MUXAADARO SH XUSEEN CALI TABLIIQ QEEBTA 1 AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 86

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +5

    Muxaadaradan aad io aad baan ujeclhy waan iskaga so cesh ceshtaa😍😍❤❤❤❤jazaaka'llh shiikh xuseen

  • @mukhtaarabdisheekh8136
    @mukhtaarabdisheekh8136 12 років тому +1

    Mansha allah Illahay khyr badnahaka siiyo sheekhan sheekh xuseen caliinbadanayan radinayay caawa ayaan ansiib u helay ano raadinaya muxadarooyinkiisa kuwan iyo kuwo kale oo badna walll noo soo gudbiya insah allah idinka Alle khyr ha idinka siiyo

  • @tahirmahamoud2912
    @tahirmahamoud2912 5 років тому +1

    Mashallah sheekh xussen cali Allahkuxafido if iyo aakhroba Allah anagana naguanfaco aamiin amiin

  • @amaadin12
    @amaadin12 9 років тому +2

    Man sha allah, allow unaxariiso sheekh huseen ajarna allow kasii aamiin yaa allah

  • @abdallaahmed6052
    @abdallaahmed6052 9 років тому +1

    MASHA ALLAH ILLAH SHEIKH XUSEEN CALI COD KISA IYO WACDIGISA WAAN JECLAHAY

  • @caatikasayid1254
    @caatikasayid1254 6 років тому +2

    إني أحبك الله فى الله. الله يحفظك يا شيخ

  • @sacdiyojubad2955
    @sacdiyojubad2955 3 роки тому +2

    Maash'llh

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому +1

    Jazakalah sheekh

  • @islaamyhussein2490
    @islaamyhussein2490 8 років тому +1

    sheikh alle ha ku barkeeyo if iyo aakhiraba leh kii soo dubeeyeyna ilaahay khayr badan ha ka siiyo

  • @abdoulkaderhassan3218
    @abdoulkaderhassan3218 9 років тому +2

    Mashallah wlhi sheish houssein wa ducadie samankan umada ilahay qu anfacay rabana yubarik laho

  • @Mudugboy0806
    @Mudugboy0806 5 років тому +1

    Wa jeclahay muxadaradan allow no danbi dhaaf 😍

  • @drdiiriyeabshir7768
    @drdiiriyeabshir7768 8 років тому +8

    Sheekhani quluubta dad badan ayuu dhaqaajiyay ilaahay haka raali ahade

  • @walaaldadkisaj6291
    @walaaldadkisaj6291 9 років тому +1

    Barakallah xikmad iyo cilmi masha Allah, sheikh huseen ali Allow kuday

  • @johninankarersaylacvivagbl2595
    @johninankarersaylacvivagbl2595 9 років тому +1

    mashaa Allaah sheikh Allaha kaa abaaliyo anagane hanaga yeelo kuwii waxju qaata aameen.

  • @asadcalihasan7993
    @asadcalihasan7993 6 років тому +1

    Ilohow xuxifdi shikh huseyn wlh kaamadaalo allahu Akbar

  • @abdelhakimahmed3695
    @abdelhakimahmed3695 8 років тому +2

    Masha allah jezakallahu kheiren yaa_sheikh aan aad u jeclahay wacdigiisa raxmaanku haku xafido allahana kaa abaal mariyo kheirka iyo wanaaga aad wado
    anagana allaha naga dhigo kuwo wax fahma

  • @ahmedsheekhcali8297
    @ahmedsheekhcali8297 11 років тому +1

    maansha allaah sh xuseen cali tabliiq cajiib

  • @khaatumaawissc1774
    @khaatumaawissc1774 12 років тому +1

    mansha allah .. sheekh aad u u wanaagsan xafidahu lah ..

  • @wadaniofficiall
    @wadaniofficiall 7 років тому +5

    masha Allah Allah xafidakallah

  • @Mohamed_Abukar
    @Mohamed_Abukar 6 років тому

    Masha Allah jazakallah sheikh xuseen cali jabuuti

  • @abdirashiidgeddi8884
    @abdirashiidgeddi8884 9 років тому +1

    maasha allah sheekh allaha kaa jisaa siiyo dar ilaahay ayaan kuuu jecelahay

  • @cabdilimo4220
    @cabdilimo4220 8 років тому +1

    mashalah aad ban dar alle ugu jeclahay sh xuseen

  • @sayfudiin1
    @sayfudiin1 12 років тому +3

    mashaa allah jazaahulaahu kheeyr .......

  • @abdirahmanfaisal3112
    @abdirahmanfaisal3112 8 років тому +3

    ماشاء الله شيخ حسين اللهم زده وباركه

  • @jooncuuke
    @jooncuuke 12 років тому +2

    ilaahow ajar iyo xasanaaad kaa siii oo janada ku gee sheekh masha alah wlh codkaada alaha fasiix kaaga sii dhigo

  • @rayaandahir5182
    @rayaandahir5182 11 років тому +3

    masha allah shekhaan ilaheey dartiis ayaan ku jeceelay

  • @munasaromar4355
    @munasaromar4355 8 років тому +3

    mansha laah mansha laah shiikh ilahay ha kaa abaal mariyo jasaakalaah

  • @axmedadenfarax6760
    @axmedadenfarax6760 8 років тому +1

    jasaaka laah shekh xusen cali

  • @Mudugboy0806
    @Mudugboy0806 5 років тому +1

    Ilaahaw no danbi dhaf aduun ba cayrinayna ilahaw dhamanten musliminta no danbi dhaf shiikhaan wa jeclahay sanooyin ba dhagysnayay 😚😚😚😚😗😗😗😗😗😗

  • @ibrahimgure9563
    @ibrahimgure9563 6 років тому +1

    Manshallah may Allah bless you

  • @murshidabdullahi8225
    @murshidabdullahi8225 3 роки тому +1

    masha ALLAH

  • @abdidahir741
    @abdidahir741 8 років тому +2

    mash allh shiiq husesin Ali jabuuti

  • @muxiyadinmohamed8346
    @muxiyadinmohamed8346 5 років тому +1

    Allah haku xafido

  • @ahmedrealgadawaale767
    @ahmedrealgadawaale767 8 років тому +3

    mnsha Allah sheikh Allah kajasaadisiyo

  • @muxiyadinmohamed8346
    @muxiyadinmohamed8346 5 років тому +1

    Wax walboo weyn allaa kawey eebe ayaa marwalba naxasuusisaaye nabi macow maciisa allaha naga yeelo.

  • @mohanmoha7864
    @mohanmoha7864 9 років тому +1

    ilaahay abaalkaaga haka dhigo janada

  • @liibaanibraahim3291
    @liibaanibraahim3291 2 роки тому +1

    Wacdigaan saa uraadinaayay waan daalay lkn hada waan helay thnks wll

  • @mohameddeckmohamud6875
    @mohameddeckmohamud6875 9 років тому +1

    jazakalahu sheikh hussein

  • @cumaryuusuf4545
    @cumaryuusuf4545 8 років тому +3

    sheekh xusen aw cali

  • @bosteyoxasen8929
    @bosteyoxasen8929 7 років тому +2

    Alle ajar iyo xasanaad hakaasiiyo

  • @mohamedahmednour5584
    @mohamedahmednour5584 8 років тому +1

    man shaaa.ALAAH ALAHA kaa abaal mariyo shekh

  • @shukriabdinurmahdi6312
    @shukriabdinurmahdi6312 6 років тому +2

    جزاك الله خيرا ياشبخ

  • @salmanabdihirsi5913
    @salmanabdihirsi5913 10 років тому

    allaah akbar allaah kheer badan ha siiyo shiikh mashaa allaaaah

  • @cumaryuusuf4545
    @cumaryuusuf4545 8 років тому +2

    xafidulaahi sheekh xusen aw cali

  • @farduuscumar4316
    @farduuscumar4316 9 років тому +1

    mashaa allah tabaarka laah

  • @naasirmaxamed87
    @naasirmaxamed87 9 років тому +1

    masha allaa Xussen cali

  • @salehnasir3934
    @salehnasir3934 6 років тому +1

    Masha Allah

  • @aliarab3709
    @aliarab3709 6 років тому +1

    Maansha Allah

  • @ahmeddjama6281
    @ahmeddjama6281 9 років тому +3

    masha-allah que dieu vous protege

  • @cumarmuxumed7192
    @cumarmuxumed7192 9 років тому +1

    ilaahay sida sh xuseen umada hakawada dhigo

  • @abdifitahyare1380
    @abdifitahyare1380 12 років тому +1

    masha allah alaha lagu anfaco.......

  • @caatikasayid1254
    @caatikasayid1254 6 років тому +1

    allah nagu anfaco allow nasoo hanuuni

  • @libanmohamud432
    @libanmohamud432 12 років тому +1

    mansha allah

  • @abdulahiabdirashiidibrahim2023
    @abdulahiabdirashiidibrahim2023 10 місяців тому

    Ilaaheey hanagu anfoco muxaadaradaan

  • @mahamedhassannur7577
    @mahamedhassannur7577 9 років тому +1

    MashaAllaha

  • @bosteyoxasen8929
    @bosteyoxasen8929 7 років тому +1

    Mansha Alllaah

  • @نستيحهمعلمعلي
    @نستيحهمعلمعلي 7 років тому +2

    ماشاءالله

  • @cumarhassanmahamed6035
    @cumarhassanmahamed6035 7 років тому +2

    mashaallaah

  • @aliyare2707
    @aliyare2707 12 років тому +1

    masha alllah sheikh zajahullahu kheyran iyo walalaha albedar wabarakumullhu fiikum akhiiyow LKn hal talo kugu darsado insha allah muxadaradka dhexdeda waxa ka yeerayo anashiid taa hada kadeekartan insha llaah wabarakumuulhu fiikum

  • @nasroibrahim4067
    @nasroibrahim4067 8 років тому +2

    masha allah allah yaxifduka sheikhayga. ilahy janada haynagu kulmiyo

  • @omarali2282
    @omarali2282 11 років тому +2

    Rayaan aniga adigaan alle dartiis kuu jeclaaday

  • @AIOAAAAAAAAAAAAAAAAA
    @AIOAAAAAAAAAAAAAAAAA 11 років тому +1

    que dieu t amene au paradis inchallah

  • @drdiiriyeabshir7768
    @drdiiriyeabshir7768 8 років тому +1

    good

  • @faafiyediinedofficial3977
    @faafiyediinedofficial3977 3 роки тому +1

    Ku baro bilaash quranka nagalaso xidhiidh 0636903074

  • @libanrahoy6052
    @libanrahoy6052 9 років тому +1

    Mash Allah

  • @libanmohamud432
    @libanmohamud432 12 років тому +1

    mansha allh

  • @jabutawi10
    @jabutawi10 12 років тому +1

    masha alaah

  • @shukriabdinurmahdi6312
    @shukriabdinurmahdi6312 6 років тому +2

    ماشاءالله

  • @ugaasmohamed94
    @ugaasmohamed94 8 років тому +2

    Masha Allah

  • @ciilowyare3392
    @ciilowyare3392 9 років тому +1

    masha Allah