Masha Allah Ilaahay haku xafido. Anigu ma ogi iney jiraan culumo kale oo Somaaliyeed oo Diinta iyo Dhaqanka wanaagsan ee Islaamka u diyaar ah iney ka difaacaan in la dumiyo. Reer galbeedku wax kasta musliminta wey Ku qasbeen iney qataan lkn midda hadda wadaan Waa tii ugu xumeyd .Diin iyo Dhaqan Islam Waa u dhammaatey haddi tani u hirgasho. Waana liwaadka. Waxa la arki doonaa madax khaniisin ah mar dhow haddi aan ummadan hadda fadhiga ka kicin. Ilaahayow adigaa awood leh Diinta iyo dhaqanka wanaagsan ee Islam dad badbaadiya noo keen. Khamri iyo qaad Waa ciyaar.
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا. Quraanka kariimka oo lagu subcinaayo aniga maba fahmi suuraday aqrinaayan dhaqsi maku fahmi kari ilaa aan kitaabka quraanka soo qaato waana ka shakisanaay in sidaas sax tahay sheekheena sheekh umal waa ku mahadsan yahay ajir iyo xasanaad alaha ka siiyo waa inaga jaahil bixiyey.
Ya alaah plz plz shiikha aya.alaah xage logu so dira waxan raba inaa su alaa weydiiyo shiikha aad ban uga ooya markan arko ilmaha yar yar e cudurka cancerka ku dhco waxan jecleesta Ina sadaqeysto waxn hysto ilmahaasna gaalo iyo muslim ba wa isugu jiran say u bdnthy wa gaalo inay arkay maaadama u dhaqtarka marekan ku yaal sadqadaas ma I shaqeeynaysa plz hada wax igu dhaanto iso caawi 😢
Mashallah subxaanalaahi allahu akbar subxaanalaahi baarakallahu shiikh umal .shiikh umal ducaan ubaahnahey
Mashaallaah allaah ha xafido Sheikh maxamed cabdi umal
Masha Allah Ilaahay haku xafido. Anigu ma ogi iney jiraan culumo kale oo Somaaliyeed oo Diinta iyo Dhaqanka wanaagsan ee Islaamka u diyaar ah iney ka difaacaan in la dumiyo. Reer galbeedku wax kasta musliminta wey Ku qasbeen iney qataan lkn midda hadda wadaan Waa tii ugu xumeyd .Diin iyo Dhaqan Islam Waa u dhammaatey haddi tani u hirgasho. Waana liwaadka. Waxa la arki doonaa madax khaniisin ah mar dhow haddi aan ummadan hadda fadhiga ka kicin. Ilaahayow adigaa awood leh Diinta iyo dhaqanka wanaagsan ee Islam dad badbaadiya noo keen. Khamri iyo qaad Waa ciyaar.
Khamrigu meesha uu Qu,raanka Ka istaagay
Ma sahlano
Jazakumullah Khayr Sheekhay. Illaahay hanoo kaa xifdiyo.
Iin
Iin
Arimihii qoska
Lasku jaha wareerina
Dadkan shaqo la'aan ka batay waayo.
Ruux waliba wuxuu
Ku qaraabtaa dhibka
Iyo Kala daad sananta
Wadanka.
Haddii aad tahay
Ruux cilmi leh waa
Lays qariyaa, lakin
Waa tii lax biraysan
Geedo Kama waabato.
Ilaahow ummada somaliyeed baahida
Ka qaad amin yarabi
Masha Allah ilahey wadada toosan nagu hanuuni
JasakAlah Sheekh.
" Naftiina iyo ehelkiina naarta ka ilaaliyi" Quraan.. .. Hada waxay maraysaa in Madaxda iyo ehelkood Qaniimaystaan xoolaha Ummada
Masha Allah sh um ilahay ha xifdiyo
مأشاء الله الشيخ فضيلة شيخ محمد عبد أمل
Mansha allah
Shiikh ilahay
Ha ku
Xafido
♥️♥️
maanshaa allaah ilaahow culimada noo xifdi
صيام يوم الإثنين مشروع ومسنون فا ليجتهد المسلمون في ذلك ❤
بارك الله فيك شيخنا الفاضل
Adigana allaha kuxafido
Jazakumullah khayr
أللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
Quraanka kariimka oo lagu subcinaayo aniga maba fahmi suuraday aqrinaayan dhaqsi maku fahmi kari ilaa aan kitaabka quraanka soo qaato waana ka shakisanaay in sidaas sax tahay sheekheena sheekh umal waa ku mahadsan yahay ajir iyo xasanaad alaha ka siiyo waa inaga jaahil bixiyey.
Masha allah shekh umul xafidullaah
jazaakumullah
Aamiin
Ku saliya rasuulka macaanaa diinteenu 😍😍🥰😍😍😍🤩🤩😍🥰🥰🥰
M.a sh umal
M a Allah kubarakeya
Allaha dhoowro sheekh umal
Jasaka Allah ❤️ ❤️ ❤️
صلي لله عليه وسلم
Mansha allah sheekha alaha noo caafiyo
Aamiinyaarabi
Maashaa allah jazaakumullahu qeyra
Ya alaah plz plz shiikha aya.alaah xage logu so dira waxan raba inaa su alaa weydiiyo shiikha aad ban uga ooya markan arko ilmaha yar yar e cudurka cancerka ku dhco waxan jecleesta Ina sadaqeysto waxn hysto ilmahaasna gaalo iyo muslim ba wa isugu jiran say u bdnthy wa gaalo inay arkay maaadama u dhaqtarka marekan ku yaal sadqadaas ma I shaqeeynaysa plz hada wax igu dhaanto iso caawi 😢
Masha allah
51:54 Wallahi qosol ka iga dhamaday 😂😂😂
Msha allah❤
❤
Well done
Asc fadlan xagee ku dira suaalaha
Hopefully scavengers are feeling very good.
😘
Markaa nin ka wayini ma naas aan caano ku jirin ayuu dhuuqayaa sheekhoow?
Loop
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Qqq
👩👩💄💄👗👗👛👛👡👡🕶🕶👒👒💻🚘🚘✈✈🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇧🇸🇧🇸🇦🇪🌷🌷🦄🦄🐇🐇
igaraalinoqowalal
48:57 😂😂😂 Nin wayn oo gadhleh iga dhe
🤣🤣🤣
That is bolshit, shiiqoow Hooyo Ilmaheeda korinaysay oo kurafaaday, lacagta biilka xaq umalahan, Maskaxdu magalayso ilaa aad aayad ama xadiith daliil ah nosheegto.Subxaansllah🤔🙄
Marhadaadan adigu aayadna garaneyn xadiisna garaneyn markaa jaahil ayaad tahey maxaad ku heystaa shiikha oo kuradineysaa, midakale diintu caqligaaga waxaad kakeento iyo waxaad jeceshahey laguma dhiso ee kafiirso hadalkaaga, hadaadan ku qancina culumo kale raadi oo aad kuqanacsantahey
جزاك الله خيرا يا شيخنا الفاضل
جزاك الله خير شيخنا الفاضل