Waxaa jira GABDHO badan Oo Raga ka Caqli badan and salma inay xil ka wadanka qabtaan walaahi xilalka muhiimka ah waxaan udhiibi lahaa dumar hadaan MADAXWAYNE ahaan lahaa❤❤❤❤
Dadkii uu ku dhacaye Cudurka muuse ku dhexa qaraxaye Ceerigaabo waxaa kusoo kaaba gareeya .ina maamula loo sameeya maamul gaara Ciro wayadii soola beri iyo ceergaabo ma hadali karo garaxajisa sira baa laga hayaa
Waxaa jira GABDHO badan Oo Raga ka Caqli badan and salma inay xil ka wadanka qabtaan walaahi xilalka muhiimka ah waxaan udhiibi lahaa dumar hadaan MADAXWAYNE ahaan lahaa❤❤❤❤
Waa rut nin laqabt isacil xaji nuur basiday oohubki ucaliyo
Somalilan wa Somalilan ❤❤❤❤❤
Naagtah miyaye walaatahay
Ciro sit badan laga hayo awgeed ayu huwanta bartomaya ,
Somaliland Yariyo weyn Waalabaabay
Masoomaalya moodeen somaliya weli farmaajo ka taliya e.G36 ceergaabo ha difaacato.
Waayo dadka dagaalam yusar harti baa walaalkooda hadaye u siiya si aya muuse ula ridaan oo dagaala ku qaada qaranka isaaqa yaa Sabaya inuu daarooda kusoo hawayasto Ciro wayadii??????????
Faanbadanaa habrahani cidi male myaa ma badhgo baa
Sibaynu Uqoyanahaye aanwaxiskacelino
Hooyo manooshahay
Hooyo manooshahay habrahani waa badh go
HABARJECLO MAXAY ISMOODDEY
Yacyacod lama rabu mana aminsanid dalka ee qabyalad ba idinka buuxa
Na sulhun bad wad ee iska aamu
War walee nin raga islaantii qaylinaysay ku aamusiiyey hhhb
Musse maye hadacoude
Kkkkk k
DAWLADA LAGUU SHEEGAYO EE JAMUURIYADA WAA ZUBEER AWAL OO LASOI GAABIYAY SABABTOO AH IYAGAA SEESKA U DHIGAY JAMUURIYADA SOMALILAND,DASTUURKA IYAGAA SAMEEYAY,LACAGTA TIJAARTOODIIBAA LACAGTOODII KU SAMEEYAY,XISBIYADA QARANKA IYAGAA AASAASAY,LABA KASTOM EE UU DALKU LEEYAHAY DEEGAANKOODUU KU YAALAA,MADAXTOOYADA IYO WASAARADAHOO DHAMI XAAFADOODAY KU YAALAAN,CASHUURTA UUGU BADAN JAMUURIYADA SOMALILAND IYAGAA BIXIYA,MARKAA MIYAYNA DAWLADII JAMUURIYADA SOMALILAND AANAY ISGOOD U AHAYN?????????? CAR YAA DIIDI KARA OO SI BILAA CAADIFAD AH HADAL KAYGAA U BEENIN KARA???????
Muuse. Naa fakaaga kadhig