#KAAFI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Naag walbo lacag teda bixiso hoogste u danbeya

КОМЕНТАРІ • 29

  • @naciimowarsame2958
    @naciimowarsame2958 Місяць тому +2

    Waa sax halka ragu lug u duuganthy

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v Місяць тому

    Waa la dhibin yahay illahey waxan ka baryena faraj qeer wabo lnsha Allah

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p Місяць тому +1

    Naag nool ayaa tahay Abaayo❤ masha alllaah nin sinti aan leyahay walee masiiyo

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Місяць тому +1

    Fariid ilaahay ha ku xifdiyo gabdhaha ayagaa is bahdilay war isku tashta nolashiina 50/50 ha idiin ahaato ilmihiina mustaqbalkooda ka fikira

  • @munaismail4751
    @munaismail4751 Місяць тому +1

    His ex said she moved to new building for $1200 rent a month. Even if she had $20,000 that’s less than 1 year rent. Something is not right.
    Xaskii hore waxey sheegay 😮 inay ugu guurtay dhismo cusub oo $1200 kiradood bishii. Xitaa haddii ay lahayd $20,000 taas oo ka yar 1 sano kiradood. Wax sax ah maaha.

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w Місяць тому

    Macaney anaa kenya kudashay oo waligey joogay sharci labo kun odolar waykuheli kadibne Bank account way furan kartaa ama dahab baykugadan karta iyadaan ujeedin moye hada waakas my dia gabar yar buu kuguursaday lacagtii😢 wlh waaka xumahay hada ilmihii baa kabaahan hooyaded oo xanunsane wayhaysa

  • @user-uf3uu5lr7d
    @user-uf3uu5lr7d Місяць тому +1

    Thanks wllshy ruumi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalmoDaahir-hr6zh
    @SalmoDaahir-hr6zh Місяць тому +1

    Aniga waan yaabey ruumiyeey gabdhahan kalsoonida sheegayo miyeey naan arkeen haweenka ooynayo

  • @farax6361
    @farax6361 Місяць тому +1

    Nin soomali xataa haduu sheekh yahay ha aaminin

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Місяць тому

    😭😭😭😭

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w Місяць тому

    Horto maxay guri kun iyo laba boqol odolar ah😂😂😂waliba anoo afrika joogo

  • @HabibeFerja
    @HabibeFerja Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuamiira6098
    @umuamiira6098 Місяць тому

    Tiim dhaqaalo niyad jab😢😢 sheeko farxiyo tawakal kaso dhageesty meshaa ku yaaba fadhiyaa oo waxaa aroorinayy hadhaw ninka hakugo qabsdo halagona dhaho asaa lahaaa waxaa naftada kaqabty😢😢 rumiyy arinka wax kadheh tacab qasaary yaana noqonee😅😢

  • @salmaabukar273
    @salmaabukar273 Місяць тому +1

    Wlhi ninkeyga daacad baan u ahay wax walbo isaga noo haayo ilahey shar hanaga haayo qof kula nool iskama ilaalin kartide dhowr mara dhahay lacagtas ha iga taaban hada sida marba meel la iga maraya is dhiiba

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 Місяць тому +6

      Sida niyadada Allaha kuu rumeeyo, lkn bank account ayaa jiro o shaqsi walba lahan karo..!! 😊

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 Місяць тому +3

      Walaal Alle hakuu sakhiro Laakiin bangi furo hadaadan haysan , waayo tii Alle baaba imankarta, Mida kale dad iyo duur wax walba ka filo ayaa hore loo yidhi iyadoon laIs necbayn wax Waa lakala lahayn karaa .

    • @user-qt8rj2lx2p
      @user-qt8rj2lx2p Місяць тому

      Haa sax ❤​@@qaaliahmed4984

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 Місяць тому +3

      Arinkaas wanku wada fashilanay aaminka iyo isdhiibka waxan eed nay dumarow intaysankugu dhicina xanuunka dareemimeysid

    • @salmaabukar273
      @salmaabukar273 Місяць тому

      @@faadumozahra94 wan heysta bank hadad yurub joogtana waa og tahay bank lacag badan kuma keydsan kartid mar walbo boos ayaa la galiya lacagta anigana hal boos xita kuma qorni

  • @Hafsabilanqis
    @Hafsabilanqis Місяць тому

    Kaafi isagoo gabar yar ur ursanaysaan arkayay 😂 waan yaabay guurkii ba wax kalay kadhigeen

  • @farxiyayuusuf
    @farxiyayuusuf Місяць тому

    Waa runtaa abayo .nimanka qaar koot waa xasidiin oo ma jecla hor marka xaaskoda

  • @Nora-lq2gt
    @Nora-lq2gt Місяць тому

    Subxanalaah😠😠😠

  • @queenfardowzaofficial4444
    @queenfardowzaofficial4444 Місяць тому

    Calamadahan hadad ku aragto cunugaga outism uqaaba dhaqatr geey si looga HORTAGO kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤

    • @qaaliahmed4984
      @qaaliahmed4984 Місяць тому

      @@queenfardowzaofficial4444 autismku cudur maaha walaalo nurse Baan ahay , maskaxdooda ayaa Si kale u shaqaysa ka hortagna maleh in la baro waxyaalaha ay u baahan yihiin moojie .
      Qofkii ugu yaraa ee asda jaamacada Cambridge Waa wiil autisic ah ka eeg google.

  • @UbaxaSayid
    @UbaxaSayid Місяць тому

    Waa sax😂

  • @HabibeFerja
    @HabibeFerja Місяць тому

    አሰለም፡አለይኩም

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 Місяць тому +1

    Gabadha ciyaala ka baahane ha kudiganina