Great somalia. Inshallah Somaliweyn. Cadow ba ina so dhexgaley ana iska qabano. Dadyahow Waxa la idin didan yhy inad midowdan o hormar gaadhan taas ogada. Marabto qabil Waxan rabta qaran.
Waa Siyaad ay u isticmaalaan, ku Maa gaabka ah. Somaliland socotey dib shekaadi madhaleeyska aheed ee wadahadalka aheed ayaa la soo wadaa? 😂😂😂 Madaxweeynaha cusub ee Somaliland Mr Cirro, hadi uu la yamidoow sheekadaas? Somalilandoow kursigii Sharafta lagu saarey halaga tuuro.
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
Waxaan rajeynayaa dadaalka ay Heritage wado inuu noqdo mid mira dhal ah oo ka duwan sanadahii hore,oo wax la taaban karo laga dhaxlo. Waxaan Ummadda Soomaaliyeed u rajeynayaa nabad iyo barwaaqo iyo horumar.
Madaxda iyo hawlwadeenada macahadka waxaan ka codsan, in dhamaan casharada madasha ka baxa la soo gudbiyo si dadka faraha badan ee goobta ka maqan uga faa,ideystaan. Mahadsanidiin
Carabta waa la gumeysta sidas ma raba??? Sxb kala cid iska ma celin kartid waa la isu bahan thy ee somalinada ku dhimo. Wax gumaysi sameyey bad ku so caqli yaysatey. Waxan ka hor Somali bad ahy yaan caqliga laga xadin. Adunka waa la isku socda ogow tas
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 عاجلا او آجلا 🤲
Great somalia. Inshallah Somaliweyn. Cadow ba ina so dhexgaley ana iska qabano. Dadyahow Waxa la idin didan yhy inad midowdan o hormar gaadhan taas ogada. Marabto qabil Waxan rabta qaran.
Kkkkkk😂 somali somali dilaya that’s num one cadow
heŕatig anaga somalilaand ahaan waxba nooma hayso waxaan dagaal iyo burburkaya ahayn wananu ognahay marka hàysaga kaayo dhigina kuwa dano haya ee intaad illahay ka baqataan astaaq furulaysta khaayinimada iska daaya
Waa Siyaad ay u isticmaalaan, ku Maa gaabka ah. Somaliland socotey dib shekaadi madhaleeyska aheed ee wadahadalka aheed ayaa la soo wadaa? 😂😂😂
Madaxweeynaha cusub ee Somaliland Mr Cirro, hadi uu la yamidoow sheekadaas?
Somalilandoow kursigii Sharafta lagu saarey halaga tuuro.
Heritage walaahi waa cadawga koowaad ee Somaliland waxay iska dhigaan qaar dhex dhexaada waatuug raba inay magaca 5ta Somaaliyeed kugabadaan iyagoo aan daacad ka ahayn
Ninka 30sano jooga ee jabuuti iyo somlida kale kama hadali karaan Somaliland waxan aheyn kama hadlaan
Waxaa lagu soo aadiyay waa doorashadii kadib 😂😂😂
Adikina dhinac ka raca Hadi kale galo dabo dhilif u ahada, Waxa guusha la wada gadhi marka la mid bo, dinta islamka ba tas ku fareysa xita
Shinbiraha xitaa waa nagu cadow hhh
@@OmarAhmed-c5p Jaahil markaad Canbuulaysato inaadeer Caloosha iyo Qadaadka habuurine Xaqliga uura Jaarkiiyoow
Tusaale wadamada Carabtu waa 22 Daladood oo isku
1. Isku Dhaqan
2. Isku Diin
3. Isku Luuqad
4. Isku Caraba
5. Isku Dhat-xidhasho
6. Isku Madhab ah ~~~~
Adigu waduun ahna ahna ahna Talaw maxay dawlad kaliya unoqon waayeen
Miyaan kulayaabayaa Canbuulada ayaa wax idiin dhintay Jaarkiiyoow idinka iyo Yamyam iyo Huwantabee
﴿يٰأَيُّهَا الَّذينَ ءامَنوا لِمَ تَقولونَ ما لا تَفعَلونَ﴾ [الصف: 2 - 2]
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ
اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
Maxamed abiib libaax😮
Waa hayada duminta somalida iyo ku qadhaabatada ka ganacsiga dadka diciifka ah
Waxaan rajeynayaa dadaalka ay Heritage wado inuu noqdo mid mira dhal ah oo ka duwan sanadahii hore,oo wax la taaban karo laga dhaxlo.
Waxaan Ummadda Soomaaliyeed u rajeynayaa nabad iyo barwaaqo iyo horumar.
Madaxda iyo hawlwadeenada macahadka waxaan ka codsan, in dhamaan casharada madasha ka baxa la soo gudbiyo si dadka faraha badan ee goobta ka maqan uga faa,ideystaan.
Mahadsanidiin
HERITAGE WAA JAWAASIIS USHAQEEYA MISNA MAALGELIYEY DUQA XAFAAYADA SITA EE KALIGII TALIYAHA MISNA XAARAN KUHAAYSTA GAAJO IYO HARAADNA KUDILAY REER JABUUTI
Horta heritage maxay qabataa xageese ay ka heshaa kharashka shirarkan ku baxa?
@User7654suy waa tuug ku qadhaabsata danaha shanta Somaaliyeed ayaan kashaqaynaa ballet waa Engeow ayku qadhaabsadaan dawladaha taagta daran ee tuugta lashaqaysta ee Djibouti iyo Failed state of Somalia
Walaaltinimadu waa wax kale, dowladnimaduna waa wax kale.
Islaamu al Carab waa muslimiin, hadana waa Kala dowladood.
Sheekadaas idin ka iibsami meyso.
Somaliland, dib Ilameereeysadi lagu soo celin maayo.
Markaan dowladeeni 1960 soo ceshano, ayeey walaaltinamadii soo noqon doontaa
Carabta waa la gumeysta sidas ma raba??? Sxb kala cid iska ma celin kartid waa la isu bahan thy ee somalinada ku dhimo. Wax gumaysi sameyey bad ku so caqli yaysatey. Waxan ka hor Somali bad ahy yaan caqliga laga xadin. Adunka waa la isku socda ogow tas
Aniga waxay ila tahay dadka waqooyiga Somalia waa dad ilbax ah Kana xadaareysan Somalida inta kale lkn waxa ay ku qaldameen goosashada.🔥
@@User7654suy horta kula yaabi maayo oo waxaad ku dhalatay dagaal iyo xabad kasocota Somalia oo waligaa waxaa lagu akhrinayay waxbaa goostay waxbaa ladilay waxbaa la dhacay oo wali wax si saxa wax kuugu sheega maad arag waxna maad baadhin Somaliland waa halkee halkay katimid 1960ka hor halkee lkala joogay siday wax u dhaceen
majiraan wadamo isku biiray oo hadana kala noqday tusaale
Waligaa ma maqashay #Masar iyo #Suuriya oo hal wadan isku ahaa ookala noqday #Gambia iyo #Siningal oo isku biiray oo hadana kala laabtay #Ethiopia iyo #Eritrea oo kala laabtay #Sudan iyo #South_Sudan oo kala baxay
Mataqaan wadanka Dunida uugu cusub ee ay kasoo jeedo fanaanada weyn ee caanka ah ee #Rihanna oo inbadan udadaashay wadankeeda in la'aqoonsado oo u ahayd safiirka umatala wadankeeda cusub Marykanka iyadoo matalaysa wadanka ay u dhalatay ee Cusub ee layidhaa #Barbados
#FG. Ilmaadeerayaal markaad Canbuulaysataan Caloosha iyo Qadaadka habuurine Jaarkiiyoow Caqliga buura

Magoosanayaan ee dib ayay ula noqonayaan ceebna maaha
@abshir1974 dadkani waxna ma akhriyaan waxna ma baadhaan waa xoolo iska nool nool inbadan oo kamidi wixii layidhaa ayuunbay iskaga dhawaaqaan dhibku waa canbuulada
Markaad canbuulaysataan Jaarkiiyoow ilmaadeerayaal Qadaadka iyo Caloosha habuurinee Caqliga Buura Jaarkiiyoow
Ina abiib nin lafhmi karo ma ahan hargeysana marku tago walaxiraya waxba kama aha somaliland
HERITAGE WAA JAWAASIIS USHAQEEYA MISNA MAALGELIYEY DUQA XAFAAYADA SITA EE KALIGII TALIYAHA MISNA XAARAN KUHAAYSTA GAAJO IYO HARAADNA KUDILAY REER JABUUTI