LATEST NEWS:- QUMBULUDA SUUQA ISAK TO CHELSEA , LIVER & SAXIIX CULUS,

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha kala soco website keena riix linkiga hoose
    bit.ly/40j75hA
    Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:-
    / dunida-ciyaaraha-10595...
    FACEBOOK-GEYGA GAAR AH
    / cabdulqaadir-qeyska-10...
    #SUBSCRIBE #LIKE_SHARE
    BOOQO Channelkeena Decomentry-yada QEYS & QISO
    / @ubimedianews
    Nagu soo Biir Facebook Fadlan Like Saar:-
    / dunida-ciyaaraha-10595...
    Dunida Ciyaaraha Tube waa bar howsheeda Tahay iney idin soo gudbiso Falanqeynta Ciyaaraha, Si kaduwan sida Ciyaaraha aad u maqashaan anaga waxaan ka hadli doonaa Guusha kooxda gaartay & sababihii kadambeeyey & Guuldarada Ciyaariyahanadii ku lugta lahaa.
    Hadaba Falanqeynta ayaa ah noqon doonta Mid cadaalad ah oo Koox kasta ama Xul kasta , Xageena kama Jirto, hadaba halkan kaga bogo Falanqeyn aad ka heli doonto Wax kasta oo aad uga baahan tahay kubadda.
    Halkan waxaan ujoognaa inaan ku Maqsuudino.
    Hadii aad daneyneysid Inaad Talo ama Feker aad nala wadaagtid Fadlan Fariintaada noogu soo dir.
    Email:- dunidaciyaaraha04@gmail.com
    Walaal Wixii dhiiragelin ah halkan kudir www.paypal.me/...
    Wixii Xayeysiis ah aad ubaahataan waxaad nagala soo xiriir kartaan dunidaciyaaraha04@gmail.com
    Waxaan idin rajeyneynaa Nasiib wacan.

КОМЕНТАРІ • 14

  • @Bowleeto2023-on4rr
    @Bowleeto2023-on4rr 3 місяці тому

    Sxb eber baad noqotay markaagi horaad fiicnayd ee isbadal samee

  • @kingabuu129
    @kingabuu129 3 місяці тому

    Wsc keep going brother

  • @haniaxmed1349
    @haniaxmed1349 3 місяці тому +2

    Kusali xabiibkeeni maxamed ❤

  • @RASHKAMAN-v6d
    @RASHKAMAN-v6d 3 місяці тому

    ❤❤

  • @xaliyeahmed7231
    @xaliyeahmed7231 3 місяці тому

    Isak uma qalmo 120 Chelsea lacagta way ku ciyaraysa

  • @abdiwahabjaamac5496
    @abdiwahabjaamac5496 3 місяці тому

    Ustaad qeeska isak chelsea ma anfacaa maxuuna ku soo kortiyaa

  • @AnasAbdi-b4x
    @AnasAbdi-b4x 3 місяці тому +1

    Qeys wllhi sadan uma qalmo ninkan wa in latagera❤😊

    • @MursalMaxamed-ri6zq
      @MursalMaxamed-ri6zq 3 місяці тому +1

      Aar Haa wlhi Zxp ninka sidaan uma qalmo like waa lala wada dhaafayaa😢😢😊

  • @Wardaahmedy
    @Wardaahmedy 3 місяці тому

    Liverpool on the fire

  • @MursalMaxamed-ri6zq
    @MursalMaxamed-ri6zq 3 місяці тому

    Qays sidaan uma qalmo kor haloo qaado dhalinyaro please😢😢❤

  • @cabdiraxmaanrooble9882
    @cabdiraxmaanrooble9882 3 місяці тому

    Qeys waa dadaalayaa ee dhalinyaro like saara ina daawadid oo ka tagtid wax fiican maahn waqti kalay videoka marka aan dhiiragalino🙌

  • @BECAUSESchedule-l7v
    @BECAUSESchedule-l7v 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤2000M

  • @moogeyareofficial679
    @moogeyareofficial679 3 місяці тому

    MAN UTD PALHINHA HA DOONATO AMA NEVES MID KOOD

  • @abdiwahabjaamac5496
    @abdiwahabjaamac5496 3 місяці тому

    Hori usoco ustaad qeeska