SAMAROON MA SOMALIA MISE WAA SOMALILAND WAATAN XAQIIQADU

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 189

  • @habonyusuf9285
    @habonyusuf9285 14 днів тому +42

    Inadeer nolow walaaluhu waa inay isfahmaan wa muhiim anagu hadaan samaroon nahay somaliland cidii Nagama jecla dhalisha iyo tabashada waxa kawayn wada dhalashada ❤❤❤❤❤❤ somaliland

    • @user-sl6zh9fz1u
      @user-sl6zh9fz1u 14 днів тому

      Hoyada wase future yeelo faca isk dhaafe mxaa ilmo Morgan kudaba dhigey

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 днів тому

      Yes waan idin wadanaa tolkayo canaasiirbaa sixun wax uturjuntay

    • @user-sl6zh9fz1u
      @user-sl6zh9fz1u 14 днів тому

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh aniga majeerten baan ahy samaroon waxaa leeyahy diida xukunka isaaq kk

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 14 днів тому +2

      Waa run abti rabibaa meel.inagu wada abuuray noloshu way gaaban tahay inta aan noolnahay aan ilaashano dalkeena khayr ala ha ku siiyo

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 14 днів тому

      Udurka ku haya ogow adiga ayunba ku dumi ee Putland wax ha uu dhimiin oo ha uu ibin gidob leyno xasidku ma afkaxo ogow

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 14 днів тому +9

    Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland ❤❤❤❤❤🇭🇺guuu lyo gobanlmo 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @somsessl1310
    @somsessl1310 14 днів тому +16

    Samaroon yaan lasso galin sheekada prof ka kaligii ayay ku eegtahsy

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 14 днів тому +8

    Guuuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 14 днів тому +6

    Shacabka somalilnd wey ka gudbeen nin dano gaara leh🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 14 днів тому +4

    Guul guul guul Somaliland Insha Allah Amiin Ya Allah 🙏🙏🙏💪💪💪

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 14 днів тому +2

    waridaadow sxb qaali wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️💪

  • @FathiaAsso
    @FathiaAsso 14 днів тому +6

    GuuL SOmaliland 💯💯💯💪💪🎉🎉🎉❤❤❤😂😂😂😂🎉🎉❤🎉❤🎉❤

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 14 днів тому +13

    Smaroon waa somaliland lafdhabarteeda,shaqsi aragtidiisa ka hadlay looma nisbaynkaro,waa qalad ciwaanka aad soo dhigtay,waxu ku habbonaa smatar ma somaliya mise sland,aad u hubso markaad arrimaha qaar faallaynaysid,mahadsanid

    • @abdifarah4301
      @abdifarah4301 14 днів тому

      Samaron waa 🇸🇴 somalie

    • @TewodrosBethlehem
      @TewodrosBethlehem 14 днів тому

      Muhimadu waa inay somalia tahy tuulo kamida Ethiopia 🇪🇹 😊

  • @diiriyeali1073
    @diiriyeali1073 14 днів тому +6

    SAMATAR WAA ODAY WAALAN OO REER BAADIYE AH.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому +2

      inuu walanyahay waxa cadaynaya kala hadalka iyo siduu madaxa leeyahay madixiisa eeg kkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z 12 днів тому

      Waa caqligii iyo cilmigii

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 14 днів тому +7

    Horta anigu Samaroon Siciid oo dhan isku qaadi maayee, hadaanu HJ nahay Maxamed Case ayaanu xulufo gaar ah nahay

    • @salman-gamer22
      @salman-gamer22 14 днів тому +1

      Maxad case iyo makaa hiil iyo habar cafaan
      Iyagaa wada dhashay ee dhexdoodu kuma qaado adeer🤫🤫🤫

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 14 днів тому

      ​@@salman-gamer22ceeb wll dhamaanteen cidi lama soo dhex gali karto

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 14 днів тому

      @@salman-gamer22 kkkkkkk war sxb cidla ayaad ka xanaaqday! Samaroon sida daarood hawiye iyo isaaq laamo u kala leeyihiin ayaan u dhigay waayo ma odhan karo anigoo HY ah ama HJ ah ayaan Samaroon isku xulufo nahay lkn laan hoose waan odhan karaa sida Habar cafaan ama Maxamed case sidaa u fahan

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem 14 днів тому +4

    The caravan passes and the dog barks ... Let's go Somaliland 💚🤍❤️🎉👑🎊✨👑✨👑🇪🇹🇷🇺 القافلة تسير والكلاب تنبح

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 14 днів тому +4

    Bro, well done .professorku hadalka aqoonsi Aqoonsi aqoonsi ayuubaan meesha ku jirin lakiin hadalkiisu waa sax in qabyaalad indho
    la'aani ay ummaddii ku dhacday

  • @LiibaanMaxmed
    @LiibaanMaxmed 13 днів тому

    Sxb hadalka waad asiibtay runtii.
    Prof. Wuu lexijeclo hadlayey ee ceeb ma odhan.
    Xaq ayuuna u leeyahay inuu fikirkiisa cabbiro.
    SAMAROON waa mulkiilayaasha Somaliland oo cidina kama xigsan karto. I ❤ Samaroon.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 14 днів тому +1

    horta canaanta profesorku waa wax fiican waayo nin ku canaanta waa nin ku jecel !!!!!!! ninka waxkuu sheega ayaa la qaatay oo wanaagaaga donaya runa sheegaya !!!! from somaliland saylac city

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 14 днів тому +2

    Kani waa cadawga Somaliland Marka horaba Faqash buu ahaa kkkkkkkkk

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 14 днів тому +3

    Well said brother

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 14 днів тому +2

    ader dalkan waaxba kama noqonayo nin hosta ka necebi oo waji qarson wata waxana fashiliaya ilahay swt oo mid wala is qarinayay fashiliyay sidu mantaba kan uu fashiliyay dalkan iyo dadisa barakaysane loma dhuman karo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 14 днів тому +3

    No waa xaarmaajo sheekdi

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 14 днів тому +4

    Two countries different countries soomaliland and Somalia italiya between borders afrika

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 14 днів тому +2

    You are right Mr waridad

  • @user-ub1pi8zs7d
    @user-ub1pi8zs7d 14 днів тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alicabdallah9297
    @alicabdallah9297 14 днів тому +1

    Guuul SOMALILAND Guuul

  • @user-ny2qz5rl2s
    @user-ny2qz5rl2s 14 днів тому +3

    Warridaad tv

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 14 днів тому +3

    Geesi geesi dhalay

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 14 днів тому +2

    Waa dhiri galin waxuu sheegaya in dhinaca ictirafka aada ceeb mahan ee yaan xuman loo qadan hadalka waa marigi ee dhiri kalinta qaata

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 14 днів тому +1

    Waridaad waa run samaron waa dad reer somaliland ah majarati waa dad aminsan somaliland.Lakiin Professor ku ma aha daacad waayo maka aad xaqado miyad is badbadalsa

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 14 днів тому +1

    Samaroon waligood waa Somaliland Illaahay baa u dhaliyey shakhsiyaad kuna waa sida reeraha somali ugu wada dhex jiraan mid noocaasi ahi

  • @AyaanAden-bc7lg
    @AyaanAden-bc7lg 14 днів тому +1

    reeer abitigey 🥰

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob 11 днів тому

    You well said ❤❤❤

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 14 днів тому

    Intaasi maku filantahey mise waa laguugu daraa prf samatar waan ka saarey liiskii horgalnimada wuu halgamayaa awdal state la socda

  • @user-ld1lw7cy8m
    @user-ld1lw7cy8m 14 днів тому

    Viva samaron somailand

  • @user-dw7lk2wi3n
    @user-dw7lk2wi3n 14 днів тому +1

    Macalin tariikh iyo mid Geographic dhigaba Somaliland uma bahna 2nd other's are sick xanun uqdad

  • @hassanelmi5405
    @hassanelmi5405 14 днів тому

    Guul Somaliland ❤️❤️❤️

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l 14 днів тому +3

    Waar Prof. Ma khaldana ee khudbadiisa wada dhagaysta oo haku gafina Prof ka❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 13 днів тому

    Hadalkaa uu Prof Samatar leeyahay Somaliland Somalia ka hor 30 dowladood aqoonsanaa waa mar uu ka xanaaqay in uu doorashadii 2012 madaxweynaha Somalia waayay.

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 14 днів тому +1

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 14 днів тому +2

    Odaygan soowtii prosofeerka lagu sheegayay .magac.aanu.qaadi karin ayaa lagu raray ha nagu maslixin

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 14 днів тому +2

    Jaahil dhaliilaya top Prof kkkkkkkk
    Isku aduunba kuma noolidin.

  • @ayaanitaabokor4383
    @ayaanitaabokor4383 14 днів тому

    I agree with you brother ❤❤❤❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 днів тому +1

    Guul soomaalilaan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ZamzamJama-rv7be
    @ZamzamJama-rv7be 12 днів тому

    Waa Ruuntii sidii wadaan lagu Aqonsan jiraay mahaa wadankenoo dhaqano koxeedyo qalaad iinlagusidayoo oo Diin sheganayaa ,mahaa
    Wayo Dinii waa tiihoree weligayanu haysanaay Diin haysanaay karamo iyo sharafnaa waa haayn.

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 14 днів тому +2

    war saluugu waa maxay muxu salagu ma futadisa ayu salugay meshan hadyad la isma siyo ee waa tartan hadanu taranka ogolayn ha iska tago maha inu dalka cayo iyo qaranka dofarka iman daradu ku habsatay adiguna hadanad karti ad runta ugu shegto lahaynilen wadiga kuwa duriyada reer sheikh issaxaqba kuso gagabe iska amus oo afkaga iska xidho

  • @mustafeab7311
    @mustafeab7311 14 днів тому

    Prof Axmed ismacil Samatar reer somaliland wuu canaananayaa in ay fadhiga ka kacaan oo ay qayrkood wax la qaybsadaan ayuu doonayaa qofkii caqli lihi wuu fahmayaa kii kalana isaga ayay utaalaa

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 14 днів тому

    Absolutely, there many isqaa brothers who said worsen than what he said. We need to stop talking about it. Waa huwata waxa add uga hadlaaya😢

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 14 днів тому

    Run sheeg badthy prof xag qaloocan umuu wadinee cbb iyo warxumo tashiil ah ayaa kabeen abuurty Wixi fikir iyo tabashba waa ufiir wuxu doonayo Ayuu waa ka hadli karaa siyaasad ahaan aqoonsiga Somaliland dhamnba qaranka Somaliland dan uyhy samaron waa horumuudka Somaliland weeyi hal qof yidhi umad dhan wx Lagu shabadeeyo ma ah

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 14 днів тому +1

    KAAN INA SAMATAR WAA BASAAS KAA INA DOWDAARE NINKAN ISLAWEEYNIDA KUU NACAAAYE ODEEYE BEESHIIIN AH OO ASAASAAQ DEMANT AH WEEEYAN DALKA MAXUU UU QAABTAYE INAA SAMATAR🥺🥺🥺🥺🥺🥺

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 14 днів тому +1

      farid geesiyada ayad tahay inader waxad tahay dadka waax fahmaya ee fahmaya hadalada cadowga lakin dadkena in badani ma fahmayso cadowga qarson ninkan ina samatar danba kentay somaliland iyo marki xamar laga so eryay ee jacayl mu kenin dad badan oo iska dhohani ta ma fahmayan

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 14 днів тому

    ❤❤❤💪🏾💪🏾💪🏾🙏🏿🙏🏿💪🏾😘😘❤️SAMAROON WAA SOMALILANDERS

  • @ahmedkhaire733
    @ahmedkhaire733 14 днів тому +1

    Nin Rageed Waridaad.
    Runtii Fariid Indheer garad ah ayaa Tahey.
    Profku In uu Dhaliil sameeyo ma xuma se Usluubka ayaa ka yar qaldamay si yar oo dheeldheel aanu ku jirin in uu waxa uu saluugay uga hadlo ayaa qurux badnayd.

  • @user-so8yj8dh8z
    @user-so8yj8dh8z 14 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @burjilibax
    @burjilibax 14 днів тому

    Ka daa samaroon
    Wa shakhsi

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 14 днів тому

    Wa Runtaa Wa mounafigin samarone ku boufiya

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 14 днів тому

    Eedo Samaroon Salaan Hadhiteen
    Samada Soomaali ugeeyoo
    Silica hakaa Qayeb Galeen
    Sedkoodii Waye Qabaane
    Iimaakoodan Sumayen Mar
    Walaba Saayid baye Rabaane
    Cidii Soori Qaaaday baa
    Saluug Weligoo Ku Jira
    Sidaa Samson Siciid

  • @MohamedAhmednour-nu2rh
    @MohamedAhmednour-nu2rh 14 днів тому +1

    Dadkan calanka bluuga soo dhigaya waxba ma fahmayaan😂😂😂😂😂😂

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. 14 днів тому

    Ina Samatar fikirkiisa ayuu ka hadlay, ceebna maaha. Dadku iney kala fikrad noqdaan waa loo baahan yahay. Laakiin ina Samatar wuxuu garan waayay, South Sudan, Bosnia and Eritrea Civil War ka dhacay ka dib baa loo aqoonsaday iney ka go'aan wadamadii ay ka mid ahaan jireen.

  • @SaynabKhadar-ki6np
    @SaynabKhadar-ki6np 13 днів тому

    Noo. 😢😢😢😢

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn 14 днів тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂 Aqoonsi aqaansi

  • @abdourahmanisman1655
    @abdourahmanisman1655 14 днів тому

    Waxba kama jiraan sheekadada ninkan laaluushbaa lagukeenay markaa lacagtiibaa ka dhamaatay. Waa la yaqaana lacagta uu qaato macalinka jaamacada ee maraykan. Wax sidaa u Wayn maaha. Markaa sheekhu waa xayraan ee muuse wax ha u dhiibo. Lakiin muuse nin wax bixinaya maha. Ee wuxudoono hasameeyo uu iska daali, Nin na loo joojin maayo.

  • @SaladAadan-oy4hv
    @SaladAadan-oy4hv 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤😢guuul

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 14 днів тому +1

    Maanta runtaa laguu sheegay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 14 днів тому

    Sxb profka uga fyq dhalfada.
    Waxba ma garanaside maxaad ka sheegi

  • @user-zo2kc8rh6l
    @user-zo2kc8rh6l 14 днів тому

    Mashaallah wll

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 14 днів тому

    Somaliland gul guuul insha Allah 💓💕♥️

  • @user-rt8cj1mp7z
    @user-rt8cj1mp7z 14 днів тому

    War idaafoow gun wanaag madeeqo samaroon waagun gunidhashay

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z 14 днів тому

    Walaahi soomaali wax ka luga dhuu dhuuban ma jirto xitaa aniga 😅😅😅

  • @ahmedaden9366
    @ahmedaden9366 14 днів тому

    Professor Axmed Ismaaciil Samatar ayaa khudbadiisa oo qaadatay muddo 1 saac ku dhow, waxa uu kaga hadlay dhinacyo kala duwan oo nolosha dhabta ah ee Somaliland ka taagan tahay dhammaan duruufaha dhaqan-dhaqaale ee siyaasadda. Dulucda hadalkan laakiin dhanka kale qaar ka mid ah asxaabta ama cadawgu waxay ka heleen wixii ay ka raadinayeen khudbadiisa si ay u faafiyaan sidaa awgeed waxaan rajaynayaa in aanay cidina daawatay ama dhegaysanayn oo dhan khudbadiisa A ilaa Z.

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 14 днів тому +2

    ❤😀❤️🌷🌷👍💚

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 12 днів тому

    Walahi nin samaroona ayaa 2010 igu yidhi ninkani somalilan wuu neceebyahay markan idhi muxuu ku nacay wuxuudhahay waa nacas oo dahir royale kahin ayaa udiiday in dalka yimaado wana run.
    Lkn waa nin jilicsan ii dawaqay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 14 днів тому

    Tolbeelaye Waxa Gudabiisey lagu
    Guray Hadaan Harti Siin Lahayen
    Maanta Hakan Arimuhu magaadheen
    Wallee Waa gob Reer ka Daarood
    Abaalkaa gala Hadana guda
    Weligeen ba Aan isdilee
    Waxan Gunuuska badan Jibriil Abokor
    Ugu Yeedha Kuwaasa Yaqaane
    Gunuuskooda Huush Huuno Ayaa
    Aftaqaan

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 14 днів тому +1

    dalkan jamuriyada barakaysane somaliland wuxu ku socdo ee uu ku dulayo waxa hirgaliyay AHUN madadxweyne cigal haday lacag tahay haday dastur tahay haday democracy tahay haday cidan tahay haday passeport tahay lakinse madaxweynayashi ka dambeyey way ku dhaqmen un ama way si ambaqaden dhismihi dawladnimo ee uu dhisay madaxweyne cigal wana tu uu yahay abihi jamuriyada barakaysane somaliland

  • @Amal12140
    @Amal12140 14 днів тому

    Waridaad maxamed ilig odaygan butland dhiibtay ee ciise maxed uga hadliwayday haday Somalian dhiibi lahayd media qaylo isqabsanlaha

  • @nasrinaliisse5317
    @nasrinaliisse5317 14 днів тому

    Ciwanku samaron haa odhan ee profeserku rayigisa shakhsi gudha weyan wlll iska badal ciwanka

  • @abdirahmanmohamed6933
    @abdirahmanmohamed6933 14 днів тому

    War idaad nin cali badan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 14 днів тому

    Harti Waalayes Dilaa Waana Layes
    Daayaa Waxan Shuuqaya 24 ee
    Isaaq Nacayebku Lafaha kaga jiro
    Ka Ducayesta Cadaawada
    Gudabiirsey Inoo Qabo
    Bisinka Layooma Alif Alif Alif

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 14 днів тому

    WAR BULACADA ARGAGIXISADA ITOPIA WA LAGU KALA TEGEY WAXAN ARAGNEY XAFARTI O U QEYLIBEYSA SIDA QORIS MARISKA

  • @KeinanJunior4233
    @KeinanJunior4233 14 днів тому

    Prof runta ayuu sheegay

  • @AshfaqMohsen
    @AshfaqMohsen 14 днів тому +2

    Soomaliya guul

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому +3

      Somaliland guul

    • @alxmdulilah7023
      @alxmdulilah7023 14 днів тому +1

      Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️🙏🙏🙏💪💪💪

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 14 днів тому +1

    jamuriyada barakaysane somaliland ilahay swt aya aqonsady 33 sano kahor wakhtiga doarkan professor ku shega ee madhani wuxu dagal kula jiray jiritanka iyo qadiyada jamuriyad barakaysane somaliland isaga iyo walalki marki lagu bahdilay somalia ee 2cod inta la siyay lagu yidhi orad halkad uu dhalatay tag ayu isago miskina oo madluna yimid jamuiyada barakaysane somaliland mantana waxa ka hadlinaya waa marki la kibriyay ee isago waaba ahayn wax laga dhigay hadaba imia ayu ku noqon dona sidu marki hore uu ah ee madlunka iyo bahdilka ahayd sababto ah dalkan dalkan jamuriyada barakaysane somaliland nin walo waax ku noqday oo ku kibra hadana waliba aflagadeya mu macashin ee halki uu ka yimid aya lagu celiya

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1b 14 днів тому

    Qowmuluudland madooneyno hadaynu samaroon nahay waridaadoow waxba ha ismoodsiin hadalka professorka qalbigaad ka gubanaysaa

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 14 днів тому +1

    ader sheko jilcsan ayad haysa war imisa qurbaha ka tagay sidan uma hadlan marka nina ha uu samayn marmarsiyo ee ninkani markisa horaba jamuriyada barakaysane somaliland umu iman jacayl ee marki laso eryay ee lagu yidhi orad halkad uu dhalatay tag ayu yimid waliba isago dorashadi somalia uu kaga qayb galayna ka helay 2 cod oo qudha mida labad orad so qado video malinti uu usa kuso noqday hadalki uu yidhi waxay ahayd xamar waa mel wada gudafada oo uskaga oo wada xashisha hadaba ninkani waa danayste an wadin dan umaded ee wata mid uu is leyahy magac ku hel marku ta wayana waka cayaya dadka manta marku jamuriyada barakaysane somalland is yidhi dantada kama helaysid waka caytamaya waa isla marku somalia kaso wayay wuxu donayay ee uu cayay sida darted ninkani waax caqliayana male wana kibrani gudcur gudaya oo madhan marka ayan marmarsiyo bena lo samayn ee wuxu yahay hala shego

  • @MR.GARAAD-MAAL571
    @MR.GARAAD-MAAL571 14 днів тому

    Maamuus'ka sharaf'tiyo
    Meeqaam'ka darajada
    Meel la'gaadho weeye
    Mid la'taabto maaha
    Magac waa sharaf
    Mana aha iib. 🎉🎉🎉🎉Samaleland 😂❤😂❤😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 14 днів тому

    MUUQAALKI8SA WAA LA SOO BADALAY CADOWGA AYAA KA FAAIDAYSTAY

  • @maslax1119
    @maslax1119 14 днів тому

    😂😂😂😂😂😂 kkkkkk AQOOOS AQOOOS WAA WALTEEEN

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 14 днів тому

    War heedhaha ninku muxuu ka xanaaqay?
    Ma dekediibaa iimanku ka raacay.
    Bal ninkaa iga dabà geeya

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 14 днів тому

    Gobbta Samaroon siciid ninka maagaya caayaya wax ka sheegayaa waa nin neceb jamhuriyada somaliland waana cadow ee ha loo dhug yeesho talaabo adagna ha laga qaado

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 14 днів тому +2

    Waaryaa ma ninka mujaahid kaahin.caayayay Ayaad nagu maslaxaysaa hooyadii iyo samaroon ba.ha waso

    • @amarehhoch3963
      @amarehhoch3963 14 днів тому

      Kaahin adiga ayuu mujaahid kuu yahay. La iskuma wada waafaqsana Mujaahidnimadiisa iyo waxa uu u soo halgamay waxay tahay. Mujaahid baan ahay wallee in Somaliland ku soconayn.

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 14 днів тому

    Waridadow ninkaan waxa ka muuqda fudeeyd badan iyo faaan😂😂😂😂

  • @khadraosman9892
    @khadraosman9892 14 днів тому

    jeesjees ayuu samenayaa nin walba is cadee

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 14 днів тому

    Heer waxaad garteen inaad dabadda u dhigitaan xabashiga iyo oromadda sheekadda aqoonsiga... Bismillah.

    • @Degaliah
      @Degaliah 14 днів тому +1

      Ciilan cay iyo amaan makala jeclin magacaa isaaq ayaa kugu filan ciil inaad dareento

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 днів тому

      Bisinka waxdabo loo dhigtuun baad sheegtaan miyaad u dhigataa elayn waa kuwan ogaadeen la degan yihiin itoobiya ee muqdhisho Amison ka buuxaane ee itoobiyaan joogaane kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @ZElmi-sv5wh
      @ZElmi-sv5wh 14 днів тому

      @@user-sz7sn2rv9r Ceeb, isku xishood inteysan SSC Khaatumo aysan idinku soo garaacin albaabka ;)

    • @ZElmi-sv5wh
      @ZElmi-sv5wh 14 днів тому

      @@Degaliah Maya, SSC ayaa macaan ina Harti ;)

    • @Degaliah
      @Degaliah 14 днів тому

      @@user-sz7sn2rv9r waxaasi uma muuqdaan, ethiopian nacayb maahayo we waybaa ubaratamaan ee wa isaaq nacayb ayaa qayrkood kareebay

  • @MohamedAhmednour-nu2rh
    @MohamedAhmednour-nu2rh 14 днів тому

    Qabyaalada u daa Mitsubishi

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 14 днів тому +1

    SOMALIA SOMALI BA LEH❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @semlaosman9593
    @semlaosman9593 13 днів тому

    isaaqow shurur aan idin Rabin faraha ka qaada ha iska baxaane dhulkiina iyo dadkiina idinka badan aqoonsina waad helaysaan

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 14 днів тому

    Waad kusaxantahay arinkaa war idaadoow odayga cadawgii soomaalilaanbaa sixun u isticmaashay reer soomaalilaan way khaldanyihiin waayo waa hiinraac taana looma baahna ismaaciil waxba muu odhan lkn horgalada faqashta ayaa inooga baahan inaan meel saaro

  • @user-sl3dz4kw1v
    @user-sl3dz4kw1v 14 днів тому +4

    sᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅ ɢᴜᴜʟ

    • @deeqadhudi2025
      @deeqadhudi2025 14 днів тому +2

      Faqaasha 🦓🦓🦓🤪🤪🤪🤪🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽🏃🏽 Somalia 😈😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🏃🏃🏃🏽🏃🏃🏃🏽🏃🏽🏃🏃🏽🏃🏽🏃

  • @Somali3000-
    @Somali3000- 14 днів тому +1

    Isaaqow dhul/bad samaroon/Ciise amxaar ii Oroma hadaad sii saan ogaada waa tii aad ku raja beeli laheedeen.
    Profkana waa sax
    Rag waligii is dili jiray waana la heshiin jirey.
    Waa maxhey 40 years+ Siyaad Bare ayaa na diley. Walaal Isaaqow nabad qaata dulmiga joojiya
    Soomaalida luf dhuunta gashey ayaad ku noqoteem.

  • @khaalid713
    @khaalid713 14 днів тому

    kkkkkk Ha odhan waa prof ee waa oday busaaradaystay oo kululaaday wlhi aqoon iska daaye xitaa uma eeka nin aqoon leh hadii uu wax sheegayo si cilmiyaysan ayaa wax loo sheegaa odaygan anigu sidiisab umana arko ina uu yahay s/lander saa horgal wayn waana dadka dalku ka dagi waayay

  • @user-cl4xg2rn6z
    @user-cl4xg2rn6z 14 днів тому

    😅😅😅😅

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye3937 14 днів тому

    War ma fahmaysaan ee iska daays

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 14 днів тому +1

    Nacamle 😂

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 14 днів тому

    Odaygu wuu waashay