PRANK CATOSH YARE OO ALAAB KU DHACAY IDIRISKA KAMA FILEYNIN INUU GACAN İİ QADAYO😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 177

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 11 місяців тому +113

    Wax walba waxaa ka macaan quraanka Alle Yaa igu raacsan like👍❤️🥰😍☝️😢🕋

  • @Maskamadow1
    @Maskamadow1 11 місяців тому +45

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
    ❤❤❤(ﷺ)❤❤

  • @muscabcali3126
    @muscabcali3126 11 місяців тому +29

    walal ad nabiga jecshahy ku sali nabiga scw scw 😢

  • @muriidichannal1789
    @muriidichannal1789 11 місяців тому +24

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤😢😢😢😢😢😢

  • @user-zi9un8sk7l
    @user-zi9un8sk7l 11 місяців тому +41

    Ku sali nabigeena muxamed scw ❤

  • @jujujuju5408
    @jujujuju5408 11 місяців тому +64

    Free Palestine 😢❤❤

  • @dorkyare3871
    @dorkyare3871 11 місяців тому +18

    Prank waye kulha microphone uxeran yaah🤣🤣🤣🤣

    • @akram-yariisow14
      @akram-yariisow14 11 місяців тому

      Af faransiiis mey ku hadlaaayeen waa maqleysay xayeysiin aaa sameyneynaaa in la dhahey 😅😅😅😅

  • @user-vp3zv6lw4y
    @user-vp3zv6lw4y 11 місяців тому +6

    Babajey inka raga sidaan loomagalo walaahi qalbiga baakadhawacday walaahi waa kanijabay 😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭✍️🙏🙏🙏🙏🙏💔💔💔💔

  • @AbdirahmanAli.10
    @AbdirahmanAli.10 11 місяців тому +17

    The best person ever The most Knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤🕋❤

  • @HANSANMEDIA
    @HANSANMEDIA 11 місяців тому +14

    Nin prank Lagu sameynayo Oo Microphone 🎤 Uxiran yhy Inta amintay Allow maskax sii

  • @apdimajiidabiib1354
    @apdimajiidabiib1354 11 місяців тому +4

    Waa prank leysku ogyhy dee yaa catoosh calooshisa garanwaayayaba😂😂😂

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 11 місяців тому +10

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ❤

  • @faisal.british
    @faisal.british 11 місяців тому +14

    Free Palestin yaa allah🤲🤲

  • @cabdibaariibrahim9579
    @cabdibaariibrahim9579 11 місяців тому +10

    2023 lama rooya wali prank ma wadiin😂😂

  • @trippel1443
    @trippel1443 11 місяців тому +2

    baba jeey cuntadan gof kalet aay uu baxan saxibow ka joogo hadi taqano walalinimo jiirto waaye gof baxan aay jiirta lakin hadi sidan sameyniysto dadka maskint uu waci waa codsi bro xuman igu maxaan

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 10 місяців тому +5

    Microphone baa uxiran waana prank kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂

  • @muxsinsheikhmukhtar5716
    @muxsinsheikhmukhtar5716 10 місяців тому +3

    In kastoo aad ruwaayad prank na leedihiin waan idin wadanaa😂

  • @Moha57959
    @Moha57959 10 місяців тому

    Baaba jey Saan waa Khalad imisa Ciyaal hoyoyin reer falastiin ah baa manta haraad iyo gaajo udhimanaya San yan logu ciyarin rashinka Subhanalah

  • @nuraldin2656
    @nuraldin2656 11 місяців тому +5

    Flim La Jilayo Miyaa Misa Prank 😂Somalidu qalad bey ka fahmen prank

  • @user-np6de4gz9b
    @user-np6de4gz9b 10 місяців тому +2

    xaqiqdi baba video owsan kulajirin idiriska qaraxo malahan😂😂😂😂 idiriska is not easy

  • @saidahmed2430
    @saidahmed2430 11 місяців тому +2

    Baaba jeey brother idriiska barnaamij kiisa noosoo badi pls😂

  • @farhaanosman2570
    @farhaanosman2570 11 місяців тому +2

    Idiriska nagteyda waa jirantahay ilmaa caano uqasa 😂😂😂😂

  • @user-zr8ts9eg1x
    @user-zr8ts9eg1x 11 місяців тому +3

    Baaaba wan kusalaamayaa baydhabaa kaasalaamaa idiriska goryooley aakasalaamaa janaale hada joogaa sx

  • @maxamednoorcali591
    @maxamednoorcali591 11 місяців тому +2

    Wxaa rabtid lee maa naga dhahicinee nio ninka maqroofan ayaba uxeran

  • @mahadboy4404
    @mahadboy4404 11 місяців тому +2

    Ku sali nabigena asxawey ☝🏻👑

  • @user-ps9nd9ui6f
    @user-ps9nd9ui6f 9 місяців тому +1

    Kusaliya nabiga scw❤

  • @ahmedkaahin9770
    @ahmedkaahin9770 11 місяців тому +5

    Waxan pranki miyaa ma dhihi rabtaa nio naga xishood baba jeyow😂

  • @DARBO_NEERO
    @DARBO_NEERO 11 місяців тому +4

    We Are Somalian Waapa Isla Ogtihiinee Ruwaayad Maaka Dhigataan Marka Prank Waye Dhaheyziin Xaarkiina Cunee 😂😂

  • @user-rv2dv2ji2l
    @user-rv2dv2ji2l 11 місяців тому +1

    Baba jey waxa u dhiman inu xaskisa inu ben ka shego viws mel xun ka radina
    Dad ka dhan waxay ugu fogaden wasas😢

  • @user-ew1sw5jz1b
    @user-ew1sw5jz1b 11 місяців тому +5

    Kuzali nabigawcs ❤wcs

  • @abdirahman.santil
    @abdirahman.santil 11 місяців тому

    Wlh blh tlh inee prnk eheeen anoo og ayaaa hadana si fiican u daawanoowaa hhh idirska ma garanaayo ma garanaayo mxaa wyay kulahaa😅😅😅

  • @OussamaGuirrehKhairreh-zb1zf
    @OussamaGuirrehKhairreh-zb1zf 11 місяців тому +1

    Walahi beerka iyo calosha ii cadaadey barnamijka catoosh yare iyo idiriska itaapo markey neefka dhelaada isla jilayaan 👌💯 aad iyo aad ba ugu qoslaa 😂😅🤣😁

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 10 місяців тому +4

    Allah is one ❤❤❤

  • @DEILAMOS_YEDO
    @DEILAMOS_YEDO 11 місяців тому +1

    Kabtan baara inad so celiso isku day waayo La aantisa barnamijkaga nuur maleh
    😢

  • @muniiracabdinuur2360
    @muniiracabdinuur2360 11 місяців тому +1

    Maxaad saa u samaysay baaba jeey raali gali idiriska ii taabo raali noqo yaa igu raacsan ❤

  • @mustafecabdirisaaq06
    @mustafecabdirisaaq06 11 місяців тому +1

    Idiriska maxaa gacmaha kaga dhacay 😮

  • @Salmaan-Salas
    @Salmaan-Salas 10 місяців тому +3

    Prank❎ruwayad✅

  • @saidahmed2430
    @saidahmed2430 11 місяців тому +1

    Baaba 😂maanta sxbkeey idriiska waadka gashatay .

  • @Zakkipoy
    @Zakkipoy 11 місяців тому +1

    Waa kahayaa editing Ozil 👍

  • @sophiamohamedali1069
    @sophiamohamedali1069 11 місяців тому

    First one
    Anoo og filmka mesha ka socdo eee tahay wxleysla ogyahy😂ar somaliyaaa😅😅😅😅

  • @XidigRamoz
    @XidigRamoz 11 місяців тому +2

    Jiisow waxan prank maahe naga dhaaf noooh

  • @maxamuudcabdixakiin
    @maxamuudcabdixakiin 10 місяців тому

    Babajey lama daawado waa qashin waxaas prank maaha way Isla ogyihiin migrifon ka wuwata idiriska

  • @nawaafnawaafyare2109
    @nawaafnawaafyare2109 11 місяців тому +1

    Babajey waxoo rabo noshega maxa kabadali kartaa waxba😅😅😅

  • @MustafeHassan-si6fq
    @MustafeHassan-si6fq 11 місяців тому +2

    Caqliyada umada ayad cayaysan makana prank la dhaha ila madbakha la dubayo camerada 😂😂

  • @user-xb7il1ic2n
    @user-xb7il1ic2n 11 місяців тому

    Run ahaantii waxaa la yaabanaa makarafoonka u xirnaa idiriska wuu ogaay waxa dhiciraba oo dhan

  • @abdulkhalifa-tj3xi
    @abdulkhalifa-tj3xi 10 місяців тому +1

    Carabka Yaa cunaY ku lahaa hhh😂😂

  • @user-er5mu2ym5w
    @user-er5mu2ym5w 11 місяців тому +1

    Var idiriska makaroofan ayaa uxiran waxaan prank maahan

  • @abdigeedi8931
    @abdigeedi8931 10 місяців тому +1

    Hayey.isqow.walugadarabaa❤😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 11 місяців тому +2

    HUNGIRIGA MEEL CUN. GEENASYO IDIRISKA 😊😊😊😊

  • @0000jmb9
    @0000jmb9 10 місяців тому

    Riwaayad waaye baba jey noosoo badi😂

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 11 місяців тому +5

    Inta jecel in lasoo celiyo barnaamij ka dheylada is mujiya 😂❤

  • @user-bu1bt6in8p
    @user-bu1bt6in8p 11 місяців тому +1

    Ilaahow muslimiinta palastine u gar gaar

  • @abdulahiahmed5681
    @abdulahiahmed5681 10 місяців тому

    Jilinkan maa hda rbtan inaa iga gadan idiriska makarofanka ayaaba shatiga uga dhagn be wx lisla ogyhy ma rabtin ina iga gadan xarfan tihin wlhi 😂😂😂

  • @Sportspot3
    @Sportspot3 11 місяців тому +2

    Macaana been aad ogty od dawanayso 😂

  • @hassanabdinasir5847
    @hassanabdinasir5847 10 місяців тому +1

    Waxaan wax la isla ogyahay waaya prank is not like this

  • @user-hl2hl3rj2c
    @user-hl2hl3rj2c 11 місяців тому

    Hadalada qaaar mute kadiig baba jeey ninkan niin rag ah waye waxa qaar ceeb kuyihiin yaaq😮

  • @shaamcade2883
    @shaamcade2883 11 місяців тому

    Baaba sidaasi waa qalad
    Mar walbo waa inaad dhowrtaa sharafta idiriiska iitaabo fadlan

  • @MaxamadAbiib-bk9ei
    @MaxamadAbiib-bk9ei 10 місяців тому

    dadka canka ah lacag ma helaan miya yaab waye 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Feelingsongs99
    @Feelingsongs99 11 місяців тому

    Waa ardaa kulahaa ar idirisaa waa kuwataa

  • @Leexaale20
    @Leexaale20 10 місяців тому

    Catoosh koofadaan waxey u egtakay calanka israel ee iska daa midabkan ookale plz

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 10 місяців тому

    Sxb ninkaan Catoosh yare ah waxaan hunguri ahayn ma yaqaan

  • @AbdirahmanMohame
    @AbdirahmanMohame 11 місяців тому

    Abti mcn guuleyso 800k 🎉❤

  • @HamzeAxmad-ti9ov
    @HamzeAxmad-ti9ov 11 місяців тому

    Saxpi waqalad qof soolugoose in alaap kudhaqdi adoo a soosaxeep kaaga ah

  • @-farhia
    @-farhia 11 місяців тому

    Gaaajo nagu rideen wlhi wa Inan cunto doontaaa

  • @castoo1428
    @castoo1428 11 місяців тому

    Inta captan baara u xiistey

  • @abdiabdi9259
    @abdiabdi9259 11 місяців тому

    Manta waxey maresa in qamaar la xayeesiyo, hailaawin Somalia wa wadan 100kii 100 Muslim ah. Rizqi yu xaraan inaga galin

  • @pmshakur8157
    @pmshakur8157 11 місяців тому

    Kan waa cad yahay inaa isla ogeedeen.

  • @MohamedMokluo
    @MohamedMokluo 11 місяців тому

    Idiriska Bac ayay kahaasha balse shahdaa loodagay kamawarqabo😂😂

  • @Moha57959
    @Moha57959 10 місяців тому

    Falastiin Allaha ugargaaro uso duceeya walalayaal Amen

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 10 місяців тому

    Legend idiris and baaba

  • @cagayaremucoow-it2xb
    @cagayaremucoow-it2xb 11 місяців тому

    Rashinko la dhameyn lacagta la dhiba maxa waye

  • @user-zg8oe7vh5k
    @user-zg8oe7vh5k 11 місяців тому

    Waa ordaa jooga aà😂😂😂

  • @mohedrashiidmohamed5720
    @mohedrashiidmohamed5720 11 місяців тому

    Babajey ragan uma baahno ee waxaa kaaga qeyr bdn 1 qoys masakin eh inaa ku sadaqeysato

  • @ayuubcusmaan597
    @ayuubcusmaan597 11 місяців тому

    Prank makarofan laisku xerayo babajey ugu imow

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 11 місяців тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw

  • @MaankMaank-zi8zh
    @MaankMaank-zi8zh 10 місяців тому

    Barnk soo badi baaba😂

  • @xamseibraahim-zx9cc
    @xamseibraahim-zx9cc 10 місяців тому

    Bilaa camal weye kuwan

  • @Cabdirisaaq-dq7ek
    @Cabdirisaaq-dq7ek 10 місяців тому

    Prank hadan hadad udawatay neef ayad thy adiga

  • @qeexmarket4833
    @qeexmarket4833 11 місяців тому

    Waxani pranka maaha xataa uma eka microphone ayaa la sitaa hadana waa pranka

  • @user-cn1di9qw3o
    @user-cn1di9qw3o 11 місяців тому +1

    Idiriska raalinoqo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @issanoornoordakat3070
    @issanoornoordakat3070 11 місяців тому

    Kkkkkkkkkkk
    Naagteyda jiran kulaha

  • @user-gg5db2jg3h
    @user-gg5db2jg3h 11 місяців тому

    Baaba waan kubaryaa noo soobadi ❤❤❤

  • @diamonddaib5153
    @diamonddaib5153 11 місяців тому +1

    Prank noocaasi ah bal aan kaa yeelo camerada ilaa mabakha laysla dabo socdaaa prank aad na dhahaysaa 👎🏿👎🏿👎🏿👎🏿

  • @xasancutti8422
    @xasancutti8422 11 місяців тому

    Ayaan hdii lajoogo Hdane Saas Hala Yeelo Hala Sobobsiyo Pranki Idriska Lagu smaenayo

  • @mohamedmahdi461
    @mohamedmahdi461 10 місяців тому

    Camera man never dia

  • @salmaannoormohamed774
    @salmaannoormohamed774 11 місяців тому +1

    ᴍᴇʏ ɴᴀᴅʜᴀʜɴ ᴍᴀǫᴀʏᴀᴅᴀ ᴀʏᴀɴ ғᴀʟɪɴᴏɴᴀ😂😂

  • @apdirzakapdi8602
    @apdirzakapdi8602 11 місяців тому

    Baaba waagaraacaa cunugaan😂

  • @AweysmaxamedAadanMaxamed-hl6kw
    @AweysmaxamedAadanMaxamed-hl6kw 11 місяців тому

    Baaba beydhabo imaaw noo plz

  • @AbdirahmanMohamed-df2mu
    @AbdirahmanMohamed-df2mu 11 місяців тому

    Kkk idiris wax umaa reebin

  • @AnasAyuub-lz9ok
    @AnasAyuub-lz9ok 10 місяців тому

    Waa is okaayeen

  • @xasancutti8422
    @xasancutti8422 11 місяців тому

    Wlhi Idiskak Halkma Mar Pranki lagu Samenayo Wa halka mar igu qooslka Badan Wlhi Daacd Uu Umleyaa wx ksta

  • @Mujaahid12
    @Mujaahid12 11 місяців тому

    Baaba taytaladaan suurada naga dhaaf kama fileynin iyo waxaas naga daa

  • @waziir_bakaaro
    @waziir_bakaaro 11 місяців тому

    🧟Jareer. Jeebkiisa shillin ku jiro jeesto lagama waayo🐗🐗

  • @MaxamadAbiib-bk9ei
    @MaxamadAbiib-bk9ei 10 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅😅
    idirska is not esay wlhi

  • @user-gl2rv3fb9v
    @user-gl2rv3fb9v 5 місяців тому

    ᴡᴀᴀ ᴏʀᴅᴀᴀ ᴋᴜʟᴀʜᴀᴀ ᴀᴅɪʀɪsᴋᴀ😂😅

  • @mohaabdirahman4765
    @mohaabdirahman4765 11 місяців тому

    JILIIN CAJIIB AH

  • @IsmaaciilAbuukar-gf6me
    @IsmaaciilAbuukar-gf6me 11 місяців тому

    War waxaan pranki maaha ee riwaawed dheh

  • @mohammedshucayb7420
    @mohammedshucayb7420 11 місяців тому

    Nio baaabajey kuma aaamini karoo raali.ahow

  • @user-qt8cl5pm2h
    @user-qt8cl5pm2h 11 місяців тому

    Marwalbo maqaaxiida cuno fariiyo lagaa siinaayo ayaa shidan xamar 😂😂😂

  • @Faaymalaas-rt2yu
    @Faaymalaas-rt2yu 10 місяців тому

    Alah is one😢