Su'aallo ka dhashay Guddida Nabadda ee Madaxweynuhu magacaabay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 38

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 9 днів тому

    *Mashalla aqoonyahan cabdifataax illeeye mahadsanid* ❤

  • @ApdixakiinHassan
    @ApdixakiinHassan 10 днів тому +1

    Tahat good 👍

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 11 днів тому

    Waa arrin fiican oo loo baahnaa guddoda nabaddu, si fiicanna waad u falanqayseen ❤❤

  • @nugaal012
    @nugaal012 10 днів тому

    Ciro isagaa ugu horeeyey cid Jabhad samaysata. Isagu horta ha qarameeyo Jabhadiisa. Hadaanu HJ nahay nama khusayso Gudidaasi nooma iman karto ilaa Ciidanka Qaranku ku filnaanayo wajibaadkiisa guud ee uu ka soo afjarayo SSC. Haddii kale HJ dhigimayso oo hubkeeda.

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 11 днів тому +3

    all problems Somaliland wadani 😎😎😏😏😏😏😏

    • @nasraaaab6
      @nasraaaab6 11 днів тому +1

      Afsomali so qor walal kaas ayaad taqaanaye

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 10 днів тому

      Problem is left by corruption of Musa and the offensives his colleagues of KULMIYE party government

  • @gemstar416
    @gemstar416 11 днів тому

    They're doing good so far 👏

  • @Sahal114-ty8tq
    @Sahal114-ty8tq 10 днів тому

    nin dhalinyar oo aqoon deganaan ka muuqato baarakallaah fiika

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz 11 днів тому

    Masha alaa wa arin wanagsan nabadu nolosha wa Ka kow

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 10 днів тому

    Ciro iyo Gudi ku sheegtu saaqidiinta dhaqanka Anagaa wasna Hooyadood ha wasaan iyo nabada beenta ah

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 10 днів тому

    ADHIGII ADHIGII ADHIGII ADHIGII ADHIGII ADHIGII LA XANIBAY IYO WARKII DHOOFKA XOOLAHA SOOMAALILAND AYAA LOO XIISO QABAA OO LA IDINKA RABAA INAAD KA SOO WARATAA.

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 11 днів тому +1

    Gudida nabadayntu maxay qabnaayan macidbaa is haysta waxani waa dhaqan meel kale inoga imid xukumadan cusub isha halagu hayo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 10 днів тому

    Cabdiqadir jirde nin ka waayo aragsan oo ka xikmad iyo aqoon badan dawlad wanaag iyo maamul wanaagsan ma jiro Somaliland, meel cabdiqadir jirde joogo loo biqi maayo

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 11 днів тому +1

    Kuwan gudiga ee la macagacaabay iyaba waxay ku jiraan xisbiyada

  • @MaxamedCismaan-gn7gb
    @MaxamedCismaan-gn7gb 11 днів тому

    Asc doorkii guurtida ayuu meesha ka saaray madaxwaynuhu

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 11 днів тому

    Golahaan fadhiidka ah ee odayga gaboobey haysto guurtida miyaan la bedeleyn oo doorashadooda dawladani suurtogelinayn qabsoomida doorashadooda?

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed6273 11 днів тому

    17:30

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 8 днів тому

    Ninkan yar ma habaryoonis ba mise wa cidagale

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 11 днів тому

    Abdi qaadir jirde nama matalo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 10 днів тому

    Sharaxaad qiimo badan waa falanqeeye aragti dheer

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 11 днів тому

    Gudida aad noo sheegtay intee ka kooban?
    Sheeg magacyadooda iyo qabiilkooda?
    Ma awood buuxda bay ka haystaan madaxweynaha oo ku metelaan dawlada?
    Soo faahfaahi warkaaga kaabe.

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 11 днів тому

    Gudidaa nabada waanu soo dhawaynaynaa waxaanan ku talin lahaa waliba in la xoojiyo oo lagu soo daro 7 xubnood oo kale oo kasocota golaha guurtida oo metala degmada laascaanood iyo ceerigaabo oo shir nabadeed ku baaqa kana soo saara warsaxaafadeed waxku oola oo nabad kasoo dhaliya colaada bariga laascaanood iyo ceerigaabab lagana ilaaliyo faro galinta dawladaha jaarka ah oo aanay u oolin inay soo farogaliyaan danaha deegaamada dawlada j.somaliland dhexdeeda oo arimahaana lagu dhameeyo dawlada j.somaliland dhexdeeda!!?

  • @CaliAwmaxamuud-c4g
    @CaliAwmaxamuud-c4g 11 днів тому

    Dawladdii narbada miyay kafadhiisata waxii dhaca gidiga waydiiya waa golokale oolasameeye

  • @samatarguled928
    @samatarguled928 10 днів тому

    Waxay yihiin iyo waxa loo abuurtay bay ahayd in uu Ka hadlo inta uu difacayo samaynta gudiga. Runtu Waxay tahay in anay Ka badnayn Shaqo u abuuris wadani & kaha 😅

  • @somalilandigabadan7588
    @somalilandigabadan7588 11 днів тому +1

    Xisbiga kaah dheh

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 11 днів тому

    Ciro failed !!

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 11 днів тому +1

    Cirro wuxuu rabaa in golihii guurtidu oo somaliland intaa soo gaadhsiiyey ayuu maanta baabinayaa

    • @mohamedhassan-en5wr
      @mohamedhassan-en5wr 11 днів тому

      Nio iska aamus gole guurti ma jiraane waa wada 70 iyo above wlhi xataa gaar way asaasaqeen

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 8 днів тому

      ​@@mohamedhassan-en5wrGolaha guurtada mise nursing home. Bal ha la soo baaro gurigaas.

  • @IsmaStar
    @IsmaStar 11 днів тому

    Wa gudii lo xil saray in ee uu baaryo tagan darood ismacil 😂
    Ileen ceeb loma dhinto

  • @AbdiSalah-do8im
    @AbdiSalah-do8im 11 днів тому

    ina gumeed xisbiga kowad ee qaranku waak salebanow

  • @faysalcabdiwalijazaakalaah2397
    @faysalcabdiwalijazaakalaah2397 10 днів тому

    Waxa loo baahanyahay inheshiiskii khaatomo iyo soomali land dibloosooceliyo ee siilanyo iyi cali khaliif bilaabeen labadoodaba ala haw naxariisto e

  • @acacius9903
    @acacius9903 11 днів тому

    Keep begging the people that are destroying Somaliland. Wadani is trash as usual.

    • @AB333East
      @AB333East 8 днів тому

      Wadani is best I don’t know what you talking about

  • @BushraYuusuf-h2q
    @BushraYuusuf-h2q 10 днів тому

    Masha alaa wa arin wanagsan nabadu nolosha wa ka kow