Mac Naag bllaa aqlaaq ah oo qayaanooleey o been badan o gacan qaad badan o xidid iyo hooyo aan xushmeyn ayad aamintay 😎Inkaar ayay galabsatay laakiin waxaa qeyr modeysid o shar kuu ah ayaa jira naagtaas sidaas hakugu dhaafto waayo naagta hooyo inkaarteeda ka baqi waydey o codkeeda wareejinaysay o beenta kuu sheegtay wiilkaagana kaa qarisay intay kugu soo xaro galisay kaalay soo arag wiilkaaga marka naagtaas wax kastaa kashurtooba Alhamdulillah dheh hooyo ka duceyso 😎.
@11naa44 isku dir ma ahan, hooyadis ayaa labaatan jir ah, hadaba yaa hayo canuga ayeeydiis ayaa haysa, marka qofkii ficil xun ku tusaa asagana waa la tusaa
Xoog ayey isaga furtay like saar & subscribe thanka
Mr mahadsanidin wayo wiilka isagaa la karwayey. Doqonxoolo ah rerka u dhaf gabadhooda.
Mac Naag bllaa aqlaaq ah oo qayaanooleey o been badan o gacan qaad badan o xidid iyo hooyo aan xushmeyn ayad aamintay 😎Inkaar ayay galabsatay laakiin waxaa qeyr modeysid o shar kuu ah ayaa jira naagtaas sidaas hakugu dhaafto waayo naagta hooyo inkaarteeda ka baqi waydey o codkeeda wareejinaysay o beenta kuu sheegtay wiilkaagana kaa qarisay intay kugu soo xaro galisay kaalay soo arag wiilkaaga marka naagtaas wax kastaa kashurtooba Alhamdulillah dheh hooyo ka duceyso 😎.
Abdifataax mucaashaq iska allow nabsi ayay kaagashaye sug waxay kadib mucaashaq guul Baan kuurajeeyay. Iska sug nabsiga sacdiyo kaagashay
kaad idinku dumarka ka gashaan ma aragtaan miyaa waa warey cid haday nabsi gasho nabigaa dumarka ka gasheen Alle haydinka soo saaro 😢
Waa wiil daacad ah laakiin iyadu waa nasg doqon ah
Kolay nabsi bay guratay mida kale dadka qaarkood diin mabartaan miyaa xagay ku arkeen dalqad xoog ku dhacda asaguunbaa furi kara
Sifiican bay yeeshay ninka hooyadiis macaan codka kaduubay iyo familkiisa yaa aaminaa hooyadaa orod oo cagaha ka dhunko cafisna ka dalbo qalad baad sameysey.
ma aragtay in uusan jirin bay aragtay 😂😂😂
Ninkaan hadduu nin shaqeysta ahaan lahaay oo dhaqaale sameyn lahaa walee taasi kuma dhacdee lkn hadii lagu biilo wax walba filo jaceyl majiro adeer inaadan dhulkabdhucin hadaad rabtid dhaqaale samey niicda jooji
Quran saar ayu u baahan yhy
Ma furmayso haddii xoog lagaga furay iyo cabsi galin diintu ma bananayn
War wa xanuun
Sorry cabdi fitaax 😢😢
Asagana ha weeraro walaalaheeda nairobi joogo, canugiisa yarna ha ka soo ceshado
Waa siday tahay isaguna xAq but u leeyahay inuu dhaho cunigayga rabaa
Xasbuna Allah War Ilhay Ka Cabsada Khalad miya khalad lagu Saxa Walalahed Maxey Sameyen Dhibka Labadan Isqabayy Ayey udhaxeeso😢
@SacdiyoMahamed-r6u walaalaheed kuwa madaxa bastoolada ka saaray ma ahan
Cunuga mada u korinaya jooji isku dirka dadka
@11naa44 isku dir ma ahan, hooyadis ayaa labaatan jir ah, hadaba yaa hayo canuga ayeeydiis ayaa haysa, marka qofkii ficil xun ku tusaa asagana waa la tusaa
Wiil yar iyaduna waa naag weyn
Waa tiile
Si fiican ayaa lagu yeelay, maxaa ku daba dhigay naagtan ciyaala suuqada ah, inkaarti hooyada ayaa kugu dhacday
Kuli fidmo isaga weye naag qurun ag oo ciyalo suuqad ah oo walid soohabsrey maxa dabo dhigey dalki oo dhan bey uga tagtey muxu udabo socda inu xoolo yahy bey arragtey wry ku ciyartey .sifican bey ugashey dibi cawska cun.