shalay gabdhiiyarayd ayey ahayd oo waliba waalatay oo abeheed siiyey nin weyn hooyada waxba kama hadli karto waa ofay somaaliooinkaar qabo iimaka Allaha ka qaado
Dad is guursaday anaga waxba kama ogin in la khasbay wllo guurku ceeb maaha waxa ka daran ilmo naasaha laga haha ayo waan aragnay guurka hala dhiiri galiyo
Ma adiga hubo inuu gatey, madacxweynahu asigaa dalka u taliyo , haduu abi Ahmed uu la heshiiyey micnaheeda ma ahan inuu dalka ama bada gatey. Waa asiga madacweynaha shalay abi Ahmed ka dhex dacweeunayey meel walbo lagama yaabo inuu asiga wax uu ka dagaalamaayey uu sameeyo. Dalka uma soomaliyed ayuu u dhexeeyaa ee ka daaya madaxweynaha dacaayada oo aadan u heeynin cadeemo, bad la iibsanaayo majirto ee dadka ka dhaafa qiiro jabaanimada. Madaxweynahan waa dal xureeye ee alshabaab ayuu la dagaalamayaa mana u haayo waqti cunug caananuug ah hees uu soo qaadey.
Fatalad adaa ah, ka faqa madaxweynaha lugahiisa waxyahoow wax magaratada ah. Dhajis bad aa la gatey waa in la idiinka soo gooyaa. Gabdha somaliyed aygaa meelwaliba joogaan oo tahriib iyo meelkasto aadaan,
Awoow geed Ayuu la egyahay😢😢😢😢
Like saar & subscribe thanks
We are all ready stop waxaan socda waa abuse
😢😢😢😢so sad sorry abaayo 💔💔💔
Very sad 😢 WA nasib daro somalida hesato nin weyn weya xishon mayo
😢😢😢so sad 😭😭
very sad😢😢😢😢
He can go to jill
Maba qangaarin Gabar yar
Ninmanka somalida ma xishoodaan
Waa caadi intay luuqyada ku wareegi lahayd ama wacalo dhali lahayd ❤❤❤❤❤❤❤
Sorry abaayo
aabayaasha somaliyeed oo gabdhaha waa in lasoo xiraa iyo aabaha gabadhiisatuuray
😢😢😢😢😢
Mahamed siyaad bare kadib waxan kalo imaadayba waa madaxweyne qabiil waaye ku dhowad 40 sano maxa la isku cunaya
Ianlilah war kuwii dhalay hadaay kanixi waayeen miyuu xishodo😢😢😢😢
Wa cadi nin ku dhalikara ayaa kudhiqikara ha niyad jibinina
shalay gabdhiiyarayd ayey ahayd oo waliba waalatay oo abeheed siiyey nin weyn
hooyada waxba kama hadli karto waa ofay somaaliooinkaar qabo iimaka Allaha ka qaado
Soori habaray
Xataa dadeeda maada dhalay waar Illah ka baq
Dad is guursaday anaga waxba kama ogin in la khasbay wllo guurku ceeb maaha waxa ka daran ilmo naasaha laga haha ayo waan aragnay guurka hala dhiiri galiyo
😭😭😭😭🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤔
Waa in uu ka shalasyaa isga iyo kuwa lamidihi
Waxaan is not right odayaashu waa in ay stopgareeyan waxaan waa qalad
Mayya lacagaa lagu gatay, please magaciisa noo soo hela
Hawiyuhu dalka muu kaa xigaa
Waar dadkaan ilmahaay fuulaan Somali
Aawey Wasaardii Haweenka.
Haweynkawasarade kkkkk iyagaba kaibiya galada.gabdhaha yaryar o xalane geeya Kani waba odey muslin ehe.o xalal kugursadaye
Warya benta jooji marwalba
Qabiil bay ku difaacayaan xasan xaraash
She will get pregnant young age she is a kid herself 😢
Beeeeeenle khaniiso
Gabadha waqtigeeda haqaadato gurigeedana ha dhaqato farxadna haku noolaato
Beenta naga dhaaf adeer
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Yaa kuu sheegay in lagu qasbay adiga?
Meel walba loga hadlay
Marhore ayuu ka hadlay madaxweyne Xasan shiikh inuusan shaqsi somaliyed intuu nool yahay inuusan madacweyne ama mid goboladeed ba gadan karin. Madaxweyne Xasan shiikh horey u soco , allaha na kula garab galo.
Hada yaa gatay marka soo asagu gacantiisa kuma dhiibin
Ma adiga hubo inuu gatey, madacxweynahu asigaa dalka u taliyo , haduu abi Ahmed uu la heshiiyey micnaheeda ma ahan inuu dalka ama bada gatey. Waa asiga madacweynaha shalay abi Ahmed ka dhex dacweeunayey meel walbo lagama yaabo inuu asiga wax uu ka dagaalamaayey uu sameeyo. Dalka uma soomaliyed ayuu u dhexeeyaa ee ka daaya madaxweynaha dacaayada oo aadan u heeynin cadeemo, bad la iibsanaayo majirto ee dadka ka dhaafa qiiro jabaanimada. Madaxweynahan waa dal xureeye ee alshabaab ayuu la dagaalamayaa mana u haayo waqti cunug caananuug ah hees uu soo qaadey.
Naayaa maxaad ka hadleysaa sawiryahay xasan munaafaq isagaa bilaabay gabdho la gato fataalka oo sacuudiga mar dhaw iyo mar horeba ka gatay gabdho somaaliyed habaar qabaha
Fatalad adaa ah, ka faqa madaxweynaha lugahiisa waxyahoow wax magaratada ah. Dhajis bad aa la gatey waa in la idiinka soo gooyaa. Gabdha somaliyed aygaa meelwaliba joogaan oo tahriib iyo meelkasto aadaan,
@ madaxwanaha miyaad iga xigtaaah waxaad igu sheegtay oo dhan adigaa ahe
hawiye siyaasad mayaqaan iyo xukunba wax uun bay haleeyaan wadankii ayuu dagaal galiyey
Hada qabiil maxaa halkan keenay😂
😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢