QOOTO QOOTO 51 QURBO JOOGTO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

КОМЕНТАРІ • 238

  • @mohamedmohamed-vv6ds
    @mohamedmohamed-vv6ds 5 років тому +116

    Inta ilahy jecel
    An ku salino rasulkena muxumad scw

  • @makamedinachannel785
    @makamedinachannel785 5 років тому +43

    Walaalyaal saalada aynu tukano qof salaada tukadaa wuxuu ku jiraa balanka ilaahay
    Qofka salaad ka tagayna rabibigii ayuu diiday inuu u sujuudo siduu iblaysba u diiday

  • @HamzeBodhari
    @HamzeBodhari 5 років тому +79

    inta iyagoo jiifa Daawanaya Igu Qabtahee Liketa Nacala Shaydaanka Ku Yaale

  • @hdprofessionalmedia8728
    @hdprofessionalmedia8728 5 років тому +20

    War ikula saliya rasuulkeena scw scw

  • @sainabyareybatri7448
    @sainabyareybatri7448 5 років тому +34

    Kusali nabig waalo scw

  • @kurmanyojr1121
    @kurmanyojr1121 5 років тому +8

    Izku filan inta ku hyztaa like ii zaraaaH😍

  • @hdprofessionalmedia8728
    @hdprofessionalmedia8728 5 років тому +5

    War way ilaahey ka baqa saliga nabiga scw si fcn ugu saliyaa waad ku salisay buu dhhy koormay

  • @gureyfanax5005
    @gureyfanax5005 5 років тому +54

    Asc wr wbr ilaahaan kuugu dhaariyee dhegeysiga heesaha iyo maalaa yacniga iska dhaaf.
    Wallaahi qoraalka inaan qoro ayaan halkaan usoo galay.
    Allahayoow qofkii waanada qaato waxuu jecelyahay oo wanaag ah sii qofkii waanada diidana calaamad degdeg ah tusi

    • @nasteexoindho1304
      @nasteexoindho1304 5 років тому

      Acuudka waanada lagarayee habarka na muxuu ahaa

    • @gureyfanax5005
      @gureyfanax5005 5 років тому

      @@nasteexoindho1304 waxaa la habaaray qofkanafhayeen sheydaan noqda diidana inuu xoroobo,nafsada garan ayno xiliyay qofka kabaxayso ee adigoo maalaayacni daawanaya hadhimaninee iska daa

    • @munaqalimunaqali362
      @munaqalimunaqali362 5 років тому

      aaamiiiin

    • @qadannuurashow9580
      @qadannuurashow9580 5 років тому

      Wll subscribe iisaara

    • @zeinabibrahim6750
      @zeinabibrahim6750 5 років тому

      Wanada wey fcnan leheed lkn habaarka waxaa kugu habooneed inaad dhahdo allah soo hadeeeyo waayo habarka inuu adi kugu soo noqdo laga yaabaaa iska ilaali yarow

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 років тому +12

    M.a gabdhaha reer hargeysa waa quruxlawiin rabow noo dhawr 😍qooto qooto ☺

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute6608 5 років тому +7

    Like taydii yaan layla dhaafin reer qooto qootooy sanadkii cusbaa baa soo dhoowe👉👉👉👉👉

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 років тому +8

    *Ar maad iga soo Hormarteen bal inta iga danbeeysa ee jiifka kudaawanaysa haila dhaafin* 👨‍💻✔🌻🌻🌺

  • @munazhacni9309
    @munazhacni9309 5 років тому +5

    Wey my team qoto qoto horey usocda

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 5 років тому +28

    Qooto qooto Hargeysay iskugu soo biyo shubatay walee bilaash looma oran hooyada fanka noolada deriska

  • @11stars26
    @11stars26 5 років тому +6

    Qoto qoto waa hello yusuf cegag isku filan iyo babaha 😂😂

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 5 років тому +13

    Abukarow Caawa waxaan soo galay xili saacadu tahay 10:38 habeenimo Taariikhduna Tahay 25-Rabiicul Awel-1440 Isniin Anoo Hargeysa Ku Sugan Abukar Mahdi Waan Ku Salaamay Mudane.

  • @saacidclaahi2155
    @saacidclaahi2155 5 років тому +8

    Yeeeeees first one dawaday and like saray ahay
    Wwwwwwww
    Hambalyo family qooto qooto

  • @asmadeeqqmahamed7018
    @asmadeeqqmahamed7018 5 років тому +8

    Oooof oooof like iisara ana u hooreye qooto qooto

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 5 років тому

      Asma deeqq huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE

    • @umubarrzakhchannek5000
      @umubarrzakhchannek5000 5 років тому

      @@sagalaftax2826 xabibitii subscribed isar plz ani wankusari subscribed

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 5 років тому

      @@umubarrzakhchannek5000 haye xbbti adna isaar

  • @asmaqalbisomali86
    @asmaqalbisomali86 5 років тому +4

    Alla beerka Waasigan Gabigiiba la Gilgilay isku filan qofkii 201 noqde Lakite dhac igusii Hadde Qooto qooto Love YoU

  • @cabdibasid5384
    @cabdibasid5384 4 роки тому +2

    Wirelise xga ah🤰🤰🤰🤰🤱🤱

  • @sagaljamal4999
    @sagaljamal4999 5 років тому +10

    Wireless halkana kulhaaa😂😂😂😂
    Ar iskufilanaaa dhib badanaaa😂

  • @maalinmaali8833
    @maalinmaali8833 5 років тому +5

    Xildhiban caadi mahan
    Adeeg miyan idiin dirsaday

  • @shamis727
    @shamis727 5 років тому +4

    Gaarigaa bilaa taraafiga baa sugayaa kk+kkk

  • @rumanshankaron9949
    @rumanshankaron9949 5 років тому +10

    Qooto qooto guri ku dhis waayeh

  • @amalqueen9380
    @amalqueen9380 5 років тому +6

    Xildhibanka naftaa haysaa kulahaa😂😂😂😂

  • @engrmohamedsaiddirie2655
    @engrmohamedsaiddirie2655 5 років тому +4

    xalay baynu daawanay xilqadaan waad laso daahday #engr abukar mahdi..........thnks

  • @aidarusosman5908
    @aidarusosman5908 5 років тому +19

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk haynu is meher xadno marka ixadiidna xagee ayaae iigu xaseen walahi waa runteed kkkkkkkkk

  • @suhaibabdimouse4761
    @suhaibabdimouse4761 5 років тому +72

    hadaad tahay gobtii somaliland like ta mid aad igala bakhaylaysid maaha

  • @maysuunupdirahman642
    @maysuunupdirahman642 5 років тому +7

    Mashalaah caawa aniga uhoreya

  • @nurfartun5492
    @nurfartun5492 5 років тому +4

    Kudhima dhe kulaha👌 😁😁😁

  • @siciidxirsi5072
    @siciidxirsi5072 5 років тому +15

    wan tagera qooto qooto wxn joogaa Norwey hadana si fiican ban ula socdaa

    • @qadannuurashow9580
      @qadannuurashow9580 5 років тому

      Subscribe iisaar wll qli

    • @siciidxirsi5072
      @siciidxirsi5072 5 років тому

      wan ku saaree adna xagaaga zxp iisaar

    • @myamuze469
      @myamuze469 5 років тому

      Siciid xirsi
      Subscribe isaar🤣🤣🤣

    • @ameeradegan9983
      @ameeradegan9983 5 років тому

      @@qadannuurashow9580 waxba lagu sari mayo dadkan wada dawarsanayaa waa maxay now

    • @ameeradegan9983
      @ameeradegan9983 5 років тому

      Waa Ku saray zxp 👍

  • @hamsehamse1952
    @hamsehamse1952 5 років тому +3

    Inta taa geerta e helu qooto qooto
    Gaar ahaan isku filan please

  • @museweli
    @museweli 5 років тому +2

    *DHAMAAN INTA KU XIDHAN CHANNEL KAN WAXAANU SI XUSHMAD LEH IDIN KA CODSANEYNAA INAAD SUBSCRIBE SAAR SI AY DHIIRI GALIN AAD U WAYN NOOGU NOQOTO* ❤

  • @Fekradmaal
    @Fekradmaal 5 років тому +7

    First me like ta ku qabta caawa somali one love

    • @qadannuurashow9580
      @qadannuurashow9580 5 років тому

      Subscribe iisaar wllo qli

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 5 років тому

      magacii hore waan ka guurey ila soco kuusaarey wllo subcuraab iisaar

  • @quuenaragsanbbe2890
    @quuenaragsanbbe2890 5 років тому +3

    Iminka haday ilawadag iguso garacdo numbarkad qaracday wuu kamaranyahed ha qaraac balagu oranayaa kulaha wlhi manoli qosol awgiis shuceyb yare waa balaayo wlhi

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 5 років тому +3

    Wayahan wanka maqna viva dadkaygi

  • @ilkacaztaburco4940
    @ilkacaztaburco4940 5 років тому +3

    Waxn ahay qofki 186 inta IGA danbysa like izara

  • @QueenHamdi632
    @QueenHamdi632 5 років тому +11

    Sxbta iga dambeysa channelkeyga isoo boqo hadan tol nahy

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 5 років тому +5

    Kkkkkkkkkk Yusuf Ceegag

  • @moiq2562
    @moiq2562 5 років тому +3

    Numberka aad garaacday wuu madhanyee hagaraacin 😂😂😂😂

  • @moali3995
    @moali3995 5 років тому +2

    First

  • @zultanqaadiro6784
    @zultanqaadiro6784 5 років тому

    Yuusuf ceegaag hhhh qosolku iga dhameeyay nio kulaha ileen nin zuq ku jiraan ahay😂

  • @boyaansciise5057
    @boyaansciise5057 5 років тому +3

    hhhhh shuceyb yare hore u so Co se duqa habarka ka dhaaf bilaa calek 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😄😄

  • @Chanariofanny
    @Chanariofanny 5 років тому +4

    😂😂😂😂wife wireless😂😂😁

  • @subair74
    @subair74 5 років тому

    Abdi wa mrki koowaad e an daawade number one noqdo

  • @abdirisakcarte1422
    @abdirisakcarte1422 4 роки тому

    Group qoto qoto the best

  • @idilmustafe4590
    @idilmustafe4590 5 років тому +3

    😂😂🤣😂😂😁😁 shabcan wuu iga qosliyeye runtii

  • @herrochannel2670
    @herrochannel2670 5 років тому +1

    dadka meesha so dhigaya rasuulka ku saliya ee like ku raadinaya plz ka daaya wll

    • @dolowaddo3079
      @dolowaddo3079 5 років тому

      Kulaha tan iga daa may quracanie

  • @abdirzaklondon8805
    @abdirzaklondon8805 5 років тому +5

    isku filan ciyalki magalda🤣🤣✌

  • @guraygahayr9975
    @guraygahayr9975 5 років тому +4

    Hello iyo Isku filan Yusuf cegag walhi way IGA qosliyan raga qoto qoto shida

  • @siciidkariye2064
    @siciidkariye2064 5 років тому +3

    Riwayada qoot qooto way shidantahay

  • @sidiiqabdi9625
    @sidiiqabdi9625 5 років тому +5

    Qofkii uugu horeya qora comment ani waaaye

  • @munaistahil9985
    @munaistahil9985 5 років тому

    Kkk qooto qooto hargais cadey 😘😘😘

  • @myamuze469
    @myamuze469 5 років тому

    Qooto qooto wamaxay macnaheedu wallayal

  • @Fekradmaal
    @Fekradmaal 5 років тому +4

    One like

  • @Dalmacaanshe10
    @Dalmacaanshe10 5 років тому +2

    Inta taagerta qooto qooto tagerta like

  • @abdixakiinmohamed5837
    @abdixakiinmohamed5837 5 років тому +2

    Wire less baan kuu samayn 👉 uur

  • @zaadiqtube
    @zaadiqtube 5 років тому +3

    Reer jabuutigan meesha ka saara afsomaali iyo sida wax loo jilaba ma yaqaano

  • @mustafedayib1341
    @mustafedayib1341 5 років тому +1

    qooto qooto hargeisa

  • @munaismail1360
    @munaismail1360 5 років тому +3

    Dharkii arooska😂😂😂

  • @xawatako7189
    @xawatako7189 5 років тому

    Abubakar mahadi hore uu soco xbbi

  • @aishaaminamahmud1969
    @aishaaminamahmud1969 5 років тому +7

    Sass waye waaba sugaye camal

  • @baxsansheikh1041
    @baxsansheikh1041 5 років тому

    Wixiiba xasuuusin xalqadii hore ku dhamayseen

  • @aishaaminamahmud1969
    @aishaaminamahmud1969 5 років тому +2

    Abay ubax wankusaray

  • @sacdiafagaas6586
    @sacdiafagaas6586 5 років тому +1

    First one

  • @nurhassan4167
    @nurhassan4167 5 років тому

    Sxbkey Urjuf majaajiliste wanagsan
    Hore u soco sxbsare

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 5 років тому +2

    Hadalkaad hilib dalqada kaga hortagaysaa

  • @cabdifataxhanfi2410
    @cabdifataxhanfi2410 5 років тому +4

    isku filan😅😅

  • @najahsaleban3579
    @najahsaleban3579 5 років тому

    Wasiir qanja Wayne swka gilgily isku filan😂😂😂

  • @aminasahra9900
    @aminasahra9900 5 років тому +1

    Nmbr ,1😜

  • @khadrahassan6544
    @khadrahassan6544 5 років тому +2

    😂😂😂😂😂

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 5 років тому +4

    Hhhh isku filan wlhi caadi mahan

  • @dhaqaalekaabofficial8714
    @dhaqaalekaabofficial8714 5 років тому +17

    Woow caawa aniga ugu horeeya wax daawada qooto qooto
    Walaalahayga shanta soomaaliyeed fadlan subscribe ha lay saaro channelkayga tolkay soomaali maxamed subscribe ha laygu boobo
    abuubar mahdi caawa aniga u hor daawadaye maxaa laygu abaal marinayaa hhhh

    • @Fekradmaal
      @Fekradmaal 5 років тому +2

      Hhjhh anaa kaa horeeyay like isaar

    • @dhaqaalekaabofficial8714
      @dhaqaalekaabofficial8714 5 років тому

      magacii hore waan ka guurey ila soco hhh waan ku ogolahay likena waan ku saaray ee adna liketa igu qabo channelkana subscribe i saar adigo mahadsan

    • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
      @sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 років тому

      Kugu qabtay ani iku qabo subscribe an iscawino bro soboqo chanelke

    • @qadannuurashow9580
      @qadannuurashow9580 5 років тому

      Subscribeta igu caawiya wllo qli

    • @ubaxcooking5050
      @ubaxcooking5050 5 років тому

      Maalmihii Wacnaa channel wllo waankuusaaraa sub curaab iisaar

  • @inantareerka1103
    @inantareerka1103 5 років тому +2

    Ruwaayadu wasiirkaa masha alaysan bay ka dhimatay, maxay kasoo lug gooyeen afartan booyadoode neef tuuraysa.. mar walba kursi baa loo dhigaya sidii gabadh sagaal biloodoo sidkeedu go’ay.. miskiina

  • @idilqalanjo2035
    @idilqalanjo2035 3 роки тому

    Shuceyb Yare wuu soo waynaadaay

  • @Mohamed.Jazhim11
    @Mohamed.Jazhim11 5 років тому +3

    Funny Qooto qooto

  • @kamilyare2635
    @kamilyare2635 5 років тому +8

    abti lika ta hala dhafin

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 років тому +2

    Hhhh Aas qaran baa loo sameynayaa ha is dhibin ku teh 😂😂😂

  • @maidaxuseen939
    @maidaxuseen939 5 років тому +3

    kkkkkkkkkkkk isku filan

  • @daaddalyrics8282
    @daaddalyrics8282 5 років тому +4

    2:23 Odayga codkiisa caadi maaha 👌🙉Qayb shiDan 😎 waxan kuu samaynaya wayerles xagana 5:52 😂😂😂😂😂

  • @mohabdi3479
    @mohabdi3479 5 років тому

    Wlhi ruwayadaanuna ku jirin isku filan
    Ruwayad maaha wlee

  • @djqarxiye275
    @djqarxiye275 5 років тому

    20,26 minit gabadhas magceed?talow ee lee waxbaran maaye ninkaas igudar

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
    @sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 років тому +1

    Plz inta jiifka kudaawaneso like subscribe iku caawiya ilaah dartiisa

  • @mahrezrohitkp1692
    @mahrezrohitkp1692 3 роки тому

    Maxaad la Booshaarsantahay 😅😅😅😅 alla ceegaagoow 🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @hanazhafici4302
    @hanazhafici4302 5 років тому +1

    Ma

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 5 років тому

    Heelo iyo shucayb yare waa khatar hhhhhh

  • @maajidmohaz7384
    @maajidmohaz7384 5 років тому +1

    😁😁😁😁😁

  • @zamzamdjiboutidjibouti2595
    @zamzamdjiboutidjibouti2595 5 років тому

    Waaw masha allah

  • @laqanyolovechannel7100
    @laqanyolovechannel7100 5 років тому

    Shuceyba yare horey usoco

  • @najmanajmiita4538
    @najmanajmiita4538 5 років тому

    markaad ixado xageed igu Xasayan hhhhh

  • @MaandeeqMediaPro
    @MaandeeqMediaPro 5 років тому

    hhhh si buu istoobada u shitay Yuusuf ceegaag hhh

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 5 років тому

    Yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa Ila Arka Dakharka Gabadha uu Isku Filan Baryaayo hhhhhhhhhhhh Farta Taaaaaaag

  • @yayavic1185
    @yayavic1185 5 років тому +4

    Qofkii udanbeeye ayan ahay..😂 like iska key siiya bal...🤔

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292
    @abdirahmanmohamedqaxiye9292 5 років тому

    islaan maantagaysa ayaan shiirka gariga kaabreya inana mari kulaaha

  • @raxmadrabbi1578
    @raxmadrabbi1578 5 років тому +2

    Kkkkk cunayo caadi ma aho kulaha tanba kabilowban islahaa wa sii radii tunka iyo qanjirada weynaaba loo celinaya alla isku filanbaa😂😂

  • @fosiyamuhamed6409
    @fosiyamuhamed6409 5 років тому

    Hhh walee hargaysuu af soomaali yaalaa kulahaa hadalkaad hilibdalqada kaga hor tagaysaa😂😂😂

  • @naasirhassan7646
    @naasirhassan7646 5 років тому

    Hhhhh Nio Haaaye Bahasha Hala Raagina Ee Ku Soo Dhakhsada insha Allh

  • @Momos-memes-7
    @Momos-memes-7 5 років тому

    Mansh allah

  • @rachiisulub3892
    @rachiisulub3892 5 років тому

    Shucayb yare asal warya sida man modayba

  • @MohamedIbrahim-pw2xi
    @MohamedIbrahim-pw2xi 5 років тому

    Mashallah

  • @ilhaanbashiir8355
    @ilhaanbashiir8355 5 років тому +6

    Kiin caloosha qarso wll gor gorada kor u qaado😲