Audacity | cod hagaajiye cajiib ah | Casharka 4aad |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • Muuqaalkan waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo Track cusub, sida la isugu bedelo Track-yada, sida loo baabi'iyo Track abuuran iyo sida la isugu daro cododka iyo music-ada.
    Subscribe, Like, Share & Comment . waxaad awoodo ha naga hagran Please.
    - Hanweyn: / @hanweynmedia
    - Facebook Follow : www.facebook.c...
    Afeef !
    Kanaalkani ma dhiirrigeliyo wax dhaqdhaqaaqyo sharci darro ah. Dhammaan waxa ku jira kanaalkan waxaa loogu talagalay ujeeddo waxbarasho oo keliya.
    _____________________________________________________________________
    _____________________________________________________________________
    Disclaimer !
    This channel does not promote or encourage any illegal activities. all contents provided by this channel is meant for educational purpose only.
    #subscribe #like #share #audacity #audacitytutorial #audacityediting #audacityapp #audioedit #audio

КОМЕНТАРІ • 3

  • @alyusra
    @alyusra 2 роки тому +1

    Aaway prgaram ka link

    • @hanweynmedia
      @hanweynmedia  2 роки тому +1

      Audacity casharka 1aad ayaan soo dhigay linkiga programka sxbow. Waana kan hoos ayaan kuu soo dhigay halkaas kala deg.

    • @hanweynmedia
      @hanweynmedia  2 роки тому +1

      www.audacityteam.org/