Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Walaallaha hore usocoda❤❤❤❤
Maraka. Hoore. Qofaka. Haadana. Jecelaan. Sidee. Uguurasan. ❤❤🎉🎉
Suaalahaan soo badi taliye
Kan Guurka kahor baa saxan ❤
guurka jacaylka kahoreeya waa mid qofkastaa dabeecada ugu fiican soo ban dhigayo hadana waxa jira waxbadan oo marka danbe imaanaya waayo markan hore qofka guri iyo nolol lama wadaagaysid ee isagoo qofkastaaba diyaarsan uunbaa aragtaa ,markaa in la is afgarto waa muhiim guurka kahor lkn jacaylka iyo qofkaba waxa baranaysaa guurka kabacdi ,markaasi ama waxaad rajaynayso uunbaa la kulmi ama qofkii sidaa umalaynaysay ayuu noqon wayni
Kan guurka kadib ayaa saxan❤❤❤
tusaale ,nadaafada ,ixtiraamka, dabeecada ,khlaaqda ,kartida iyo la dhaqanka qoyska qofka aad guursty markaas lee arki kartaa,bilee basari ama qof aan waalidkaaga ixtiraamayn noqotaa qoftu markaasi ma jacayl ayaa jiraya
Asc sxb wa runta lkn qofkad laa socotid hadadan dhaqankeda iyo akhlaqdeda ad baran maxabad kuu gursan tas wa khalad lkn jacaylku wa gurka kaa hore wayo qof ad jeclen sideba ula aqal gali kartaba jacaylka laa shego baa waa rabitanka sas uu fahma
Gorka kadib ayu imada
Coming soon 50k I.n😊😊😊
jecelka goorka kadib aya wanaqasn
in short guurka kahor waa ka helitaan ,guurka kabacdi ayaa jacayl imaan karaa uun oo waxkastoo qofka kusaabsan ayaa arkaysaa
Somali jawabtoda waa isku mid
Anigu waxan amin sanahay inuu fican yahay guurka kahor wayo kaan guurka kadanbaya maa arkinbaaa
Kan guurka ka hor aa aminsanhy
Aniga hadaan fikirkeyga ka dhiibto guurka ka Dib sababtoo guurka kadib qof waala dhaqmaysaa wuxuu yaheyna ogaaneysaa laakiin guurka kahor hadal iyo isfahan un weeyaan
Ani fikir ahaantey guurka kadib aaminsanahy mxa qofka dhaqankisa iyo dabecadisa ku hor imaanaya❤
Sxb yasserow qofka ad dabecadisa ad garanen sideba ula aqal gali karta tell me
Kan ku qabo se ku hubta ilen wuu ku furi karaaye
Sideba uu gursan qof ad Rabin kaa dambe Sideba lo gaari kaara