Umul jadwalkeeda Umosha yaa kaa bixiyay markii udanbeesay Subax deena

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 98

  • @deqomahamud9739
    @deqomahamud9739 2 роки тому +9

    Masha allah abyo qaayo umul fiyooy allah hakaadhi asxaabta aragta fariintaan asxaabay siniyad ah iigu soocucaysaan in allah awaad baari ah igu arsaaqo oo aan iga soo daahin

    • @fadumoabase4464
      @fadumoabase4464 2 роки тому

      Rabiga raxmanka ahi ha kugu arsaqo kuwa bariya

    • @marwomaxamed6900
      @marwomaxamed6900 2 роки тому

      Rabi haku siiyo mcnto

    • @quenfaraxsan9585
      @quenfaraxsan9585 2 роки тому

      Allaha nasiiyo oolad baariya oocafimad qabto oowanagsan allaahuma aamiin

    • @ridwaanali2076
      @ridwaanali2076 2 роки тому

      Illahow kusi awlaad baariyin ah insha Allah

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 2 роки тому +1

      Allaaah kusyo adiga iyo inta islam ahba Anigana foosha iifududeeyo iyo inta ila mida Umda Nabi Muxammed NNKH صلى الله عليه وسلم Ee muslim ahba Allooow ducdeena Nga aqbal dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaa Allaaah Yaarab Yaarabbal Caalameeen Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaarab

  • @qadroqaali7436
    @qadroqaali7436 2 роки тому +7

    Umul shaqeyneyso way dhib badan thy ilahay huku fududeyo nuneyda magaced 😘😘❤

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 2 роки тому +4

    Mansha allaah hadan ku jira umul cidna igama bixin cidna ilama joogto imana joogto meshan cid ramadan iyo haawshedana way tal alx

    • @umumaqsud6845
      @umumaqsud6845 2 роки тому +1

      Allhdllh anigabo umul kula ahay Alxmdllh howl iyo ilmo ayaa afur ayaan sameeyaa Allha naga ajar siiyo

    • @idilbiibaaye6319
      @idilbiibaaye6319 2 роки тому +1

      Aniga xitaa idin la midaan ahay asxaabay umul ayaan ahay sanad kaan hooyadeey ayaa ila joogto sanad ka kale nasiib kay ga ayaan qabaa plz isoo booqda subscribe iisaara

  • @samraali4860
    @samraali4860 2 роки тому +2

    Masha Allah umul caafimad qabto Allaha kadhigo

  • @halimajidible154
    @halimajidible154 2 роки тому

    Abaayo alle haku xiftiyo hadalada qalbiga u rooneen ha u joojin somalida qaad dadka way qalbi jabiyaan❤️❤️

  • @munaistahil5394
    @munaistahil5394 2 роки тому

    Xasbunallah dadka qaaar xuman jecel hore soco wlshy qaayo

  • @fardowsamaxamed1646
    @fardowsamaxamed1646 2 роки тому

    Masha Allah team umula ku soo biirey alx

  • @bishaaromuxamed2830
    @bishaaromuxamed2830 2 роки тому

    Mashaa allh qaaya siman ilahay umushii isqadata hakaayeelo adiyo bayb gaagna ale haydin xifdiyo

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 2 роки тому

    Masha allaah alle hakuu fududeyo umusha iyo holaheeda

  • @shukrimohamed6980
    @shukrimohamed6980 2 роки тому

    Maansha Allah alle ha idin xiftiyo

  • @umuabdullahi4380
    @umuabdullahi4380 2 роки тому

    Abayo anibo anoo ugub ah baan dadka afurinayay alxm wax walbo waad sameysan kartaa hadu Allah cafimad kusiyo

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 роки тому

    اللهم اني اسالك ان تحفظ قلبى احبك في الله

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 2 роки тому

    MashaAllah ❤❤

  • @abdinajibmohamed5746
    @abdinajibmohamed5746 2 роки тому

    Masha allah

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 роки тому

    Wax walbo cfmaad lee waaye abaayo ilaahey cfmaad tam haku siiyo qof ilmo dhalay umul ma gasho anigaa umul kula ah balse somalia qof ku shaqeyo ayaa helee

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 2 роки тому

    manshaallah hbo iillahy haidin xafido

  • @umm-noragutale9286
    @umm-noragutale9286 2 роки тому

    masha allah

  • @raxmaraxma1175
    @raxmaraxma1175 2 роки тому

    Mash allh

  • @farxiyocali1682
    @farxiyocali1682 2 роки тому

    Masha Allaha

  • @nasriin32channel90
    @nasriin32channel90 2 роки тому +1

    masha alllh xabibti umul caafimaad qabto alllaaha kaa dhigo abaayo umulaa ahay 25 days nunaha caano masinkaraa waayo naasaha afkoda saaid ii xanunaayo intuu dil dilaacay talo isiiya

    • @qaayasiman4545
      @qaayasiman4545  2 роки тому

      Abaayo aniga xitaa saas kan ahay naaska lkn
      Kareem ayaa Lee soo siyay ayaa kuula soo qeebsanaa bari inshaa allah

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 роки тому

      adkeeeeso naaska siii hadii kale nabar bey ku noqonayaaan waa na halis

    • @hafsohassan4258
      @hafsohassan4258 2 роки тому

      Aniga 28 dhalanahy saasaa ka ahay waa adkeystaa adkeyso abyo

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 роки тому

      @@hafsohassan4258 walaashey baa hada ka hor inta saa noqotay bey ka dhaaftay babygiii ilaaa hada waa nabar oo ilma ma nuujiso waa na dhowr sana ka hor

  • @caishoali5568
    @caishoali5568 2 роки тому

    Mash aallh❤❤👑

  • @rahmamohamed6374
    @rahmamohamed6374 2 роки тому

    Umul ayaan ahay dhafar dartiisa hindaha ibarareeen waxanjirna 23 days manta

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 Рік тому

      Umul dhib way qabtaa hada raaxo ayad ku jirta so ma ahan
      Masha allaah

  • @adnomoha8067
    @adnomoha8067 2 роки тому

    M.a apayo alle haku xifdiyo🥰🤲🏻

  • @AliAli-nt4oi
    @AliAli-nt4oi 2 роки тому

    Masha allah xabiiti

  • @nimcoabdi2609
    @nimcoabdi2609 2 роки тому

    masha allah qaaya we miss you hadan niyada kugu hayay markas ayan video gaga arkay wanku salamay

  • @khadracali5380
    @khadracali5380 2 роки тому

    mnshallh

  • @ayaanciise9706
    @ayaanciise9706 2 роки тому

    Mshalaha qayo siman

  • @safiyoahmed7876
    @safiyoahmed7876 2 роки тому

    asc abaayo umul ban ahay 28 bari caanahaaa aad iigu yar adoo mahadsan xulbada sida uga fiican ee aan u isticmaali karno noo soo gali iyo waxyaabaha caanha kodhiyo .
    allha ku barakeeyo mcnt

    • @nn-xz5ik
      @nn-xz5ik 2 роки тому

      Abayo sisin iyo caano isku shiido xawaajiga cagaarka ah ne shaah cml ukarso cab salbukana karso cabitaanka sanjabiilka laga. Sameyay xataa cab caanaha wa badiya

  • @rowdaxareedrooble2267
    @rowdaxareedrooble2267 2 роки тому

    M.a 💘❤

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 роки тому

    👏👏👏👏✔️✔️✔️👍👍

  • @nasraabdikadir3990
    @nasraabdikadir3990 2 роки тому

    Mashallah abaayo wn ku jeclahay abaayo xageen ka beelaha suaal baan ku waydii Rabay isoo jawaab plź

  • @ugbaadpretty8584
    @ugbaadpretty8584 2 роки тому

    Masha allah allah ha idin xafido wll mcn
    Wll waxaan rapaa su aal inaa ku weydiiyo
    Markay caadadu iisoo dhawdahay dhabarka i xanuuni jirey lapa maalin xanuunkuna muu badnayn maalinka sadexaad ayuu saaid ii xanuuni jirey kadip musqusha aadi jirey dhigi ayaa isku arki jirey
    2 weekna wuu iga maqnaan jirey
    Bishii 3 ayaa waxa isku arkay miskaha oo i xanuuna dhabarka oo saaid ii xanuuna dhinacyada uma seexan jirin xanuun aawadood madax xanuun waqtigiisii oo uu soo dhaafay kadip waxaa is dhahay waxan iskuma arki jirine talaw ma uur paad leeday markuu iga maqnaa bil ayaan aaminay inaa uur leeyahay waa is baarey testigii ayaa isoo saarey lapa calaamadood mid qafiif ah iyo mid cadiya
    Anoo is leh aa ku celisid week ka pacdi ayuupa dhigi ii imid waan yaapay waan fajacay
    Hadana bishan ramadaan sidii si leeg ayuu yahay bil iga maqan yey dhabar xanuun 10cisho ahna waan leeyey saan isku lahaa ma maantuu imanaya ma caawa ma beri waan daalay
    Musqusha sidii waardiye camal ku noqnoqnaya markuu dhabarku xoog ii xanuuno
    Dhinacyada uma seexan karo dhabarka u seexdaa iminka
    Teeda kle waxaa isku arkay amma dareemay xaga macdanta ka hooseysa ee soo gasha kilaa kisha/sarcamaha hoosta xoogaa barar sida markay hooyadu uurka leedahay u korto caloosheedu iyo xanuun
    Wll waxaas muxuu noqon karaa waan fahmi laayeybee
    Inkastoo qoraalka idinku dheereeyey kolay qofkii waxan soo arkay ama garanaya ha ii faaideyo wll

    • @shadiyocumar5077
      @shadiyocumar5077 2 роки тому

      Haaa abayo uur waaye illlheey hakuu adkeeyo isha alllh isna baar oky

    • @ugbaadpretty8584
      @ugbaadpretty8584 2 роки тому

      @@shadiyocumar5077 aamin wllo
      Waan is paarey waana helay natiijadii ilaahay ha ii adkeeyo huno mcn
      Intii aan haysana ilaahay ha siiyo awlaad qayr qabta insha allah

    • @shadiyocumar5077
      @shadiyocumar5077 2 роки тому

      @@ugbaadpretty8584 wow hmblyo hmlyo mcnto amiiin anga foosha illh hanoo fudueeyo ani hda bishiii 6aaad ahay

    • @ugbaadpretty8584
      @ugbaadpretty8584 2 роки тому

      @@shadiyocumar5077 aamiin huno mcn

  • @jihanjeylani3976
    @jihanjeylani3976 2 роки тому

    Congratulation waxyar kaga dhimn 100k

  • @sumayaxaaji2014
    @sumayaxaaji2014 2 роки тому +1

    Asc abaayo alaha kucafiyo adiga iyo beybigaga abaayo waxaan kuway diinaa su aal waxa layga shegay tayrood waliba midka lowga ah dawadi siina wanku xanuun saday mudo badan baan dilan qabay malaga cafimadaa tayrodka uur se maqadi karaa anoo qabo tayrod abaayo isjawab

    • @drsaishocuud1496
      @drsaishocuud1496 2 роки тому

      Abyo alla kucafiyo waa laga bogsada hadaa dowoyinkisa qadato ,sidokle hadan iska daawen dhicis farabadan iyo inuu ilmaha waqtigooda kasoo hormran miizankoda kayer sida normal ka ah ee abyo iska daawey I.a uur waa qaadi mrkas

  • @xamdidheeman4039
    @xamdidheeman4039 2 роки тому +2

    Asc abyo qaayo siman umushi cafimaad ku kacda allaha ka dhigo adiga iyo baby 👶allaha idin xafido
    Abyo uur ayan iska baaray waxayna soo saartay diilin khafiif saaid u ah iyo mid xoogaa muuqata maxa la oran kara

    • @saharah9558
      @saharah9558 2 роки тому +1

      Ur cusub ayad leledahay inshalahha anigay igudhacday 1sano kahor alx wilban dhalay wamarku cusub yhy urku midba qafifa lkn isbuc kadib kuceli ilhay waxkahyir qaba hakugu arzaqo anagana alaha nobarakeyo awlada

    • @hamdiibrahim8733
      @hamdiibrahim8733 2 роки тому

      Uur waye 2isbuuc melahas waye

  • @hassanjibril1553
    @hassanjibril1553 2 роки тому +1

    mnsh Allah abayo Allah ha idin xiftiyo adiga iyo baby ga abaayo su aal Ban ku waydinayda toonta ma la cuni karaa uurka bilowga ah marka aan leyahay

    • @fowsiyoali109
      @fowsiyoali109 2 роки тому +1

      Toon shirkeeda macuni karta adoo uur leh abayo

  • @umucabduraxmaan4560
    @umucabduraxmaan4560 2 роки тому

    ❣️❣️❣️❣️❤️♥️✔️✔️✔️

  • @saharah9558
    @saharah9558 2 роки тому

    Umul layga bixiyo 11sano maRag ilmahayga 2aad igudanbaysay 5ban kadib dhalay aniga iskarafada wlaahi hoyqdayna imaa dhawa dadkalana madhawa qurbee iyo rafad alx ilhayba nokalmayin

  • @xaawoaxmed5413
    @xaawoaxmed5413 2 роки тому +1

    Wadankee ku noo shahay abaayo

  • @wardaomar5629
    @wardaomar5629 2 роки тому +1

    Asc Abaayo Masha Allha Allh hakulajiro Amiiin amin yarabi💋💋💋💋💋💋💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 2 роки тому

    حبيبتي عندي قناه في اليوتوب بدي تسوي شير اذا ممكن بليز وشكر مقدما

  • @amiiroaxmad7214
    @amiiroaxmad7214 2 роки тому

    Abayo telkaga ila wadag wax gaara ku waydiin lahaye

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 роки тому

    🤭🤔🤔🤔 kaligey iyo kariimke aniga shaqesto hospital marka sida uga so baxey guriga ilmaha aniga iyaala maba galo umul wax icaawiyo mahesto

  • @bushrahbushrah3376
    @bushrahbushrah3376 2 роки тому

    Qaya siman abayo waxa la ighu dehe ilma kukhu halaben weyna kukhu jiran maxan sameya

  • @ilhanmohamud5351
    @ilhanmohamud5351 2 роки тому

    asc abayo nuneeyda magaceed

  • @habonarbac4118
    @habonarbac4118 2 роки тому +1

    Asc abayowankusa lamy wxna Raba inakuwydiyo Egfeshen hadukuhayo uur malqadikara jaawb aangasuga qaaya siiman

    • @saamiyasiman6202
      @saamiyasiman6202 2 роки тому

      uurka allah lknnsida ey shegan ka hortag ayow ku yahay qalaji qaado cirbado ama kaniini fortaa

    • @habonarbac4118
      @habonarbac4118 2 роки тому

      @@saamiyasiman6202 tanks walashey macnto

  • @nasrimahamed2542
    @nasrimahamed2542 2 роки тому

    ManshaAllah abayo Ilahay Hakusiyadsho Farxadafa

  • @umucuday5862
    @umucuday5862 2 роки тому

    Asc qaaya abyo waxad i sheegta wax wajiga hara madawga uurka ka sara waxan hooyo ilmo ayaan dhalay wax yar madawo ayaa igu dhigay labada dhaman kadib aniga waxba ma isticmalo waxna ma marin hada uur ayaan leyahay 3bil ah waxan daremay inay xog i madawaden labada dhaman marka abyo hadad wax bi iiya garanayso iso sheeg adigo mahadsan

  • @kaafiyaabdi1370
    @kaafiyaabdi1370 2 роки тому

    Sharafeey yaaakucayay

  • @hafsaali8615
    @hafsaali8615 2 роки тому

    M.a baayo lkn snap kaala so hadle

  • @suadhassan6195
    @suadhassan6195 2 роки тому

    Abaayo biyaha sababta u siisid habenki maxa waayo nomaa sheginee

  • @فاطمهالعبسي-غ7ع
    @فاطمهالعبسي-غ7ع 2 роки тому

    Salamad nacalad maxaa keenay wax xun maba sheqinee

  • @hafsaali8615
    @hafsaali8615 2 роки тому

    Kuwas wee wln yihin iskada xbbt nunahaga ilahy hakuu dayo lkn baayo madax hoos udhigo waa danbi

  • @suhayna3970
    @suhayna3970 2 роки тому

    Asc abayo qayayo umushii is qadato rabi ha kaa dhigo waxaa ku waydin aroos cusub baa ahay 2 bil reer leyahay dhig waxaa igu danbeyse 20 ka hor waxaa daremayo bog xanuun haraad mindha xanuun cuntada marka afuro bogay iga qaban anoo dhan dal bishimaha iqalalin marka uur iska barayna nagtive isoo baxday hada waqtiga dhiga bilihi hore 17 days iga maqnan jiray hada 20 days iga Maqan yahay

  • @amaljuju7625
    @amaljuju7625 2 роки тому

    Qaaya Maxa ubixisay gabadha 🤔💋

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    🥰🥰🥰❤❤❤❤

  • @hamdiqail2740
    @hamdiqail2740 2 роки тому

    Qaayo abayo wankubahanhy xagen Kala so xirira

  • @najaxmaxamuud5281
    @najaxmaxamuud5281 2 роки тому

    Abaayo qaayo waxan ahaay uur cusuub 4week balse waxan ka bararay lugihii inyar hadaan taagnado ama fadhiyo barar lugaha ku yelana waxan bararka ku aqaney dumarka markay cusladan oo uurkoodu weyni yahay ee culaysi dareman lkn aniga waxa igu sababay waan garan lahay please iga cawiya.

  • @saamiyasiman6202
    @saamiyasiman6202 2 роки тому +4

    tem umul ramadan isoo raaca 🤣🤲

    • @salwaxasan2594
      @salwaxasan2594 2 роки тому

      Anigaa umul kula ah

    • @umumaqsud6845
      @umumaqsud6845 2 роки тому +1

      Ane waan ku jiraa Allhdllh soonko dambe InshaAllah anagoo bad qabno Iyo cibaado suuban Allha nagu gaarsiiyo deentane Allha noo fududeeyo inaan gudno soon inta naga tagtay Ani 2di maalin u horeysay ka soomay malinki 3Alx waan dhalay bby girl Allha idaayo Maryama bintu Abdifatah🤲🤲🤲

    • @saamiyasiman6202
      @saamiyasiman6202 2 роки тому

      @@umumaqsud6845 aamin aamin abayo ducaada allah no aqbalo ani 17 ramadan umulay 16 mln ka soomay so kaan alxm soon sonkiisa allah nagaarsiiyo

    • @umumaqsud6845
      @umumaqsud6845 2 роки тому

      @@saamiyasiman6202 Allhuma Amiin inyar laguugu leeyahay manshaAllaah abyo umul udgoon Allha nagawada dhigo

  • @iqraabdi7924
    @iqraabdi7924 2 роки тому

    Masha allah