KOKO IYO AMIIRA IIGU GOOBTAY DAD AAN ISKU FIICANAHAY AY IISOO QABTEEN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 676

  • @MoohaHaji
    @MoohaHaji 7 місяців тому +207

    caawa waa 15 shacbaan halaga faa.idaysto ku saliya rasuulka scw ❤🎉

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 7 місяців тому +74

    Illahayow Ramadan nebed nagu gaarsii 😢❤🤲

  • @LIBAAXCABDICUMARFAARAX
    @LIBAAXCABDICUMARFAARAX 7 місяців тому +116

    Gacan taada ma awooda inaad sooqorto saliga nabiga scw scw scw❤

  • @hamdibilanahmed7725
    @hamdibilanahmed7725 7 місяців тому +47

    Aamiiro waa maskin walhy wad u jilcisay yakhay lkn koko khater wlhy wan ku wataa sister hory u soco abyo❤❤

  • @Shanlayste
    @Shanlayste 7 місяців тому +57

    Dhalinyaro aduunkaan waa laga tagayaa camal wanagsan shaqaysta oo qabiil cayga iska daaya bilihii ugu kheirka badnaa sanadkaa lagu jiraaye❤️❤❤😢

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 місяців тому +65

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @ciiseaaja211
    @ciiseaaja211 7 місяців тому +41

    kusalu xabiibkeena muxamad scw😢😢

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 7 місяців тому +27

    Ramadaanka nabad iyo caafimaad Alle hanugu gaarsiyo🤲

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 7 місяців тому +35

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato i.a🕋🙏😘

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 7 місяців тому +55

    Wlh koko sixun kuuu gashay 😂😂😂 nimaan aarsan uurka habartis ku jiraaa
    Koko iyo Amiira sfcn u gasheen Asad

  • @KingkhalidBoy
    @KingkhalidBoy 7 місяців тому +37

    Awey dadki jecla saliga nabiga scw

  • @Caanimo_marapo_2030
    @Caanimo_marapo_2030 7 місяців тому +53

    Halmar nabiga ku sali scw scw scw❤❤❤

  • @sahrosheikh0052
    @sahrosheikh0052 7 місяців тому +24

    Amira iyo koko asad wali waa unaxarisateen siduu habeen hore idin yeelaa kadarneed amira waxan rabay inay 1 ukeento wax aan macquul ahayn sidi asad uu yeelay koko

    • @xamdikayse9697
      @xamdikayse9697 5 місяців тому

      Xamdi bilan iyo najima nashad ayay Ku macanayd 1😂❤

  • @mrbeastFanPortuguese
    @mrbeastFanPortuguese 7 місяців тому +21

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine All created prophet Muhammed 》_SCW___]❤🕋😥☝

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 7 місяців тому +42

    *Aan is cafino dhamaanteena si uu alle noo wada cafiyo, qof alaala iyo qofkii walaalkiisa cuqdad uqabo alle dartiisa ha u cafiyo si loogu daro dadka caawa loo danbi dhaafayo, allaha nagu wada daro kuwa uu alle danbiyadooda dhan ucafinaayo*🤍🤍🤲🏼🤲🏼

  • @kafi-f
    @kafi-f 7 місяців тому +5

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato A.l🕋❤️🙏

  • @FardowsaHogamisada
    @FardowsaHogamisada 7 місяців тому +21

    Caawa waa 15 shacban allaha no denbi dhafo oo riyadeena ino rumeeyo🤲🤲🤲🤲

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 7 місяців тому +32

    Koko waxaad ka soo dhigi lahayd labada u dambeeya najmo nashaad iyo xamda bilan caadi buu u wareeri lahaaye ❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @munasalebaan293
    @munasalebaan293 7 місяців тому +22

    Asad timaha iska xiiir Ramadan ayaa soo dhowe wllo😭❤

    • @Dr.Muhiyidin
      @Dr.Muhiyidin 7 місяців тому

      Aayade shegty ama xadithkee shegay in ramadan ka timaha laxiro waryaahe waar afka isku qabso kow dheh comment kale so qor hadi kale ka aamu

    • @Ayanitaa
      @Ayanitaa 7 місяців тому +3

      ​@@Dr.Muhiyidintalo wllnimo lee le sisay mxa waye adi dhibka kuhasto🤔

    • @Dr.Muhiyidin
      @Dr.Muhiyidin 7 місяців тому

      @@Ayanitaa adiga maxa kugubay neh labo qof is hesate saddexeeye maxa ka dhigay 😂😂

  • @MohamedDeckabdullahi
    @MohamedDeckabdullahi 7 місяців тому +15

    Kan naagta gubay ayad kuhaysaan waliba i dinkoo qoslaayo 😢 ilmahaas bari kamali taageero ayay kuunoqonaayaan waliba video gaan hadii ay fiirsadaan sidee dareen koodi noqon karaa plz 🙏 joojiya sheekadaan 😢

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 7 місяців тому +1

      Ma ila araktay horta dadkan say u dhaqmoyiin 90ka ki xaskisa gubay ku jiran igu qoslayo wax kastabo kaftan iyo wax lagu qoslay ka dhigteen somalida si qurux bdn wngsn maba u dhaqmi karan wan ka yabay Amaana ALLAH😢😢

  • @Abdiraxin81Abdiraxin81
    @Abdiraxin81Abdiraxin81 7 місяців тому +20

    Ku sali nabi maxamed scw

  • @Janno66
    @Janno66 7 місяців тому +10

    Asad amiiro Mxey Sheegtey oo naga qarisey blue makeup miyaaa😂😂😂😂😂

  • @HamzalackHamzalack
    @HamzalackHamzalack 7 місяців тому +15

    Kusali nabi mohamed scw ❤❤

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 7 місяців тому +21

    Koko is not easy wallhi weey aarsatay 😂😂🎉

  • @MaxamedXuseen-s3l
    @MaxamedXuseen-s3l 7 місяців тому +3

    Cawa 15 shabcan an kusalino nabi. Maxamed scw❤

  • @ShamisMohamed2797
    @ShamisMohamed2797 7 місяців тому +34

    Amiiro wey nagu ciyaartay walhi wax fudud bey kentay 😂 lkn coco waa qatar ❤

    • @Salmo-kw7kw
      @Salmo-kw7kw 7 місяців тому +4

      Koko dheh 😂😂

  • @Mascuud.Ozzy27
    @Mascuud.Ozzy27 7 місяців тому +75

    Congratulations 🎉 2M Million subscribers come soon I.allah 👏 team asad hagio is muujiya 😊😊❤Please guys I.allah🙏🙏🙏 Maamo madiina allah xifdiyo🤲🤲

  • @taakuleeyeofficial3485
    @taakuleeyeofficial3485 7 місяців тому +32

    159 qof hada iga dhex aragte seethay wll 😊

    • @Kajol833
      @Kajol833 7 місяців тому +1

      Alx adna😂

    • @MissNiila-i2s
      @MissNiila-i2s 7 місяців тому +1

      Alx adi sethy

    • @Jaaaama36
      @Jaaaama36 7 місяців тому +1

      Wan fcnhy anoo 579 kaa dhex arkay

  • @Abdullahi-Daacad
    @Abdullahi-Daacad 7 місяців тому +2

    kaas aan la kaseynin ani waayay 😊😊

  • @cabdifaraax409
    @cabdifaraax409 7 місяців тому +14

    Keep going my bro 2million is coming soon ❤

  • @warismaclin
    @warismaclin 7 місяців тому +8

    Asad Abowe cemega tuug so cili noh halmar mida kle macalimow io ceyda koko io arimaheyna so sameynoh wn u xiisay runti🙏🙏🙏🙏🙏🙏😊

  • @hamseahmed6172
    @hamseahmed6172 7 місяців тому +48

    Loved game 😢😮 keeb going wllky ruma

    • @MohamedElmi-l5x
      @MohamedElmi-l5x 7 місяців тому +1

      Najma nashada iyo hamdi bilan ays kenlixed asada sidas ugujababa ayan arkilexn😂😂😂😂😂

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 7 місяців тому +24

    Big legend always asad hajio 1.9m coming soon insha allah
    Team's koko isn't easy
    Team's amira qurux isn't easy 😀💯👍😍⌛❤❤

  • @AyaanleDek
    @AyaanleDek 7 місяців тому +36

    Xaysiinta Paysii Nagadaa nio😢

    • @ziizufresh
      @ziizufresh 7 місяців тому +3

      Lacag ayuu ku qaata adhiga iska daaf😂😂

  • @aaminoadan1689
    @aaminoadan1689 7 місяців тому +13

    Kusali nabigeena mxmd (nnkh)❤

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg 7 місяців тому +15

    Cawa waa 15 shacbaan aan iscafino walalahey mel walbo dunida dacaladeda ka jogtaaan khyr baa nii dhafay

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 7 місяців тому +13

    The best UA-camr asad mohamed hagio ❤

  • @anizaaxmedcabdi9587
    @anizaaxmedcabdi9587 7 місяців тому +21

    Asad waa na dhafrisay anoo veido kaaga daaban ma seexdeeh noola soo dhaqso aboweh horeneh u soco markasta guuleeso❤

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 7 місяців тому +11

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please👏 🙏 😭 intaad la gadhin ramadanta fadlan fadlan 👏👏

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 7 місяців тому +8

    Koko waan kuwataaa wlhi😂najma ineee lanbar 1 lasugesay saan uogaaa

  • @Ubaxiina_
    @Ubaxiina_ 7 місяців тому +56

    𝗦𝗮𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝘂𝗴𝗮𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗮𝗮𝗹𝗲 😂❤❤

    • @MssFarxiyo-e8x
      @MssFarxiyo-e8x 7 місяців тому +4

      Anaa ka drn anoo beri school leh aa sugayr

    • @memonxalima4499
      @memonxalima4499 7 місяців тому

      Anixita 😂

    • @Dr.Muhiyidin
      @Dr.Muhiyidin 7 місяців тому

      Maxaa sugnaa amiro qofka ee shegaty oo naga qariyey ba rabna hadi kale waqtigena meel cidlaa uu inoga qasaray 💔💔💔

    • @Kajol833
      @Kajol833 7 місяців тому +1

      @@Dr.Muhiyidin ismacil aarka 😂

    • @Dr.Muhiyidin
      @Dr.Muhiyidin 7 місяців тому +1

      @@Kajol833 walshy umalenmayo asaga sabbto eh codka mute muxu kasara wax ceeb ehvma ahan lkn waxa umalena qof xun amee shegty sabbtas bu mute ugaliyey lkn qofkas yawaye talow ad is ledahy ??

  • @nurtoadam1972
    @nurtoadam1972 7 місяців тому +9

    Ani waxaan daremaa in koko asad sifiican uga arsanin 😢sidaan still ma adko koko maxaa uso adkeynj 😢

    • @faarush8157
      @faarush8157 7 місяців тому

      Sax ma adko saan umalaynayey maaha

  • @LibanMarquinhos5
    @LibanMarquinhos5 7 місяців тому +20

    Keep going frère 🇩🇯🇸🇴

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 7 місяців тому +5

    Koko aqwaan waad jilcisey aniga waxaan ugu danbeeysiin lahaa queen qaawan iyo ayaan tafshaaan

  • @Ahmeddhago
    @Ahmeddhago 7 місяців тому +19

    ilhow Rabbiyow I danbi dhaaf Ani io muslimiinta dhammaantood 🤲😭

  • @SahroJimcaale-i9x
    @SahroJimcaale-i9x Місяць тому

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number 252616784780

  • @AsmaAbiib-ie6nv
    @AsmaAbiib-ie6nv 7 місяців тому +22

    Inta cawa dhan ila sugaysay wan salamayaa😊😂

    • @xayat5577
      @xayat5577 7 місяців тому

      Inan hurday aan kasookacay sidaan usogaahi caawa oodhan😂

  • @hindaomaryusuf4343
    @hindaomaryusuf4343 7 місяців тому +9

    7 minutes iyo 141 comment somaliliyey see wax u fahantiin 😂 shimeeba aadba daawateen video ga 23 minutes waayee😂

  • @xuseenbuqaari1706
    @xuseenbuqaari1706 7 місяців тому +15

    Najmo nashaad iyo Xamdi bilan in aad dhahdo ayee ehed 😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 місяців тому +5

    Allah is one ❤😢☝️

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin 7 місяців тому +4

    Asxbey yaa umaleynosiin labada qof ugu danbeyey ee amiro laga mute gareeyey ???

  • @AzmoAbdirahman
    @AzmoAbdirahman 7 місяців тому +2

    Illahyow RAMADAN NABED NAGU GAARSIII❤

  • @geesiyadasool218
    @geesiyadasool218 7 місяців тому +7

    First comment asad hagio nolow Willkie ❤️🙈

  • @Fadumo23
    @Fadumo23 7 місяців тому +10

    Fahansi saxipka noso same🥰🥰🥰

  • @Cabdisalan-l4b
    @Cabdisalan-l4b 7 місяців тому +10

    Inta caawa Ila sugeeysa lev❤saar

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 7 місяців тому +8

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan.
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @nayruusabdullahi9964
    @nayruusabdullahi9964 7 місяців тому +9

    Wllayalow wllkey iga xanusan igu soo duceeya 40 qof ducadoda wala aqbalye plz🙏🙏🙏

  • @medicalshafi
    @medicalshafi 7 місяців тому +8

    2020 1 junuary ila hda la socda aryou single😂😂

  • @CalimusdhafAadan
    @CalimusdhafAadan 7 місяців тому +11

    Asadow marka dhaheyso laailaahi dhameystir plz

  • @NasriFarah20
    @NasriFarah20 7 місяців тому +2

    Waa nagu socda game kaan
    Team 27 Barnamijka Ramadanka noo sodiyariyo I.a Dawashadiina kama daalne❤🎉

  • @sucdhi
    @sucdhi 7 місяців тому +4

    Messi fans 1 like 👍 🇦🇷🇦🇷

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 7 місяців тому +17

    Najmo nashaad iyo Abdala jamaal ayuu Asad doortay 😂❤

  • @Zaki_De_gangz
    @Zaki_De_gangz 7 місяців тому +7

    AlllaaaaH is OnE❤🎉

  • @Sacdiyo937
    @Sacdiyo937 7 місяців тому +5

    Asxaabey aan iscafino 🤲🤲🤲🤲🕋

  • @haboniita5847
    @haboniita5847 7 місяців тому +4

    Inta maanta soman Allah ha inaga aqbalo soonka❤❤15 shabcaan

  • @Ancient-Archives
    @Ancient-Archives 7 місяців тому +1

    Next game waxad kadigta... meqa points a sini leheed ... tartamaha wuxu hysta only 1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9, 10 points only... each pointana Hal mar bees a dibi karta. Like 10 points hda qof siso qofkala masini kartit.

  • @AllFAMILLY
    @AllFAMILLY 7 місяців тому +2

    manshalah wlhi gabdhaha mesha laso saray waxa ugu qurux badan mama malyuun second hodan therth najmo nashaad

  • @habsadahir8378
    @habsadahir8378 7 місяців тому +3

    Masha Allah koko wad arsatay ❤

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 7 місяців тому +13

    All of them team 27 keep going 💪 😮😊

  • @WarsameXasan-so8ep
    @WarsameXasan-so8ep 7 місяців тому +3

    Keep going my brother asad hagio

  • @xaawoamad1514
    @xaawoamad1514 7 місяців тому +1

    siwadajir uwadasocda ilnii ma arakto❤ asad xaaji yarow si walaaltinimaa kuu jeclahay riyadeeda❤ugu ween waa markaa imaado maleeshiya
    ❤kumanti geeda hadaaka heshay cawada sooqaado muuqaalka duubeesi waxaa igu dhaheesi igu dheh waxaa filaa inuu ku soogaaray

  • @mohamudadan-mu9zp
    @mohamudadan-mu9zp 7 місяців тому +2

    Asad Hagio culumada iyo diinta su'aalaha kusoo dir

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 7 місяців тому +4

    On teim 27🙏❤️ isoo boqda. Kunka wax yar ayaa iga dhiman ❤

  • @M.Beast77
    @M.Beast77 6 місяців тому

    Timo jaris ayado qabyo ay ku thy miyaa so duub Tay Asad wllhi full respect astaadaH

  • @XaawoC.RisaaqCabdi
    @XaawoC.RisaaqCabdi 7 місяців тому +3

    Asad hajio walalkey waxan ahay xaamilo hadan wil dhalo waxan jecleys Tay inan adiga kugu samiyo insha Allah

  • @maryamaelmimohamud6116
    @maryamaelmimohamud6116 7 місяців тому +3

    Bam hadaneh bam bam bam barateen baalaha leyska rifaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Saamiya802
    @Saamiya802 7 місяців тому +2

    Asadaw way ku fududeeyen koko iyo amiira

  • @calixaaji3400
    @calixaaji3400 7 місяців тому +1

    Game kaan ka dhaca team kiina ahaan una fiicna is qabqabsi dadkala ah ba idinkaga imaan kara
    Thanks hada aragtay qoralkayga asad

  • @HajaboSahal-ri6jz
    @HajaboSahal-ri6jz 7 місяців тому +5

    Team 27 one like 👍❤🎉😊

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 7 місяців тому +4

    Allow naarta ayaa ka magan kalney😢
    Allow waxa ku wydisanyna janatul fardowso🤲

  • @CajiibAwil66
    @CajiibAwil66 7 місяців тому +2

    Asad team 27 makusobiri kara wlhi wan jeclahay inan kamidnoqdo team 27❤

  • @SaabiriinCabduqaadir-h7r
    @SaabiriinCabduqaadir-h7r 7 місяців тому +2

    Asad aboowe game kii dooro gabadha dooqaaga soo sameey please koko amiira ku soo dar ugbaad iyo zaamiya hala tartamanee 🙏😑🥺 yaa igu raacsan asxapey 😊

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 7 місяців тому +2

    Number 1 dayax Dalnuurshe waaa uqal maaa asadow ❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 7 місяців тому +2

    Azad hagio number one somali youtuber keep going

  • @ananyare
    @ananyare 7 місяців тому +4

    Maskiin waaye Koko NO2 waxay aheyd in eey ku dhahdo Ayaan Tafshan. 😂

  • @MakaxasanSheekhowSheekhow
    @MakaxasanSheekhowSheekhow 7 місяців тому +6

    Amiira we ku naxriisaty wa ka xumhy koko wa aarsaty

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 7 місяців тому +2

    Koko waa ciyaartay yaaqee saasmaa ugu dhaarsaneyd maxaawaaye waa ufududeeysay wlhi😂

  • @mohamudgar-qaate7720
    @mohamudgar-qaate7720 7 місяців тому +5

    First commet team 27❤

  • @xanaanmustaf15
    @xanaanmustaf15 7 місяців тому +7

    Amiira qurux is Not easy ❤❤

  • @Xasancusman-q6j
    @Xasancusman-q6j 7 місяців тому +7

    Luul cabdi casiis cadaaladay rabtaa😢

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 7 місяців тому +11

    Keep Going Pro 🤴🏼✌🏽

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 7 місяців тому +2

    Asad hajio insha allah 2milian sida ugu dhakhsiyaha badan ❤🎉

  • @nimcosaleban2364
    @nimcosaleban2364 7 місяців тому +2

    Bal i fahansiiya ma fahminee 🙏

  • @AbdiomerCumar
    @AbdiomerCumar 7 місяців тому +2

    Waaaw abti hore usoco❤❤❤❤

  • @MaxamedNuurow-sn4rd
    @MaxamedNuurow-sn4rd 7 місяців тому +2

    Asadaw guul ayaan koo rajaynaaya in aan kula kulmo sxp nasiib wacan❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 7 місяців тому +2

    Mashaallah Team Asad Hagio 2M subscribers coming soon 🎉🎉❤iinashaallah❤❤

  • @mustafesaahid7615
    @mustafesaahid7615 7 місяців тому +1

    Koko shaxdu way ka xumaatay waxay ahayd inay gadaal u dhigto queen qaawan iyo maama malyuun ama queen canab si ay number ugu beegmaan asad wuu barooran lahaa 😂

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 7 місяців тому +2

    Hda Haa hda haa 😂😂Najma nashaad asad wuu taageera 🎉

  • @Suhaybcadde0
    @Suhaybcadde0 7 місяців тому +4

    One like ah Saar hadaad team 27 ka mid tahay 😍😍
    Shago wacan #followers

  • @AshrafkhanTaluuza
    @AshrafkhanTaluuza 7 місяців тому +6

    One love❤team 27