XAQIIQDA BANANKA AYAY TAALA NACIIMA JAWAABTADA WATANA😱💔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  9 місяців тому +3

    Fadlan Linkigaan Hoose Soo Raac O Lasoo Xiriir Maneger Sacdiya Xirsi👇chat.whatsapp.com/BMfFOOiFoC44rtSnDrjWDl

  • @sammie1163
    @sammie1163 9 місяців тому +1

    Waa sheydaamad alle ku qabey.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 місяців тому +6

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw ❤

  • @mariamali5060
    @mariamali5060 9 місяців тому +2

    Wllhi wa runtaa wllshey mcn talo tan uga qiimo badan naciima in Allah wafajiyo ayan rajeyneyna

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 9 місяців тому +1

    Masha allah abaayo waa runt waa shako 😢😢😢 lalayaabay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 місяців тому +2

    ❤❤❤wcs walshey maryan cadeey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab waligay ma arkin indho adka yaab❤

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 9 місяців тому +3

    Don’t ever trust anyone full stop

  • @HamdiAbdullahi-g8r
    @HamdiAbdullahi-g8r 9 місяців тому +2

    Anaa kula fadhiyoo yaaban maryaney😂

  • @Zahramahamoudahmed
    @Zahramahamoudahmed 9 місяців тому

    Asc wllo creamka sideh uu helaya cairo baan joga

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 9 місяців тому

    Gabdhaha Gurigayga Yimaada Waan ka xiiseeyaa Xaaskayga Sababtoo ah waa Gabdho xarago badan, farxad badan, qosol badan, udgoon badan, soo jiidasho leh. 😊
    Inkastoo xaaskayga 4 caruur ah Hadana Ilaa imika Kuma Qanacsani Guurkeeda😂😂😂
    Insha allaah in aan maalin uun la Guursan Doonana waa ku Rajo waynahay 😊😊😊

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 9 місяців тому +1

    Faariidbaa tahay Marian abaayo

  • @sammie1163
    @sammie1163 9 місяців тому +1

    Subxaanallaah

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 9 місяців тому +1

    Asc
    Walaalay kooraskii ganacsiga
    Ayaan u baahanahay
    Maybe soo dari kartaa fadlan

  • @falisgaal
    @falisgaal 9 місяців тому

    Asc setahay iwaran Maryama Adi company maka baxday xbbti

  • @foziasaid477
    @foziasaid477 9 місяців тому

    Walaalo isgadaa arimah waxkahadley culimada. Ayaakahdashey

  • @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca
    @Abwaanmahadmaxamedfaaraxtimaca 9 місяців тому

    niciimo khaliif waa qof sharaf badan laakiin waxaan isleeyahay qof baahan oo dareen leh walaw ay saaxiibtaa ahay oo aad si gobanimo leh aad u soogacanqabatay bishii malabka iyo labo jeer oo kale ayadoo dharagsan oo caafimaad qabta oo dareen leh wayna isku cileysteen laakiin walaal samir cafwina kaqaado badal kheyrqabo Allaha kusiiyo

  • @MinaMaxamed-jq2cr
    @MinaMaxamed-jq2cr 9 місяців тому +1

    Wlhi wan la ooyey walaashey

  • @IfraxAbdi-i3k
    @IfraxAbdi-i3k 9 місяців тому +1

    Walahi aniga ayaa aaaad Ulaa ooyeyy

  • @xaliimomoosakhan3741
    @xaliimomoosakhan3741 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤Allah

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 місяців тому

    Horta lacagteedii haka qaadato markaas kadibna banaan ka haka marto

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 9 місяців тому

    Asc.maryanay.anigaba.weligey.maarkin.tan.oo.kale.meeshan.ku.yaa.bay.ayan.fadhiya.

  • @yusufabdi7009
    @yusufabdi7009 9 місяців тому +1

    Aniga kamid Ah daka oyey

  • @sahranur9396
    @sahranur9396 9 місяців тому

    Dhibatada Africa taala
    Nin baad sheegtaye hadan lays cunin baa nasiiba
    Rabitaan majiro ee waxay samaysay waa dhuuni raac.
    Marka qori iyo qiiqi waa laysku tuura.

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 9 місяців тому

    Qof.ayey.nolosheedi.dhan.ay.burbursay.handideedi.ay.dhacday.ma.sahlana..maryanay.qofkast.meesha.naciimo.ha.isdhigo.muxuu.dhareemi.lahaa.

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 9 місяців тому

    Maryney mba aaminsani waayo 2qof oo sdaa isu gly mba is hor imn kraan

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 9 місяців тому +2

    War cabdulahi ilasho saxibta kafiri mesha balayo aya jirto

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 9 місяців тому

    Aniga waxay ilatahay riwaayad wayo qof sidaas oo dhan ku ximeeyey oi wli kusii indho adag wayay ba ucisaan may sharciga latigsato hadanay gacan tedakaga cilbaxaan

  • @sahrogeynyo8706
    @sahrogeynyo8706 9 місяців тому +1

    Gabarbaa jirtay hada kahor anigoo shaqo aad u adag aan ka shaqeeyo maalinkii oodhanbaan shaqeynaaye habiinkii aan caruurta dharka udhaqan jiray maalmaha qaar gabadhaas wexey igu caawin jirtay iney ilmahayga utimaado dharka gurigeyga yaalo eygurigeeda kusoo dhaqdo mudo mar laga joogo anigana aan markaa isku filnaaday bey isla gabadhii gardarro cad igu maagtay weliba aad ii af lagaa deysay wey ii cuntami weysay inaan iska celiyo anigoo eegaya dharkii ey ilmahayga udhaqijirtay awgeed qof maalin uun asxaan kuu falay haku degdegin weligaa dambbe

    • @Itzyoureboi
      @Itzyoureboi 9 місяців тому +1

      Masha Allah abayo sificn bad sameysay aniga gabar aan labo Bilood ilmo uhaayey baa aad iixumeysay

  • @yusufabdi7009
    @yusufabdi7009 9 місяців тому

    Haa iska dhameey dheh

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 9 місяців тому +1

    Sidaan u maleynaayo waa ruun.

  • @Maryan22766
    @Maryan22766 9 місяців тому +1

    Subxanaallaah

  • @عائشة-ط1ق
    @عائشة-ط1ق 9 місяців тому +1

    ❤🎉

  • @hamdixarago8009
    @hamdixarago8009 9 місяців тому

    Wasxa walhi

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 місяців тому

    Indha adayeg ma ah waxaas waa macagag nimo iyo doqonimo waxaas

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 9 місяців тому

    Dubai maka hela alabta

  • @aishacllaahi131
    @aishacllaahi131 9 місяців тому +1

    Kiinya ayan jooga siidaan kuhela

  • @Ayaanabshir-q4d
    @Ayaanabshir-q4d 9 місяців тому

    Saxiix Channel inaan ubixino rabno Musaamix Channel Ridwaan Sida Channel Arabic oo ladhaho Musaamix kariim oo xaqiiqoyin dhacayin dhacay isku keena. Been hadey noqoto Soomali Faaido Laga sugaa majirto iyo Aaminaad.

  • @canabomar2250
    @canabomar2250 9 місяців тому +1

    Waxaan bini aadan ma ahan tan Oo kale ka fokow niciimo ha Soo dhaweysan naag

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 9 місяців тому

    Waa beentod macqul mahan maryan 😅

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 9 місяців тому

    Cadiyo.dhabka.loo.geytay..wa.waxwyn.in.ay.oosane.ayada.aya.ku.nafiseysa..ceebna.ma.aha.hadio.ay.ooso..wey.aamintay.weliba.si.aad.ah.ayey.u.aamintahay
    Kama.filanaynin.intay.qalbiga.ka.oolahayna..banaan.ku.ooyso.aya.u.fiican.

  • @sammie1163
    @sammie1163 9 місяців тому

    Waar hooy naagaha saaxiib ma leh ha isku soo dhaweysanina sirtiinana ha u sheegina

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 9 місяців тому

    Hortaa baan yaabnay maryaney
    Leyla way dhaarsan tahay way cadeysay waxba uma qarsoona

  • @HamdaAbdirachid
    @HamdaAbdirachid 9 місяців тому

    Naya lelay dillo

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 9 місяців тому +1

    Been Cad waaye😅

  • @ifkaxubi8080
    @ifkaxubi8080 9 місяців тому

    Wlh wan laoyey nacimo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 місяців тому

    Been kulahaa seebeen utahay

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 9 місяців тому

    Mua.maleeynasyo.in.ay.been.tahay..arintan.