Marekanka ha la fahamsiiyo iin xukumadan cusub somaliya lacag badan u adegsatey sii loo soo saro cabsi badan somaliland wa lagaliyey dagalo badana waa lagu qadey somalia ku midesan tahay marka xukumadan cusub cabsi laqa qabo iin ay noogu biraan cadawga dibada naga soo weerarey gudahana ay ka kiciyaan dhib iyo lacag badan oo dadka somaliya ku rushesay iyado adegsanaysa xisbigan talada dalka qabtey ayee fursada uga faidesteen oo ay ku soo baxayn . Marka dalka 85 % goni isku taaga ayee donayaan ee xukunadan cusub ma arkayno iin ay aqonsigeena u olloleyso .
Ururada caalaka ka jira waxey ka dhex yidhaahdaan waa gobol naga tirsan. Weligey maan maqal dawlad somaliland oo u qoaratey na qaabila. Ha la diido, waxba ma leh. Sheegashada ayey burineysaa
Haku wareerin inan yarbaa tahay adiga iyo darood .hawiye.iyo wax la mida somaaliland oon iswaalin lacagna ma bixinayso hadana way guulaysanaysa waayo way shaqaysatay intaad somaliy is qarxinaysay is dilaysay ayaan shaqayaystay.adeer gabadh yar ayaa tahay ee iska naso
Guuuuuul soomaliland
❤❤❤❤ guul JSL wahadii xukumadan hurudaa siday ugashaqayso mafilaayo in md Cirro doonayo aqoonsiga iyo citafka Somaliland bal andhawro wayaha Mustafow dalka ilaaliya oo tooshka ku iftiimiya siiba hadadtihiin saxafiyiinta dalka thanks brother 👍
Allah ayaa wata somaliland guul
GUUUUUL CAALAMIYA SOOMALILAND GOVERNMENT GUUUUUL
❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuuul
Marekanka ha la fahamsiiyo iin xukumadan cusub somaliya lacag badan u adegsatey sii loo soo saro cabsi badan somaliland wa lagaliyey dagalo badana waa lagu qadey somalia ku midesan tahay marka xukumadan cusub cabsi laqa qabo iin ay noogu biraan cadawga dibada naga soo weerarey gudahana ay ka kiciyaan dhib iyo lacag badan oo dadka somaliya ku rushesay iyado adegsanaysa xisbigan talada dalka qabtey ayee fursada uga faidesteen oo ay ku soo baxayn .
Marka dalka 85 % goni isku taaga ayee donayaan ee xukunadan cusub ma arkayno iin ay aqonsigeena u olloleyso .
Kuwa idin sheganaya, anaa la kulmey Shirakawa calamari oy igu yidhaahdeen
inanta Waa Runteed waa ina jaaniska laga faaiideyo
J Peter Pham is not from La tin America
He is from Cambodia, South East Asia. Sorry guy , don't say what you don't know
SOMALI XAASIDIINA MAXAA KA QABANA KARTAAN MARAYAK KA QAADI KARTAA HADUU CITIRAAFO
Gabadhani Xaqiiqday Kahadashay wexeenu Diyaarhayno ahaaden saynu Trump uhordhign
waar ninkan gabadha ku xiga waa gudoomiyaha ururka xoolaha xaarsacle iska aaamus ku dheh waxba magaranayo
Wadadii dawladnimada waad ku joogtaan, laakiin wax badan baa idiin hadhsan
Ururada caalaka ka jira waxey ka dhex yidhaahdaan waa gobol naga tirsan. Weligey maan maqal dawlad somaliland oo u qoaratey na qaabila. Ha la diido, waxba ma leh. Sheegashada ayey burineysaa
Nimankan reer koonfured hoos hoos Bay somaliland u sheganjireed. Imika cod dheer Bay idinku shhagtaan
Haku wareerin inan yarbaa tahay adiga iyo darood .hawiye.iyo wax la mida somaaliland oon iswaalin lacagna ma bixinayso hadana way guulaysanaysa waayo way shaqaysatay intaad somaliy is qarxinaysay is dilaysay ayaan shaqayaystay.adeer gabadh yar ayaa tahay ee iska naso