Firdhyia + Timacade Waa khaa’inul waddan.. waxaana marag madoonta ah in Timacade uu si saraaxad leh u hadlay oo uu diiday SSC, wuxuuna ka soo horjeedaa Daaruud iyo Xasan Sheekh oo aan lacag Xasan Sheekh ahayn, wax kale oo aan waxba ka jirin. Mid ka mid ah Hubka iyo Lacagaha Somaliland siiya, waxa marag madoon ah in uu Xasan Sheekh la safan yahay oo uu iska iibiyey ama la sixray ama wax lagu qabtay.. Waa qof aan xor ahayn oo aan aamini karin. taladii SSC
Waan la qabaa in xasan baahane qofkii wax ka suga waa qof walaan. Xasan waa qabiileysto weyn kana baro sidii ugu ugaley bundland iyo jubaland. Xanan waa tuug weyn. Reer ssc xasan baahane iska ilaaliya kuwa reer ssc ee daba socda xasan mooryaan wey ka shalaayi doonaan walee.
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 SSC KH waa 5 Darood waa lamatabtan MY Allah protect them Cidanka Darawiishta SSC KH Guul Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa sax ciidan iyo shaxaba raali kama nihin wixii walaalahayo diideen in loo soxo xasan shiiq oo daarood dibada ka istaagtay mana saxiixi karo mw.firdhiye waxaanan ogolayn no
HORTA MAXAA SABABAY IN DAD AMA MAAMUL DAGAAL KU JIRA OON LAGA QEYB GELIN SHIRKII MADASHA LOO KEENO DASTUUR NIN SOO QORTAY KA DOODIDIISA, ARINTAN HADDII AY DHACDO WAA NAAQUS NAGU DHACDAY IYO IN SHAQSI KU TAKRI-FALO WIXII DADKA KA DHEXEEYEY.
Nin aanu aad rafiiq u ahayn ayaa intaas iigaga xanaaqay. Waxaan ku iri, Firdhiye muxuu Jabuuti ka doonay oo aan ogayn in hubkoodii goobaha dagaalka lagu qabtay?
🇸🇴⚔️🐎🇸🇴QADIYADA SSC wax walba way uga MUHIIMSAN tahay HARTI wax CIDI xagal daacin karto ama JOOJIN kartona maaha, SSC waa lama taabtaan waana mid lagu MIDAYSAN yahay HARTI daayee Daarood oo dhan🇸🇴🐎⚔️🇸🇴
Ma saxeexin warqad u shirkisi javaid iyovkulanki barlamanka iyo wax garaadka ssc khatumo way soo dhigenen weriye waxan kuu sheegaya wax aan jirin maaha in ad sheegto arintasi ma jirto ha falkin been ha fallin wuu ka hadlay kulanki barlamanka ssc iyo wax garaadka ssc war shir loo dhanyay bay qabten mana saxeexin weriye weriye in ad waxand hubin in adan sheegin baa fiican ha hafrin
Reer ssc waa inay timacade iyo bidhaan iska qabtaan hadii firdhiye waxan saxeexay firdhiye waa inuu meesha ka baxaa lkn ma qabo inuu wax saxeexay viva ssc khaatumo !
💯💯💯 Hadalkaasi waa biyyo kama dhibcaan qofkii dhinac kamaraa waa dabo dhilif weeye run runtii ✅✅✅
Firdhyia + Timacade Waa khaa’inul waddan.. waxaana marag madoonta ah in Timacade uu si saraaxad leh u hadlay oo uu diiday SSC, wuxuuna ka soo horjeedaa Daaruud iyo Xasan Sheekh oo aan lacag Xasan Sheekh ahayn, wax kale oo aan waxba ka jirin. Mid ka mid ah Hubka iyo Lacagaha Somaliland siiya, waxa marag madoon ah in uu Xasan Sheekh la safan yahay oo uu iska iibiyey ama la sixray ama wax lagu qabtay.. Waa qof aan xor ahayn oo aan aamini karin. taladii SSC
Asc reer ssc haday xasan maqlaan habeeena ma jiraan waana baaba'a reer khaatumo mar danbe maqlaan ✅✅✅
Waan la qabaa in xasan baahane qofkii wax ka suga waa qof walaan. Xasan waa qabiileysto weyn kana baro sidii ugu ugaley bundland iyo jubaland. Xanan waa tuug weyn. Reer ssc xasan baahane iska ilaaliya kuwa reer ssc ee daba socda xasan mooryaan wey ka shalaayi doonaan walee.
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 SSC KH waa 5 Darood waa lamatabtan MY Allah protect them Cidanka Darawiishta SSC KH Guul Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🦁🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Firdhiye waxaasi qashinku wato hadii uu saxiixo waa khaa.inul wadan khiyaamay shacabkiisa iyo masiirka d5 iyo masiirka somaliyedba jamaahiirtu shaqadooda haka qabsadaan oo wixii ay ina canbaashe iyo inta lamidka ahi ay ku xukumi lahaayeen haku xukumaan anigu sida ay ilatahay ssc khaatumo & d5 iyo guud ahaanba somali guul iyo horumar waara ilaahay hayna wada siiyo aamiin 🤲🇬🇲🇬🇶🇬🇲🤝🇸🇱🐎🇱🇺🇸🇴💯🍇☂️
Waa sax ciidan iyo shaxaba raali kama nihin wixii walaalahayo diideen in loo soxo xasan shiiq oo daarood dibada ka istaagtay mana saxiixi karo mw.firdhiye waxaanan ogolayn no
Axmed Saakun anaga iyo Muuse Biixi waa heshiin karnaa, eraygaa xaal haka bixiyo......!!!!!.
Absolutely well spoken, good on him.
Firdhiye iyo timacade
Xasan ma bartaan miyaa
Waxana uma tarayo waxana umaqabto dantiisa uu buuka fushadaa
Damiir ms lsha miyaa
Ciyaarahiibuuka reebay
Wada tashigii usagoo muqdisho jooga buu udiidey in wax laga weeydiiyo
Firdhiye maxaa ka qaldan hadii xasan iyo Deni la is dhinac dhigo waa2 tuug oo deni hadaba isaaqa wuula jiraa laakiin mwsoomaaliy sheeganayo maamulka ssc Isaa buu ukaday wax uu uqabto daaye dulmibuuka galay Denise waxbadan buu ssc u qabtay
QOSola waahiile
HORTA MAXAA SABABAY IN DAD AMA MAAMUL DAGAAL KU JIRA OON LAGA QEYB GELIN SHIRKII MADASHA LOO KEENO DASTUUR NIN SOO QORTAY KA DOODIDIISA, ARINTAN HADDII AY DHACDO WAA NAAQUS NAGU DHACDAY IYO IN SHAQSI KU TAKRI-FALO WIXII DADKA KA DHEXEEYEY.
INTAA AXMED SAAKIN GARTAY HADDUU HOGAAMIYE FIRDHIYE GARAN WAAYO WAA BURBURKA SSC-KHATUMO?
wasiirka warfaafinta puntland hadalkisi waxa kujiray iskudir dhulbahante dhexdisa laakin run ba kasheegay xasan iyo damiciisa
Nin madax ah oo Jabuti loga yerey oo nabad kuso noqdo wax walba ka filo
Nin aanu aad rafiiq u ahayn ayaa intaas iigaga xanaaqay. Waxaan ku iri, Firdhiye muxuu Jabuuti ka doonay oo aan ogayn in hubkoodii goobaha dagaalka lagu qabtay?
Absolutely
🇸🇴⚔️🐎🇸🇴QADIYADA SSC wax walba way uga MUHIIMSAN tahay HARTI wax CIDI xagal daacin karto ama JOOJIN kartona maaha, SSC waa lama taabtaan waana mid lagu MIDAYSAN yahay HARTI daayee Daarood oo dhan🇸🇴🐎⚔️🇸🇴
Axmed la xiriiro madaxtooyada la hadal hubso waxa aad ka hadleyso wax la saxeeyey ma aanan maqal.
Firdhiye. Non. Cilqawa. Bu. Iegayahay. Waxaa. Kamiqda macebmajerten.
Mudane waa sax hadalkaagu xasan dankama laha ssc kh waayo xaqoodqa ayuu siinlahaa
WAR FIRDHIYE HA AAMININA‼️. CIDLA IYO CADOWGA IN LAYDIIN LOOGA LA RABAA😢. XASAN BERI AYUU TEGAYAA.
Ninkaas anigoo ixtiraamaya waa ka dhacsan yahay Siyaasada.
Ascm
Masiirka dadka reer SSC MASIIRKEEDA DAWLADA AYAA LOO DOORTAY - SIYAASADA IYO JEEHEYNTEEDA EE HA LOOK AT DAAYO.
Haddii ay noqoto ana waykan halkii hore ayaa loo noqdonaa.
Xasanow qalbi adkidaa, Daarood waa somali ee xaalka yara dabci intaasi canaan u filane.
Farmaajo ragii riday soo ma aheeyn dani iyo axmed madoobe
Xasan wuxu doonayaa in uu maamulada harti Iska hor keeno waa in la fahmo
Firdhiye kuma dhaco inuusaxexo waayo uu og yahay in anaga uuna xasan dan ka laheyn
Haduu saxeexo xaguu ka shaqayin ayaa waa wax aan cidina aqbalayin maaha inuu ku ceeboobo
HSN waaninki Somaliland tageraye firdhiye waain uu kahor imaado waxaa ay downayso dowladii somaliya
Guuleyso lakin lacag basocota
Asc Ahmed lama same in👍🇸🇴✅👍
Timacsde maxaa laguheystaa waa maxaa yiri waxan ahay s s c oo wadiyadaada ushergaysaa mawaxkake ayuu suubiyay
firdhiye halaga qaado xilki meesha ciyaar mataale dhiig ba lagu xoreeyay ssc khaatumo ee maha firdhiye inu lacag yar dhafsado dadka ssc khaatumo
Nothing good will come from Hassan Sheikh. Keep him at bay till the end of his tenure.
Waa dhul la isku haysto iyo wafdi wasiiro iyo baarlamaan heer federal oo dastuur wada ha la isqabadsiiyo
Horta puntland shuqulba kuma laha waxa idinka dhexeeya iyinka iyo federalka saan imaleynayo LKN waxaad fiirisaan xassan iyo federal sideey dhulka idiinku hiideen weliba cadowgiina ula safteen😢 maanta markii maamulladii kale ka wada carareen inuu idin istucmaalo waa idinku bahdil dhulbahantoow😢
XASAN IYO XUKUUMADIISU WAA KUWA MAP KUSOO QORAY SHALAY SSC WAA DHUL LUGU MURANSANYAHAY.
Ninkaan runta ayuu kahadlay
War manta soo kamuu hadlin madaxweynuhu firdhiye general axmed saakin wax la seexay majiran toos ula hadla xafiska mada xtooyada war iska hubi arinkas
wallay run cad weye ee reer ssc yoow iskaso erya xildhimaana tuugta iyo firdhiye kudara khiyaanu kusameeyaye
Dadka timacade arkaya maxay u arkiwaayeen wasiirka warfaafinta hadalka loosoodhiibay we lahaa khaatumo majirto ma aragteen qof majeerteen ah oo kahadlay maxay timacade kaliya ugahadlayaan??????????????
firdhiye reer ssc ladareen iyo qadiyaad maaha ee kacasila xilka
Ma saxeexin warqad u shirkisi javaid iyovkulanki barlamanka iyo wax garaadka ssc khatumo way soo dhigenen weriye waxan kuu sheegaya wax aan jirin maaha in ad sheegto arintasi ma jirto ha falkin been ha fallin wuu ka hadlay kulanki barlamanka ssc iyo wax garaadka ssc war shir loo dhanyay bay qabten mana saxeexin weriye weriye in ad waxand hubin in adan sheegin baa fiican ha hafrin
Naceb. Su. Udibotsanyhay
Wax la saxeexay ma jirto ee beenta jooji. Simply wixi anaga na khuseeya oon baanu sheegay na wayna Iska noqon nimankani.
sowtii dhacaaga xamar lagu dabiibayay laangaaab
Odagan. Camanka. Wen. Faido mawado.
Waxaan sugayaa xamar oo baabaday kuye sorry ina abti.
Waasidaad jeceshahay laakiin waxay noqoneysaa sidii ilaahey ugu talagay.
Anana kheyr,barwaao iyo nabad baan ilaahay kabaryeynaa.
Hadal aad u liita dheh, iskuma filling & kama maarano P.land liidnimo hadaad maqli jirtay waa tanoo kale
WAA YAAB 😂⁉️ WELIGAYO MA ARAG BOORSO DASTUUR AH OO HOOSTA LUGUU SOO GESHO, SAXEEX NA SI DHAKHSO AH LA DHAHO😂. MA MID KOONTRABAND AHBAA ? 😳
Free puntland😂😂😂😂😂
War cad dheh
FIrdhiye ma ku dhaco inuu saxeexo. Haddii ay dhacdo inuu saxeexo. Laascaanood. Dhexdeeda ayaa dagaal ka dhacayaa iminkaba taas ha la ogaado.
Ma Deni baa weli ka dhex kaluumaysanaya SSCKH, oo marba mid niicla ah mic usoo dhiibaya?! Waar ha nagu soo lu'go ina
Hadaa ma dastuur boorso lagu sida Naga dhex hadli lahaa
Ahmed sakin waxan moodi jiray inuu intaa ka aqli badanyahay wiilka yar e suu asha hoos dhigaya xitaa iska garan maayo xagee firdhiye ku saxeexay arinta,Ahmed saakinow waxaad badashay labo garad jamac,ka fariiso dad Ahmed sakinow dadka maamuul ayeey sameesten isaga ayan siyaasada loo igmaday,qoodha salaax puntland ah ayaa ka muuqata,
Axmed sakin ma dag dagin ma ogi bu yidhi inu saxexay lkn hadduu saxexay weeye
Aadigu sowdiigan qabiil kula dagaalamayee leeh isaaq waxba wadayeelan meeyno ee isku qabiil baan.majeerteen noogu heeleya aad la soo tagan tahay waxay somaliwrynta aad dooneysaa wartiina heysta waxba idinka ms galin somaali weynee
isaaq waa qabiil yar lamida dhulbahnte lkn meesha la isku hayo waa federaalka somalia isaaq iyo dhulbante waa labo qabiil somalia kamida
Tuugo you are child never grow up no more no more GAROWE you people to give up their mother and their father you cry puntland and garawe
English lafahmayo qor ama somaligaga ku hadal Waxaani English maha😅
English la kufsaday ayn arkaa
😂
🤣🤣🤣🤣🤣wlhi ssc iney waalatay horaan u arky
Ahmed saakin aad wuxuu isugu deyey inuu puntland xildhibaan ka noqdo markii danbana wasiir
Hadana waxaa muuqata inuu isu bedelay Horgale