XILDHIBAN CABDI BARE OO KA DIGAY DABINKA ITOOBIYA E BADDA & BOOBKA DHULKA EE LAGU EDEYAY ADAN MADOBE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • KALA SOCO YUSUF ABDI SHIRE, WARAR, BARNAAMIJYO, VLOG, MUSIC, MADADAALO & WAXYAABO KALE.
    / yusuf.shire22
    -------------------------------------------------
    | Facebook | / yusufabdishire22
    | Instagram | / yuusuf.shire
    | Snap-chat | @Yuushire
    | Email : info@raadproduction.com
    | Mobel : +254790100052.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia #XogtaShiineMedia #KalsantvMainOffice #DalJireTv100 #safiirkaislaamka #Darwiish391 #GaylanMedia #nadaarashow #HBNOnlineTV #DalsanTV #UniversalTv #MMTV @HoryaalTV #SBC #BRITSOMALITV #XasuuqaQaza #DagaalkaFalastiin #Yuhuud #Somalia #Puntland #jubbaland

КОМЕНТАРІ • 3

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 місяці тому +1

    Mr Abdi maanta waxaad u hadashay sidii UA-camrs ka oo kale, waxaad dhiira gelin iyo kicin ku sameysay in dadka Raxaweynta ah ee ka xoogsado Puntland la dhaco ,arin uu sameeyey Gudoomiyaha Adan Madoobe, Dadkaas Aadan madoobe makeenin Puntland daruuf baa keentay, warka ninkaan halaga fiirsado ,Dad aan wax galabsan in qof awood sheeganaaya dartiisa loo waxyeelo Aduunyo iyo Aakhiro arinka aad sheegtay , qof 2alba Camalkiisa ayaa Aakhiro la weydiin

  • @BadmaceyeOsman-v6v
    @BadmaceyeOsman-v6v 3 місяці тому

    Adigaba damiir malihid

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому

    Maxaa iskaga xidhan Islaantan odaygani guriga kaqaatay sida ay sheegtay & dadka Soomaaliyeed ee dhulkooda kuganacsanaya?. Waar xildhibaan sidani waa ceeb. Dadkaasna iyagu guriga madhicine yaan lagu saqajaamin .