Ninkey jeebkiisi dhameysay intaso sana ay soo waday bey rabta inay aayar u jarto xirirka warka guurkuba kuma socdo dumarka qaar baan ka yaabay say u fikiran marka horaba hadaadan guur diyaar u ahayn xirir ka galin nin islaamed on ku qabina lacagtiisa ha cunin ilen qof lacagtiisa bilaash ku bixin majire umadana ha lugoynin o waqti haga dhuminin adna waqti ha iska dhuminin
Ladan Ninka maskinka ee Kalunka maydha intey lacagti ka laasatay bey rabta iney u jaakirto wale laga yeeli mayo xaliimo, waa khasab inad cuncunka daaweysa😂😂😂
Anagaa meheradaha lagu qayilo soo dhammeysanay nooca reer miyiga ah waa naasir markaba waa laga tuuraa markaa naagtaadu yaanay meherad noocaas ah kuu faadhiisan
Waan idin salaamay intii daawanaysa 30/12/204 aanu kuwada salino xabeebkeena SCW
31 / 12/ 2024 . Ilaahay Waxan Ka Baryayaa Qofkastoo Qoraalkayga Arkay Inu Ilaahay Waxkasto U Ku Hamiyayo Sanadka dhalana Alla U Fududeyo. Habeenkaa habeenkiisana Uu Farxad iyo Caafimaad Ku Damaashaado..
Aamiin aamiin.
Aamen wll sidoo kle ❤
Amin amiin walal sido kale adna
Amin I.n sidokale 🎊 🎉
Amiin Amiin wllo 😊
Maherad maaha ee waa muqbaarad allow ha igu soo beegin mid meherad joogta
𝑾𝒍𝒍 𝒉𝒂𝒅𝒂𝒂𝒅 𝒂𝒓𝒂𝒈𝒕𝒐 𝒒𝒐𝒓𝒂𝒂𝒍𝒌𝒂𝒏 𝒊𝒈𝒖𝒍𝒂 𝒔𝒂𝒍𝒊 𝒏𝒂𝒃𝒊 𝒎𝒖𝒙𝒂𝒎𝒆𝒅 𝒔𝒄𝒘
Scw scw scw scw scw scw scw
Adkaatey musalsalku meel xasaasi ayu maraya waa la isku jaakiraya
Malintii Sannadka 2024 ugu Dambaysay 31-12-2024 Tuesday
Sannadkaa Barri insha Allah Curanaayaa 2025 Mid Khayr Qaba oo ilaahay Riyooyinkeena Nololeed inoo Rumeeya Haynooga Dhigo
Sannad Badhaadhe iyo Bashbash iyo Barwaaqo Watta idim Alle 🙏
Kii Noo Hagaagee Noqoo Loo
Han waynyahay 🤍
Ninkey jeebkiisi dhameysay intaso sana ay soo waday bey rabta inay aayar u jarto xirirka warka guurkuba kuma socdo dumarka qaar baan ka yaabay say u fikiran marka horaba hadaadan guur diyaar u ahayn xirir ka galin nin islaamed on ku qabina lacagtiisa ha cunin ilen qof lacagtiisa bilaash ku bixin majire umadana ha lugoynin o waqti haga dhuminin adna waqti ha iska dhuminin
Adkaatayy😂😂😂😂
Adkaaatayy😂😂😂😂
Cuncunka maad Iga Daweyn
Murxaye😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢
Cun. Cunkuun. Inaad😂😂😂😂. Iga daawaysaan rabaa
Doorashadii somaliland buu noqday guurkii😅
Waxan u malyn dona in ay nin kle ka raaci donto😂
Cuncun kun inad iga dawayso kulaha😂😂😂
😂😂😂
Inaad sariirta uun iisaarnaat0😅
Adaa meherda u furyee ka dheef😂
Ladan Ninka maskinka ee Kalunka maydha intey lacagti ka laasatay bey rabta iney u jaakirto wale laga yeeli mayo xaliimo, waa khasab inad cuncunka daaweysa😂😂😂
Wan idin salamay cawa intaa 2025dwanaysa 😂
Ficnaan bdna naa haye dheh ninka oo sariirta udul saarnow😅
Maamdan mid aan arki jiry u eegtahay😂😂
Anugu dulqaad dhan malihi naag meherad leh illaahow aanan guursan.
30/12/2024.
Adaaa meherad u fureee ka dheeef
Kkkkkkk cuncunka iga daweyso kulahaaaa😅😅😅😅😅😅
Qofkii ugu horeyay🎉
Inta Dawaneysa 2025 like saara😂❤
Wuu so dhacay😂
Ninkii way ka xanaajisay
Nin xaaskiisii nin kale u heesayo ma fadhibaa u yaala 👀
Anshaxa kudara jiliinkiina cuncunku shegaya waxay
Dee waa iska xaraabo wax wayn miya waxasi marmar in jilinka la yara maceya waa muhiim anaga odiyaal manihine
@oraahsameadanhassan2363 adiga mxa ka galay yaa kuu waday
Walayaal isguursada😅🎉😢
Magaca idhiga hooyo😂😂
Cun cunka inad iga dawayso unban rabaah ala hoogay😂😭😂
Dadkana buuqooda maba rabno kulahaaa 😂😂😂😂😂😂😊
31/12/2024😂🎉
Anagaa meheradaha lagu qayilo soo dhammeysanay nooca reer miyiga ah waa naasir markaba waa laga tuuraa markaa naagtaadu yaanay meherad noocaas ah kuu faadhiisan
Ugu soocad❤❤
Riwaayadu aadbay umacaan tahay
Ma da'dan ayay cunto ku baran dumarku marmarsiyo maba waayan nio 😂
naagti waxba heley
Naaa waan kusoo cun cun doonte kulahaaa
Na hedhe maxa ku haya aduu cuncunkana dawee sariirana saarnow maxad ku flaysaa dharigan iyo waxn raxayso dee😂😂😂
Dheri karin meyse mid kale gaado ayey raadinee, ninkan maalin joog ayuu u ahaa 😢
Walee waa run kani beerki qadada lagu sugayey bu ahaa😂😂😂
❤❤❤
Cun cunka ya iga dawen kara farta taag
Wan idinsalamy
maxa ka siya waxa ii shaqeynmaye
Maxaa ku cuncunaya 😂😂😂
Kkkkkkkkkk
😂😂😊
Film ka waad la raagtan hdna daqiiqadihii yaraaba wada xayasiis baad ka dhigteen 👎
😂😂
😂😂😂
𝑴𝒂 𝒅𝒐𝒓𝒔𝒉𝒂𝒅𝒊𝒊 𝒔𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊𝒍𝒂𝒏 𝒂𝒚𝒖𝒖 𝒏𝒐𝒒𝒅𝒂𝒚 𝒈𝒖𝒓𝒌𝒆𝒆𝒏𝒖
😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂