DEG DEG MAXAMED BUSKUD OO WIILKII LAGA QAADAY IYO MUNIIRO OO POLICE KU DALABATAY

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 65

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 2 місяці тому +6

    Isagu eed maleh iyadaa waalan wallaahi waa naag xun oo doqon ah waxey shubeesay waan ogaa in tan dhaceeso umee nixin wiilkeeda Maxamed inyar oo eeda maleh waa miskiin

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 місяці тому +5

    We are so sorry for little baby boy 👦

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 місяці тому +13

    Waa adiga Buskut eedeynaayee iyada maxey sameysey oo blooga keeney blooga ma keenine markii horeba wey ku talo jirtey naago baa waaley oo been u sheegay cunugaas Ilaahey godkey u qodeen iyada iyo naagaha kale ha ka badbaadiyo

    • @naimo133
      @naimo133 2 місяці тому

      Hooyo maa block celinaa geeri lee celin karto

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 місяці тому +1

      Muniira hadey Ilmo jeceshahay aaway ilmahey oogaso tagtay Jabuuti iyo kuwa ay Faransiiska oogaso tagtay. 5 ciyaala miyuu kafiican yahay Maahir. Raggoow ilmihiina ugargaara oo uraadiyo hooyo wanaagsan. Subxaanallaah.

  • @bilanalinuur3804
    @bilanalinuur3804 2 місяці тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 2 місяці тому +4

    Sharci inadan aqoon isagaba soo ma haysto sharciga Yurubiyanka ah inanyahow xaqa soor

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 2 місяці тому +3

    Buskud is a gentleman
    Where is your other children Munira, you have other 2 children.

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar 2 місяці тому

    Salallaahu. Calayhi. Wasalam
    Salallaahu. Calayhi. Wasalin
    Salallaahu. Calayhi. Wasalsm
    Salallaahu. Calayhi wasalam
    Salallaahu. Calayhu. Wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rupaz7cr7fan
    @Rupaz7cr7fan 2 місяці тому +2

    Aad iyo aad isagaa qaladka leh oo Muniira block saarey baby geeda kaqariyey😮😢😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 місяці тому +3

    Cimraanow ha iskadhigin nin maxamed buskud kafiican walee ninmanbadan buu. kafiicanyahay oo kadulqadabadan yahay wabahadhihin waninmadax adag wiilka maskinkah kafuq🥲🥲🥲🥲🥲

  • @SafiyoSeeraar
    @SafiyoSeeraar 2 місяці тому

    Wcs wr wb wllkey cimraan. Waa sax inuu ka tana sulo ayuu ahaa oo waxan maqlay mar uu leeyahay mar danbo ma arkayso marrka sidaa ma fiicna ee rabow gaalada gacanta how galin maahir. Waa saqiree

  • @fatumoyusuf8720
    @fatumoyusuf8720 2 місяці тому

    Suxaanalaah

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 2 місяці тому +3

    MUNIRA SHAME ON YOU

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 2 місяці тому +2

    Waliba Sweden caruraha wabay ka qaatan familyada xita yago wada joga saa cid ku murmaysa

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 2 місяці тому

    Illahay callida sax daga garansiiyo labadaa Walid imahaa tara illahay ha xiftiyo

  • @abduqadirabdi4333
    @abduqadirabdi4333 2 місяці тому

    Ragu magac rag waa wada wataa lakin rag badan dumarka dhaamo sida kan oo kale

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 2 місяці тому +1

    Haye caawaad sowada baxday buskud inaad u ciilqabto bay iila egayhy

  • @qadijoabdullahi3657
    @qadijoabdullahi3657 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 2 місяці тому +3

    Cimraanow miyaadan Alla kabaqeyan maskinka meeq malmood TikTok ga kaceneyse oo uu iska aamusnaa wax AAdan qadateen walalkaa lama saro🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲

  • @shamsahmed5327
    @shamsahmed5327 2 місяці тому +5

    😢😢😢😢😢sorry maxamed😢😢😢

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 місяці тому

    Subxanalaah 😢

  • @ghalebAldosari
    @ghalebAldosari 2 місяці тому +1

    Mahamed allaah ha amaansado naag goof ah ayey ku aadey

  • @nawalhersi4983
    @nawalhersi4983 2 місяці тому

    🤲🤲🤲🤲🤲☝️❤️❤️❤️❤️❤️🤲🤲🤲

  • @haniqueen1213
    @haniqueen1213 2 місяці тому

    Mahamed guuriiga kuma qorna walashiisa u qadaay guuriiga asaaga sharci ma lahaan

  • @fadma638
    @fadma638 2 місяці тому +4

    Caruurtii hore oo ay soo daadisay xaggeey ku ogeyd 😢waa sax wadanka lagama saari karo ,koley caruurta hooyadooda ayaa u fiican😊
    K

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 2 місяці тому

    Subxannal allahu akbar

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 2 місяці тому +4

    Cunuga hooyadii cid u dhaantaa ma jirto

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 2 місяці тому

      Cunuga hooyadi wax udhama malaha xaq u alle siyana cidka badali karto malaha xaq bey kuledahy cunugeda allaha is wafakiyo🤲

  • @DhdhdjDbdbjs
    @DhdhdjDbdbjs 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮

  • @Nimco123-ei9iz
    @Nimco123-ei9iz 2 місяці тому +1

    Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤

  • @FatushLibah
    @FatushLibah 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 місяці тому

    Waxaa dhahayay ha u timaado wiilka wayna la hadli jirtay maaher markay bidarta soo dhigtey blokes saaray shekada meshasay ka xumatey

  • @11naa44
    @11naa44 2 місяці тому

    Reerkan Alle maslaxo ha dhex dhigo

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 2 місяці тому +2

    Cimraanow adigaba waa ogtahaye ma polis iyo social caruur qaadana baa laladagaalamikara subxaanallah
    Sidaad uhadashay cadaalad maaha runti sababtoo gabadhaas dhibka ay iyada geysatay waa waali runti waxay aheeyd dhexdhexaad uhadal walaal

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 2 місяці тому +3

    Nabsigii umada ayaa kasoo baxay wuuba kufaanaayay inuu kaqaatay ilmahaygii oo lagaqaadanaayo Video xataa ma xasuusteen asagu caadi ayuu iska yahay wuuba sii duubayaa waxay kutusaysaa inuu daawasho lee kurabo

    • @samiyaomar3483
      @samiyaomar3483 2 місяці тому

      Gaalada aabaha iyo Hooyada waa iskugu mid taa beenbaad ku sheegty waar ha ku digan wiilka aday bari kugu dhici kartaa

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 2 місяці тому

    Subaxalaahay

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 2 місяці тому +1

    Ilmaha hooyadii cid u dhaanta malaha

  • @mukaram2018
    @mukaram2018 2 місяці тому

    Runti si wanaagsan uguma hadlin arintan xasasiga ah..waanad ka hadal wanaaga u sameyey maxamed ...ma Garanayo meesha aad kala qaadey aabaha familkan..

  • @shamsohussein4180
    @shamsohussein4180 2 місяці тому

    Ada gacan gelisay waayo waxa tiri lagama saari karo wadanka yaa uroon in soomaliyo lageeyo io inay galo qadato illahey cunugas gacanta cadawga allaha ka badbadiyo🤲

    • @falhadhagi2991
      @falhadhagi2991 2 місяці тому

      Waa runtii wadanka lagama bixin karo sharciyan xaq ayuu u leyahay inu dhaho cunugayga amar la antayda lama bixin karo

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 місяці тому +1

    Maniiro wee waa latey mahamed udhaaf cuga meeshee rabto ha geesato ayadaan heenkarin kuwii hore wey dayacdey haraadiin meel uu joogo ha aafin amaan siiya laakaha adiga wax badan ma oget naagta sigaar ayey cabtaa weyanwareeg jecesha hay buskut wuxuu dhahay markey timaado ha wadato muniiro waxaan sugeenaa halsano kadib meesheey udabeeso sidii naagtii ufurey CK udabeesay waan ku sugeenaa😂😂😂😂😂

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 місяці тому +2

    😮😮😮😮😮 wa ka xumahay buskud waxa ku dhacey lakin cunugan aabahisa hesto daryelanayo dhibaato ma qabyo muniiro homeless waaye inte genesa cunuga yar 🤔🤔🤔🤔🤔 ilmaheda hore ma raadiso cunugan maxe saan ugu waalatey ma ninki hore dhaley waxa buskud logu diidayo cunugan amu dhalin DNA test ha marsiyo hdi dhaley alhamdulilah hdu dhalin faraha hau saaro hadhawti marka wenado yu wareerin wixi dhaley hde uur dhab ledahay hda test haka qaado naagtan nolosheda hore background aad uwasaqesnaa qof nolosha Ka dhacsan aheed

  • @hassanhussein6870
    @hassanhussein6870 2 місяці тому +1

    Hooyada xaqle

  • @Duqabto
    @Duqabto 2 місяці тому +1

    Allah akbar somali xagay u socotaa may abahiis u dayso maxaa dowlad soo dhexgashay Subxanallah ilahay dadkaan maslaxad ha dhexdhigo

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 2 місяці тому

    hadii lagu cadeeyo iney caruurtii hore ka carartay kan kalana ma haysan doonto buskut wuu ka qaadan karaa, laakiin caruurta goor walbo hooyo u fiican sow mahan.

  • @SahroAhmed-p1i
    @SahroAhmed-p1i 2 місяці тому

    Maxa kaa galay Maahir Ma Adaa Dhalay😂 Muniira Ma Adaa Furay😂 warbadanidaa UA-cam wa Danbi Socdo wa Xan fresh ah

  • @falhadhagi2991
    @falhadhagi2991 2 місяці тому

    Adiga maa taqanid sida xaqa loo soro iyada xageda aya uu janjeerta madama aad is garteen Maxamed hada ka hor lkn xaq soo labada dhinaca ka hadal waa runtiis wadanka lagama sari karo waa Sweden wuna dhihi kara cunugeyga amar la antayda ma bixi karo xaquna uu leyahay Hanna ka danbeso waxan block waxa kenay ka hadal

  • @Mataan3034
    @Mataan3034 2 місяці тому

    Walibaa iswidhan miilfican mahaa

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 місяці тому

    WCS WR WB

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 2 місяці тому

    Naag caruurtedi katagtay baa caruur laga dhalaaya

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 місяці тому

    Benta daa gurigaan ku qoranahay magaceyga bolis igama bixin karo.heyhaatey ka tahay sababtoo ah iyada anigaa keenay boliska iyada meeshuu rabo ha geeyo

  • @FA-by8wp
    @FA-by8wp 2 місяці тому

    Hana shaqadee di xilja lahaa weey qabsatay 👂

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 2 місяці тому

    Kkkkkkkbuskudoo dad ceebahoda ayaa radin jirta hada adigey ku haysataa muniro was hooyo

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 2 місяці тому

    Ilen ilmaha mel kaste wey ku dayacanyihin hadi hoyo iyo abo kala tagan walhi ilahey aya umaqan ubadkena anigana Africa aya ninman somaliyed noga qadanayan markey na furan ama an anaga dalbano furinka ilamaha aya dhaxada ka boxo hora waxa lodhaha labo marodi meshey isku dilana dhaxdoda waxa ku babo cows wa tan oo kale ubadka maxey galabsade hadi lakala tago

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 2 місяці тому

    Markiy is.dagalen baan ku dhahay war cunuga yaan laga qaadan ee afrika laso aad

  • @jibrilabokar9274
    @jibrilabokar9274 2 місяці тому

    Aniga adigaan kuu baqayaa inaad fool xumadaanoo kale ku dhacdo maalin walbo ceebo kalaad hunguri ka doontaan xishoo oo shaqo xalaala aad waa ku quus qaadan weyseen arimahan soo noqnoqonaya iney yihiin dad kale arimahooda ka hadalka inaadmarkaaga dhadhamisey leedahay ogow

  • @lulmohamed4076
    @lulmohamed4076 2 місяці тому +1

    Munira, once you placed MAHIR IN SOCIAL SERVICES
    YOU HAVE NO CONTROL OF MAHIR, ANYMORE.
    HANNA ABUKAR, SHAME ON YOU.
    ALL WOMEN WHO ILL ADVISED MUNIRA SHAME ON YOU.
    SOCIAL SERVICES IS NOT EASY
    CHECK CHILDREN KN CARE BE4 YOU ACT.
    SORRY BUSKUD YOU ARE SUPER DAD

  • @MakoNur-m3f
    @MakoNur-m3f 2 місяці тому

    Cimraan ilmo ayaad leedahay ee xumaanta aad u qabto Maxamed buskut yeey a adiga dib kugu soo noqo

  • @jeffandonuts
    @jeffandonuts 2 місяці тому

    Kuwi horeyba somaliyu uga soo tagey lkn waxa fiican in ay wanaga wax ku xaliyan kanse wuxu isagu dhajinaya lacag yar buu ku qaata

  • @Warsanaxmed
    @Warsanaxmed 2 місяці тому

    😭😭😭😭