Ilaahay baa kuu qadarey laakiin hooyadiisa wallaahi run bey kuu sheegtey inaad banaanka ka marto ayaa habooneyd subixii u horeeyeyba, khaladaad badan baa kaa dhacey laakiin allaha kuu sahlo
Waxaan hubaa in guurkaan waalidkaa iyo walaalahaaga aan raali ka ahayn. gabar walboo guurka ka halaabay 99% waa gabar talo ka diiday waalidkeeda iyo walaalkeeda. ISKA DAAYA GUURKA AJAANIIBTA❤
Walaalay damiir xumidaa adiga laftirkaaga waxaan kaa rabnaa in aad nocadayso in aad somali tahay markay habar cajuusa ah sidaas ku ledahay ma il baad la,dahay meelkasta niin ba buuxee uuuuufff damiir daran waad naceebaysay walahay
Walaalayaal soomaaliyeey maxaad u caydaan dadka ilaahay ka baqa qabri miyiiidnan ka ligiin galeynin hadaadan noloshaada wixii ku soo maray ka hadlaynin maxaad u caynaysaan gabadhaan walaasheena ee dhibka aragtay maad xitaa hadaad u diidan tihiin inay nolosheeda banaanka keento maad gooni u waanisaan ,qof walba dhib ayaa haysta ee yaan la isku digan cayduna waa waxa ay adeegsadaan dadka juhaladaa ee aan caqliga badan lahayn
Ajnabi waa la qabaa adiga uguma horeysid laakiin waxaan aad sheegeyso waa wax Laga naxo islaanta way kuu xog warantay laakiin ma aadan fahmiin way kuu sheegta in uu wiilkeeda uu kuu a wood Sheehan doono
Wlhy wll islaanti talo aad ku badbaado ayyya kuu dheegtay lkn qadar ayaa ku heshay imikan ilahay ilamahaga ha kula koriyo oo ha kaagag badbadiyo dhibkooda
Guurka anaajibka heshiis la galaa kuntaraat oo la dhaho 1.5 gebedha hadey ciyaal hesho ninka iska leh naagta wahba kuma lahan nin somali ah oo heshiiska gabar cadaan ah la galay 2 wiil iyo gabar u dhashey oo ka qaatey ciyaalkisana waan arkey gabar somali ah oo nin ajaanib ah 6 ciyaal u dhashey oo ayada oo hal cunug wadanin laga soo saarayna waan arkey labada wahey ka sinmnaayen mar kasta naagta keligeeda ayey hareysey laakin guurka somali marka ow yahay koow ninka somaliga ah qarash waali ah aa ka baxa wa la rafaadsadaa hadana cuyaalkisa maka wadan karo xaquuq ba ma lahan waha ku sii dheer maadana guur dowladeet ay soo marin ninki somaliga ahaa waa dulman yahay mar kasta bes guurka somaliga ah ninka wa dibi naagtana wahey rabta ayey sameysataa taas waliba reerkeda garab ayey ku siiyan lakin ajaanib marka ay tahay gabadhooda garab ma siinayan sababtana nidaam kale aa yimid markaas
Qisada naagtaan ku dhacday waxaa loo aroosay sidii Gaalada 1800 sano ka hor isku aroosi jiraan oo kale baa loo aroosay. Yaab badanaa. Maxaa naagaha Somalida ka dhigay sidii yaanyurta oo kale markii ay nin ajinabi ah guursadaan.

U ducey lee bis
Farax janada Allah ku geeyo
@@fatumamohamed7748 janada shaqeey rabtaa
Habibti cadan kasta adigaa ka qurux badan allahuma barik
Alla bahdil badnaa Allow ha inoo geyn nin ajnabi ah yaa rabbi🤲🤲🤲
Hooyo fiican ayay aheed sodohdaa naagnimo ayay kuu sir warantay.
Hadey sodahda somalitahay wad xuubsanlaheyd .
aniga dulqad dhan ma lihi guurka maba dhaceen intan cayo ayn albabka ka bixi lahaa 😂😂😂😂
Xagee kunoshahay wllo
Maashallah waa waayo arag in la dhagerysto na mudan. Horey u soco, baqas bax.
mansha allah gabadh gesiyad ah ayad tahay waad ku mahadsthny inta nala wadagtay. Hug
Qisadi gurkayga moye wax kale ma jiran miya
Wiil baariya weeye ماشاء الله
EAST AND WEST FARAX IS NUMBER ONE
Walaalay damiir xumidaa adiga laftirkaaga waxaan kaa rabnaa in aad nocadayso in aad somali tahay markay habar cajuusa ah sidaas ku ledahay ma il baad la,dahay meelkasta niin ba buuxee uuuuufff damiir daran waad naceebaysay walahay
Maxaad u caytamaysaa nolal yeelo dadka ha caynin
@@tj-mi2ix nolool yeelo markaad ledahay ma nolool la,aan baad igu ogayd adiga iyo iyaduba garac ajaanibta dhabada ka ursada batihiin
Walal gabarta waa Somali laakin calafkeeda baa sas noqday
Abaayo waxaad tahay gabar aad u qurux badan ee ha isku bahdilin ajnab
Naa walal adaa doqone orod doqonimadada haka sheekayne wxs maskiinimo iyo dulqaad ma ahane kor isku soo qaad
😂😂😂😂 wad iga qoslidey
Sheeko xariir waaye,
nima nura wax walba iska sheeg naqaska iska saar anakana waka dhageysaneyna gabar adkeysi badan batahay ❤❤ sodhawow
Asc abaayo ma aadan noo sheegin magaca magaalada lagu geeya iyo cidoo adaan ka yahay waan kaasugeynaa
Gabadhaan anakeey natijaabineeysaa waxa aanka dhahno ee maxaad kutaliseen
Daacad baad tahay❤❤❤❤
Wxs cml waa bahdil weyn Allaha kuu dhib dhaamo
Maxa naftada ubahdile dadan kurabun iskugu dhaje ma iskga tagtid yab nin wa dadkisa nagne sidokle🤔
Siday ku dhacday markii xafladiina aad keligaa ku ahaato iyo 50 qof oo familigiisa ah macquul maaha.
JACEEYLKU MAAHA BAHDIL EE HA QAADAN WAXAANAD U QALMIN HADII RERKIINA XITAA KARAACDAY SYAKAA KU HURAN ER U NOQO
Hooyo iyo aabo malihid miyaa horta ,ninka iyo hooyadiisna dad fiican ayeey ahaayeen waxaad xaq u laheyd weey ku mariyeen
Walaal Sidaasi Waa Lagu waashaa kow dhe Isku day in aad ka socoto meshaa
Sharafeey Story ga kooweey koow ka soo biloow!!Waa wadanke ninka guursatay?xagee ku baratay?xagee oga timid!!
Turki weýe hoos u raac
@@suadali2598 ma arkin lkn dukaamada ay natus Tay ayaan dareemay inay Turkey tahay!lkn sheekada waa qabyo!
Walhi gabadha ajanibiga qabo waa dhibanyihin cunsuriyad iyo bahdil bey kujiraan mida xigta ninka hadee isku dhacaan ilmaha wey ka qaatan
@@Gmaaad mey somalia ulasoo goosteen dhibkaas wa run gabar yamen afar cunug looga reebtay arkay
Wadenkee joogta
Baladke joogtaa? Ilaahey umuraha haku fududeeyo😢
Asc walahi waa sheekadan filimanta ku daawan jiray wllo wali miyuu ku qabaaa 💕💕💕
Inanka iyo hooyadii wey is ogyihiin.
@@SihamSiham-ni7sq ajaanibta dumarka gadaal ayee caado u ah, xoriyad ma heleeysid,
Gadaal maxa kawada@@Doctorbadal2025
Uufa bismillah waxatahay waxadhintey
Walaal samraa ayaa sadkii halo don't worry 😊
😂😂😂😂😂 damiirka Allah kaa qaad
Marka saas lagugu yiri maxaad usii fadhisey marka sow qaldkada ma eheyn
Waa war la fahmi karo.walaashey.waxaan jecelahey in aad waaya arag tahey maanta
Abayo iso sar aniga yutubka
Kaliga mad bahdilmin ee somali oo dhanbad dhulka la gashay ma raga nigu yar ba wax kasta ka darn
Adigaa is bahdiley maa diidid oo tirahdid ma saxiixayo wiilkaga ku shaqo leh
Waa su’aale maxa iskugu nabeysay ninka
Wll alle dhibka aad martay danbidhaaf hakaaga dhigo farxadna hakuugu badalo dadka aad wax ku darsatay turkibaan ku qiyaasay iyagaa dhaqankan leh
Turki maxaa kuu geeyay yaaqay
Sabaabta nin ajaanib loo guursado fahmi la ahay. Yaab dumarkii somaaliyeed qurbo markii la.imaaday meel lageeyo lawaaa ....
Waxaad samaysay khalad waayo markii ay ku tidhi iska tag Maxaad ubixi wayday
ninkay jeclayd
Walaalayaal soomaaliyeey maxaad u caydaan dadka ilaahay ka baqa qabri miyiiidnan ka ligiin galeynin hadaadan noloshaada wixii ku soo maray ka hadlaynin maxaad u caynaysaan gabadhaan walaasheena ee dhibka aragtay maad xitaa hadaad u diidan tihiin inay nolosheeda banaanka keento maad gooni u waanisaan ,qof walba dhib ayaa haysta ee yaan la isku digan cayduna waa waxa ay adeegsadaan dadka juhaladaa ee aan caqliga badan lahayn
😊😊😊😊😊😊
Markay islaantu sidaas tiri maad iska tagtid hoogto😅😅
Hada miyuu kuqabaa ninku mise waa kufuray
Maxad nooga sheegi waxsi
Waa islaan wacan runtaa ay ku sheg Tay
Xitaa inad thy casii waliid ay ku dareen sisay
Wan ku tusala qadan waysay
kkkk Ninka cadaan ah.
Subxnallh 😢
Adiga yaaa guursatay mayaman baaa sacuuudi suuri maadaaama aadheegtay qisadaaada laaakiiin waa naaqus
Turquie
@@Mudan- waaa turki
Maxaad uu gategiwadaay
Walalow Anaa Kujogaa Canada 🇨🇦 ayaan jogaa-Kahad Dadkaa Wehei yihiin-Racist -Mahaa kugeyei Adhoo Dadkaagu mel walba jogaa
Asc bahi ninabakuhisya
Which country is that
i think turkey
Maxa agasotagi waya say
Bal sidaad u eegtahay eeg yaa qurux badan.
Waa sheeko kale
Bal dhageysta
Mj baan ahay
Mxy u odhan weyday
🤣🤣🤣🤣🤣
Maxay tiri, MJ maha miya😅😅
@@MsFarax2:13
Hadan ku si dhagaysto doqonimadad i qadsin waxan nabad iyo caano ahayn waa lakala qaada .sheeko xumadan ma dhaqalad ku radsinaysa cajiib
😂😂😂😂
Thanks ina dad badan u digtay
Ninkaagu waa dalkee? wll pkease
horta dhegcasta dumarka way adoonsadaan gaar ahaan kuwa Somalida oo cidwalba isu jebeyey kana faaiidaysan waayey quruxdooda.
Wacaadi wll anaba kuwo cidnooguxigaa nahoojiye
Ajnabi waa la qabaa adiga uguma horeysid laakiin waxaan aad sheegeyso waa wax Laga naxo islaanta way kuu xog warantay laakiin ma aadan fahmiin way kuu sheegta in uu wiilkeeda uu kuu a wood Sheehan doono
So dhamestiran
Maxad noga sheegi marka saw lama joogtid o kuma qanacsanid xad no moraal jabinaysa
Mash aalh
Dhibmalahan wax walbo kugu dhacay waa qadar lakin gabdhaha kale ka waani
Haduu nin Muslim ah yahey sidee gurigooda ku joogtey meher la,aan 3bilood ka dib in lagu mehriyo qiso cajiib ah
Maherku hope ayu udhacay kan kale wa sharciga
Allah been badana soo adiga lahaa ninka reerkiisu waa isoo dhaweeyeen waliba hooyadiis iyo 8 qof oo la dhashay ayaa isoo dhoweeyay soo adigii yiri ninku wuxuu qabay oo iga qariyay NAAG ina Adeertiis ah oo ciyaal u dhashay aniguna 2 caruur ah baan Isbataalka lacagta ah ku dhalay Iqaamadiina w
Beenleey ayeey u egtahay. Yaa kuugo daray ninkaan? Ma baahi aay kuhaaysto?
Waxan washeeko lasodhisay ama wa Carab cadaaba
Maka tirhadiid inyo😂
Bismillah
Ala maskiinsanidaa sistery wlhi in aanan sexeexi lahayn
Wlhy wll islaanti talo aad ku badbaado ayyya kuu dheegtay lkn qadar ayaa ku heshay imikan ilahay ilamahaga ha kula koriyo oo ha kaagag badbadiyo dhibkooda
Maxad u saxexday mad dhahdid waxas imika kama hadli karo imika hooyo
Abyo ninkaga wadanke ka soo jedaa
Abayo lax meshee is dhigta lagu guracaa Somali KU mahmahday anaga WAA naqabah ajnabi waxad shegeysa mana arag suduhnah waan la jogna turki xun arostay abaayo Allah haku naxaristo dahabka sodohda xaa KU tusay ninkaga xaq KU ledahay asiga inaa Mel kasarata aheed marki hure hada dahab rabta iyo Aroos lax camal ISKA so racday SAS darted KU bahdilay doqon yahey😢😡 sida naag Somali loqabah KA fican Nola qabah bisinka naa naag ISKA dhig wax yahey dhimatay hadu adoon lagu moday neh adaaa is dhigay
@@ummumohammedmahmoud1685 bisnka gabarta caydaa kadaa ma wxbaad u sheeegaygysaa mise waad cayaysaa wll qof nafsi ahaan iyo caqli ahaan u dhinthy ayaad rabtaa inaad sii disho, abayooy isku xishood oo dhirigeli gabrta
@@ummumohammedmahmoud1685 gabarta hadaadan wax u sheegayn nooda oo hanaga caayin annagay nalala dhalaty
Guurka anaajibka heshiis la galaa kuntaraat oo la dhaho 1.5 gebedha hadey ciyaal hesho ninka iska leh naagta wahba kuma lahan nin somali ah oo heshiiska gabar cadaan ah la galay 2 wiil iyo gabar u dhashey oo ka qaatey ciyaalkisana waan arkey gabar somali ah oo nin ajaanib ah 6 ciyaal u dhashey oo ayada oo hal cunug wadanin laga soo saarayna waan arkey labada wahey ka sinmnaayen mar kasta naagta keligeeda ayey hareysey laakin guurka somali marka ow yahay koow ninka somaliga ah qarash waali ah aa ka baxa wa la rafaadsadaa hadana cuyaalkisa maka wadan karo xaquuq ba ma lahan waha ku sii dheer maadana guur dowladeet ay soo marin ninki somaliga ahaa waa dulman yahay mar kasta bes guurka somaliga ah ninka wa dibi naagtana wahey rabta ayey sameysataa taas waliba reerkeda garab ayey ku siiyan lakin ajaanib marka ay tahay gabadhooda garab ma siinayan sababtana nidaam kale aa yimid markaas
Nin somali wax dhaamo maleh, xoriyad ayaa ku heesanaa, lakiin ajaanib waxeey ku arkaan qof lasoo nacay waliba dumarka gadaal ayee ku qasbaan
😂😂😂😂beenta hays kugu sheekayn intaa waxa gabadh ooyaysa faarax baa ka oohiyay, lakin Dumarka somaliyeed qaar waa desperate bahdil hadaad ka aqbasho nin waa lagugu tunan somali iyo ajaaniba
Warkadu wa meshan rabay roob ma iiguda ay ama nimanka sodiray gabadhan siloo baqdingeliyo gabdhah
Adiga hadi laguu digay maxa mesha kudhigay
taan layabay
Ala ficneeda sodohdaas la mexee kula talaisay allah wuxuu ku wafajiyo ayaad waa faqdaaa
Victim mindsets joojiya hadusan kurabin maxad ugatagi wesay yaku qasbay i don't feel sorry for u do something for urself 😊
Noo soo biloow adoo raaliya
Abaayo mansha Allaha. Gabar aqlibadan manaha Allah abaayo ❤❤❤❤
Waabaari
Abaayo part2 nosodhig
Qisada naagtaan ku dhacday waxaa loo aroosay sidii Gaalada 1800 sano ka hor isku aroosi jiraan oo kale baa loo aroosay. Yaab badanaa. Maxaa naagaha Somalida ka dhigay sidii yaanyurta oo kale markii ay nin ajinabi ah guursadaan.
Sxbtaa waa xasiyad ani waxan ku dhihi laha hdaan sxbta ahaaan lahaa Naa iskaga tag 😢😢
Dadlka weeye wllshey
Muma somaliyeed waxba kama maqasheen😂
Halkeed ku nooshahay
Don’t come back to us
Beer saytuun kaba yacni falastiiin miyaaatolow
😂
Wadanka waa kee? Ninka see ku baratay waa degay maxay tahay sheekada dhexda laga bilaabaayo
Wll mrki hore xlkey ka so kaxaysten
Online ka
Ada nacasa wayo mad dhahdid