugu jecelahay filmka
Wlhi masha allah sumayo iyo Yasmiin markii hore xitaa aniga runbaa modey waa naxay Hadii run ahaan lahaa prank Wlhi mardambe iskuma lugooyeen flimo aawadiin dawashadooda lkn waxee sameyeen gabdhaha prank cajiib ah runtii waloo bahanyahay in marmarka khaar dadka laga qosliyo waana mahadsantii sidaa noogu dadalesaan baan anagana idiin jecelnahay Thans jilayaasha flimka macaan ee sir iyo Caad we lov u ❤❤❤❤❤❤
Ilaahban kugu dhaarshee prestimoloo maxaad adna Maxad adna madaxa isu xanuunin anagana noo danbaajin iska daa waxba haduibne ilahay janadii ha ku geeyee wll mustaqbalka hooy waad ifahantan umalenaa baarakalaah
Marbaa hadal uga tagi lahaa marka Bay qac iga yeeri laheed😅😂 lkn gacmaheyga wan ka atkaaday video ga wan dhameestay markas baan soo jwb ❤ aad ayaa ugu tixanahy flimka 😊❤
War islaantan hasiideynina wlhida ku dhaga yacni jiliinkeeeda Wa perfect anu iyada udaawadaba
Walaahi waan farxay waan soo cararay filimkii baa soo galay aan is dhahay markan arkay Tina iyo Mohammed iyo Sumaya waan farxay iney heshiiyeen baan u malayeeyey.
Jahawareer baa ka kow ah Filmkaa saan u jeclaa iyo sidaad u joojiseen isma laha lkn wali kama samrin waan rajaynayaa inaad maruun dib noogu bilowdo Maxamadoow
Team kaygi salan sare ad ayan idin jeclahay tina iyo sumeya yar wan idin wata keep going ❤❤❤
Showgaan it's best OMG, Mahamed keep going wall ❤
Is af garad ... Soumeya wa Legend
Wllhi maxamad qalpiyan buu u hadlay wllo wn ognahay in uusan khaladka adiga ahyn ee dadka filimka kula jilaaya yihiiin ilhy dulqaadka ha kuu siyaadiyo wllo ❤
Walaaahi. Anagaa. Aabnay o naxnay. Tiina. Hbo. Feenuusta. Filmka. Waanku. Wataaa ❤❤❤❤❤❤❤
Tina and sumeya you look so serious it doesn't look like a prank plz do many other pranks
Tiem ayaa tihin halis respect gareyo ma sana tihin camerada gadasheda😮
Qalanjada Jeexjeexan Wan Kugu Haystaa Igu so Xidha Noo
Tiina wlhi runban mooday waa qofta kliya e filimka kalawada
Film marku dhamaado prank ka dhigto film noo soo boobsiiya😂😅
Sumeya 2 Bada Dhinac Ey Ku Dhax Jirta Tina Weyna Ku Warer Tay Fanny Sumaya iyo Tina Keep Going 😂😂😂
Please Respect gareeya asad😮
Nooo! Tina please flim ka la-aanta wuu xumanaya
Flim ka hala sugo 😢😢😢
Mad nosoo badisan waayo wanku cajisney filimka wax badan masoo galisan team prastamol
hadii aan Nagu badhgoyso sir iyo cad 😢😢😢 film dabe daawan maayo
Hambalyo hambalyo hambalyo 900k🎉 team xogmaal media❤
Tina is so funny 😁 😂 😀 sumayya is so 😍 cute
Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlhi Tiina waa iga qosol siisay kulahaa qof kale wajiga ka karkara
Tiinaa hana ka tagin😢😂😂
Wiilkaaga sida gbrta loogu diidaayo aa rabnaa inaa aragnee😂😂😂😂
😂😂
M❤❤achaAllah wali films soomaali ah sidan uga ma helin Yasmiin Tina cawandiyad ❤❤fariida ba tahay 😂😂😂Ila anigii naa naxay pranka n'aga daa oo no wada musalsalka I love u all
Director Mohamed qabyo waan kusalamaya sxb adiga iyo ladarada wayn lol, ina cumar
Jah waan naxay marbaan idin nici gaadhay waxan xasuustay filim aad hore nooga jarteen cajiib ahaa
Hada saxeex iyo faro ka qaad dadka tiina waa runten waa idin wadanaa dhaman reer sir iyo caad ❤❤❤❤❤
Hore u socda anaga xitaa saan u daawanayney waan daalnay lkin laso dhereya hee tiina qurux❤❤❤
Wllhi been mahan meeqa nooga baxday intay film noo bilabeen waa kuwata tiina action kadaba kehelay anga ❤❤❤❤
Wah maxaa qaldan kadib maxagasaa lagu jojinayaa wah dee uf naga taga nio ❤😢
Asc ashadta ❤❤❤❤❤❤❤ machaalah
Sumayo is not easy wlhi meelwalbo wey la jirta 😂😂😂😂
Maxamed borstimol walahi waa wiil aad iyo aad u degan ma sha alaah
Lkn inad joojisan ruwayada khalad waaye aaad iyo aad bay u macaned wlhi😢❤
Soo dhamaystira film ka
Filin kaaan laadaradiisa waaa teena qurux ❤
Flilm kan dawashadiisa wan ku raxaystaa lkn noo dhamays tira hana dhamaynina
I love tiina jilinkeda
First comment
Say wax U jiraa filmkii dhammaan miyaa wanaag Ku kla taga❤
SUBXANALLAA BAL ISLAANTA WIILKA YAR WALAAL KU LEH EEG AKHIRO SAMAAN
Aniga yabay
War anag bay prank nagu sameyn san isku lah filmkii ba so galay markan arkay iyago wad fadhiya waa yabay wan dhafiyey ila an gadh siyey parnk😂 war idin jecli❤
Anka carur bey noqaban miyaah hort waan ka shakiyaya😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
Naagaha miyaa daba guri jirtay dhaqanka film 🎥 doobista kuma jirto xeerka A farqadiisa T
Dhalinta yar yar hadii ay daawadaan kalmadaana ay ka bartaan xog maal. Waa howl kale
sumyo best jilaaayd ❤
Jahwareer walal maad dib u dhistaan oo samaysataan.
Wlhi wan naxay waxn moodayey inay dhacayso sidii Filmkii "AARSIGII AABAHAY"😢
Maxamed aniga ii yeedha aan idinka mid noqdee meelna aadi maayo suul iyo saxeexna waan idiin lagalayaa inshallah actor fiicana waan ahay
Alla 15 xalqadod ma rabno plz ilaa 30 ama 40 noo gaarsiya plz wn idin baryaa team xogmaal hada nahy san hano galinna😢😢😢😢
The first comment
Aniga waxaan idinku heystaa filmka Darbiga kaas maxaa loo toojiyayna qabyo weye kaas dhexda looga tagay
Runti Waan kaa xanaqaay Aniga xitaa Run baan modaay tiina in Ay baxeeysa baan modaay filimkii Jahawarer baad Nagu kala jarteen
War waxasdhan inta iska dhaftan filimki arsigi abahy sodhamastira 😢😢😢😢😢😢
Beentaan iyo Taataabashaadaan dadbaa 2030 Daawan doono😂 Cfmd Allaga nagu gaarsiiiyo😢
😂😂😂😂
Amiiin
Aamiin aamiin 🤲🤲🤲
Hhhhhh Sumayo so funy waye 😂😂 hada flmka 3 xalqadod ba hadhy prank gan isago part 4 marayo aa la dube prankigan
Sas uqatey😂
Film kaan dhamaystira saxiibow waa top
Xogmaley Filimkaan hada no dhameey weysan waligey xitaa flim aad wadaan ma dawanayi wlhi bhl tlh
tina hadayna ku jirin filmka dawasho maleh😢
Prank kaas anaga xitaa waa nalagu sameeyay😢😂😂
Filim kii ayaan sugayey in lahishiiyey ayaan moodayey wah maxa saan no gula galay😢😢😢
Hayga tagin anoo nool waa tiiirayadedaydee ❤❤❤❤❤ moo soo daya pls 🎉🎉🎉
sumaya kulaha kamara man ayad tahay ninkii dhama la afdubay la tooganayav ugu saamaynta badna la dilayay baskolada laga bad badiyay intu soo maray adigu fikinka kamad so amazing kkkk maxaa qaldan fikin ayan sugaynay bark mad noogu badashen tiina sideed utagi hala dacweeyo timiro
Subxaanalaah imisa jer ayey dhaaratay qofta weyni
Alx m a war plz filimkan hanaga dhafinna wlh waa codsi😢😢
I am love sumiia
I can’t wait the end of this movie 😂❤❤
Wala heshiiyay baan is dhahy Yaasmin Tiina wad naga yabisay maanta😮
Dadkan maxaa ka qaldan prankgu wuxuu ahaa bilawgii flimka hadana waaba dhamaad sumaya hada waxay joogta Kenya
Yaasmeen caade maaha waa kuwataa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Khasatan halkaan waxaa Kasalamayaa Samidey Yasmiin waa gabadha flimkaan aad iyo Aad ugu sobaxeeso waxaa rajenayaa sir iyo caad markuu dhamaado inaa nosogali doonto flimo kale ee kenl doonaan Xogmaal mahadsanid Yaska
Thanks queen waan kaa qaday ubaxan iga gidoon🎉❤
Markan arkay sadexdooda waxan is dhahy may heshiyeen 😂😂😂😂 sumaya wlhi waa funny😅😅😅😅
Tina is also funny and the backbone of sir iyo caad please don't go