ARDAYDA AJAANIBTA WAXAY DHADHAMIYEEN XALWO || International student festival

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 465

  • @shako_y22
    @shako_y22 2 роки тому +269

    The best man in the world is prophet Muhammad

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 2 роки тому +1

      اللهم صل على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين.

    • @Draxmedqandac
      @Draxmedqandac 2 роки тому

      Sax wllhi shaqsi ka fcn weligay dhagtayda ma maqlin ✅✅✅❤️❤️

    • @user-gi2rd1pr2w
      @user-gi2rd1pr2w 2 роки тому +1

      اللهم صل وسلم علي نبينا محمد

    • @safiyoabdul7023
      @safiyoabdul7023 2 роки тому +1

      Scw scw scw

    • @Uus998
      @Uus998 2 роки тому

      U look beautiful 🤩 on the dharka hidaha dhaqanka

  • @juweria_alahmady5622
    @juweria_alahmady5622 2 роки тому +67

    Xppti sanadka xigo meeshaas inaad noo kala kicisid waaye 1 bil kadhiman markii ladhaho waa in aanu kusii tashanaaa oo hadii nala dhaho hadda ayaa xaflada ladhigayaa wax waliba diyaar inoo yihiin
    Alaabta hidaha iyo dhaqanka iyo cuntada madhameystirneen hadda lkn adinkoo kadis eey idiinku aheyd baa wax fiican soo bandhigteen masha allah
    Sanadkaan kadis buu idiinku noqday lkn sanadka danbe ku tashta insha allah
    Everything 100% adinkaa ugu fiican in nala soo dhaho ayaan rabnaaa
    Nasro dhanka cuntada iyo dhanka alaabtaba iyo dhanka decorations-ka adigaan kuu xil-saarnay
    Cuntooyinka aan dhaqanka uleenahay hal xabo haka soo tagin insha allah miiska suu ucamirnaado hala yaabo😋
    Guuleyso qaaliyeey❤🇸🇴🇩🇯🐯🐅🐆🐪💪❤
    Always we are the winners 🏆👏🙌❤

    • @mohamedosman477
      @mohamedosman477 2 роки тому +1

      MID BA ILOWDY ABO CIYARTA DHANTADA WAA INAN U DIYARINAA FANAN SIDA CALI DHANTO WIIL IYO GBDHO TNX 🥺✌😔

    • @mohamedosman477
      @mohamedosman477 2 роки тому +1

      MID BA ILOWDY ABO CIYARTA DHANTADA WAA INAN U DIYARINAA FANAN SIDA CALI DHANTO WIIL IYO GBDHO TNX 🥺✌😔

    • @abdimajiidmaxamedbashiir3208
      @abdimajiidmaxamedbashiir3208 2 роки тому

      @@mohamedosman477 sax wlhi

  • @lakijamac5735
    @lakijamac5735 2 роки тому +13

    Walahi wan ilmeeyey walashy Allah haku karaa meeyo wn jeclahy wadankena inuu adunka kadhex muuqdo ilove Somalia 🇸🇴

  • @neyruusnalka3032
    @neyruusnalka3032 2 роки тому +12

    Wlhi wan qiirooday😥🥺
    Ha sareeyo calankeena🇸🇴🇸🇴
    Alle haku karameeyo walashey❤🩸

  • @qaadijocadey1366
    @qaadijocadey1366 2 роки тому +16

    Somalinimo nasray kudayasho ayad mudantahay gabar karti leh masha,allaah💖💗💓💞💕💯full respect xayati qalbi

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 2 роки тому +45

    Ascw maashaa. Allah , Nsra quruxeey aad baad u mahadsan tahay sida dalkeena u matashay hanbalyo ,Allaah haku xifdiyo nabadeey👋💥✌

  • @anascabdiqani
    @anascabdiqani 2 роки тому +21

    Maasha allaah Nasra Abtidoon keep going Abaayo naga bareejey wadamada kale abaayo sida u astuuran tahay allaah kugu xifdiyo aamiin yaa allaah

  • @fatimamumin2382
    @fatimamumin2382 2 роки тому +6

    Allaaha ku dhowro Somali adookale ayeey u baahantahay 🇸🇴🇸🇴❤️ Shukran alaawajib nasro

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح 2 роки тому +47

    Masha Allah,halwa Yemen 🇾🇪 and somal is same 🇸🇴

    • @safiyowarsame6650
      @safiyowarsame6650 2 роки тому

      🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙👍👍🇫🇲🇫🇲👍👍💙💙🇸🇴💜😁😁😁💚💚🏆💔👐👐💘💘💘💘💘💋💋🍇🏆😁😁🏆💔💔💔💔😁

    • @misszoya1493
      @misszoya1493 2 роки тому +1

      Thanks you so much

    • @anisaabdi3671
      @anisaabdi3671 2 роки тому +1

      Yeah wallh

  • @amaarabdinazir3473
    @amaarabdinazir3473 2 роки тому +15

    Mahadsanid sis.... waad naga giijisay. Salaan sare masuul 👊

  • @hodancumar2619
    @hodancumar2619 2 роки тому

    Manzha allah wlhi Nasra abtidoon iyadoo kadis kugu ahayd hadana si qurux badan ayaad uqorshaysay Alle haku jeclaado qlli

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +9

    اللهم ألف بين قلوب المسلمين وأصلح ذات بينهم وجعل بينهم مودة ورحمة يا سميع الدعاء

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 роки тому +11

    masha allah abaayo anga xitaa masar waa lagu qabtaa jaamacadeena masaarida baatiga waa jececlyihiin hooyo habeen masaajidka maamo masaari ah dhahday waxaan rabaa gabsaarkan aad wato isii 😆❤

  • @alishamohan2297
    @alishamohan2297 2 роки тому +1

    M.a🥰🥰🥰💋❤xppti mahadsanid sida wanagsan aad wax Waldo nolasocodsiiso wakahele sida quruxda badan aad Noga gudbise dhaqankena💙🤍🙏🙏🦋🇸🇴😍

  • @mizkimohmed822
    @mizkimohmed822 2 роки тому +2

    Calankeena Somalia🇸🇴Hdii 100K clan lagu daro wuuu ka muuqanaa M.a Qurux wllhi👑🇸🇴🥰

  • @amiinaqurux2045
    @amiinaqurux2045 2 роки тому +5

    Gabadha Kali ay Somalia kufaanto nasro Abtidoon guuleyso sister

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 роки тому +83

    You are representing our land and daqan 🇸🇴

  • @bilannasser8879
    @bilannasser8879 2 роки тому +1

    Mzha alh waad naga dhiztayy🥰🇸🇴❤

  • @قمرابريل-ح2ك
    @قمرابريل-ح2ك 2 роки тому +11

    ماشاءالله حبيبتي الله يسعدك ويوفقكم شفت بلدي اليمن😻❤

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 2 роки тому +2

    Masha allah 💯 ♥ 🙏 thanks my queen sister nasra abtidon dhaqankena sidaa ajanibta ubartay wow 👏 💖

  • @munamanka227
    @munamanka227 2 роки тому +1

    M.a abyo nasro magaca Somalia iyo hidaha iyo dhaqankeena kor uqadey sharaf iyo ciso leedahey guuleyso marwaliba

  • @micraajxuseen2726
    @micraajxuseen2726 Рік тому +1

    Masha Allah❤❤❤🎉🎉🇸🇩🇸🇴🇸🇩🇹🇷🇹🇷😘😘🎊

  • @faadumocraxiin2617
    @faadumocraxiin2617 2 роки тому +1

    Wlhi abyo farxad waan ilmeyay m.a 💯💯🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴Soomalia hanoo laato

  • @xurmobadan9720
    @xurmobadan9720 2 роки тому

    Ayyy bal eeg quruxda calankena io dhaqankenapa😩🦋🥺❤

  • @CabdiMalikyare1
    @CabdiMalikyare1 2 роки тому +14

    Qofkii ugu fiicna ugu Kharkov badnaa ugu aqoonta badnaa uguna xishoodka badna eebe inta uu abuuray waa Nabi mohamad (SCW)
    PLZ HADA MUSLIM ☪️TAHAY SUBSCRIBE IISAR

    • @tomcruise001
      @tomcruise001 2 роки тому +2

      Muslinima maxaa shardi u ah inaan subscribe kuu saro

  • @حياتيمعاللهاجمل-خ7س

    Masha allaah xbbti nasra shukran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    نفتخر بك يا غالية

  • @kaaphiyobintumaxamed767
    @kaaphiyobintumaxamed767 2 роки тому +6

    My queen nasra xbbt allh kudhowro abaayo qof aakudaydo tahy saas ahow hormar qurux bdn 💚💚💚💚

  • @ruqiyocali2426
    @ruqiyocali2426 2 роки тому +8

    Cawaale caLaN keeNii🇸🇴❤masha allaH hppti nasro

  • @hawaelmifarah2885
    @hawaelmifarah2885 2 роки тому +1

    Somalinimo naga badan wlhi from 🇩🇯

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 2 роки тому +5

    Masha allah waa sidaas marwalbo wadankaaga inaa wax qurux badan ka gud biso ayaa fiican

  • @barwaqoshorts2338
    @barwaqoshorts2338 2 роки тому +4

    Sor iyo maraq canbulo iyo macsaro iyo odkac iyo canjelo iyo sanbus waxas dhan waa dhaqankena inaa kento ayay ahad tokada danbe iska giji insha Allah

  • @abdirahmanadam147
    @abdirahmanadam147 2 роки тому +3

    Masha Allah
    Dalkaaga hooyo dhaqankiisa inaa ku faantid waa sharaf, horey u soco Nasra

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 роки тому +27

    masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon 🥰❤

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 2 роки тому +42

    Masha'allah thanks for showing our beautiful Dayan/culture.

    • @shamisabdulqaadir4179
      @shamisabdulqaadir4179 2 роки тому

      Nasar Abayo dahabaka xamara maxa laka siiya garamaka in du maray Am durkik Abayo ika so jawab

    • @faadumoqueen6589
      @faadumoqueen6589 2 роки тому

      Masha allaah wlhi caadi ma ahan

  • @abshiromar4397
    @abshiromar4397 2 роки тому

    Walaal qaali bilaash laguuma daawado qof ILAAHAY dhamays tiray baad tahay dhankasta xag asturnan iyo diin iyo xag dhaqanba
    Biilkaagii yaraa baad dhaqankeenii
    Kor ugu qaaday
    Soomalinimadu ha waarto

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 роки тому

    Nasro wadaniyad nooloow wll thanks🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑🙌

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 2 роки тому +3

    Maashaa allaah. Habo mcn sanadka soo socdo si fiican isu diyaariya insha allaah

  • @umafnaan5197
    @umafnaan5197 2 роки тому +3

    Yap masha allah haa yemen 🇾🇪 xalwaduda waxa la dhaha hariiza 😍

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому +20

    masha allah nasra cuno macaan ,ilaahay gacmahaaga ha ku barakeeyo ❤✔👏

    • @كوين-ذ9ز
      @كوين-ذ9ز 2 роки тому +2

      ي عمري تسلم يدك ي قلبي انا ماشاءالله الله يحفظك ي خاله 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑

  • @fathimaalibulle
    @fathimaalibulle 2 роки тому

    Woow walhi xafkad qurux badn dhaqamo kaladuwan iyo wadamo kala duwan m.a in lais barto oo lai dhex galo waa wax fiican nasra m.a somali saa u matashey zaid qurux walhi

  • @asmoqurux811
    @asmoqurux811 2 роки тому

    Thnks sister turjumida dalkeena hambalyo

  • @nasroyusuf5226
    @nasroyusuf5226 2 роки тому

    Mcney thnx 🙏 somalinimada Naga bdn ❤️🙏

  • @samarabeautyaction9286
    @samarabeautyaction9286 2 роки тому +5

    manshalah byo nasro u made us proud u shine and high up our nation keep going dia sz our beautiful flag manshalah ❤ may Allah make our country somalia 🇸🇴 peaceful ❤

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970 2 роки тому +2

    MashaAllaah Allaha nookaa dhaafo Nasro deeniiyee noolow adiga iyo faamilkaaga oo dhan

  • @aishamaher7787
    @aishamaher7787 2 роки тому +8

    Masaha Allah Somalia 🇸🇴

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 2 роки тому +2

    Masha allah Nasro adi kaligada ma jamacada somali ka ah waxa fiicned iney wilasha somalida ciyaar dhaqamed so ban dhigaan

  • @caishoabdiaziz3943
    @caishoabdiaziz3943 2 роки тому

    M.a Abyo wax wanagsen baad Samaysay🥰🙏

  • @fathiya5267
    @fathiya5267 2 роки тому

    Jah abayo hor mar wacan Ku rajeynaa🥺😩❤️❤️

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 2 роки тому

    Woooow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @afnanduran6524
    @afnanduran6524 2 роки тому +5

    Maashaa allaah nasra qof ku dayasho mudan ayaa tahay m.a hore usoco wlsheyn

  • @faadumoaliwarsame682
    @faadumoaliwarsame682 2 роки тому

    nice Nasro Abtidoon good lucky sister

  • @safiyomursal2847
    @safiyomursal2847 2 роки тому

    Aawey geelii wlle waaa Astaanta ugu muhiimsan

  • @engineerkaynaan4421
    @engineerkaynaan4421 2 роки тому +2

    Gabadha iskaabulada cunada ka dhista nasra abtidoon horey usoco👉👉👉

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +2

    Maasha allah 😍😍😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 2 роки тому

    Masha allaah ilaahay wadankeena haynooga dhigo nabad iyo barwaaqo horumar wacan abaayo waan ku faraxsanahay inaad wadankeena wax fiican ka gudbisid

  • @ashaaah1ha944
    @ashaaah1ha944 2 роки тому +13

    We’re so proud of you walaalo nasray ❤️👸🙏

  • @mareraapdi2002
    @mareraapdi2002 2 роки тому

    M,a wlshei waad naga buustay ajaniibta

  • @sadiiqamuxsin8775
    @sadiiqamuxsin8775 2 роки тому +3

    From yeman iga badan dadkyg🇾🇪🇾🇪🇾🇪💯

  • @indhouronindhouron7992
    @indhouronindhouron7992 2 роки тому +1

    Abyo mnsha allh

  • @hargaandi8821
    @hargaandi8821 2 роки тому

    M.a.abayo nasro guuleyso walasheey

  • @salmasaid7815
    @salmasaid7815 2 роки тому

    Masha allh nasra guulayso wl

  • @maryanmohamuudali4819
    @maryanmohamuudali4819 2 роки тому

    M. Allah guuleyso abyo

  • @riyaapearuun6786
    @riyaapearuun6786 2 роки тому

    ABYO WANKU FARXAY WLLHI SIDA AAD UDADAASHAY WE LOVE YOU ALL COUNTRY’S 🫂❤🫀🥰😍

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 роки тому

    maaaaaashaa alllah nasra xalwadii waa lagu sooyaacay inaba caadi mahan xalwada soomali

  • @hawakiinchannel453
    @hawakiinchannel453 2 роки тому

    Nasra abtidoon hormar wacan

  • @mohaahmed4440
    @mohaahmed4440 2 роки тому

    Abaayo xafladaas adi le miyaa somali ka aheed mise gabdho kale qofkii xaflada imaaninna mala burinayaa 😯😯🤗🤗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗🇸🇴

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 2 роки тому +1

    Gabdhaheena illah hanoo daayo your most beautiful

  • @zaaidmohammed8972
    @zaaidmohammed8972 2 роки тому +1

    masha allah abayo mcn waxad mudan taahay in talo lagu sameyo ❤❤❤❤

  • @khayrka_faafi
    @khayrka_faafi 2 роки тому

    ASLAAMU CALAYKUM WALAAL NASRO RUNTII WAXAAD MATASHAY DHAQAN WANAAGSAN O AAD U QURUXBADAN O AAD KA GUDBISAY WADANKEENA SOMALIA ALLAH KU SHARFO WAAN KU TAGERAA MARKASTA MAHDSANID WALAAL Gulayso waligaa

  • @xusenqanafyod3308
    @xusenqanafyod3308 2 роки тому

    Ma shalah ku mawayo cawael 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @munahilwa9490
    @munahilwa9490 2 роки тому

    Mahadsanid abyo Waa Hupaal wxd Sameysay Magac oyo Dhqan ood so Bandhigtay Ma aqan wlhi wan kugu mahadcelinoo

  • @samsamgeesod6691
    @samsamgeesod6691 2 роки тому

    asc abaayo nasro waad mahadsantahay saad calankaada u matashay

  • @chefahaawa
    @chefahaawa 2 роки тому

    Mashallh allh ku xafiido abayo nasra dhaqanka gaa ku faan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹lek isara walahey

  • @amaalcabdullahi1276
    @amaalcabdullahi1276 2 роки тому

    M.a alha kuxifdiyo apyo nasro

  • @sahraabubaker1579
    @sahraabubaker1579 2 роки тому +1

    Traditional day waan u xisay eat differents food as much as you can😘

  • @deeqsandheere7030
    @deeqsandheere7030 2 роки тому

    Masha Allah

  • @IKRMMOhamed
    @IKRMMOhamed Рік тому

    Maashaallah

  • @sucaadabdullahi9085
    @sucaadabdullahi9085 2 роки тому

    Www mansha Allah xabti

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 2 роки тому

    Mnsha aallah abayo nasro soomaaliya waan taalo lagadhiso nolow inbadan🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hawamohamudali2510
    @hawamohamudali2510 2 роки тому +1

    Mashaa allah nasra lakin ogooe diraca iyo subaycidu ma ahan fharka hiddaha iyo dhaqanka somalida ee saxda ah waa inaad fursadda xigta dhaqankaaga saxda ah u samaysa xitaa hadii aadan adigu gashan karin qof kale u geli ama loox lagu xardhay hore u qaado guuuul ayaan kuu rajaynayaa

  • @somcana
    @somcana 2 роки тому

    Best ambassador 👏

  • @sareedocismaan7591
    @sareedocismaan7591 2 роки тому

    Masha allh

  • @munaali5078
    @munaali5078 2 роки тому +5

    mashallah tabarakallah ♥️♥️♥️♥️

  • @khadijamohamed8284
    @khadijamohamed8284 2 роки тому +4

    we proud of you Nasra♥️🌸

  • @xasanmubaarak8506
    @xasanmubaarak8506 2 роки тому +1

    Sanadkaan madamee kadis kugu noqotay Sanadka danbe kal iyo laab inaa ugu dhistaa rajenenaa ajanibtaa dhaqankeen insha allaah
    Guleyso wlshei.
    Mahadsanid. 💯

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 2 роки тому +1

    Mashaalah saxwaye yaman xalwadoda wey adaktahay xalwa harisadaa ladhahaa

  • @daanjiriirico4720
    @daanjiriirico4720 2 роки тому

    Alx waan iska daayey siigadii

  • @abdikeerapushka6027
    @abdikeerapushka6027 2 роки тому

    Nasra thank u for uplifting Somali culture and dignity

  • @fadmamuxamed6941
    @fadmamuxamed6941 2 роки тому

    Maasha allh abayo illhey ha ku xifdiyo xbbti

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 роки тому

    Maasha alaah Ilaahow ku xafdi aamiin yaa alaah edo

  • @hamdixiisinamohamed7348
    @hamdixiisinamohamed7348 2 роки тому +1

    www waa qiirooday🥰❤

  • @raxmaali4767
    @raxmaali4767 2 роки тому +1

    Mansh allha macalimadaydii nasra abtidoon guul iyo gobanimo macalin ♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍

  • @sucdimaxamid4193
    @sucdimaxamid4193 2 роки тому

    Mashallah

  • @mascuudyare0907
    @mascuudyare0907 2 роки тому +1

    Viva 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @ladyboss2632
    @ladyboss2632 2 роки тому

    Thank you abyo wax qurux badan baad naga gudbisay

  • @wardamohamed
    @wardamohamed 2 роки тому +2

    Nio qof yaroo fiican baathy manshalh

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 2 роки тому

    M,a keep going my love 💕💯 best friend Nasari m,a qurux badan caalamka Somalia hormar wacan abyo qali hora usoco walash

  • @nursaid6283
    @nursaid6283 2 роки тому

    Mahadsanid walal nasro-abtidoon

  • @GAANI.
    @GAANI. 2 роки тому +1

    good Job Nasra

  • @abdallahajji841
    @abdallahajji841 2 роки тому

    Mahadsanid maadama aad anaga na tustay quruxdii somaliya dadyaw ajaaniba aniga sarkaal somaliyed ahay wllhi iskadaa waxkale calanka markan arkay jiidhidhicoday mahadsanid Mar 2aad wllo