Maxay yihiin caqabadaha ka hor iman kara dhaqan gelinta Cashuuraha Iibka?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 22

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 12 годин тому +2

    Si loo hubiyo in cashuurta iibka (Sales Tax) ee la qaadaa ay toos ugu dhacdo qasnadda dawladda waa in ay dawladdu awood u leedahay inay si cad ula socon karto lacagaha soo dhexmara saadk, edahab, iyo shirkadaha kale ee adeegga bixiya. Audi system tayo leh oo dhedhexaadana la abuuraa.

  • @MustafaAxmed-s2n
    @MustafaAxmed-s2n 17 годин тому +5

    Dadkii isbedeka sugayayaw wataa xaaladu
    Dadku waxay ka,cananayeen 1-sixir barar iminkana waxa la,leeyahay cashuur aanay qaadi karin ayaa la,dul saarayaa
    CAJIIB

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 17 годин тому +4

    No ku iibso

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 7 годин тому +1

    Xukumadan cusub wxay ku olalaysay inay sixir bararka ka dejiyo dalka iyadon laba bilod ba jogin ayay bilowday inay cashuur gurto wllhi bllhi kayeeli mayno

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 17 годин тому +2

    Awalba Hotelada , Laydhka, biyaha Internet ka awalba way socotay oo waa laga jarayeyI

  • @medabdi6912
    @medabdi6912 18 годин тому +3

    Waar ha ka meeraysanne shacbi fuulaysa dhe, cida cashuurta caynkan ah waddamada laguusoo rogay cashuurta caadiga ayaa la dhimaa marka cashuurtaa la dhimo ayay shaqaysaa, innaga cashuurtii caadiga ahaydna waa la qadayaa, tan iibkana waa la qaadayaa dhibtuna shacbigaa hurday dusha ka fuulaysaa Allay leeyihiin.

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 10 годин тому +1

    Hadii kunka shilin ee mobile kayga soo galaba la,ila leeyahay zaad waan kadaadagey waayo shanshankun ayaan ururiyaa oo aan gaadiid ku ilaaliyaa markaa kaash ha,iska sooqaataan

  • @ibrahimSulub-t3w
    @ibrahimSulub-t3w 17 годин тому +3

    Anigu hada Laga biaabo lacagtaydu waa kaash

  • @Somalibadboy
    @Somalibadboy 17 годин тому +3

    No ku iibso 😂

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman 10 годин тому +1

    No merchant no ku iibso

  • @asayrchannel
    @asayrchannel 19 годин тому +2

    waa dhibta cashuurta iyo muwadinka somaliland iyo company, dadka ayaa dhaqaala hooda iyo ganacsigooda ayaa duulaan lagu yahy maataa ma haboona wadanka marka ,aqoonsado , imjka in la iska daayo hlka ha lugu noqda ayaa wanagsan dowlada

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 19 годин тому +2

    ariintaa cashuurta noocasi waa takeentay inay dhaqaalo bubur ku dhaco wadamadi soo rogay

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 15 годин тому +3

    ADUUNKUU WUXUU KU NACAAY SOMALILAND WAA DAAD HADAAL BADAAN . CASHUUR IYOO RIYOO BEEN AAH 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AxmedDeeq-z8l
    @AxmedDeeq-z8l 16 годин тому +1

    Sales tax waa inoo dan hadaan rer somaliland nahay

  • @Xaji_Lacag
    @Xaji_Lacag 18 годин тому +1

    Calankeenan ad mar walba video-kasta ku sharaxanaysaan joojiya🤦

  • @Gubaddo
    @Gubaddo 17 годин тому +1

    Waan soo dhaweynayaa hirgelinta cashuurta iibka waana arin ay ahayd in ay bilaabaan xukuumadahii ugu horeeyay sababta oo ah dakhliga dalka soo galaa waa mid kasoo xerooda waxa dalka debediisa ka yimaada kaas oo ah mid saamayn degdegah inagu keeni kara hadii xasarado ka dhacaan marinada ay ganacsatada dalku badeecadaha soo mariyaan si taas aynu uga gaashaamano waa in cashuuraha berriga la irmaaneeyo

    • @CabdiraxmanSuleiman
      @CabdiraxmanSuleiman 10 годин тому +1

      Xanuun xanuun dhalay waar 100kun oo aan shaqaystay oo la,iidirey mahooyadood ayaaleh

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 7 годин тому

      Waa nacas waxani mid ku xisab tan mar walpod wax dirto way ka go.aysa laga yaba inad 10 jer wax dirto 10 jerna lagu cashur0