DAG_ DDS WAXAA KASOCDA, TPLF OO LOO HAYSTO IN SARAAKIIL SARSARE ETHIOPIA VS SOMALIYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 дні тому

    Dhibaatada maanta Somaliya aan ku jirno iyo nagu soo fooda leh ilaahayse wuu na jecelyahay alhamdulillah 🤲🏼 💪🏼🇸🇴💪🏼 Ama Ethiopia 🇪🇹 haka noqoto ama haku dhaganaato waa in Ethiopia dhulka Somali oo idil laga saaraa shicibow yaan la’aaminin Madaxdeena walahi sharka wayla ogyihiin oo shicibka kacdoonka kaliyaata ayay ka cabsanyaan walahi waxayna u egyahay in Ethiopia 🇪🇹 ay ka’laabato ciidankana loodaayo iyagoo ilaa 50kun soo galiyay xuduudada beenaadka Somaliya walahi Masarna Yuhuuda iyo Reergalbeedka ayaa wata oo iyagana hubkii lakewnay looguma tala galin Ciidanka Somali ee iyagaa hubkooda ayay soo hormarsadeen walahj waadna arki doontaan ilaa laakiin shicibka ay mudaaharaadaan walahi Xalanena wuu carari marka lakaco aan gacmaha isqabsamo shicibow InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
    Walahi way inoo fiican tahay oo waxay soo dadajin is abaabulka Somali oo idil oo midowgaa soo dhowaan inshaAllah 🤲🏼 Marwalbana Guusha waxaa leh Somalida 🇸🇴 Xalaasha ah Ethiopiankana 🇪🇹 way halaagayaan bi’idnillah oo jab waxaa kasoo gaadhi aynan kumanaanka sano kasoo kaban walahi waan arkaa oo dhalintu waa diyaar fartaan qaniinsan nahay oo Diridhabe iskaaye Herer ayaa qasab lagu soo celin oon walahi Ciidanka Ethiopianka aynan naga hor istaagi karayn waan isku kalsoonnahay kulligooda Ethiopia 🇪🇹 ha’isasoo bahaystaan maanta waan ka’awood badannahay shalay oo hubkoodana gacanteena ayuu ku dambayn walahi InshaAllah 🤲🏼 Shicibow diyaar garooba oo Jihaadkan soo socdaa waa kii ugu xaqsanaa Dowlad mahaysano diinta iyo Dhulka Somali difaacda waa inaan annaga difaacanaa sida waligeenba aan u difaacan jirnay iyo awoowayaasheen noo soo difaacay maantana waa annaga nool difaaca diinteena 100% Islaamka sunnina ah iyo dalkeena ilaahay khayraadka nagu manaystay iyo barwaaqada waa qasab inaan difaacnaa si jiilkeena dambe aynan u ciishoon oon cadowgana aan buurahoodii dib ugu celinaa oon Badaheenana Yuhuuda iyo Reergalbeedka usoo socda aan uga caabino oon jab xoogan aan ugu gaadhsiino sida Awoowayaasheenii hore ay uga adkaayeen maantana waannu karnaa annaguna waliba kana khibrad badan maanta Ethiopianika 🇪🇹 iyo Kenyanka🇰🇪 uraya walahi tabar malaha shicibow diyaar u noqda ciidankii awalba difaaci jiray maamta wayka awood bad’yihiin oo badankeena dalkaan maantaba ku sugannahay walahi difaaca inta kalane waysoo wada noqon oo maanta ciidan dalka wuu buuxaa waliba dagaalo waawayn kasoo noqonaya oo tababar xoogan iyo guulo 100% ah kasoo hooyay dalalkaa InshaAllah Ethiopia 🇪🇹 biyo u kaban mayno walahi 100% ayaan hubaa oon isku kalsoonnahay dhaqdhaqaaqoodana waan la soconaa meel walba alhamdulillah siidhidana ilaahow dhaqso loo’yeedhyaa aan kuwa nagu dhexjinaarana loo wada gowraco InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼Dalka yaan loo cabsan Rabbi ayaa ilaashanaya oo quwadna noo siiyay inaan diinta iyo dalka difaacno si aan kacnada loogu duulin inshaAllah dhicina mayso waligeed bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @HassansheikhNoore
    @HassansheikhNoore 3 дні тому

    Allah kabaqa ninka utagna afartan sano utagna iyo musdafe ma isku midba

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 2 дні тому

    Mustaffa bulshada hobitaal u furi wuna mahadsanyi wixi kala waa warxumi

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 2 дні тому

    Tigree haday daweyaan waxa waya cadawgada cadawgisa waa saxibka

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 3 дні тому +1

    Kolba waxaad layaabtu oon caadi ahayn baad sheegtaan dawladu may isxoogaan waa cilmi kol xoogg baan ku doonaynna saldhig baan ka dooni saldhig aan ku naaloodo waa war layaab leh daladku xuduuday leeyihiin ayay leeyihiin dal dal xoogga aan ku barano ninkii noolaada waa wax aan horay loo arag😊😊😅

  • @HassansheikhNoore
    @HassansheikhNoore 3 дні тому

    Xiligi I Hal gamayen ma kursi bey radinayen

  • @HiboKodar-ul6fi
    @HiboKodar-ul6fi 3 дні тому

    waa geesi tul waayay weeye mustafe soomaali kolba geesigii ka dhasha ayay dhabar jabiyaan ilaahay ha xifdiyo

  • @AMIIRTahir-v8v
    @AMIIRTahir-v8v 3 дні тому

    AMIIR TAHIIIRR 🎉 😂